Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. All I know about the said Atam is that he is an arms dealer ........ Islam is used for other purposes nowadays and in East Africa it is getting even worse as some groups are hiding behind that banner for their own dirty agendas.
  2. So all of the others you are concerned the world "flawed" ..... ?? ,,, mise dee ceesaantii baa duushay niyow naga daayoo ,,,
  3. Waftiga Jabuuti ka socda oo ka kooban 12 xubnood waxay ka soo degi doonaan10 ka subaxnimo ee maanta garoonka Diyaaradaha ee Cigaal Intrnational Airport waxaana hogaaminaya wasiirka Warfaafinta Boosta iyo isgaadhsiinta Cali Cabdi Faarax isla markaana ah Af-hayeenka Xukuumadda Jabuuti oo ay wehelinyaan Wasiirka Maaliyada Cali Cadnaan, Xoghayaha Guud ee Hay’adda laa dagaalanka Saboolka Maxamed Somali, Xoghayaha Guud ee Cadaaladda Axmed Xirsi, La taliyaha Madaxweynaha Xaashi Cabdi iyo Xildhibaano
  4. DJibouti iyo Kenya oo Wufuud Cul-culus u soo diray Munaasabadda Xilwareejinta Madaxtooyada Hargeysa (Waaheen) Waxa maanta imanaya magaaladda Hargeysa laba wafti oo Cul-culus oo ka socda labada Dawladood ee Jabuuti iyo Kenya oo ka qaybgalaya xaflada xil wareejinta labada Madaxweyne ee Siilaanyo iyo Rayaale Wufuudan oo ah wufuud heer Qaran ah ayaa waxa ay ka kooban yihiin Wasiiro iyo Masuuliyiin kale oo xilal waaweyn ka haya Dalalkooda, kuwaasoo loo soo xulay inay goob joog ka noqdaan midhihii ka soo baxay Doorashadii Madaxtinimada ee 26 kii Juun ka dhacday Somaliland, oo ahayd mid Caalamku u qushuucay qaabka Dimuquraadiga ah ee ay u dhacday Waftiga Jabuuti ka socda oo ka kooban 12 xubnood waxay ka soo degi doonaan10 ka subaxnimo ee maanta garoonka Diyaaradaha ee Cigaal Intrnational Airport waxaana hogaaminaya wasiirka Warfaafinta Boosta iyo isgaadhsiinta Cali Cabdi Faarax isla markaana ah Af-hayeenka Xukuumadda Jabuuti oo ay wehelinyaan Wasiirka Maaliyada Cali Cadnaan, Xoghayaha Guud ee Hay’adda laa dagaalanka Saboolka Maxamed Somali, Xoghayaha Guud ee Cadaaladda Axmed Xirsi, La taliyaha Madaxweynaha Xaashi Cabdi iyo Xildhibaano Waftiga dhinaca Kenya ka imanaya iyana waxa ku jira masuuliyiin Sar sare oo ka tirsan Xukuumadda Dalkaasi waxaanay Saacad kadib soo degi doonaan maraca waftiga Jabuuti Dlka soo gaadhi hase yeeshee lama garanayo ilaa hada tirade waftigaas iyo xubnaha ay ka kooban yihiin Wufuudan ayaa ah kuwii ugu meeqaam sareeyay ee ka soo qaybgala ama yimaada munaasibad ay Somaliland leedahay taasoo cadaynaysa Guusha ay Xisbiyada Qaranka iyo shacbiga Somaliland ka soo hooyeen Doorashadii Madaxtinimada ee Dalka ka dhacday taasoo Madaxweynihii ku guulaystay Xilka si nabadgelyo ah uu uugu wareejinayo Madaxweynihii lagaga guulaystay tartanku Imaanshaha wufuudan ayay wararku sheegayaan in Xisbiga talada Wareejinayaa aanu siinin ahmiyad balaadhan oo ay ugu diyaar garoobaan soo dhaweyntooda ama ay ku qaabilaan, waxaana la sheegay inay ka caagajiideen markii hore inay qaabilaan marka ay soo degayaan,taasoo ay ku macneeyeen inaanay iyaga u socon, hase yeeshee waxa warku intaa ku daray markii danbe inay isla qaateen iyaga iyo maamulka cusub ee Siilaanyo inay si wadajir ah u soo dhaweeyaan waftiga halkii la filayay inay marka hore Kulmiye oo kali ah ka hortagaan. Waxaanay arintani muujinaysaa inuu bog cusub oo fiicani u bilaabmay xukuumadda cusub ee Siilaanyo iyo Dawladda Djibouti, kaasoo mudoyinkii dambeba ahaa mid aad u soo fiicnaanayey.
