
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
WARAR FAAH FAAHSAN OO KASOO BAXAAYA DAGAALADII GALGALA IYO KHASAARAHA AY GAYSTEEN Warar faah faahsan oo kasoo baxaaya dagaaladii maanta dib uga qarxay Deegaanka Buurolayda ah Galgala ayaa waxa ay sheegayaan in uu dagaalkii maanta kamid ahaa kuwii ugu xumaa ee halkaasi ka dhaca Muddooyinkan uuna bilowday Saaka waaberigii markii ay dagaal gaadmo soo qaaden kooxaha dagaalka kala soo horjeeda Ciidamada Puntland. Wasiirka amniga ee Dawladda Puntland oo dagaalka ka hadlay ayaa waxa u sheegay in dagaalku ahaa mid gaadmo ah ayna soo qaadeen kooxaha kasoo horjeeda Puntland waxaana uu intaasi ku daray in dagaalka ay ku jebiyeen dhinacii soo qaaday ee Ciidamada Shiikh Maxamed Siciid Attam. Wasiirka ayaa waxa uu intaasi ku daray in dagaalka ay ku laayeen qaar kamid ah kooxaha kasoo horjeeda isaga oo sidoo kale sheegay in kooxaha dagaalka la galay ay hadda baacsanaayaan Ciidamada Puntland waxaana uu sheegay in dagaalku socon doono ilaa inta laga soo afjaraayo kooxaha ku jira Buuraha Galgala sida uu sheegay Gen Yuusuf Axmed Khayr Wasiirka Amniga Dawladda Puntland. Wasiirka oo kahadlaayey dhinaca khasaaraha dagaalka kasoo gaaray Dawladda Puntland ayaa waxa uu timaamay in dagaalka ay uga dhinteen saddex askari halka ay uga dhaawacmeen 7-kale hase yeeshee Wasiirka ayaa waxa uu xusay in khasaaraha soo gaaray mid ka badan ay u gaysteen kooxaha dagaalka kusoo qaaday ee Shiikh Maxamed Siciid Attam. Dhinaca kale Shiikh Maxamed Siciid Attam hoggaaminyaha kooxaha dagaalka la galay Ciidamada Dawladda Puntland ayaa waxa uu dhinaciisa guullo ka sheegtay dagaalka maanta waxaana uu sheegay in ay khasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ay u gaysteen Ciidamada Puntland. Shiikh Attam ayaa sheegay in aan dhinacooda wax khasaare ah kasoo gaarin dagaalka ay la galeen Ciidamada Puntland waxaana uu intaasi ku daray in dagaalka maanta ay uga guulaysteen Ciidamada Puntland. Sidoo kale Shiikh Maxamed Siciid Attam ayaa waxa uu sheegay in kooxdiisu ahayd difaac halka Ciidamada Puntland ay ahaayeen weerar taasina ay sababtay in khasaasrahu ku bato sida uu sheegay Attam. Dagaalkii maanta ayaa waxa uu kamdi ahaa dagaaladii ugu cuslaa ee halkaasi ka dhaca Muddooyinkan waxaana uu qayb ka yahay dagaallo is daba joog ah oo muddooyinkan ka jiray Buuraha Galgala una dhexeeyey Ciidamada Puntland iyo Kooxaha kale ee Buuraha ku jira.
-
Ciidama PL ah u dhashey gobolka Sool oo kasoo goostey dagaaladii galbeedka Bari oo u goostey dhanka Degmada Xudun ee gobolka Sool Xingalool (SPR): Goob joogayaal nagala soo xiriirey tuulooyinka Toro-bora iyo Wardheer ayaa waxay la soo xiriireen idaacada SPR una sheegeen in ay ciidama kasoo goostey deegaankaasi ay soo dhaafeen, ciidankan oo sheegey in ay ku dhintaan dagaalada ka socda galbeedka Bari. Sidoo kale gudoomiyaha degmada Xingalool ayaa sheegay in ay ciidamadan soo mareen Xingalool ayan laakiin soo galin, isagoo sheegey in ay ka goosteen siduu filayo Puntland laakiin uusan garaneyn waxa ay usoo goosteen.
