Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Horta, If Vegetable Oil comes From Vegetable and Olive Oil From Olives....Where Does Baby Oil Come From ???
  2. Halkuu xaajigii xamaanta dhigtay iyo Xajj-keenu Xiis iyo Maydh weeyaan Istaaqfurullah ,,,,,,,,,,,,,,,
  3. Yeah it is buzzing of course ...............
  4. Wa'alaykum wasalaaam ,,,,, Eid Mubarak Juxa
  5. From the Press release: Somaliland Diidka:- Waxaan uga digaynaa Maamulka Muqdisho ee tabarta daran ee tiisiiba hanan-kari wayay inuu taakuleeyo falaagada Somaliland diidka ee ka soo jeeda Degmada Buuhoodle kuna sugan yihiin hadda Magaalada Muqdisho Madaxdoodu. Waxaan Xukuumadda ku baraarujinayaa iyadoo hore u fidisay googol nabaddeed in ay arrintaas ka midho dhaliso, waajibaadkeedana ka gudato, xuduudaha dalkana sugto.
  6. “Waxaanu uga digaynaa Maamulka Muqdisho ee tabarta daran inuu taakuleeyo falaagada Somaliland diidka ah ee ka soo jeeda Buuhoodle” xisbiga UCID Xisbiga Siyaasiga ah ee UCID ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay kaga hadlayaan dhawr arrimood oo ay ka mid yihiin Maleeshiyada Buuhoodle ee Muqdisho ku sugan, Xaalada Nabadgelyo ee Dalka iyo Dooda Mooshinka Xadaynta Mushaharooyinka ee ka socota Golaha Wakiiladda. Xisbigu waxa uu wax aad looga xumaado ku tilmaamay mooshinka ku saabsan xeerka kala xadaynta mushaharooyinka iyo gunooyinka goleyaasha qaranka, Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee doodiisu baryahanba ka socotay Golaha Wakiilada. Xisbigu waxa uu sheegay inuu aad ula yaaban yahay waxa keenay wakhtigan dooda ku saabsan xeerkan ee Golaha Wakiilada, taasoo ayaan darro ku tilmaameen. Xisbiga UCID waxa uu sidan ku sheegay war-saxaafadeed uu maanta magaalada Hargeysa ka soo saaray oo uu ku saxeexan yahay Xoghayaha Guud ee Xisbigaas Muuse Xaaji Maxamed Guuleed
  7. Reer Awdal waa qadeen this time too, qeylana kama maqlooyi. Waxaasaa riyo la yidhaahdaa hadaba ,,,,
  8. Not here and not in this process ,,,,
  9. Taliyaha Ciidanka Baadhista Danbiyada ee CID’da ee Gobolka Sool Cali Dhalaaye ayaa caawa niman Hubaysan oo aan ilaa hada la garanaynini Tacshiirad ku fureen waxaana la sheegay inuu dhaawac culusi soo gaadhay Sidoo kale waxa uu warku intaa ku daray in nin kale oo Caaqil ah oo ag fadhiyay uu isna ku dhaawacmay falkaasi. Ilaa hada war war ah oo faahfaahsan lagama hayo dhacdadaasi hase yeeshee waxa ay wararku sheegeen inay baxsadeen kooxdii falkaasi geysatay
  10. Laascanod (HWN) - Taliyihii Ciidanka CID-da ee Gobolka Sool, Cali Jaamac Aadan ayaa dhaawacmay ka dib markii caawa dablay aan la aqoonsani rasaas ku fureen Taliyaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Taliyaha ayaa la sheegay in dhaawac ka soo gaadhay Lug waxaana loola carayay Cisbitaalka magaalada Laascaanood, sida sheegeen qaar ka mid ah qoyskiisa oo ku sugan magaaladaasi. Illaa imika ma cadda cida falkan ka fulisay mana jirto cid ka tirsan maamulka gobolka Sool oo ka hadlay dhacdadan, hase yeeshee waxa la sheegay inay qeyb ka tahay falal kooxo abaabulan oo aan la aqoonsanayni ay ku bartilmaameedsadaan masuuliyiinta laamaha Ciidamada kala duwan ee gobolkaasi. Waxa hore u jiray labadii sanadood ee la soo dhaafay illaa sadex sarkaal oo hore oo lagu dilay gudaha magaalada Laascaanood kuwaasi oo illaa imika aan la aqoonsan cidii ka dambaysay.
