Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Washington (CNN) -- Twelve detainees at Guantanamo Bay, Cuba, were transferred to Afghanistan, Yemen and Somaliland, the U.S. Justice Department said Sunday. The moves bring the total number of detainees held at Guantanamo to just under 200. Four Afghan detainees were transferred to the Afghan government, the Justice Department said. Two Somali detainees were sent to Somaliland, and six Yemeni detainees were moved to Yemen. The Yemeni detainees arrived Saturday in Yemen, the Yemen News Agency SABA reported, citing a spokesman from the Yemeni Embassy in Washington. "The delivery of these detainees came as a result of the efforts exerted by Yemen in order to release all Yemeni detainees at Guantanamo Bay and repatriate them to the homeland," SABA said, quoting spokesman Mohamed al-Basha. Khaled al-Katheri, a political official in the embassy, told SABA, "The embassy is still intensifying its efforts toward releasing the other Yemeni detainees via meeting the American officials at all levels and continuous communication and coordination with the detainees' lawyers." In a statement, the government of Somaliland said the Somaliland Security Agency processed two nationals before releasing them to their families. Somaliland seceded from Somalia in 1991 and "advocates independence for the northwestern portion of the Somali Democratic Republic," according to its Web site. The interagency Guantanamo Review Task Force reviewed the cases, the Justice Department said, and the detainees were approved for transfer after the review, which examined factors such as potential threat, mitigation measures and the likelihood of success in habeas corpus litigation, or asking a judge to review a person's detention. "The transfers were carried out under individual arrangements between the United States and relevant foreign authorities to ensure the transfers took place under appropriate security measures," the department said. "Consultations with foreign authorities regarding these individuals will continue." Since 2002, more than 560 detainees have departed Guantanamo Bay for destinations including 36 countries, the Justice Department said. President Obama has acknowledged he will be unable to meet his goal of emptying and closing the Guantanamo detention facility by his January 22 target date.
  2. Hargeysa (Somaliland.Org)- Jabhadda Xoraynta ********iya ee ONLF, ayaa la sheegay inay dileen laba qof oo muwaadiniin reer Somaliland ah, kuwaas oo mid ka mid ah Baabuurtii ay wateen-na ku gubay Gobolka Fiiq ee Gobolka Fiiq ee Ismaamul-gobolleedka Soomaalida Itoobiya. Inkasta oo aanay Xukuumadda Somaliland si rasmi ah uga hadal muwaadiniintan la dilay, haddana siday Wargeyska Ogaal u sheegeen qaar ka mid ah ehelada labadan Marxuum oo magacyadoodu kala ahaayeen, Marxuum Ismaaciil Axmed Jaamac oo dhalasho ahaan ka soo jeeda bariga magaalada Hargeysa iyo Marxuum Isaxaaq Xasan Magan oo isna ka soo jeeda Deegaanka Gabiley ee xarunta gobolka cusub ee Gabiley. Cali Axmed Jaamac oo ay walaalo yihiin Marxuum Ismaaciil Axmed Jaamac oo isaga oo ku sugan Hargeysa xalay Wargeyska Ogaal uga waramayay sida dilka walaalkii u dhacay, ayaa sheegay in marxuumka oo ay weheliyaan wiil kale oo ay walaalo yihiin iyo marxuumka kale ee la dilay ee Isaxaaq Xasan ay Kooxda ONLF ka heshay Deegaanka Fiiq ee ismaamul-gobolleedka Soomaalida Itoobiya. Mar uu ka hadlayay sida ay wax u