
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Originally posted by xiinfaniin: runtaa laysugu yimid. xammaasadii dhammaatay. It's the nature of the struggle awoowe waagaan soo qaxnay baa oday caan ahaa (allaha u naxariistee) oo waxaa jiray oo aan isku family nahay, oo wixii Kenya ku dhintaba liis ku qora. Kii duumo disho, kii badda ku harqada oo dooni la degto, iyo kii si kale u dhintaba. Liiskii oo boqolaal marayya baa nin wuxu weydiiyey , waxaa u diiwaankan geerida u haysto. wuxuu yiri adeer rag baan kula xisaabtamaynaa (qolodii marka xamar joogtay buu sheegayyaa) asagoo diiwaantkii haystaa iigu danbeysay,aakhirkiinna europe buu ku dhintay laftigiisii The moral of the story: Aw Tusbaxle, Dajiyye iyo saaxiibkey Aladhiif iska dhiga diiwaankan dheer eed maalin walba qofkii laydinka xiraba ku qoroysaan
-
Yahuud Illah ayaa nacay, maanta cid ay aduunka kala saaxiibtahay, Britain iyo US mooyaane, ma jirto, markaa qof adeer Illah nacay oo isagu maanta cadceed sii dhacaysa oo kale ah in aad la saaxiibto waxa dhaanta sidaa aynu nahay in aynu iska ahaano. Sooner or later, recognition is on its way but we do not need Israel for it. I thought this is what you said ,,,,
-
AT LEAST SOME GOOD NEWS Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay inay sii daayeen gaadiid Xamuul ah oo raashin u waday hay’adda WFP kuwaasi oo ku xanibnaa Magaalada Laacsaanood ee xarunta gobolka Sool. Maamulka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in uu fasaxay gawaaridii ku xanabneyd Magaalada Laacsaanood ee Xarunta gobolka Sool kuwaasi oo siday sahay gar gaar ah oo ay leedahay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca cuntada ee WFP. Maanta ayaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamul goboleedka Puntland waxaa kulan ku qaatay madaxweyne ku xigeenka Puntland Janaral Cabdala iyo saraakiil ka tirsan hay’adda WFP kaasoo looga arinsanayay sababaha ku qasbay Maamulka Puntland in ay xanibaan Raashinka WFP islamarkaana gaadiidka raashinka u wada ay u soo gudbi waayeen dhanka Puntland. Kulankaasi kadib ayaa waxaa saxaafada la hadlay Wasiirka warfaafinta Maamul goboleedka Puntland C/Xakiin Axmed Guuleed isagoo sheegay in Labada dhinac ay isla falaanqeeyeen qodobo ay isku soo jeediyeen labada dhinac oo ahaa in hay’adda WFP ay hareer martay qaab shaqeedkii kala dhaxeeyay Puntland iyo qodobo kale. Sidoo kale wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay in iyadoo Puntland ay eegayso xaalada cakiran iyo baahida ay u qabaan raashinkaasi ay Puntland go’aansatay in la sii daayo gaadiidka ku xaniban Laascaanood si ay raashinka gar gaar ah u geeyeen deegaanada lagu dhibaataysanyahay ee Puntland. Arintaani ayaa imaanaya xili mudooyinkii la soo dhaafay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ay ku xanibnaayeen ilaa 96 gaaro oo nuuca xamuulka ah kuwaasi oo u rarnaa hay’adda cuntada u qaabilsan qaramada Midoobay ee WFP oo raashin ka soo dajiyay dekada Magaalada Barbar.
-
Originally posted by Sikaawe: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Cid kasta waa loo baahan yahay ,,,, politics101 jacaylbaro, Cid kaleba dheh laakiin Yahuud uma baahnin, habaarkii ILLAH ayaa ku yuurura Yahuud. Yahuud Illah ayaa nacay, maanta cid ay aduunka kala saaxiibtahay, Britain iyo US mooyaane, ma jirto, markaa qof adeer Illah nacay oo isagu maanta cadceed sii dhacaysa oo kale ah in aad la saaxiibto waxa dhaanta sidaa aynu nahay in aynu iska ahaano. Sooner or later, recognition is on its way but we do not need Israel for it. Well, i can't see the difference between them and America/Europe sxb ....... come on ,, be reasonable
-
Originally posted by Amistad: Interesting replies. As a Teaser, we are not a PMC like Blackwater/Xe, we are non-politically based, as we recognize the current TFG has a limited shelf life, but are also the only truly recognized Government in Somalia, we hold no loyalty to any One Somalia Govt, and we are not an NGO, UN or otherwise. You most likely cannot recognize who we are, but you will see results in all three republics in the next two years. We are financially supported by (?) many. We have a successful track record worldwide, and we will make a difference in Somalia in the next three years. Hold on to your Hats, and make your plans now. P.S. , dont bother guessing, you will never know us in any form. Just know, you are the worst of the world..... you can, .... and will be fixed. with an statement like this ,,, I doubt you are even serious about this issue. Or at least talking on behalf of the underground secret groups. Your name is hidden, your location/s is hidden, you don't want to reveal your source of funding ,,,, come on
-
I don't think they crash more than the others ...... i could say even less.