  11. Yes, beautiful & single ...... but those were not part of the requirements
  12. PL Gaadiid bay soo Bandhigay waa Gadiid Iskaraab ah oo Xumaaday awalba anaga Gaadiid Baabuur ah ma Isticmaali Jirin waayo Meeshu waa Buuro
  13. Somaliland is the only solution now .... Reconciliation conference in Badhan between Somaliland & reer Maakhir.
  14. We've just recruited a new Londer to join our staff ... a very young, bright and intelligent girl maasha Allah .... Good afternoon peeps ....
  15. Originally posted by Che -Guevara: N before the obvious is asked and stated. I am Al-Shabaab supporter. I support AS as movement and it's my hope it will turn into an institution-one that protects,provides, and justly rules its citizens. I don't care if AS is led Ceyrow, Godane, Rooboow, Shangole, or any other character as long as these men deliver for the people! It's my hope that you will support your entity in the same manner. Just for the record ..... I can see because of your confusion and desperation you are not doing good here either ,, you're just moving your support from BAD to WORSE ......
  16. Hargeysa-(HWN)- Gudoomiyaha golaha guurtida ee JSL Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa lagu soo waramayaa in uu caawa u yeedhay Taliyihii is casilay ee ciidanka sirdoonka JSL, waxaanay wada yeesheen labada dhinac kulan ay albaabadu u xidhnaayeen oo lagu falanqeeyay is casilaada uu ku dhawaaqay Taliyaha ciidanka sirdoonku Md Xuseen Kiiniyaati, sidaana waxa Hadhwanaagnews, u xaqiijiyay ilo wareedyo aad loogu kalsoonaan karo oo ka ag dhaw Labadan masuul ee kulanu dhex maray. Kulankan oo qaatay saacado ayaa lagu soo waramayaa in ay dhinacyaddu ay ku gorfeeyeen sababaha keenay is casillaada Taliyaha Sirdoonka iyo sida xal loogu heli karo is af garanwaaga soo kala dhex galay Taliyaha iyo Dawladda iyo xalinta cabashooyinka jira. Warku waxa kale oo uu intaa ku daray In Gudoomiyaha Golaha Guurtidu uu ka waraystay taliyaha ciidanka sirdoonka sababaha keenay in uu xilka iska casilo wakhti xaadirkan , iyo tabashooyinka jira, waxaanu Gudoomiyaha Guurtidu ka dalbaday Taliyaha Sirdoonka in uu ka noqdo is casilaadiisa oo uu sii wato xilkiisii taliyenimo. Ilo wareedyaddan lagu kalsoonaan karo ee ka ag dhow labada dhinac waxa lagu sheegayTaliyahii Ciidanka sirdoonka ee xilka iska casilay in uu ka biyo diiday gebi ahaanba in uu aqbalo codsiga uu u soo jeediyay Gudoomiyaha golaha guurtidu, waxaanu ku adkaystay in aanu sinaba uga noqonayn is casilaadiisa oo u arko mid sax ah ah immikana uu sugayo inta uu Madaxweynuhu ka soo magacaabayo taliye cusub si uu xilka ugu tiriyo. Taliyaha Sirdoonka ee istiqlaaladda dhiibay Xeseen Kiiniyaati ayaa u sheegay Gudoomiyaha Guurtida in uu ka dalbanayo in uu Madaxweynu si degdeg ah i soo magacaabo Taliye cusub oo uu si degdeg ah ugu wareejiyo xilkan uu iska casilay, isaga oo ka dalbaday Madaxweyne Axmed Siilanyo in uu ku soo magacaabo Taliye cusub muddo Seddex caano maal gudahood ah si uu xilka ugu wareejiyo. Ugu danbayntii, Gudoomiyaha Golaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka codsaday Yuusuf Kiiniyaati in uu xilka sii hayo ilaa inta uu Madaxweynuhu ka soo magacaabayo Taliye cusub.
  17. Tories: Harrow Council twinning motion passed by Labour 'without discussion' A TORY councillor has accused Labour of passing a motion on twinning with more towns and cities “without discussion”. The pledge calls for the authority to explore the possibility of developing partnerships with more foreign cities and specifically mentions ten, including Hargeisa, in Somaliland. It does not bind the council into twinning with more areas, and will still have to go before the cabinet committee when leading Labour councillors will have another opportunity to vote on it. Councillor Susan Hall, leader of the Conservative Group, says any move to twin with other areas, beyond the current agreement with Douai, would be a waste of taxpayers money. Yusuf Yusuf, of Harrow Association of Somali Voluntary Organisations (HASVO), has accused her of dismissing the proposals without proper discussion. She said: “I’m afraid Mr. Yusuf has been misinformed. The Conservative group wanted to extend the council meeting to properly debate this motion, but we were voted down by Labour who passed it without discussion. “At a time when sensible spending in local government is an absolute necessity, the Council simply cannot afford to expand its twinning operations as it costs money whether we visit these countries or not.” But Councillor Bill Stephenson, leader of the council, defended the way the motion was dealt with, saying the meeting had come to an end and there was no time for a debate. He insisted twinning could be achieved without spending tax payers' money. He said: “It's an idea and it so far hasn't been agreed. I'm pleased to hear that some groups are supportive of it. “We don't want it to be a party political thing we want to be very open about local residents and whether they want to twin. “Certainly the idea it's going to cost any money is not an issue because it won't.”
