
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Hargaysa(Qaran News)- Warar aanu ka helnay Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Waaheen u xaqiijiyay inay Dawladda Yemani Somalilnd u soo dirtay Diblamaasiyiin Sare oo Xafiis Diblomaasiyadeed oo Dalkaasi leeyahay ka furi doona Hargeysa Talaabadan ayaa noqonaysa Guushii labaad ee Somaliland u soo hoyata ee dhinaca Diblamaasiyadda. Hore waxa xafiis safiir ka madax yahay ku lahayd JSL dawladda Ethiopia, iyada oo sidoo kale heshiis hore dhexmaray Dawaladda Djibouti iyo JSL inay isweydaarsadaan xafiisyo diblomaasiyadeed. Xafiiskan cusub ee Yemen ku yeelan doonto JSL ayaa la filayaa inuu wax badan ka taro xidhiidhka siyaasadeed, militari iyo dhaqaale ee ka dhaxeeya labada dal ee wadaaga badda GACANKA CADAN. Ilaa hada ma cada rasmiyan goorta la furayo Xafiiskan balse warka arrinta la xidhiidhaa waxay sheegayaan inay wufuud ka socota Yemeni ay ku soo fool leeyihiin JSL maalmaha soo socda.
-
Somaliland Red Crescent Center Opened in Badhan
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Every country has its own Red crescent or red cross ,,,,,, Good that Somaliland Red Crescent is helping people in Badhan. More to come in the coming months/years ..... IA -
A court in Somalia handed out 15-year prison sentences to 11 pirates on Sunday, the presiding judge said. Prosecutors at the court in Berbera, in the breakaway northern state of Somaliland, brought a number of charges against the men, including piracy and attempted armed kidnapping. They showed the court photos obtained from NATO naval forces showing the pirates when they were arrested last December. "The trial, which lasted a week, was finally concluded today after the evidence brought before the court showed that the eleven were involved in piracy and hijacking. The court finally announced its verdict -- a jail term of 15 years each", Osman Ibrahim Dahir, the presiding judge, told AFP by phone from Berbera. The pirates were detained last December after they attacked an international naval force ship mistaking it for a commercial ship off the Somali coast. The international forces released them after disarming them, but they were arrested against a few days later by Somaliland coastguards who spotted them in a coastal village near Djibouti. "Some of the pirates confessed their crimes while others were still reluctant to confess, but they were sentenced and sent to jail," Jamal Abdikarin, security officer in Berbera told AFP by phone. AFP
-
loool ,, no ,, the other one ,,, money, budget and funding
-
Somaliland Red Crescent Center Opened in Badhan
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
-
Somaliland Red Crescent Center Opened in Badhan
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Wararka naga soo gaadhaya sxb-da Safka-hore JSL ee ku sugan degmada Badhan Gobolka Sanaag ayaa sheegay in ay halkaas shalay ka dhacday xaflad heer sare ah oo si fiican loo soo agaasimay. Xafladdaas oo ahayd munaasabadda furitaanka ( Open day ) Xafiisyada Jimciyadda Bisha Cas Somaliland ay ka furtay Degmada Badhan Gobolka Sanaag. Guddoomiyaga Degmada Badhan Md. Mj. Cabdikariim Wahaabi ayaa xafladdaas ka jeediyay hadalo edadiilo iyo hor-u-marin u leh bulshada dhiiran ee wadaniga ah Degmada Badhan JSL. Kuwaas oo ay ka mid ahaayeen dugsiyo tiro badan iyo ceelal biyood loo samayn doono degaamada kala duwan ee degmada. Xafiiska Bisha Cas ayaa isaguna ahaan doono tallaabo hore loo qaaday oo bulshada gaadhsiin doona daryeelka noocyadiisa kala duwan iyo waxyaalaha uu u xilsaaran yahay oo uu ka fuliyo degmada Badhan. Gobolada Sool iyo Sanaag Bari ayaa weligood ahaa kuwo ka qatan hor-u-mar kasta dawladihii kala danbeeyay ee Somali Republic iyo Somaliland. Waxa se ay sheegayaan Sxb-da Safka-hore in Guddoomiyuhu sheegay in ay haatan xukuumadda JSL si fiican ugu soo jeesatay wixii itaalkeeda ah in ay degaamadaasu helaan wixii xuquuqdooda ah, islamarkaasna ay iyaduna bulshadu ka soo baxdo wixii waajib loogu leeyahay oo ay ka mid yihiin difaaca Qaranimada JSL meelna looga soo wada jeesto cadowga. Halkaas oo ay ka soo qayb-galayaasha xafladdu kaga jawaabeen sacab hadalka Guddoomiyaha Degmada Odayaasha. Safka-hore.com -