dhaceen, waxa uu yidhi, “Habeenimadii maalin Afraaddii (Salaasadii), ayaa abbaaro 9:00 ilaa 10:00 habeenimo layla soo hadlay oo laygu yidhi waxa dhintay Ismaaciil oo ah Ninka aanu walaalaha nahay ee dhintay. Markii aan waydiiyay cidda dishay iyo halka lagu dilayna, waxa lay sheegay in lagu dilay Fiiq oo ay dishay ONLF ********iya. Waxaana la socday Wiil ka yar oo isagana aanu walaalo nahay. Intaas ayaa habeenkii ku seexday” Waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, “Dabadeed subaxnimadii ayaan guriga ugu tegay baroor iyo oohin, waxaana laygu yidhi labadoodiiba waa la dilay iyo Inan (Wiil) kale oo Gabiley u dhashay oo isna Gaadhi kale watay. Anagoo sidaa subaxnimadii dhimasho u hayna, ayaa gelinkii dambe nala yidhi waxa nool kii ee aanu isagana walaalaha ahayn.” Cali Axmed Jaamac waxa uu sheegay in ay dad gurmad ah ka direen Hargeysa oo ay Jigjiga ugu direen inay xog rasmi ah ka keenaan sida falku u dhacay, kuwaas oo xaqiijiyay in uu nool yahay mid ka mid ah saddexda qof ee ay ONLF heshay. “Waxaanu halkan (Hargeysa) ka dirnay Rag oo aanu u dirnay Jigjiga, kuwaas oo markii ay halkaa tageen la xidhiidhsiiyay Wiilkii yaraa ee aanu walaalaha ahayn. waxaanay xaqiijiyeen in uu nool yahay oo uu Fiiq joogo, ninkii ka waynaana la dilay.” Ayuu yidhi Marxuumka walaalkii. Waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, “Labadii Gaadhi ee ay Walaalkay iyo Inanka kale ee isna ay dileen kala wateeen, kii walaalkayna way gubeen, kii kalena way daayeen. Waxaana gacanta ku haya gaadhigaa ay daayeen Wiilkii yaraa ee aanu walaalaha ahayn oo hadda wuxuu joogaa Fiiq.” Mar aanu wax ka waydiinay Cali waxyaabaha dilka walaalkii iyo marxuumka kale loo adeegsaday, ayaa wuxuu ku jawaabay oo uu yidhi, “Nimanku (ONLF) dadka way iska laayaan oo si alla si ay u dileen lama oga, balse waxa la sheegay inay cidla ka heleen Baabuurta, waxaanay sidaa ku dileen labada Marxuum ee midi walaalkay ahaa.” Waxaanu intaa ku daray oo uu yidhi, “Walaalkay wuxuu Gaadhiga la gubay ku qaadi jiray Rarka iyo Raashinka caawimada ah ee dadka abaaruhu saameeyeen ee Itoobiya oo uu Jigjiga ka qaadi jiray, waxaanu geyn jiray deegaannada Miyiga ah. Halkaas oo uu imika ku maqnaa muddo siddeed bilood ah.” Sidoo kale, mar aanu waydiinay halka lagu aasay Maydadka labada marxuum, wuxuu sheegay in lagu aasay deegaanka Fiiq. Waxaanu xusay in aanay jirin wax soo-hadal-qaad ah oo dilka labadan la xidhiidha oo uga tegay dhinaca Xukuumadda Somaliland. “Maydadkoodii waxa lagu aasay Fiiq, cid noo timi iyo cid Xukuumad ka socota oo aanu ka war helnay toona ma jirto.” Ayuu yidhi Cali. Dhinaca kale, Rashiid Cumar Magan oo ay Marxuumka kale ee la dilay ee Isaxaaq Xasan Magan laba walaalo ahi kala dhaleen, ayaa isna isaga oo ku sugan Magaalada Gabiley Wargeyska Ogaal uga waramay dhinacooda sida Warka dilka ay u maqleen, waxa uu yidhi, “Fiiq bay ahayd oo ONLF ayaa heshay, Warku wuxuu nagu soo gaadhay sidaa. Laba nin oo kale ayaa la socday, Baabuurkiina way ka gubeen. Waxaana naloo sheegay in ay ka soo dejiyeen Baabuurkii, markaas ayay mariyeen Rasaas oo ay dileen, Baabuurkana Qori Saban ah ayay ku dhufteen” Maaha markii u horraysay ee Jabhadda ONLF falal dil ah kula kacdo muwaadiniin reer Somaliland ah, isla markaana ay Baabuur laga leeyahay Somaliland ku gubto Deegaannada Kililka shanaad ee Soomaalida Itoobiya. Hase ahaatee, waxay wararku sheegeen in hore sanadihii la soo dhaafay ay u gubeen baabuur tiradoodu ka badan tahay 50 Baabuur.
