Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. في يوم من الأيام كانت فتاة تجري خلف رجل ،، فألتفت لها و سآلها عن السبب ،، قالت الفتاة : لقد رأيت فيك جمال وروعه ، ورجوله جذابه ، وعقل متزن ، وثقل طبيعي ، وذكاء فذ ، لقد أحببتك ، فابتسم وقآل لها : انظري خلفك صديقي موجود ، انه أفضل مني بكل شي ،، فألتفتت ولم تجد أحد فسألته : أين هو ؟ لا يوجد أحد ؟ فابتسم وقآل : لو كنتي أحببتيني لما التفتي تبحثين عن غيري
  2. Nin weyn oo sidii dhoocil yar u ooyayaa iigu daran ,,,, oo xataa wuxuu rabo aan garanayn
  3. Subax wanaagsan reero aakhiro ,,, I'm off to Borama today ,, will leaving here in an hour IA .... lemme know if u have Xidigo's phone number ,,
  4. Sicir barar baad maqashee Garaad Barar baa jira niyow ,,
  5. Meles oo sheegay in ay gacan siinayaan Somaliland Raiisul Wasaaraha Ethiopia, Meles Zenawi ayaa sheegay in iskaashiga u dhexeeya Ethiopia iyo Somaliland la sii xoojin doono. Raiisul wasaaraha ayaa hadalkan sheegay mar uu xafiiskiisa magaalada Addis Ababa ku qaabilay Madaxweynaha cusub ee maamulka Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo. Sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Ethiopia, Meles waxa uu sheegay in iskaashiga mudada dheer u dhexeeyay labada dhinac in la sii adkeynayo. Raiisul wasaaraha Ethiopia ayaa u xaqiijiyay in Ethiopia ay taageero u fidineyso Somaliland dhinacyada ammaanka, nabadda, ganacsiga iyo isgaarsiinta. Madaxweynaha Somaliland, Axmed Siilaanyo, ayaa Arbacadii booqasho saddex cisho ah uga bilaabatay waddanka Ethiopia. BBC
  6. Abu Yusuf fighting against Abu Muscab .....
  7. ... doorkan dacaayda Burcaa iska leh dee .. 8 sanadoodna Booramaa la saarnaa ,, lol
  8. Telephone ma laga hayaa ??
  9. desires to feel the hard pressures of your hot pulsating, vibrating, soothing, relief that only you can satisfy... aah, i love my showers . . . .
  10. loooooooooooooool@mustaqiim ,,
  11. Meeting with the joint chiefs while you have a Ugandan bodyguard ,,,,,,
  12. فيه واحد محشش دخل البيت متاخر فتحتله اخته الباب قام وضربهاقالها ليش متاخره