  18. Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Qaranka Jamhuuriyadda Somalilan Oo Xilkii Iska Casilay Hargeisa-(HWN)- Taliyihii ciidanka Sirdoonka qaranka Xuseen Kiiniyaati, ayaa iska casilay xilkii taliyanimo ee uu u hayay qaranka isaga oo si rasmi ah ugu gudbiyay is casilaadiisa abaaro Tobankii subaxnimo ee saaka madaxweyne JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Sillaanyo, isla markaana uu ka aqbalay. TaliyahII ciidanka Sirdoonka qaranka Xuseen Kiiniyaati, oo ay Hadhwanaagnews kula xidhiidhay khadka tilifoonka oo ay wax ka waydiisay waxa ka jira is casilaadiisa iyo sababta kaliftayba waxa cadeeyay in ay jirto arrintaasi oo uu iska casilay xilkii uu hayay, waxaanu yidhi isaga oo arrimahan ka hadlaya "Waa run oo waan iska casilay xilkii taliyenimo, madaxweynahana waan u gudbiyay warqadii is casilaadayda, waanu iga aqbalay". Mar uu ka jawaabayay su"aal ahayd sababta ku kaliftay is casilaadiisa waxa uu yidhi "Xilkan aan qaranka u hayay waxa uu ahaa mid culus oo u baahan khibrad, waayo aragnimo iyo aqoonwada dheeraad , xilka i saaranina waxa weeye in aan xilkaa ka soo baxo iyo inaan iska casilo, hadaan runta kuu sheegana Xilkan aan hayay waxa igu faro galiyay masuuliyiin ka tirsan dawladda oo aan waxba ka garanayn shaqadd sirdoonka, sidaa daraadeed, waxa ii muuqatay in shaqadii aan hayay aan u madax banaanaan waayay oo ay gu soo faro galiyeen dad aan aqoon u lahayn, taas oo caqabad ku noqotay geedi socodkii habsami u socodka xilgudashadayda, sidaa awgeed,wax ii cadaatay in aanan sii wadi karin hawshan, taasina waa sababta aan isu casilay,". Xuseen Kiiniyaati waxa uu ka dhawaajiyay in shaqadiisa ay faro galin joogta ah ku hayeen masuuliyiin aanu carabaabin oo ka tirsan dawladda oo aan waxba ka garanayn sirdoonka, waxaanu tibaaxay in uu in badan u gudbiyay madaxda qaranka sidii wax loogala qaban lahaa caqabadaha hor taagan shaqadiisa, balse nasiib daro aanay dawladdu waxba ka qaban xal u helista cabashadiisa. Mar uu ka jawaabayay warar lagu faafifay Saxaafadda oo sheegayay in thoipia ay ku khasabtay Somaliland in xalka laga qaado isaga waxa uu yidhi "Arrintaa waxba kama jiraan, laakiin sidii ay xaqiiqdu ahayd waanigii kuu sheegay". Maaha markii ugu horaysay ee uu Xuseen Kiiniyaati iska casilo xilkan uu hayay oo kale, balse xiliigii dawladii Madaxweyne Rayaale ayuu sidan oo kale isaga casilay xilkii Taliyenimo. Xuseen Kiiniyaati oo ah sarkaal sare oo khibrad iyo aqoon dheeraad ah u leh hawlaha sirdoonka, mudda badana ka soo shaqaynayay, horana uga soo ahaa Taliyaha sirdoonka qaranka, xilligii ay talada dalka Somaliland hayeen xukuumadii hore, ayaa is casilaadiisani ay hagardaamo ku noqonaysaa xilkii cuslaa ee ay hay"adii sirdoonku u haysay ummaada, waxaana la is weydiinayaa oo ay calaamatul su "aal saaran yahay sababta ay xukuumada Somaliland wax uga qaban weydan cabashada Taliyaha ka hor intii aanu casilin.