  3. Dhacdadan cusub oo ah hanaanka korodhsiimo ee muddada xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo ah mid daba furan ah oo aan la garanayn xilliga ay ka dhamaanaysa shuruudna looga dhigay xilliga ay doorasho qabsoonto in ay muddada xilku kaga eegtahay, ayaa durba waxa hirgaliyay oo kaga dayatay Somaliland Xukuumadda wadanka Falastiin ka dib markii Xukuumada Wadankaasi iyo Ururada Mucaaridku ku heshiiyeen in xilka Madaxwaynaha loo kordhiyo Mudo aan la Cayimin, taas oo ah illaa inta Doorashadu qabsoomayso,
  4. Hargeysa (Waaheen) Somaliland oo ah Dal yar oo Curdina oo aan wax Aqoonsi ah ka haysan Beesha Caalamka, ahna wadamada Faro ku tiriska ah ee Qaarada Africa qaatayna hanaanka Dimuqraadiyada ee Xisbiyada badan ayaa waxa arrin aad loola yaabo noqotay inay ku soo kordhiyaan arrin cusub Dimuqraadiyada taas oo ay kaga daydeen Wadamo Beesha Caalamka ka tirsani. Dhacdadan cusub oo ah hanaanka korodhsiimo ee muddada xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo ah mid daba furan ah oo aan la garanayn xilliga ay ka dhamaanaysa shuruudna looga dhigay xilliga ay doorasho qabsoonto in ay muddada xilku kaga eegtahay, ayaa durba waxa hirgaliyay oo kaga dayatay Somaliland Xukuumadda wadanka Falastiin ka dib markii Xukuumada Wadankaasi iyo Ururada Mucaaridku ku heshiiyeen in xilka Madaxwaynaha loo kordhiyo Mudo aan la Cayimin, taas oo ah illaa inta Doorashadu qabsoomayso, Komishanka Doorashooyinka Somaliland markii ay ka dhawaajiyeen in aanay suuro-gal ahayn in wakhtigan doorasho la qabto oo aanu Server-kii sax ahayn, Xisbiyada Mucaaridka ahi ay ku gacan saydheen iyaga oo leh ha la kordhin mayo, maalin lagu dari mayo, halka Xukuumadu ay u ololaynaysay inay Guurtidu kordhiso muddada uu Madaxwaynhu Xilka haynayo, iyagoo Shacabkuna ay walaac ka muujiyeen halka ay xaaladu marayso, iyagoo doonaya in aanu dibu-dhac ku iman xilliga Doorashada, balse aan doonayn inuu wadanku bilaa hoggaan ku dhaco ayna tahay in loo kordhiyo, balse aanay garanaynin halka uu xalku ku jiro. ayaa Golaha Guurtida Somaliland waxay qaateen go’aan geesinimo leh oo wax ku ool ah oo lagaga daydo ka dib markii ay keeneen qorshaha ah in muddada xilka Madaxweyana iyo ku-xigeenka Madaxweynahu ku eekaato marka doorasho dalka ka qabsoonto bil ka dib kaga eekaato. Arrintaasi ay Somaliland ku dhaqaaqday ayaa si buuxda u hirgaliyay Xukuumada Falstiin iyo Xoogaga Mucaaridka oo isku maandhaafsanaa arrimaha Doorashada, iyadoo xukuumadu doonaysay in loo kordhiyo Madaxwaynaha, taas oo ay ka biyo diideen kuna tilmaameen inay tahay Qayru sharci oo aanay ogolaan doonin Ururda Mucaaridka ah ee Falastiin. Balse go’aan ka soo baxay Golaha Shuurada ee Wadanka falastiin ayaa waxa lagu go’aamimay in Madaxweyne Cabaas oo ah Hogaamiyaha Ururka Al-fatax uu xilka Madaxweynaha sii hayn doono tan iyo inta ay doorasho ka qabsoomayso dalka. Arrintan ayaa la filayaa in ay sii socon doonto oo ay qaadan doonaan dalal badan oo ku jira kacaa-kuf siyaasadeed oo iska hor keenay Mucaarid iyo Muxaafid, gaar ahaan dalal badan oo ku yaala qaaradda Africa iyo Asia.
