Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. MORE ABOUT THE SOLDIERS WHO REFUSED TO FIGHT IN GALGALA
  2. Salaam Malika ,,, Just finished ,,, but instead of being hungry i'm actually full of Fish, Salat & bariis ...
  3. habari dada ? Here are the trollers ,, busy as hell ,,, wasssuuupp Nigggaaasss ???
  4. looooooooooooooooooool@tii dibiga ,, Kollayba ninkan wax lagu arkay baa jira ,,,, markuu dhimanayay 33 buu qabay oo mid kasta habeen la seexanayay ,,, ma daali jirin miyaa balada ,,,
  5. Mohamed for president (2020). I will be your campaign manager, holla at ya sis ASAP! [big Grin] what a bright young man, masha'Allah Bal Sawirkiisa iska eeg horta ,,,,,
  6. "Koonfur maqlaye Sawahilno maynu la midownay"
  7. This is a story about how an economist and his buddies tricked the people of Brazil into saving the country from rampant inflation. They had a crazy, unlikely plan, and it worked. Twenty years ago, Brazil's inflation rate hit 80 percent per month. At that rate, if eggs cost $1 one day, they'll cost $2 a month later. If it keeps up for a year, they'll cost $1,000. In practice, this meant stores had to change their prices every day. The guy in the grocery store would walk the aisles putting new price stickers on the food. Shoppers would run ahead of him, so they could buy their food at the previous day’s price. The problem went back to the 1950s, when the government printed money to build a new capital in Brasilia. By the 1980s, the inflation pattern was in place. It went something like this: 1. New President comes in with a new plan. 2. President freezes prices and/or bank accounts. 3. President fails. 4. President gets voted out or impeached. 5. Repeat. The plans succeeded at only one thing: Convincing every Brazilian the government was helpless to control inflation. There was one more option that no one knew about. It was dreamed up by four guys at the Catholic University in Rio. The only reason they enter the picture now — or ever — is because in 1992, there happened to be a new finance minister who knew nothing about economics. So the minister called Edmar Bacha, the economist who is the hero of our story. "He said, 'Well, I've just been named the finance minister. You know I don’t know economics, so please come to meet me in Brasilia tomorrow,' " Bacha recalls. "I was terrified." Bacha had been waiting for decades for this call. He and three friends had been studying Brazilian inflation since they were graduate students — four guys at the campus bar complaining to each other about how no one else knew how to fix this. And now they were being told "Fine, do it your way." Bacha was invited to meet the president. "I asked for an autograph for my kids," Bacha says. So the president wrote Bacha's kids a note that said, "Please tell your father to work fast for the benefit of the country." The four friends set about explaining their idea. You have to slow down the creation of money, they explained. But, just as important, you have to stabilize people's faith in money itself. People have to be tricked into thinking money will hold its value. The four economists wanted to create a new currency that was stable, dependable and trustworthy. The only catch: This currency would not be real. No coins, no bills. It was fake. "We called it a Unit of Real Value — URV," Bacha says. "It was virtual; it didn't exist in fact." People would still have and use the existing currency, the cruzeiro. But everything would be listed in URVs, the fake currency. Their wages would be listed in URVs. Taxes were in URVs. All prices were listed in URVs. And URVs were kept stable — what changed was how many cruzeiros each URV was worth. Say, for example, that milk costs 1 URV. On a given day, 1 URV might be worth 10 cruzeiros. A month later, milk would still cost 1 URV. But that 1 URV might be worth 20 cruzeiros. The idea was that people would start thinking in URVs — and stop expecting prices to always go up. "We didn't understand what it was," says Maria Leopoldina Bierrenbach, a housewife from Sao Paulo. "I used to say it was a fantasy, because it was not real." Still, people used URVs. And after a few months, they began to see that prices in URVs were stable. Once that happened, Bacha and his buddies could declare that the virtual currency would become the country’s actual currency. It would be called the real. "Everyone is going to receive from now on their wages, and pay for all the prices, in the new currency, which is the real," Bacha says. "That is the trick." The day they launched the real, Bacha says, a journalist friend asked him, "Professor, do you swear that inflation will end tomorrow?" "Yes, I swear." Bacha said. And, basically, inflation did end, and the country's economy turned around. In the years that followed, Brazil became a major exporter, and 20 million people rose out of poverty. "We were in awe," Bierrenbach says. "Everybody was very happy."
