Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Somalia — The officials of the ****** National Front (ONLF) guerillas have warned the oil searching companies operating in the Somali region under the Ethiopian control, official told Shabelle radio on Tuesday. Hussein Mohamed Nor, head of the information affairs of the Guerillas said in an interview with Shabelle radio that they would suggest the foreign companies to halt continuing oil searching operations in the region. Mr. Hussein Nor said that there is fighting between the people of the region and the Ethiopian troops reiterating the call of warning that the companies to halt plans they want to get and produce oil from the region or else they would take the responsibility of any consequences. "We are informing the companies to be away from funding their money to the region or else they will take the responsibility. Fighting continues there. You know so what coerces you to intervene it?" Mr. Hussein said. The officials of ONLF said that their troops attacked more than 9 Ethiopian military stations in the region saying that they took over whole positions they assaulted adding that they had seen a companies those were searching oil in the region whom he said that they ordered to halt their operations. On the other hand he said that it was unfortunate and sorrowful thing that some of the Arab countries to deny the problems against humanity committing by the Ethiopian government in the region. Mr. Hussein said that several Arab counties like Saudi Arabia and Algeria to support Ethiopia for its intimidations against the Somali people in the Somali region under the Ethiopian control pointing out that the Somali ambassador in Switzerland had also himself congratulated and supported Ethiopia for massacring the people in the region. The statement of ONLF's head of information Mr. Hussein Mohamed Nor comes as the oil searching companies operating in the region denied recently that whole areas they were working were taken over by the ****** Liberation Front (ONF) guerillas fighting against the Ethiopian troops.
  2. Near Zayla ,,,,, border with Djibouti ,,,
  3. computer ku waa dawo baa la igu yidhi ,,, dhakhtarkaa ii qoray ,, NG, keebaad sheegaysaa ,,, qaar badan oo xun baa jiraye
  4. Same guys ,,,,,, They are planning another one in Sa'adadin Islands too ,,,,
  5. Down with a sudden flu ....
  6. There is Maansoor in Berbera ,,, far from the city center and extensively comfortable ,,,,
  7. War deg dega oo haatan Soo gaadhay Warqabadka Laasqoray.Net ayaa Wuxuu sheegay in loo Magacaabay Wasiirka Macdanta Taliyihii hore Ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Cawaale Qeyb diid Islamarkana waxaa la magaacabay Alle Ha u naxariistee Wasaaradii uu ka geeriyooday Pro Ibraahim Xasan Cadow Waxaana loo magaacabay C/laahi Maxamed Oomaar. Wararkan ayaa ah kuwo si qorsoodiya kusoo gaadhay Warbaahinta Caalamigaa Ee Laasqoray.Net, Xaruunta Madaxtooyada Ee Viila Somaliya Waxaa loo diiday inay ka qeyb gasho Warbaahintu isku Shaandhaynta La sameynayo waxaana laga yaaba in Wasaarado Kale la isku shaandheeyo. Magacaabistan Xilalka Wasaaradaha ayaa imanaysa kadib markii dhowr Maalmood Kulama isdaba jooga ay ku lahaayeen Madaxda Sar Sarre Ee Dowlada Xaruunta Madaxtooyada Ee Villa Somaaliya Aakhirkiina waxaa Soo baxday in Coll Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo hore u ahaan jiray Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliya Loo Magacaabo Wasiirka Macdanta, C/laahi Maxamed Oomaarna loo magcaabo halkii uu ka geeriyooday Pro Xasan Cadow oo ahayd Wasiirka Tacliinta iyo hidaha Sarre. ilaayo hada waxaan la garanayn Sida uu ula jaanqaadi doono Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Wasaarada Macdanta oo uusan khibrad dheerada u lahayn ama aysanba ahayn Shaqdiisa. Wararkayaga dambe ayaan idinku soo gubin doonaa Wixii kasoo kordha Isku Shaandhaynta lagu sameyno Golaha Wasiirada oo haatan uga socda Madaxda Sar Sare Madaxtooyada Villa Somaliya.
  8. Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) ayaa loo magacaabay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee dawlada Faderaalka ee Soomaaliya. Saraakiisha ku dhow dhow Madaxweynaha dawladda Faderaalka KMG ah Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in ay magacaabistan ka dambaysay latashiyo Madaxda dawladda Soomaaliya ay la sameeyeen Madaxda Odayaasha dhaqanka. Xilkan waxaa horay uhayay Maxamed C/laahi Oomaar oo laga qaaday, waxaana Maxamed C/laahi Oomar loo magacaabay Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare ee dawladda KMG ah oo uu 3 December, ka geeriyooday Prof, Ibraahim Xasan Cadow. Cabdi Xasan Cawaale ayaan la garan Karin in uu aqbali doono jagada cusub ee loo dhiibay, waxaana wararku ay sheegayaan in ay sidan usamaysay dawladda KMG ah in ay qanciso Jeneraal Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid), maadaama la rumeysan yahay in ay ka amar qaataan inta badan ciidamada difaaca dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Jeneraal Qeydiid waa hogaamiyaha kaliya ee hada awood ka leh Hogaamiyaashii magaalada Muqdisho, oo ay burburiyeen awoodoodii Maxaakiimta Muqdisho sannadkii 2006-dii, waxaana mudooyinkii ugu dambeeyey Cabdi Xasan Cawaale la shaqeeyey dawladihii iskaga dambeeyey Soomaaliya.