Somaliland Red Crescent Center Opened in Badhan
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Apart from the anger article from a Bugland site, it shows the real & slow transformation of the situation in the Eastern Sanaag. Waxaa magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ka dhacdey maalintii shaleyto aheyd xaflad lagu maamuusayey wax loogu yeerey xafiis cusub oo ay bisha Casi ka furatey Degmada Badhan isla markaana ay kasoo qeyb galeen hor boodayaasha maamulka Somaliland oo asal ahaan kasoo jeeda Gobolka Sanaag. Xafladan oo aheyd mid siyaasadeysan ayaa waxaa abaanduule ka ahaa waxa ay Somaliland ugu yeerto Gobolka Badhan, Gudoomiyihii hore ee Jaaliyada Reer Sanaag ee UK . Gudoomiyaha waxa loogu yeero Gobolka Badhan Mudane C/kariim Wahaabi ayaa goobtaas hadalo ka jeediyey waxay uu sheegey in Maamulkiisa Somaliland ay dhisi doonto 24 iskool iyo ceelal badan inkastoo uusan xusin sida u awoodi karto Somaliland iyadoo aysanba gobolada ay ka taliso wax iskool ah u dhisin ka maamul ahaan. -
Waxaa magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ka dhacdey maalintii shaleyto aheyd xaflad lagu maamuusayey wax loogu yeerey xafiis cusub oo ay bisha Casi ka furatey Degmada Badhan isla markaana ay kasoo qeyb galeen hor boodayaasha maamulka Somaliland oo asal ahaan kasoo jeeda Gobolka Sanaag. Xafladan oo aheyd mid siyaasadeysan ayaa waxaa abaanduule ka ahaa waxa ay Somaliland ugu yeerto Gobolka Badhan, Gudoomiyihii hore ee Jaaliyada Reer Sanaag ee UK . Gudoomiyaha waxa loogu yeero Gobolka Badhan Mudane C/kariim Wahaabi ayaa goobtaas hadalo ka jeediyey waxay uu sheegey in Maamulkiisa Somaliland ay dhisi doonto 24 iskool iyo ceelal badan inkastoo uusan xusin sida u awoodi karto Somaliland iyadoo aysanba gobolada ay ka taliso wax iskool ah u dhisin ka maamul ahaan. Sidoo kale goobta xaflada waxaa ka muuqdey Gudoomiyihii hore ee Jaaliyada Reer Sanaag ee UK oo sanadkii 2008d dhamaadkiisii soo raacay Ilkajiir isla markaana hayad uu ka aas aasey Puntland la aadey Hargeysa isla markaana balan qaad Hargeysa ka heley oo ah iney Hargeyso u qodi doonto HAL CEEL OO RIIG AH! Maamulka Somaliland oo la ildaran dhaqaale xumo iyo degenaansho xaga siyaasada ah ayaa waxaa xisbiga hada talada haya ee UDUB iyo weliba kiisa Mucaaradka ahi waxay loolan iskula jiraan sidii ay u hana lahaayeen codadka doorashooyinka ka dhici doonta Somaliland. LaasqorayNET oo la xiriirtey xafiiska Laanqeyrta Cas ee Magaalada Nairobi ayaa noo sheegtey ineysan ka warqabin furitaanka Xafiis metelaya iyaga oo loga furey Degmada Badhan ee Sanaag, waxayse intaa noogu dareen in Laanqeyrta casi iyo Red cross-ba ay yihiin ururo mudawiciin ah oo ku midoobey magacaasi oo degmo ama gobol ama dalkasta uu furan karo[Franchise]. Lama garan doono waxay ay soo kordhin doonto xafiiskan la sheegey iney Laanqeyrta casi furatey iyadoo ay Somaliland taageerayaasheedu horboodayaan oo ah mid siyaasadeysan. LaasqorayNET
-
man ,,, u should've been this meeting today ..... it was kind of your interest area
-
Waar get the other half something ,, bakhayl yahow
-
muxuu diin ka yaqaanaa dee waa blood-thirsty vampire e ,,,,,,,,,, lol
-
how do u know she is not with me ?