  5. Guantánamo detention census drops to 198 The United States freed a dozen men from Guantánamo this week -- including one of the last captives sent there by the Bush administration -- in a mission that dropped detainees off in Yemen, Afghanistan and the Horn of Africa. The dozen included six Yemenis, four Afghans and two Somali citizens. Their departure left the prison camp census at 198 on Saturday -- the first time the detention center dropped below 200 captives since February 2002. Defense and Justice Department officials Saturday refused to comment on the massive transfer, a portion of which was reported by The Washington Post on Friday as a potential ``prelude to the release of dozens more detainees to Yemen'' at a time of gathering Republican resistance to the White House plan to move other detainees to Thomson, Ill. Reports from Somaliland, a breakaway region in northern Somalia that has its own autonomous government, identified the freed Somalis as Ismael Arale, 45, and Mohamed Suleiman Barre, 44. Arale and Barre were processed by the Somaliland government and then released to rejoin their families in Hargeisa, the major city in Somaliland and capital of the region, according to a statement on the official Somaliland Web site. The United States does not recognize the government in Somaliland and there were no official statements on how Arale and Barre arrived there. A local newspaper, the Somaliland Press, said they arrived aboard a jet provided by the International Committee of the Red Cross, suggesting that the United States had released the men to the Red Cross in a third country. Arale, who's been described as a document forger and Islamic jurist, was captured in Somalia in 2006 was one of the last detainees ever taken to Guantánamo. The Pentagon said in a June 6, 2007, announcement that Arale ``exemplifies the genuine threat that the United States and other countries face throughout the world from dangerous extremists.'' It also noted, ``The detainees being held at Guantánamo have provided information essential to our ability to better understand how al Qaeda operates and thus to prevent future attacks.'' Arale and Barre had lawsuits seeking their release pending before federal courts in Washington, D.C., but judges had not ruled in either case. Virtually all of the allegations against Arale were blacked out by the government in his court filing. The few sentences made public said that he lived in Pakistan from 2000 to 2006, worked there as an airline ticket agent for three years and had also been a student. The document says he was captured after he returned to Somalia in 2006, but by whom and under what circumstances are not clear. The identities of the other 10 transferred detainees were not immediately known but Yemenis make up the largest single group of detainees at Guantánamo. Federal judges this week ordered three Yemenis released, saying they had been detained illegally. There are about 90 Yemenis at Guantánamo. The United States has attempted for years to negotiate an agreement with Yemen that would allow for the repatriation of Yemenis at Guantánamo, many of whom have been cleared for release. But U.S. officials have been reluctant to allow them simply to go free in their homeland, which has a burgeoning al Qaeda presence and is the ancestral home of Osama bin Laden, whose father was Yemeni. Based on the Pentagon's own documents, this week's transfer means there are no longer any Somali nationals at Guantánamo. The Pentagon says it brought its last captive to Guantánamo on March, 14, 2008. He was identified him as Muhammed Rahim al Afghani.
