Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Mayee ninkan Zack baa khaakhaayiraad iska leh markuu qayilo ,,,, dadkaa isaga ekaada
  2. (London-HNW) Waxaa xalay dhacday xaflad ballaadhan oo lagu soo dhaweynaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wafti ballaadhan oo u hoggaaminaayo, soo dhaweyntan oo ahayd mid ay si toosa isu qaabileen Jaaliyada ku nool waddanka Ingiriiska iyo Madaxweynaha Somaliland oo ahayd markii kobaad ama jaaliyadii kobaad ee la kulanta Madaxweynaha tan iyo intii la doortay, isla markaana waa markii kobaad ee muddo afars sanno ah ay Jaaliyada ku dhaqan waddanka boqortooyada Ingiriisku la kulmaan Madaxweyne Somaliland ka soo kicitimay. Goobta xafladu ka dhacday ayaa ahayd xafadda caanka ah ee bariga London, halkaas oo ahayd gobtii laga abaabulay halgankii lagu xoreeyay Somaliland ee SNM. Xaflad Aad U Quruxbadan Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo Oo Ka Dhacday Magaalada London, Buuxdhaafkii Dadka Iyo Qabowgii Debadda. Daawo Sawiradda. (Hadhwanaagnews) Sunday, November 28, 2010 Wasiirka Arimaha Dibadda ee J.Somaliland Dr.Mohamed C/Laahi iyo Wariyeha Sanadka Muniir Ahmed Cigaal oo wada taagan. (London-HNW) Waxaa xalay dhacday xaflad ballaadhan oo lagu soo dhaweynaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wafti ballaadhan oo u hoggaaminaayo, soo dhaweyntan oo ahayd mid ay si toosa isu qaabileen Jaaliyada ku nool waddanka Ingiriiska iyo Madaxweynaha Somaliland oo ahayd markii kobaad ama jaaliyadii kobaad ee la kulanta Madaxweynaha tan iyo intii la doortay, isla markaana waa markii kobaad ee muddo afars sanno ah ay Jaaliyada ku dhaqan waddanka boqortooyada Ingiriisku la kulmaan Madaxweyne Somaliland ka soo kicitimay. Goobta xafladu ka dhacday ayaa ahayd xafadda caanka ah ee bariga London, halkaas oo ahayd gobtii laga abaabulay halgankii lagu xoreeyay Somaliland ee SNM. Dadweynaha ka soo qabgalay xaflada waxay isaga kala yimadeen dhammaan gobolada waddanka Ingiriiska, halka qaarkood ay ka yimadeen waddamada Yurub. Goobta xaflada lagu qabtay oo qiyaasti qadaysay 1500 oo qof ayaa markiiba buuxdhaftay, waxaana aad arkaysay dadweyne ka badan inta gudaha ku jirta oo debadda tagaan, yadoo xiligan uu qabow aad u darani ka dhacaayo waddamada Yurub, khaladka qudha ee meesha ka dhacay ayaa ahaa guddida qaban qaabada xaflada oo soo kireeyay hool aad uga yar dadka baxada leh ee xafladan ku soo tallo galay inay arkaan Madaxweynaha. Ugu horeyn waxaa madasha furay oo ka hadlay wakiilka Somaliland u fadhiya carriga Ingiriiska Axmed Sanqoore, wuxuuna ku soo dhaweeyay Madaxweynaha iyo waftigiisa dalka Ingiriiska. Waxaa isna goobti ka hadlay Axmed Daahir oo ah guddoomiyaha ururada Somaliland, wuxuuna sheegay Mr. Axmed in ay muhiim tahay in dadku midooban oo ay iska ilawaan khilaafkii dorashooyinka, wuxuu sidoo kale sheegay in ay dhawaan intuu Madaxweynuhu joogo furidonaan safaarad u gaara dalka Somaliland. Goobta waxaa joogay oo marba dadka mawelinaayay isla markaana ay dadkii xaflada ka soo qaybgalay iyo Madaxweynuhuba aad ula dhaceen fananiin caan ah oo soo camiray xaflada isla markaana aad u soo diyaar garoobay, waxaana kamid ahaa Fanaaniinta wacdaraha dhigay ee Madaxweynaha soo dhaweyntiisa doorka weyn ka qaatay Fanaanadii weynayd ee Saynab Cige Maxamed, Nimco Yaasiin Caraale, Ikraan Caraale Samsam Cali, Nuur Daalac, Cabdi Qaboojiye, Abdirisaaq Gaadaco, Yuusuf Dheere, Abdikariim Raas, Nimco Degen, Cabdi Cumar Yare Faysal Yare, Naasir Cunjuf. Sidoo kale waxaa joogay abwaano waa weyn oo yagana heeso ay sameyeen lagu soo bandhigay goobtii waxaana kamid ahaa, Abwaan Cali Axmed Raabi (Cali Seenyo) Iyo Abwaan Faarax Buluqbaash. Waxaa yaguna gabayo cajiiba ku soo bandhigay abwaanka dhalinyaradda ah ee Abdiraxmaan Ibraahim Abees, iyo abwaanada Caasha Luul. Dhammaan Fanaaniinta ayaa goobtaas ku soo bandhigay heeso wadaniya oo ay ugu tallo galeen xaflada. Waxaana si weyn uga helay hesahaas Madaxweynaha Somaliland iyo dadweynihii ka soo qaybgalay xaflada. Waxaa ugu danbeyntii goobtaas khudbad ka soo jeediyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo Wasiirka arrimaha debadda Somaliland Dr. Maxamed Abdillaahi Cumar, anngoo cod ahaan idinku soo gudbin doona khudbadii Madaxweynaha iyo wasiirada.
  3. looooooooooooooooooooooooooool@Maxaa suniyaha ka qaldan?
  4. Waa markii adigana sida Zenawi laguu khaakhayiri jiray ,,,,,
  5. is it bad news when the TFG official confronts AMISOM ?? ,,,,, I think it is good news that this guy is brave enough to slam the AMISOM actions against civilians 1
  6. Waan kaa shakiyayba horta ,,, ehem ehem Lemme do some background check and run the database verifier ,,,
  7. The SSC part reminds me of the Gaza Bank ...
  8. .... maxaa ilaa 2005 meeshan ku dhigay adiga ? lol
  9. I heard secretary buu u ahaa nimankii inqilaabka samaynayay ,,,
  10. Xaajigu nin yar maaha ,, ilaa 61 kii buu soo taagnaa
  11. Isaga iyo Zack ,, Zenawi bay xafiiska kala shaqeeyaan
  12. Mar hadaad awliyada soo hadal qaaday ,,, waxaan ku leeyahay soo dhowow ,,,,
  13. He makes it dee and uploads it to wikimedia ,,,,