  8. Time to kick some behinds ...........
  9. waan doonayaa uun iska dheh ,,
  10. Haatu, Hoy ha i carin baan ku idhi ,,,
  11. Maahmaah habeen dhawayd oday ii sheegay baan ku qoslay,,, wuxuu yidhi: Dhillo ma qubaysato ilaa mid kele soo ag degto ,,
  12. Reer burco oo dhan baa wada tilmaan xun ,,, Everyone is complaining about Hargab ... even those from Canada ,, lol
  13. I'm just looking it from the US/Anti-terrorism measures .............. We all know Somalis are Muslims ..
  14. Wa'alaykum Wasalaam yaa Juxa .......... Not enough hours here too ..... but we can manage it i guess ,,
  15. ut are concerned for his Islamist tendencies Very important and key to what is going on in the region ,,, don't u think ?
  16. Ciidamo maamulka Puntland ka diiday dagaalka Galgala oo la xabisay Aarannews(Garowe) Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in ilaa Siddeed askari oo maamulka Puntland ka diiday inay ka qeyb qaataan dagaallada maamulkaasi kula jiro ciidamada Sheekh Attam ee ka socda Buuralayda Galgala xabsi la dhigay. Maxkamada ciidamada ee maamulka Puntland ayaa askartaas oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Puntland gaar ahaan ciidamada daraawiishta ku xukuntay min Saddex sanno oo xarig ah kadib markii lagu eedeeyay inay diideen ka qeyb qaadashada dagaallada ka socda Galgala, isla markaana ay ka soo dhuunteen deegaanka Galgala, hubkii loo siiyay inay ku dagaalamaana ay kala soo goosteen ciidamada puantland ee ku sugan jiida hore ee deegaanka Galgala. Siddeeda askari oo maanta la xukumay ayaa waxaa lagu magacyadooda soo gaarsiiyay saxaafadda xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qabalka sida ee maamulka puntland Dr. C/kariim Xasan Firdhiye, waxayna kala yihiin. 1- Saddex Alifle, Nuuradiin Salaaf Axmed kana tirsan Uruurka 26aad 2- Dable, C/llaahi Maxamed Xirse . 3- Dable, C/salaam Warsame Xirse 4- Dable, Cabdi Axmed Maxamed 5- Dable, Rooble Maxamed C/qaadir 6- Dable, C/fataax Sheekh Mukhtaar 7-Dable, Faarax Maxamed Barre 8- Dable, C/qaadir Cali Aadan Ma aha markii ugu horraysay oo ciidamo ka tirsan Puntland ay ka goostaan ciidamada ku sugan jiidda hore ee Galgala, waxaana jira ciidamo hore uga goostay jiidda dagaalka Galgala oo u galay kuwa Sheekh Attam iyo sidoo kale kuwo u galay Jabhadda SSC.
  17. Puntland 5- Ayaa dhimatay 13-Waa Dhaawac Dagaal ayaa Abaara 4:30 Galabnimo ee Maanta Dhexmaray Ciidamada Difaaca Khayraadka Sanaag Gaar ahaan kuwa Galbeedka Bari degan ee uu Hogaamiyo Maxamed Said Atam, Warar Hada soo dhacay ayaa sheegaya in Shan Askari laga dilay PL halka 13-dhawaac la Keenay Bosaaso. Faahin Kale oo dheeraad ah Wali Lagam hayo Kamana aysan Hadlin Dawlada Weerarkasi Galabta. Dagaalkan ayaa Curtay 26-Jun,ee aan soo dhaafnay waxana uu Salka ku hayaa Sad Bursi iyo Dhaqaale Raadis dhanka PL iyo Ciidamada deegaankaasi ka dhex Aloosan.
