Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I just had that for breakfast ............... Yummmyyyy
  2. ^ ^ Welcome to Somaliland for a good & fruitful negotiations ...........
  3. Subax wanaagsan dhamaantiin ,,,,,,,,,,,,,,,,, Waa maalin arbacaad oo neecaw fiicani dhacayso ,,,
  4. Layzie, adigu cid kasta miyaad la dagaalantaa horta ?
  5. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Don't encourage Maadka to do e-ismiidaamin (e-suicide bomb).
  6. Paris (Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta gudo galay hawlahoodii shaqo ee ay Dalka Fransiiska u joogeen, kaasi oo ay ku yimaadeen Dalkan Fransiiska booqasho rasmi ah, waxa shalay lagu qaabilay aqalka looga taliyo Dalka Fransiiska ee la yidhaahdo Elysee, halkaasi oo uu ku qaabilay la taliyaha Madaxweynaha Fransiiska ee Arrimaha Africa, Mudane, Andre Parant iyo saraakiil ka socotay aqalka Madaxtooyada. Kullankaasi labadaa dhinac ay isaga waraysteen, arrimaha labada dal dhinacyadooda ; Siyaasadda; dhaqaalaha iyo Nabadgelyada; taasi oo ay ku jirto arrimaha ka taagan, mandaqadda Geeska Africa oo Dawladda Fransiisku aad xogogaal ugu tahay. Arrimahaasi ay labada dhinac isla soo qaadeen falanqeyn dheer ka dib waxay ku soo gabagaboobeen jawi wanaagsan iyo is afgarad. Madaxweynaha waxa kullankaasi ku weheliyey, Wsiirka Arrimaha Dibedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Wakiilka Somaliland ee Dalka Fransiiska, Mudane, Cali Ismaaciil Xassan iyo Mudane ; Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha.
  7. Somaliland President met with French President’s Adviser for African affairs André Parant Somaliland President Dahir Riyale Kahin met with French President’s Adviser for African affairs André Parant on his Official visit to France.
  8. Kaadhadhkii cusbaa ee Diiwaangalinta ee maalmahanba la filayay ayaa maanta kowdii duhurnimo si rasmiya u soo gaadhay magaaladda Hargeysa. Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Ciise Xamari ayaa shaaca ka qaaday inay gabi ahaanba soo gaadheen kaadhadhkii cusbaa ee la soo sameeyay ee lagu bedelayay kaadhadhkii hore ee Diiwaangalinta, waxaana maanta laga soo qaaday madaarka Hargeysa halkaas oo ay keentay Diyaarad khaas ah oo lagu soo qaaday. Arrintan ayaa waxay keenaysaa in laga baxao walaac laga qabay inuu dibudhac yimaado balse haatan waxa ay wax walbaaba u dhici doonaan sidii loogu talagalay, maadaama alaga soo gaadhsiiyay ka hor wakhtigii u qorshaysnayd in la qaybiyo
  9. Sowtii la lahaa labadaa meelood tuugtaa ku badan ,,
  10. Waxbaa ka dhacay ,,,,,, xataa MMA baad soo aakhiro toosiseen ,,
  11. Waar kii xiin wuu gaboobay ,,,,,, safaarigii iyo khamiiskii baa isaga ekaaday
  12. Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by Maaddeey: , looks like ur mixing the 'abu' and 'ibn' here! No. It works both ways. Hassan is Abu Cali and Cali is Abu Hassan. Waaryaa waad isku dhex yaacday ,,,
  13. and Norf will talk about the "Arab Model of Islam" ,,,