
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Burco (Somalilandpress)- Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Biriij Saddexaad oo ku soo biiray Labadii ay hore u lahayd Magaaladu, kuwaaso mid kood dadweynaha ku dhaqani dhisteen, halka ka kalena uu ahaa mid hore u jiray. Biriijkan cusub ee lagu soo kordhiyay xarunta gobolka Togdheer oo uu dhismihiisa qaatay mudo dheer, aadna loo sugayay ayaa waxa fikirka dhismihiisa lahaa, isla-markaana maal-geliyay Company-ga caanka ah daafaha caalamka ee Dahabshiil, munaasibad balaadhan ayaana maanta daaha lagaga rogay, isla-markaana xadhigaga lagaga jaray. Maareeyaha shirkada Dahabshiil ee gobollada Bariga Somaliland, Mr. Nuux Siciid Ducaale oo hadalo ka jeediyay furitaankii bariijkan cusub ayaa carabka ku dhuftay inay shirkad ahaan joogtayn doonaan, oo aanay ka caajisayn hawlaha horumarineed ee ay ka wadaan gobollada iyo degmooyinka wadanka Somaliland oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo mulkiilaha shirkadan caalamiga ahi, isaga oo farta ku fiiqay inay dedaal dheeri ah ugu jiraan sidii ay u sii wadi lahaayeen shirkad ahaan kor-u-qaadka iyo tayada biliceed ee magaalooyinka waawayn dalka. Munaasibada xadhigaga lagaga jaray Bariijka Saddexaad ee Burco yeelatay ayaa ahayd mid kulmisay wajiyo badan oo ka tirsan qaybaha bulshada, ah noqdeen Masuuliyiinta gobolka Togdheer, masuuliyiinta Axsaabta Qaranka ee heer-gobolka, Wasiiro ka yimi Hargeysa, kuwa hore ugu sugnaa Burco, dhalinyaro, haween, waxgarad iyo bulsho waynta ku dhaqan gobolka Togdheer gaar ahaan Burco. Masuuliyiinta soo abaabushay munaasibada Xadhiga laga jaray Biriishka Cusub ayaa madasha ka mabnuucay in la isku dhaafsado Ereyo ay ka muuqato siyaasada iyo kala jiidasho taageerayaasha Gobolka. Maaha markii koowaad ee Gobolka Toghdeer gaar ahaan Magaalada Burco laga hir galiyo Biriish, hase ahaatee mudo yar ka hor ayey hayd markii Biriish Laga qotamiyey badhtamaha magaalada Burco gaar ahaana wadada qaybta garoonka Kubada Cagta ee Burco. Dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco ayaa Bariijkan Saddexaad ee laga bineeyay uu yahay fariin adag oo ay u dirayaan reer Hargeysa, kuwaasoo xukuumad, dadweyne, ganacsato, qurba-joog iyo qaybahooda kala duwaniba ay ku guul-daraystaan inay dhistaan Bariijkii Labaad ee magaaladaas oo roob daadad watay dumiyay sanadkii 2005-tii oo haatan laga joogo 5 sano oo waxyar la’.
-
Eastern Sanaag To Participate In The Coming Somaliland Elections
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^ ^ -
Originally posted by raula: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Thanksful, save your anger niyow ,,, we're doing our job and this is just the beginning. perhaps your attempt at sarcasm was preceeded by daba******nimo! waxaa la yiri-Charity begins at home, marka dont look further yet! and what is your point here Raula ?? ,,,,, We agree all criminals should be courted but do not expect 100 of them will be brought to the court room in the same day, same hour and same time. Samatar was the highest military official who was giving orders and that is why it starts with him now. Then we will go down to others.
-
and what is it doing in the politics ??