  18. Qaar ka mid Ah Hubkii Qurba Joogta Guleed Garaad oo Loo Gacan geliyey Horgalayaal. Tan iyo intii ka danbeysey shirkii Xamar lagu xidh ee laga soo abaabuley magaalada Hargaysa, ayaa waxaa beesha Guuleed Garaad{Barkad} dhex heehaabaysey khilaaf iyo kala daadsanaan hadheeyey gudaha Beeshaasi. Khilaafka ugu badan oo Beesha hadheeyey oo ka dhashay shir aan loo dhamayn oo ka dhacay tuulada Xamar lagu xidh, ayaa waxaa ka danbeeyey Horjoogaha jabhada SNM Dhiigya cab Siilaannyo, kaasoo soo adeegsaday niman wadaado ah oo beesha u dhashay. Nimankan oo Ganacsi ku leh, magaalooyinka Hargaysa iyo Boosaaso ayna hormuud u kala ahaayeen Saleebaan Ahmed Dayib iyo Faarax Sugaal Guure ayaa waxay ku gulaysteen in ay kala dhantaalaan Midnimadii beesha. Nimankan aya waxay sidoo kale Unug la shaqeeyey ka dhex heleen Qurba joogta beesha gaar ahaan koox ku sugan magaalada Manesato ee dalka Maraykanka. Nimankan Hargaysa ku xidhan ayaa kala Bur bruinta iyo fur fruka qurba joogta waxay u wakiisheen labo wiil, oo mid ka mid ahi dhawaan ku soo dariiqo qaatay magaalada Hargaysa, halkaasoo NGO’ yarna loogu soo ansixiyey ninkaas oo lagu magacaabo Assad Maxamed Awaare iyo Wiil kale oo asagu ka mid ah macalimiinta Qur’aanka ka dhiga Masjidka Abubakar ee ku yaala Isla magaaladaasi Manesato laguna magacaabo Maxamed Hambaase. Labadan wiil ayaa dabiyada waa weyn ee ay ka galeen shacabka Guleed Garaad iyo guud ahaan kan SSCba waxaa ka mid ah ayagoo Islaamo waa weyn iyo odayaal Cimri ah ka soo duubay Cajalad taasoo lagu faafiyey qaar ka mid ah websityada, arintaasoo ahayd mid ugugb ku ah warbaahinta iyo dhamaan dadka caqliga u saaxiibka ahba. Kooxdii Hargaysa oo markii hore dadka shacabka iyo wax ma garatada ku maaweeliyey nabad ayaanu idin keenaynaa, aya waxay kala soo kulmeen Hargaysa arin aan ahayn teey ku talo galee, taasoo ay filayeen mar hadeey Madax dhaqameedkii reerka gacanta ku dhigeen dadkiina kala qaybiyeen bal in ay helaan jago wasiir ama ku xigeen, aya waxaa loogu af celiyey in loo hayo Agaasime waaxeed, waxana la sheegay in Agaasime waaxdkiina ay isku qabsadeen. Rogaal celikoodii labaad, ayaa wuxuu noqday markeey ******** in Saraakiishii reerku sugan yihiin Magaalada Bali cad si ay ururiyaan hubkii Qurbaha Joogat Barkad ee SSC ay gaday, ayey markale waxya Garoowe uga yeedheen garaad Abshir Salaax, waxayna ka codsadeen in hubkaas aan gacanta loo gelin saraakiil ay ka mid yihiin Col: Faarax Nadiif, Kayse C/Yuusuf, C/Dheere Maxamed Curyaan iyo Gurajoof Maxamed Dheeg. Hadaba markii Saraakiishu dalbadeen in hubka lagu soo wareejiyo ayaa waxaa qaylo dhaan iskaga timid magaalooyinka Manesato iyo Hargaysa, halkaasoo ay ku kala sugan yihiin labada kooxood ee maamulka Hargaysa u kala adeega. Qolana ay debeda uga Ololeyso iyo qolana Gudaha, waxaana ay wiilashii hubka hayey ku war geliyeen in ay Garaadka u dhiibaan hubkaas, waxaana uu Garaad Abshir hubkaas shalay gacanta u geliyey Horgal Diiriye Maxamed Cali Bulay, oo ka mid aha Horgaladii SNMta keenay Widhwidh, isla markaana Garaadka Adeerkiis ah. Arintan ayaa fajeciso ku noqotay dhamaan qurba joogta beesha ee hubka ka iibiyey dhididkooda, uguna talo galay in uu ku hawlgalo hogaanka SSC ee loo igmaday xoreynta deeganada SSC. Diiriye Maxamed Cali Bunay{Diiriye Halaag}, wuxuu ka mid yahay dadka danbiyada waa weyn ka galay guud ahaan shacabka SSC gaar ahaan kuwa beesha Guuleed Garaad, oo uu ku soo hogaamiyey