  5. I had that opportunity 11 years ago ..... was good
  6. how does it feel when you talk about flawed democracy against a complete "Failed State" ,,,, and regardless of the color you can read SOMALILAND's name next to Somalia ,,, waxba fahmi maysid niyow ,,,,
  7. What you can see there is the names of the countries adeer ,, Djibouti, Ethiopia, Somalia, Somaliland and so on .... What you can see is also the border between Somaliland and Somalia ... What you can see is also Somalia defined as a "Failed State" against Somaliland's Democracy ,,
  8. Habar dhali wayday aleelo ku waalatay ,,,,
  9. Waxna lagama barto ,,,, intii uun baa lagu celceshadaa
  10. HERE ................... Yemen as a Case Study Interesting ..............
  11. Waa la helayaa markii loo baahdo ......
  12. ^ ^ Indeed It is paving the way for Somaliland and if Kosovo is granted such status then other countries are eligible of the same.
  13. Don't u see the border between Somaliland & Somalia ??
  14. with regular travels to villages(Borama, Berbera, Burco, Erigavo and Las Anod) Villages ?? ,,,,
  15. Not only that ,,,, Na dhaafi should've been two words not just a word: Nadhaafi = Na Dhaafi
  16. The "V" ....... that is one nice story
  17. Dhirbaaxadii Yusuf ku dhacday buu weli la asqaysan yahaye iska daaya kolba meel ha isku qaadee ,,,
  18. LONDON: Separatists and secessionists from Taiwan, Xinjiang and Somaliland to Sri Lanka, Georgia and the West Country of England will welcome this week's legal opinion from the United Nations' international court of justice in effect upholding Kosovo's unilateral declaration of independence from Serbia. With hindsight it seems clear the 1990 reunification of Germany ran contrary to modern history's tide, marking a sort of last stand for the old 19th-century model of the unitary nation-state. Since the Berlin Wall came down and the Soviet Union disintegrated two years later, things everywhere have been falling apart. The Serbian Foreign Minister, Vuk Jeremic, who led the opposition to Kosovo's unilateral declaration of independence, suggested the fracturing of the nation-state paradigm, like cracks in a glass plate, could spread widely and do great damage. Speaking before Kosovo's 2008 break with Serbia, Mr Jeremic looked beyond the Balkans to countries such as Sudan. In Africa, he said, ''there are about 50 Kosovos waiting to happen''. International acceptance of Kosovo's unilateral act ''would be a very dangerous signal, a signal that there are no rules. Serbia wants to play by the rules. You just can't come along and say they don't matter any more,'' he said. The Serbian president, Boris Tadic, this week revisited the argument. A ruling favouring Kosovo ''would destabilise many regions of the world'', he said. Now that Serbia's worst fears have been realised, it remains to be seen whether such dire predictions prove accurate. More prosaically, the world court's delayed advisory opinion hardly came as a surprise and must now be managed politically if new strife, most possibly in ethnically mixed northern Kosovo, is to be avoided. In the end the ruling was more a matter of hard-headed realpolitik than carefully appraised international law. The US, Kosovo's principal sponsor, was adamant all along the court's opinion would have little practical impact. Independence was not primarily a matter of law, a White House spokesman said. ''We do not believe that declarations of independence are legal acts whose legality is affirmed or denied by this international court. They are political facts that have to be established through political realities.'' Despite their protestations, Serbia and its backer, Russia, half expected this outcome. Their best course now may be to turn it to their advantage rather than play a spoiler's game at the UN General Assembly (which must endorse the ruling). One approach is to accept the European Union's proposed technical talks on creating a pragmatic modus vivendi between Belgrade and Pristina while seeking support, as a tacit quid pro quo, for a renewed effort to advance Serbia's EU-membership bid. The US may think it has got ahead. But Russia could win both ways, not least in terms of its Georgia intervention. The court's failure to oppose Kosovo's secession ''would automatically weaken the West's case against the recognition of [the independence of] Abkhazia and South Ossetia by Russia,'' said Petr Iskenderov of the Russian Academy of Science in International Affairs magazine. Moscow could also use the decision to push for an ''overhaul'' of the international community's approach to disputes in the Balkan and Caspian regions, he said. Serbia now faces the prospect of increased international recognition of Kosovo, its prospective membership of the UN, and the loss of a territory it regards as part of its sovereignty and history. At the same time, the gates to Europe swing open. It is a bitter pill to swallow. It could trigger domestic upheavals. But when the dust settles, common sense and self-interest may dictate acceptance of the outcome. Eight degrees of separation 1974 Yugoslav constitution recognises autonomous status of Kosovo. 1989 Yugoslav president Slobodan Milosevic strips Kosovo of its autonomy. 1991 Bosnia, Croatia and Slovenia declare independence from the Yugoslav federation. Balkan wars begin. 1999 March NATO launches air strikes against Serbia after Milosevic refuses to halt ethnic crackdown. 1999 June Milosevic agrees to withdraw troops. NATO arrives. 2008 February Kosovo declares independence. 2008 October UN General Assembly refers matter to International Court of Justice. July 22 Court issues opinion that independence is legal. Subject to UN confirmation. Guardian News & Media
  19. Maya uma baahna ,,, waa la casriyeeyay oo Laser baa laga dhigay ,,,,
  20. Indeed .............. we are here to impress the world ,, always.
  21. Just came back from the second day of the festival to get somethings done ...... will be back in an hour. It is a great event ... really.
  22. Hmmm ,,, guys, i'm enjoying this conversation ,,