-
butland millitia start trouble then run for life as usuall
Jacaylbaro replied to Qudhac's topic in Politics
hit & run ..... -
“I nearly became a pirate,” 28- year-old Dji told Xinhua correspondents Saturday at a clinic run by the African Union Mission in Somalia (AMISOM), in the capital city of a country which has not seen an effective central government since 1991. Dji is the name this young man invented for safety reasons. He came to the AMISOM’s medical services to get medicine for his family members. Being a journalist, Dji is among the very few Mogadishu residents that can speak English. Dji told Xinhua he likes his profession. “I like this job, if the militants stop me I can tell them I am a journalist.” However, this young guy could have become a pirate, a profession that this Horn of Africa nation is internationally famous for these days. “I know some people who are in this trade, some are even my relatives,” Dji said. He mentioned that one of his uncles is with the pirate network and has actually offered Dji a job in the condemnable but sometimes highly lucrative business. “Two years ago, my uncle came to Mogadishu and asked me to join them. I was totally astonished then. I had no idea what a pirate is like but by instinct I trust my uncle,” he said. Dji also heard rumors that this uncle is very rich, with big house, servants, and even some property in neighboring Kenya. What amazed this young man the most was that Uncle Rich only have to work for once in months. “That is attractive, and the job could be so easy for me. They need somebody to negotiate in English, I can speak English,” he said. Further more, his uncle provided for him a “trusted link”, without which it would be very hard to step into the network. After serious consideration, Dji gave up this offer. “I am badly in need of money, but I know money should not be earned in that way.” He explained that the pirates initially operated under the banner of “driving off foreign fishing ships”, but gradually they did whatever they could to grab money. “Now what they care about is money, they can even kill people for that,” he said. Instead of falling into the ditch of notorious piracy, Dji now becomes a journalist, a job that enables him to tell the true happenings of this war-ravaged city and a country deeply submerged in crisis. Somalia, the Horn of Africa nation, has been plagued by civil strife since the overthrow of military strongman Mohamed Siad Barre in 1991. Islamist rebels run much of south and center of the country while the Somali government control small parts of the restive capital Mogadishu. Some less than 5,000 AU peacekeepers, mainly contributed by Uganda and Burundi, are being based here to help Somalia’s transitional government to control key sites as the airport and sea ports, as well as important government buildings. The lack of a strong central government and long-lasting conflicts have provided breeding ground for pirates, who have made the Somali waters one of the world’s most dangerous sea routes for commercial ships. Xinhua
-
web page
-
Bardaale = Axmed Gurey Horseed = Salaaxudiin Al Ayuubi Mursal = Bukhaari Isha = Abuu Muscab Al Sarqaawi
-
Eastern Sanaag To Participate In The Coming Somaliland Elections
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
would that group come from Bugland they would say so and so ,,,, but i can see even Dhahar.com is just reporting the activity without mentioning where the group came from ...... rings a bell ? Good job reer Maakhir .... -
Should the Puntland Authorities disarm the Puntland citizenry?
Jacaylbaro replied to Mr. Somalia's topic in Politics
-
Wararka laga helayo magaalada Jig jiga ee dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay heysato ayaa sheegaya in halkaasi ay ku xiranyihiin labo xildhibaan iyo sargaal ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya. Saraakiishaani ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya oo ka soo jeedaan gobolka Hiiraan ayaa waxaa la sheegay in inkabadan labo isbuuc ay ku xiranyihiin Xabsi kuyaala Magaaladaasi Jig jiga sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Xildhibaanada Barlamanka KMG ee Soomaaliya. Xildhibaan C/raxmaan Kulmiye Xirsi (C/raxmaan Dheere) oo la hadlayay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in arintaani ay ka warheleen isaga iyo xidhibaano kale oo uu sheegay in ay ka soo jeedaan gobolka Hiiraan,isagoo intaasi ku daray in aysan ka warheyn qaabka loo xiray xildhibaanadaasi iyo sababta loo xiray intaba. Xildhibaanada xiran ayaa waxaa lagu kala magacaabaa xildhibaan Xuseen Maxumed Max’ed (Gaagaale), C/laahi Max’ed Aadan oo isna loo yaqaan C/laahi Farey iyo sargaal ka tirsan ciidamada booliska oo lagu magacaabo Axmed Ugaas,waxaana dhamaan saraakiishaan horaantii bishii hore ay ka baxeen gudaha Magaalada Muqdisho xiligaasi oo la sheegay in ay doonayeen in ay howlo shaqo u aadaan gobolka Hiiraan waxaana markii ay gaareen magaalada jig jiga xabsiga dhigay ciidamada Ethiopia,iyadoo ilaa iyo hadda aan la ogeyn sababta keentay in lagu xiro magaalada Jig Jiga. Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in xildhibaanadaani la xiray 30-kii January ee bishii hore iyadoo xiligaasi wixii ka dambeeyana aan wax xariir ah laga helin xildhibaanadaasi hase ahaatee aaqirkii ayaa waxaa la ogaaday in ay ku jiraan xabsi kuyaala gudaha Magaalada Jig Jiga. Ugu dambeyntii Xildhibaanada Barlamanka ee ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa dowladda Ethiopia waxaa ay ka codsadeen in ay sii daayaan xildhibaanadaasi iyo sargaalkaasi ka tirsan ciidamada dowladda ee gobolka Hiiraan.
-
waar 3 cisho ayaanuu suuliga ka soo bixin baa la yidhi dee ,, ma wax la ilaawaa
-
waxaa ma fahmaayo dee ,,, caano boodhe uu qaxootigii sabacad ka iibsan jiray buu weli xasuusan yahay oo calooshu ku xanuuntay
-
Eastern Sanaag To Participate In The Coming Somaliland Elections
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
waar buurawadal ka waran adigu ? -
Eastern Sanaag To Participate In The Coming Somaliland Elections
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Labadaba waa weyn yihiine ,,, iska sug yaah -
Star khasab miyaa lagu helaa ?
-
walee sidoodii baabad u hadlaysaa ,,,
-
walee sidoodii baabad u hadlaysaa ,,,
-
walee sidoodii baabad u hadlaysaa ,,,
-
isagoo mashxaradayaaban sawirtaye ,,,
-
isagoo mashxaradayaaban sawirtaye ,,,
-
isagoo mashxaradayaaban sawirtaye ,,,
-
Originally posted by The Zack: Ofcourse we always need alalaas and sacab... ,, aar ka daa deee ,,, loooooooooooooool