maleeshiyaadka beesha *****, Waxaana sababta Diiriye hubka loogu dhiibey lagu micneeyey labo arimood. Tan koowaad oo ah in nimanka SNMta u adeega ee beesha u dhashay kuna kala sugan Hargaysa iyo Manesato aysan aamineyn cid kale, isla markaan ay ka cararayaan saraakiisha iyo dadka kale ee qadiyada leh ee beesha ka soo jeeda. Iyo arinta labaad oo ah Garaadka oo uu adeerkiis run ah yahay, laguna fasiray in uu Adeerkiis doonayo in hadiiba hubkaasi cidi iibsanaynso uu asagu iibsado ama qaatoba. Waxaan arintan ay keentay xiisad weyn iyo Kacdoon shacab, waxaana ayaamahan soo socda la maqli doonaa Arimo kale hadii aan arintan si deg deg ah looga hortegin. Ayadoo waxii cawaaqib xumo ah ee halkaas ka dhashana mas’uuliyadeeda loo tirinayo kooxahan isgarabsanaya ee Diiriye Halaag ku casuumey hubkii qurba joogta Barkad. Xigasho Horufadhi.com Jidbaale.com
  19. Buuhoodle (Waaheen) Maleeshiyadda SSC ee ka soo horjeeda Somaliland ee fadhigeedu yahay Deegaanka Buuhoodle ayaa qarka u saaran inay Burburto.kadib markii uu khilaaf weyni soo kala dhex galay Hogaankooda iyo saraakiisha Ciidanka Bur-burka Maleeshiyadaas ayaa la sheegay inuu ka dhashay khilaaf ba’an oo in muddo ah ka dhex taagnaa Hogaanka Sare ee Maleeshiyadaasi kuwaas oo u kala fadhiistay jilibo yar yar oo markii hore la isku keen keenay Sida ay wararka aanu Buuhoodle ka helnay xaqiijiyeen Bur-burka Maleeshiyadaasi waxa soo dadajiyay Dhaqaale daro soo food-saartay iyo iyo Maamul xumo ka dhex dilaacday, taasoo sababtay inay qaar ka mid ah Maleeshiyaadaasi ka goostaan. Qaybaha ay u kala jabeen Maleeshiyadaasi waxa kala hogaaminaya hogaankii hore oo la yidhaahdo Saleebaan Xaglo toosiye iyo laba nin oo Maamulkiisa ka soo horjeedsaday oo la kala yidhaahdo Yaasiin Axmed Sulub iyo Taliyihii Ciidamadaasi oo la yidhaahdo C/risaaq Bakayle X Faarax Burburka Masuuliyiintan ayaa la sheegay inay ugu weyn tahay dhaqaale xumo soo food saartay taasoo sababtay in dadkii deegaanka ee ay Deymaha ka qaadan jireen ay ka joojiyeen lacagihii iyo Adeegyadii ay siin jireen kadib markii ay waxba ka soo noqon waayeen jabhadaasi iyagoo arkay isqab-qabsiga ka dhex taagan Sidoo kale waxa khilaafkooda sii xoojiyay Weeraradii ay dhawaan ku qaadeen meelo ay ka mid tahay Deegaanka Oog oo ay ku laayeen Askar reer Somaliland ahna qaarna ay Af-duubteen taasoo galisay dadka deegaankaas baqdin iyo cabs soo waajahda Amaankoodii taasoo sababtay iyana inay ku kacaan Kacdoonka ay dadweynaha Deegaankaasi kala horyimaadeen kooxdaasi ayaa sababtay inay soo daayaan Askari ka tirsan Ciidanka somalliland oo ay ka qafaasheen Oog taasoo ay ku wareejiyeen Madax-dhaqameedka iyo dadweynaha Ganacsatada ah ee Reer Buuhoodle Waxa ay wararkii ugu danbeeyay ee aanu ka helno Maleeshiyadaasina sheegayaan inay jiraan shirar iyo kulano loogu garnaqayo masuuliyiintaasi is haya.
  20. Inan aan facebook ka jeclaaday baan ku idhi: Adigoon online noqon, oon ereyga soo qorin, lol-na iigusii ladhin, miyaan eega seexdaa, inan yahay daraadaa, comentkii aad bixisaan, akhriyaa had iyo jeer, inta kugu tuftaan badi, uurka aan ka neceboo, ADD ninkii ad sii saan, ka gubtaa udgooneey, mar marbaan idhaahdaa, ubax wada guduudito, sawir aad u qurux badan, yaa ...u TAG-gareeyoo, WALL-keeda ugu naba
  21. Galgalatay niyow halkan kuma geleysaane Galadaadii orod u tag yaa lagaa gurane Gobta SOL baa la yidhaa gocasho miirtaaye Aroorahaa galay aadmiga orod ka soo gooso ...