-
In November 1949, Somalia was granted independence by the United Nations but placed under an Italian-led trusteeship. On 26 June 1960, the northern protectorate of Somaliland acquired independence from Britain. Five days later, Italian Somalia became fully independent and merged with Somaliland.
-
anigu sawirkaan qaadayay dee
-
Don't you have jerk friends to discuss jerk topics like these, mr. jerk?
-
Stuff and Nonsense ,,,
-
Wararka Hadhwanaagnews ka so gaaraya Meel aan sida uga fogeyn qiyaastii degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa maanta waxaa laga dareemay dhul gariir kaas oo ay ka dhasheen khasaarooyin nafeed sida ay xaqiijiyeen dadyow ku sugan deegaanada ka ag-dhow halka uu dhulgariirkaasi ka dhacay. Saraakiil ka tirsan laamaha is-gaarsiinta qaaska loo leeyahay ee degmada boocame ayaa xaqiijiyay jiritaanka dhulgariirkaasi, waxaana ilaa iyo Iminka la sheegay khasaare dhan dhimashada 2-caruur ah oo uu ku dumay geed ay hoos fadhiyeen iyadoona ay qasaare badan ka soo gaartay dadka xoolaleyda ah ee ku sugnaa halka dhulgariirku ka dhacay iyagoo kaga dhintay xoolo aad u tiro badan. Si kastaba ha ahatee, Hadhwanaagnews oo qadka Telefoonka kula hadashey dadka halkaasi ku dhaqan ayanaan carabaabin wax faahfaahin ah oo intaas dhafsanisan,waxaana inta la hubo la shaaciyay qasaaraha kor ku xusan maadaama aysan deegaanadaasi ku sugneyn dad aqoon u leh arrintan iyo dad iyagu qeexi kara cabirka dhulgariirkaasi iyo waxyaabaha ka dhalankara.
-
Come on ... how many ppl had fantasy of being walking in the moon ,,, and after the years managed to do so ,,,,
-
U know the fantasy can come true don't u ?
-
Terrorism remains one of the major threats to global stability and security, it is also worth mentioning the global disagreements on its definition, furthermore, it is none the less imperative to, categorize Somalia as a failed state without laws that define terrorism and within that scope, of terrorism, clarify a situation in Eastern Sanag of Somaliland. Allegations and counter allegation pertaining to terror networks are rampant in Somaliland and Somalia in general and, Puntland region in particular. Mohamed Said Atam, a lone ranger, with a powerful clan militia got an international attention, when reports surfaced depicting him as Al-qaeda. Hence, before we engage ourselves in assessing “Atom”, his categorization as Al-qaeda should be treated as a campaign by Puntland clan, to paint him as such. United Nations Somalia Arms Monitoring Group reported that, Mr. Atom, a businessman from Somaliland’s Eastern Sanag mobilized militia to fight off Puntland. That is correct for Majiyahan, a ********** turf is an area rich in mineral deposits and Puntland’s intention of exploring and mining areas that aren’t in their jurisdiction, caused an armed struggle that brought death among hundreds of residents. The same report also mentioned Mr Atom’s importation of arms. Potentially, the coastal areas on the Gulf of Aden could be a hub for any illegal transactions, but in actuality it only happens in Puntland. But on a fair note, Atom’s coastal strip of poignant lawlessness, free from Puntland’s claim as a domain and his turf war with that State, clearly makes him an arms trader and importer; but doesn’t necessarily make him a terrorist. The report also implicated him as a trans-shipper of arms to eastern Ethiopia and precisely to ONLF. However, his unadulterated mechanisms of delivering arms shipments to ONLF in Ethiopia is quite unrealistic, for it is possible for someone to ship arms to different parts of greater Somalia, we would question, however, the authenticity of the report, of involving ONLF; it is murky because the logistical parameters don’t support that option. There is an opportunity cost to his emergence as a powerful leader; the Al-qaeda implications depicting him as a threat, is without a sound attestation on the part of Puntland, thus is a pure vengeance that needs to be brushed off. Mr. Atom imports arms and is Union of Islamic Courts supporter, fighter and member with various shady affiliations of individuals of different backgrounds and political views. His means of diversifying “Atom”, in this observation makes him a very dangerous man. Links to Piracy and Kidnapping Mr. Atom and his affiliates lately demonstrated capabilities that transcend the intelligence circles of both Puntland and Somaliland. In this view, his dealings with Yemen and his unadulterated ability to cross over Somali made borders categorize him as a latent trouble that is about to explode. The UN should consider him as such, only with an un-biased report on him with facts. Therefore, we should look at the manner by which an act of terror or a terrorist is characterized accordingly. Written By: Mohamoud H Ahmed
-
,, bal waayahay