-
Ciidamo ka soo goostay C/samed Cali Shire iyo Puntland oo soo gaadhay Sarmaanyo Ciidan gaadhaya 150 askari oo ahaa kuwo ka soo jeeda degmada Taleex ee gobolka Sool,oo qayb ka ahaa ciidanka ka dagaalamaya buuraleyda Galgala,oo uu C/samed Cali Shire u kaxaystay dagaalkaas ayaa soo gaadhay tuulada Sarmaanyo ee degmada Taleex ee gobolka Sool,iyaga oo ku hubaysan gaadhi iyo hub kala duwan,kuwaasoo ka mid ahaa ciidanka Puntland. Ciidankan ka soo goostay jiida hore ee Puntland ayaa sheegay in markii hore loo sheegay in lacago badan la siin doono,oo ilaa iyo hada aan mushahar la siin,oo dagaalka loo sheegay in Alshabaab lala dagaalamayo,balse markii danbe uu noqday dagaal u dhexeeya laba beelood oo deegaankaas wada dega. Ciidankan oo maanta afur loogu sameeyey degmada Xingalool,intaanay soo gaadhin Sarmaanyo ayaan la garan karin meel ay u gudbi doonaan,iyada oo la hadal hayo inay ku biiri doonaan ciidanka SSC ee ku sugan dhinaca hawdka ama nugaasha. C/samed Cali Shire ayaa dagaalka Galgala u kaxaystay ciidan ka soo jeeda beeshiisa oo keliya,kuwaasoo ay hada badankoodii soo goosteen. Maamulka Puntland ayaan ilaa iyo hada wax war ah ka soo saarin ciiankan ka soo goostay,iyada oo dagaalkii uu sii xumaaday oo uu faraha ka sii baxayo. Afnugaal.com
-
Khuraafaadka iska dhaaf niyow ......
-
Just came back from outside ,,, time for Suhur
-
KAMPALA, Uganda — The confessed mastermind of bomb attacks against World Cup soccer fans said Thursday he had hoped to kill many more Americans in the explosions in which 76 people, including one American, died last month. Reporters learned at a press conference in which four arrested suspects appeared that the death toll from the three explosions would have been much higher if one of them hadn’t backed out at the last minute. Haruna Luyima, the younger brother of the confessed plotter, said he had been tasked with planting a fourth device at a dance hall. “But when I reached there I wondered why so many people watching football on television should be killed over nothing,” the 27-year-old said. At the news conference organized by Ugandan officials, Luyima said he placed the laptop bag containing the bomb in a flower bed and fled without detonating it. Officials found it the day after the July 11 attacks on crowds of people watching the World Cup final on TV. Al-Shabab, a militant Somali group with links to al-Qaida, has claimed responsibility for the attacks and said it targeted Uganda because Ugandan troops belonging to an African Union peacekeeping force in Somalia have killed Somali civilians. Isah Ahmed Luyima said he masterminded the bombings and recruited his younger brother and a friend to help. A fourth man in custody who claims to be a member of al-Qaida allegedly made mistakes in the planning and was sidelined. All four men are in custody. Luyima, a 33-year-old Ugandan and former university librarian, said he joined al-Shabab insurgents in 2009 and fought alongside other foreign fighters against the AU peacekeepers who are protecting the beleaguered U.N.-backed government in Somalia. Most of the dead in the bombings in Kampala were Ugandans watching the final game of the World Cup. All four have admitted to taking part in the attack, according to Ugandan officials. “I targeted places where many Americans go,” the elder Luyima said. “I was made to believe that Americans were responsible for the suffering of Muslims all over the world.” He said he also targeted Ugandan civilians because he had been told by his commanders in al-Shabab that Ugandan soldiers in the AU peacekeeping force were killing Somali civilians. Western intelligence agencies are deeply concerned over al-Shabab and the growth of