  6. Aniga difaac adag baa ii xidhan mid balaayo ka dhacday oo jebisa mooyaane ,,,
  7. MADISON, Wis., Dec. 11 (UPI) -- A Detroit man who traveled to Wisconsin for a romantic rendezvous with a woman he met on Facebook was robbed by the object of his affections, police said. The victim told investigators he traveled to Madison to spend a week dating the women, but she pulled "a little bitty gun" on him Thursday after driving him to a Greyhound bus depot, the Wisconsin State Journal reported Friday. Police said the woman took the man's money, wallet, luggage and cell phone. Investigators said they have "significant leads" to follow in the case as a result of the information shared by the woman on Facebook.
  8. ha is qalqaloociyee iska daa ,,,,, Glad in labadaas nin la sii daayay and i hope inaanay shaqo ku lahayn any such stuff ...
  9. You mean red sea ,,, you ?? ,, Suldaanka, niyow caagado iyo waxaa waa laga baxaye hadaad wax isla hayso soo diyaar garow ,,, lol
  10. The first time i agree with Haneefah ,,,,
  11. and did you hear Cade muuse saying "Bunti land" ,,,
  12. loooooooooooool ,,, at least we are close ,,,
  13. looooooooool ,, No i'm not steve ? ,,, I know the author though ,,,,
  14. Taliyaha Ciidamada Gammaha Col. Ismaaciil Shaxbullo oo Hargaysa Gaadhay,lana kulmaya masuuliyiinta. Taliyaha Ciidamada Gammaha ee Degmada Horufadhi, ahna duqa Deegaanka Galgal Col. Ismaaciil Axmed Muuse Qaadiriya. ayaa gaadhay magaalada Hargaysa, waxuuna kulamo la leeyahay hawlwadeeno dhanka ammaanka & Ciidamada ah oo ku sugan halkaasi, isagoo sidoo kalena halkaasi kaga qayb geli doona kulan ay yeelan doonaan saraakiil maamulka u qaabilsan isku xidhka bulshada. Col. Shaxbullo ayaa hore u diyaariyey Ciidamada aagaasi gammaha oo la filayo inay qayb ka noqon doonaan ciidanka Qaranka SomaliLand, halka sidoo kalena uu saldhig millateri ka samayn doono gudaha Degmada Horufadhi. Taliyaha Ciidamada Gammaha ee Degmada Horufadhi, ahna duqa Deegaanka Galgal Col. Ismaaciil Axmed Muuse Qaadiriya. ayaa gaadhay magaalada Hargaysa waxuuna kulamo la leeyahay hawlwadeeno dhanka ammaanka & Ciidamada ah oo ku sugan halkaasi, isagoo sidoo kalena halkaasi kaga qayb geli doona kulan ay yeelan doonaan saraakiil dhanka isku xidhka bulshada ah. Col. Shaxbullo ayaa hore u diyaariyey Ciidamada aagaasi gammaha oo la filayo inay qayb ka noqon doonaan ciidanka Qaranka SL, halka sidoo kalena uu saldhig millateri ka samayn doono gudaha Degmada Horufadhi. Dhanka kale Golaha Siyaasadda & Difaaca SSB ayaa si balaadhan u soo djoweeyey safarka uu Col Ismaaciil Shaxbullo ku joogo magaalada Hargaysa & Qorshahiisaba, waxaana afhayeenka Golahaasi Col. Aadan Maahir Deyl Hadi uu warbaahinta ugu sheegay magaalada Houfadhi inay gole ahaan ku qanacsan yahiin talaabada uu Col. Shaxbullo u qaaday dhanka saxan sida uu hadalkiisa u dhigay, isagoo intaasi raaciyey inay lama huraan tahay in lagu taageero qorshayaashiisa dhanka ciidamada & Kuwa ammaanka ee uu halkaasi u joogo Kornaylku.
  15. The same thing they were doing in Seychelles and Berbera ..