  9. Banaanbaxayaal gadoodsan oo wata boodhado ay ku xardhanyihiin halkudhigyo ay kamid yihiin ha naga baxeen dadka qaxoontiga Ee kasoo baqoolay Koonfurta Soomaaliya iyo Kililka Shanaad Ee Ethiopia ayaa waxay isugu soo baxeen Wadooyinka Waa Weyn Ee Magaaladda Boosaaso. HERE
  10. Banaanbax Baladhaan oo ay soo qaban qaabiyeen qeybaha kala duwan Ee Bulshada ku dhaqan Magaaladda Boosaaso oo lagaga soo horjeedo Qaraxyada iyo dilaka iska soo daba noqda Ee ka dhaca Boosaaso iyo deeganada Kale Ee Puntland ayaa Wuxuu ka dhacay Saaka Magaaladda Boosaaso Ee Xaruunta Gobolka Bari. Banaanbaxayaal gadoodsan oo wata boodhado ay ku xardhanyihiin halkudhigyo ay kamid yihiin ha naga baxeen dadka qaxoontiga Ee kasoo baqoolay Koonfurta Soomaaliya iyo Kililka Shanaad Ee Ethiopia ayaa waxay isugu soo baxeen Wadooyinka Waa Weyn Ee Magaaladda Boosaaso. Isu-soobaxan ayaa waxaa dhamaan ka soo qeyb galay dhamaan bulsho weynta ku dhaqan Magaaladda Ganacsiga Ee Boosaaso Ee Xaruunta Gobolka Bari yar iyo weyn, Haween, Caruur,Dhalinyaro, Waxayna ku dhawaaqeen ha naga baxeen dadka amni Xumada kawada deeganada Puntland. Banaanbaxayaasha ayaa Ciidamada Amaanka iyo Maamulka Gobolka Bari ka codsay in sida ugu dhakhsaha badan wax looga qabtaa Cidii ka dambeysay Qaraxii Xalay ka dhacay magaaladda Boosaaso islamarkana la adkeeyaa Amaanka Guud Ee Magaaladda Boosaaso. Isu-soobaxan ayaa imanaya kadib markii uu Xalay qarax noociisa aan horey uga dhicin deeganada Puntland uu ka dhacay Magaaladda Boosaaso Ee Xaruunta Gobolka Bari oo lagu bart ilmaamayd sanayay Gaabdhi Tikniko ah oo ay saarnaayeen Ciidamada Amaanka Puntland oo ay halkaas ku geeriyoodeen 4 Askari islamarkana ay ku dhaawacmeen 8 Askari Miinada Qaraxa geysatay ayaa ahayd mid lagu aasay Laamiga Docdiisa, Mana jirto ilaayo hada Cid Si ramsiya loogu Eedeeyay balse waxaa jira dad aad u tira badan oo loo qab qabtay Qaraxa.
  11. There was a heavy exchange of gunfire and then two pirates were wounded
  12. C/Xasan Cawaale Qeybdiid Taliyihii hore ee ciidamada Booliska dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa loo magacaabay Wasiir iyadoo Max’ed C/laahi Oomaar loo magacaabay Wasiirka Tacliinta. Kadib kulan xasaasi ah oo ka dhacay Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa warar goordhow ay ka heshay Shabelle waxaa ay sheegayaan in Taliyihii hore ee ciidamada Booliska dowladda KMG ee Soomaaliya C/Xasan Cawaale qeybdiid loo magacaabay Wasiirka Macdanta dowladda Dowladda KMG ee Soomaaliya oo uu horay u ahaa Max’ed C/laahi Oomaar. Dhankiisa Wasiirkii hore ee Macdanta Max’ed C/laahi Oomaar ayaa isna waxaa loo magacaabay Wasiirka Tacliinta iyo hidaha sare ee dowladda KMG oo 3-dii bishaan uu ka geeriyooday Pro. Ibraahim Xasan Cadoow.
  13. Serenity, i know who da hell you're talking about ,, Juxa,,, i will proof you right this time weliba ,,
  14. No i did not find the text Ibti ,,,, adigaa isbaaro u dhigtay malaa ,,
  15. Sorry to hear that ,,, Ilaahay ha u naxariisto. Yeah ,, i believe you can come on day and have our lahjad too ,,,