Islamist extremism in East Africa. Several Somali-Americans have also joined al-Shabab, posing a potential threat to the United States. Another of the detainees, a 24-year-old Rwandan named Muhamud Mugisha, said he fought with al-Shabab militia but returned home after becoming ill. He said he was recruited by al-Qaida in Nairobi, Kenya, in 2008 and initially headed the July 11 plot but was sidelined after he failed to follow instructions regarding the rental of a safe house. That was when Luyima claims to have taken over, choosing to target a restaurant and a rugby club frequented by foreigners to maximize American casualties. Luyima said he also instructed two suicide bombers, a Somali and a Kenyan. Luyima’s friend Edirisa Nsubuga confessed to remotely setting off a second explosion at the rugby club. At Thursday’s press conference, the men apologized and said they had not been tortured into confessing. The Ugandan armed forces are frequently criticized by human rights groups for their treatment of prisoners. “I am sorry about what happened. I extend my sincere apology to the families of people who died,” Isah Ahmed Luyima said. Mugisha said more bombings could occur and that Kenyan police had aided the plotters. “Kenyan policemen, especially the Somali tribe, helped us to cross from Somalia to Kenya, and from Kenya to Uganda. I am sure they knew who we were. Our bosses communicated to them and they easily let us through,” he said. A Kenyan police spokesman, Eric Kiraithe, said Kenyan anti-terrorism police had monitored the news conference and that the allegations are “of great interest to us.” He would not comment further. Mugisha said at one point he had been detained at the Kenya-Uganda border and was taken to the Kenyan capital in custody when “one of our bosses rung a senior police officer there. The officer drove me to the border and assisted me to go through the border.” Kenya’s police force is notoriously corrupt. Proof that Kenyan police aided the bombers would alarm Western nations like the U.S. and Britain who provide substantial amounts of training and equipment to the Kenyans. Most of it is aimed at helping counter the threat of terrorism from Somalia. Source: The Associated Press
-
This feels to be the best Ramadan so far.
-
Actually i was not joking this time .... had the whole family on the table eating Afur but had my laptop here to do some trolling .... All good though ...............
-
Sayid wa laag adag yahey to be honest, Aheey ah ,,,, xataa hablihii baa ogaaday
-
Sayid Maxamed Atam
-
Sayid Maxamed Atam oo Guul Sheegtay Dagaalkii Maanta Dagaalada ka soconaya deegaanada galbeedka gobolka Bari ayaa waxaa ay shalay galeen waji kale oo ka duwan kii hore, isla markaana la is la galay deegaanada buuralayda ah oo keymaha leh, ee dhanka Madaro, iyadoo uu dagaalka ka socdey isla deegaanadii uu ka bilowdey ee Sugure oo karin ah. Dagaalka ayaa wuxuu hal mar ka wada qarxay laba deegaan, mid waa deegaanka laamiga ku dhow ee Sugure halkaasoo aysan wax weerar ah markii hore ka filaneyn ciidamada Puntland oo laga dhabar jabiyey. Ciidamada Puntland ayaa 1 gaari halkaasi looga qabsadey, 1 gaarina looga gubey (gaari ka mid ah kuwii ilaalada M. kuxigeenka PL), gaari kalena bohol kala dhacay cararkii ay cararayeen. Ciidamadan ayaa waxaa hogaaminayay Maxamed Ismaaciil Cagaweyne oo ay walaalayihiin Jaamac Ismaaciil oo ah ninkii ay PIS tu Boosaaso ku dishey kadib markii ay maxbuus ahaan usoo qabteen isagoo nool. Qasaaraha dagaalkii Sugure ayaa ahaa 8 oo Puntland laga diley, iyo 22 laga dhaawacay, sidoo kalena ay 3 kamid ah saaka iyo xalay isbitaalka ku dhinteen. Dagaalka labaad ayaa ahaa mid loo galay ciidamada Puntland deegaanada Xamuro