-
I'm preparing for a party tonite ,,,, gota get some red dress (shirt or something) /...... Gosh i've just realized I don't have anything red ,,
-
Maalinta cid ehelkaana ay qarxiyaan ayaan ka sheekaysan doonaa sawirkaa guud ,,,,,
-
when i woke up this morning ,,, I was riding a bike
-
halkee ku xanuuntay ?
-
Somaliland Foreign Minister Calls For a Two-tracked Intervention for Somaliland and Somalia ADDIS ABABA (Somalilandpress) — Abdillahi Duale, Somaliland’s minister of foreign affairs has called on the international community to looks towards a two-tracked solution while dealing with Somaliland and Somalia. “The international community needs and ought to come up with a two track approach for Somaliland and Somalia – these are absolutely two different equations, two different sets of situations, two different sets of circumstances the realities on the ground are absolutely different and differ immensely in magnitude and in reality so what we said to them is that they come up with a two tracked approach and that it is morale thing to do, the pragmatic thing to do. One track for Somalia and that is stabilizing Somalia and that is what the international community was trying to do since 1991 but to no avail from Djibouti conference I in 1991 to the last Djibouti conference Djibouti III. This is what the international community has been doing we appreciate and encourage the engagement but on the other hand what we want is for the international community to come up with is another track for a sustained development of Somaliland – sustained infrastructure development of Somaliland, sustained development of the institutions of Somaliland we have not been a burden to the international community…we did this through our resources, investments and energy. “We are very happy that we have a bottom up approach that we have built in this country which is enormous we have the institutions in place, the constitutions in place this is what the international community wants to see a nations that s functioning that is exactly what we have done. The international community is committed in Afghanistan and Iraq all of these places now in Yemen it is another serious scenario which we have discussed what we are saying that there needs to be a track that sustains the development of Somaliland and the enhancement of Somaliland. This is not much to ask really as far as we are concerned. There has to be a comprehensive two tracked approach even today in Yemen we believe what is happening and the engagement in Yemen is okay it is fine but what happens in Yemen will have a serious impart in the region including homeland, we are saying the international community has to put into the consideration the impacts in Yemen they have to come up with another approach while looking into the situation in homeland and the rest of the neighboring countries”, said Minister Duale. Minister Duale in his brief visit also spoke with donors and fellow African countries. “I came her this time is for the AU summit as you are well aware of we have been pushing the case of Somaliland and how Somaliland can be assisted. I met among others some European colleagues and also the Americans particular importance is the meeting I have had ambassador Johnnie Carson, US Assistant Secretary of African Affairs and UK Minister for Africa, Baroness Kinnock these were the most important meeting that I have had with major donors both meetings went very well we discussed bilateral issues both leaders are not new to the issue of Somaliland. Ambassador Johnnie Carson has been a student of Africa for a long time he has worked in various African countries we have known him for quiet some time this is not the first time that I met him so we have discussed particularly with him bilateral issues as a follow up to my last meeting last year in Washington D.C. where he received me cordially along with his entire team we discussed the progress Somaliland has made for the upcoming elections, the security situation in Somaliland and the wider region and we have discussed in depth including Yemen the issue of terrorism, security the issues concerning Somaliland. So we have had friendly fruitful discussions I must say and we say eye to eye on the regional geopolitical situation,” explained minister Duale. The minister also note that the he had also met with his Ugandan and Swaziland counterparts and had been i bid to bolster ties. On Vuk Jeremié, Serbia’s foreign minister’s call on African nations to learn lessons form the Serbian experience regarding Kosovo minister Duale stated that he was astonished at the comments. “I was really flabbergasted and surprised when the Serbian foreign minister was given a platform to lecture to the African leadership. I tell you we were in that conference as you know but it was a very disturbing message and I think it is a very bad legacy a young foreign minister from Serbia coming to Africa at this august conference and lecturing them and telling them to take the experience of Serbia with regards to Kosovo I thought that was in poor taste. I don’t really know as an African who let this young foreign minister come and lecture to the African heads of state? Was it the responsibility of the Commission? Was it the responsibility of the chairman of the Commission? Was it the responsibility of the president of the AU at the time? Whose responsibility was it? This is something that I really was flabbergasted. What lessons ought to be learnt form Serbia for God’s sake? I think Africans have their own experience the experience of Somaliland is of paramount importance I wish they have invited us and explained the success story of homeland.. Africa has values, great leaders, great ideas and a lot of good ideas do come form Africa,” stressed Minister Duale. By Samson Haileyesus