iyo Madaro oo Galgala ka xiga dhanka buuralayda Calmadow oo ah meel u dhow tuulada Madarshoon, ayaa waxaa la sheegay in ciidankaasi watey 12 gaari oo tiknika ah, iyagoo la sheegay in gabi ahaanba la waayey, qaar meesha ku go’ay iyo qaar la go’doomiyey. Ciidamadan go’doomey ayaa waxay u badnaayeen ciidamada Ashahaada la dirirka iyo kuwa calooshood u shaqeystayaal ah oo deegaanka ka soo jeeda. Dagaaladan dhacay ayaa waxaa la sheegay in ciidamada Puntland looga qabtey maxaabiis dhan 5 nin, iyadoo aan wali la shaacin magacyadooda. Dagaalka lagu hayo galgala ayaa ah mid aan shacabkeeda waxba loola harin, guryo la burburiyo iyo beero lagubo. Madaxweyne ku xigeenka ayaa isla xalay u waramey idaacadaha afka shahaada la dirirka isla markaana isagoo careysan weerarey dadka reer Dhahareedka oo uu sheegay dagaaladii dhabar jabinta in dhahar laga soo abaabuley, isagoo doonaya in Dhahar uu dagaalka geeyo. Maleeshiyada uu keeney madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa laga keeney deegaanada Sool, kuwaasoo shalay intooda badan dagaalka isaga baxay kadib markii ay fahmeen in dagaal diin uusan ahayn. Waxaase la yaableh in dadka reer Dhahareed ay yihiin dad hurda, isla markaana aan wali kicin, waxaaase hubaal ah in hadii shacabka dhahar ay u gurmadaan walaalahood galbeed bari in ay guuleysanlahaayeen dagaalkana uu ka socon lahaa Garoowe. Sh. Maxamed Siciid ayaa amaan u soo jeediyey magaalada Maraje ee taal deegaanka galbeed bari oo gurmad keentey iyadoo ah magaalada kaliya walaalohood u gurmatey xag ciidan. Dhan kale Sheekh Maxamed Siciid oo La Hadlay Idaacadaha Gudaha Bosaaso ayaa sheegay inaan wax khasaare ah soo Gaadhin Dagaalkii ay la Galeen Malayshiyaadka Farool, isaga oo dhanka kale Hanjabaad u diray Maamulka PL Waxana uu wacad ku Maray inay Dagaalka wadayaan ilaa inta Naftooda ka Hadhay waa sida uu Hadalka u dhigay. Guud ahaan PL ayaa Gashay Jawi Degenaansho La’aan ah Mana Jiraan wax waan waan ah oo Lakala dhex dhigay Ciidmaada Ilaalinta Shidaalka Galbeedka Bari uu Hogaamiyo Al-Sayid Maxamed Siciid Atam iyo kuwa PL.
-
ISBITAALKA GUUD EE MAGAALADDA BOOSAASO OO LA KEENAY 25 QOF OO KUSOO DHAAWACMAY DAGAALADA GALGALA IYO 14 QOF OO MEYD AH Buuralayda galgala ayaa maan ta waxaa markii 3xaad ku dagaalamay kooxda shiikh Maxamed Siciid Atam iyo Ciidamada Maamulka Puntland,Waxaana dagaalkani uu ahaa mid kii ugu qasaaraha badnaa Dhanka Maamulka dagaalada dhexmarayey beryihii dame kooxada Atam iyo Maamulka PL. Shiikh Atam oo Si caadi ah maanta uga sheegay guusha uu dagaalkan ka gaadhey Mediayaha ayaa daaha ka qaaday in dagaalkii maanta aysan Xariiq ka soo gaadhin kooxdiisa isla markaasina ay jab iyo Halaag ka dhexleen ciidamaad Dowlada Puntland oo uu ku tilmaamay kuwa aan aqoon u lahayn buuralayda degaanka galgala. Shiikha ayaa sheegay inay dhaawaca iyo dhimashada Bosaso cisbitaalkeeda la soo gaadhsiiyey ay ka dabantahay qasaaraha dowlada la soo gaadhsiiyey iyadoo uu sheegay intaasina sii raaciyey inay xitaa Gadiid gaaraya ilaa 3Gaari ay dabka sareen Ciidamada Shiikha Mayalka adag ee Maxamuud Siciid Atam. Dhinaca kalena dadka Bosaso la keenay oo dhaawac iyo dhimasho ayaa Maydkooda iminka lugu aasayaa qabuuraha Magaalada Bosaso Halka dhaawac farabadan oo gaaraya 25ruux dhaawocoodu yaalo Cisbitalka guud ee Magaalada Bosaso . Wasiirka Amniga ayaa ku calaacalay inay ka xunyihiin dhaawaca iyo dhimashada soo gaadhey isagoo hadalkiisa ay ku jirtey qaabcarole oo uga xumaaday sida maanta loogaga Awooda Roonaday dulaankii ay ciidamada PSTa(Ashahaado LA DIRIRKA) iyo kuwa maamulka Puntland ay soo qadeen. Laasqoray.NET
-
waa la yaabay
-
Nothing is better than trolling and eating the Afur at the same time ,,,,,,,,,,
-
Ever Heard of a Recession ??
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Badhasaabyo Cusub Ku Dhawaaqay, Gobolada Sanaag Iyo Salalna U Daayay Kuwii Hore U Joogay Hargeysa (HWN)Madaxweyneha jamhuuriyadda somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ku dhawaaqay liiska badhasaabada gobolada dalka. Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada oo ku saxeexan yahay afhayeenka madaxtooyada C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa lagu sheegay in madaxweyne siilaanyo uu ku dhawaaqay magacyada 9- badhasaab. Waxaanu warsaxaafadeekaas oo dhamaystirani uu u dhignaa sidan: “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu gudoomiyeyaal cusub u magacaabay gobolada Maroodi Jeex,Togdheer,Saaxil, Hawd, Gabiley, Sarsar, halka uu gobollada Sanaag iyo Salal dib ugu magacaabay Badhasaabadii hore u joogay inay hawsha halkaa ka sii wadaan.. Madaxweynuhu, isaga oo tix-raacaya qodobka 90-aad ee dastuurka JSL, isla markaana tix-gelinaya ahmiyada wayn ee ay goboladani u leeyihiin dhismaha Qaranka, tixgaliyayna kartida, aqoonta iyo hufnaanta shaqo ee ay leeyihiin waxa uu u magacaabay in ay guddoomiyayaal ka kala noqdaan 1. Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Mudane Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje). Gudoomiye ku xigeen gobolka Maroodi-jeex:Mawliid Weris Cabdilaahi 2. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer. Yaasiin Maxamed Cabdi Gudoomiye ku xigeen gobolka Togdheer: Cabdi Daahir Caynaanshe 3. Gudoomiyaha Gobolka Saaxil: Maxamuud Cali Hayste (Ramaax) Gudoomiye Ku xigeen gobolka Saaxil khaddar Cali Cilmi 4. Gudoomiyaha Gabilely Rashiid Cumar Sh. Maxamed Gudoomiye ku xigeen gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi (Cali Case) 5-Gudoomiyaha Gobolka sool Mudane Cabdilaahi UJaamac Diiriye, Gudoomiye ku xigeen gobolka Sool Axmed Aadn Carte 6- gudoomiyaha gobolka Hawd: Jamaal Xuseen Hurreh Gudoomiye ku xigeen gobolka Hawd khaddar Ibraahin Jaamac 7-Gudoomiyaha gobolka Saaraar: Ibraahin Xasan Cali Gudoomiye xigeen gobolka Saaraar: Ibraahin Jaamac Maxamed 8-Gudoomiyaha gobolka Sallel: Maxamed Muuse Bucul 9-Gudoomiyaha gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurreh (dib-u-magacaabid) Madaxweynuhu waxa uu gudoomiyeyaashii hore iyo ku xigeenadooda hore ee gobolada Maroodi-jeex. Saaxil, Togdheer, Sool, Saraar, Hawd iyo Gabiley uga mahad-celiyay mudadii ay xilka soo hayeen, iyada oo ay sunnaha dawladnimotahay isbedelku awgeedna waxa uu Madaxweynuhu faray inay sida ugu dhakhsaha badan ugu wareejiyaan masuuliyiinta cusub ee xilalka loo magacaabay.
-
Sheekh Atam oo Dib ula wareegay GalGala Dagaal Qadhaaq oo wali ka socda GalGala iyo Agagaarkeeda ayaa sheekh Maxamed Siciid Atam Dib Ugula wareegay Degmada GalGala ee ay Horay Gudaha ugu Galeen Malayshiyaadka Faroole,warka aanu Helayno ayaa ah Mid sheegaya in Sheekhu uu weerar Culus ku soo qaaday Saaka Waa Barigii Afar Jiho oo ah Magaalada GalGala Taasina ay Dhabada u xaadhay in GalGala ay Gudaha u Galaan Ciidamada Deegaanka Galbeeka Bari. Ilo Wareed kale ayaa sheegaya in Toga Sugure oo ay Horay Dib uga Durkeen Ciidamada Deegaanka Sheekh Atam ay Saaka ku soo waa Bariisteen Ciidamo Cusub oo la sheegay inay ahaayeen Gurmad dhanka Bari Sheekha uga Yimi Dagaalka ayaa wali ka socda Toga Sugure iyo Afka Hore ee Degmada Galgala.waxana walaac xun laga Muujiyay Bad Baada Ciidamadii PL ee Gudaha GalGala Ku Jiray kuwaasi oo Go’doon Adag ku Jira. Lama Sheegin wali Khasaare Laakiin Warar Hor dhac ah ayaa sheegaya inuu Dagaalku Socdo wali Xukuumada PL ay Gurmad Ka Dalbatay Ciidmaada Ku Sugan Xadka Gobolka Mudug. Sheekh Maxamed Siciid iyo Ciidanka ayaa dadka Siyaasada Lafa Guraa sheegayaa ama Arimaha Daagaalada ku xeel dheeri, inuu Sheekhu Sameeyay Is Taraatiijiyad Cusub oo dhanka Dagaalka Madaaba ay Dib ula wareegeen Saldhigii Hore ee Dhanka Bari Xigay. Galgala News
-
WARARKII UGU DAMBEEYEY EE DAGAALADA GALGALA OO WELI SOCDA Deegaanka Buurolayda ah ee Gobolka Bari gaar ahaana Buurolayda Galgala ayaa maal mahan waxaa si xiriir ah uga socday dagaallo u dhexeeya Ciidamada Dawladda Puntland iyo Ciidamo kale oo uu hoggaaminaayo Shiikh Maxamed Siciid Attam. Dagaalka ayaa si goos goos ah uga socday Deegaanka Buuraha iyadoo uu maalin kasta halkaasi uu ka dhaco kooxaha uu dagaalku u dhexeeya ayaa ku wada sugan Buuraha waxaana ay sheegaayaan wararkii ugu dambeeyey ee maanta halkaasi laga helaayey in dagaaladu ay dhaceen habeenimadii xalay iyo saaka waa berigii iyadoo aan xog suggan laga hayn khasaaraha ay gaysteen dagaaladaasi maadaama ay meeshu tahay Buuro aan wax war ah laga heli karin. Marka laga soo tago dagaalkii shalay Ciidamada Puntland ku qabsadeen Deegaanka Madarshoon dagaallo kale ayaa waxa ay ka dhaceen isla Deegaanada Buuraha iyadoo dagaalka ugu xooggan uu ka dhacay Deegaanka Xamur ee isla Buuraha Galgala waxaana ay wararku sheegaayaan in Ciidamada Puntland ay Deegaanka Xamur saaka kala wareegeen kooxaha dagaalka kala soo horjeeda Deegaankaasi ayaa waxa uu noqonaayaa Deegaankii afraad ee ay Ciidamada Puntland kala wareegaan kooxaha dagaalka la galay ee kusugan Buuraha Galgala. Dhinaca khasaaraha ay gaysteen dagaalada ka socda Buuraha Galgala ayaa waxaa kasoo baxaayaa wararka kala duwan oo is khilaafsan hase yeeshee Cusbataalka guud ee Magaalada Bossaso ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey maydka hal askari iyo dhaawaca 3 kale oo dinaca Puntland iyadoo aan wax war ah laga hayn khasaaraha gaaray dhinacyada kale ee dagaalka la galay Ciidamada Puntland. Isgaarsiinta Deegaanku uu dagaalku ka socdo ayaa aad u liidata waxaana adag sida loo heli karo warar sugan iyadoo mararka qaar ay isgaarsiintu gebi ahaanba istaagto taasina waxa ay adkaysay helitaanka wararka dagaalka iyo waxa kasoo kordha. Saraakiisha Dawladda Puntland oo aan xiriirro kala samaynay dagaalka weli sii socda iyo u jeedada ay ka leeyihiin ayaa waxa ay noo sheegeen in dagaalku socon doono ilaa ay Buuraha Galgala ka saaraan sida ay sheegaan waxa ay ugu yeereen xarakada Al shabaab oo sida ay sheegeen isku urursatay Buuraha Galgala. Sikastaba xaaladaha Buuraha Galgala ayaa waxa ay yihiin kuwo siweyn u cakiran Masuuliyiinta Dawladda Puntland horay ayaa waxa ay u sheegeen in uu dagaalku socon doono ilaa ay gaaraan yoolasha iyo u jeedooyinka ay ka leeyihiin.