Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. taariiqda hala qoro baab cusubna hala furo. Exactly ,,,,, Now this is part of the written taariikh and the new chapter is already open.
  2. Look where u went now Juxa ,,,, Some clarifications for you: you cant have people who served the regime and participated in its ideology as part of your lovely dowlad I said it is part of the history dee not that they should be killed or hanged .... It is what happened and they know they were part of it. blame an entire somali I said SOMALI GOVERNMENT ,,,, not entire Somali population.
  3. Wiil Uu Dhalay Madaxweynaha Dalka Masar Iyo Qoyskiisa Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Duulay Qaahira Iyaga Oo U Sii Jeeda Dalka Britain Iyo Dareenada Ku Xeeran Cairo-(HWN)- Wararka ka imanaya caasimadda dalka Masar ayaa sheegaya wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Housni Mubarak oo lagu magacaabo Masar Gamal Mubarak, iyo qoyskiisu ay maanta si lama filaan ah ugu duuleen dalka Britain. Warku waxa uu intaa ku daray in wiilkan uu dhalay Madaxweynaha dalka Masar oo ay wehiliyaan xaaskiisa iyo carruurtiisu ay ka dhjoofeen gegidda diyaaradaha ee caasimadda Cairo iyaga oo u sii jeeda magaaladda London, mana jiraan ilaa hada wax war ah oo rasmi ah oo ay Dawladda dalkaasi ka soo saartay ujeeddada dhabta ah ee keentay wakhti xaadirkan safarkan degdega ah ee wiilka Madaxweynaha iyo qoyskiisa. Warar la isla dhex marayo ayaa tibaaxaya in safarkan degdega ah ee uu Wiilka Madaxweynaha iyo qoyskiisu ay ugu kicitimeen dalka Britain in uu daaran yahay mudaharaadyadda rabshadaha wata ee ay dadku dhinteen ee ka socda dalka Masar oo si weyn looga cabsi qabo in ay dhaawacaan deganaanshaha iyo xasiloonidda dalkaa si la mid ah kuwii ka dhacay dalka Tunis. Geesta kale, dalka Masar oo ay hadheeyeen maalmihii u danbeeyay mawjado kacdoono ah oo ay wadaan mudahaaraadayaal gadoodsani ayaa laga soo waramayaa in ay hawada ka baxeen oo la xanibay isticmaalka qaar ka mid ah adeegyadda isgaadhsiinta ee ay dadku kuwada xidhiidhaan kuwaas oo ay ka mid yihiin fariimaha qoraalada ah ee laga diro moobilada iyo isticmaalka Twitterka, ka dib markii loo aaneeyay in dadka mudaharaadyada dalkaa ka dhigayaa ay kuwada xidhiidheen nidaamkan si ay u dardar galiyaan dibad baxooda. Si kastaba ha ahaatee, isku dhacyadan dhex maraya dibad baxayaasha iyo ciidamadda amaanka ee dalkaa ayaa la sheegay in ay ku dhinteen ugu yaraan Afar qof, halka tiro intaa aad uga badanina ay ku dhaawacmeen.
  4. Maamulka Gobolka Sool Oo Bilaabay Diiwaan Gelinta Qaxootiga Ka Soo Barakaca Dagaalada Somalia Laascaanood, January 27, 2011 (Haatuf) - Maamulka Gobolka Sool ayaa bilaabay qorshe ay ku diiwaan gelinayaan dadka ka soo qaxay dagaalada ka socda dalka qalalaasuhu ka taagan yahay ee Somalia si aanay saamayn ugu yeelan Nabadgelyada Gobolkaasi. Sidaana waxa sheegay Badhasaabka Gobolka Sool Cabdilaahi Jaamac Diiriye oo u waramayay shabakada Somaliland.Org, waxaanu sheegay in arrintaasi oo ay u yeeleen sababo nabad gelyo ay ugu socoto si wanaagsan isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Waxaanu bilownay oo noo socda qorshe aanu ku diiwaan gelinayno dadka qaxoontiga ah ee ka soo baro kacay Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Laascaanood kuwaasi oo aanu siinay kaadhadh aqoonsi. Waxa kale oo aanu u samaynay Guddi iyaga u gaar ah xafiisna waanu u furnay.” “Waxaanu sidaasi u samaynay sababo nabadgelyo waayo waxaanu doonaynaa inaan iyagana aan xuquuqdooda meel lagaga dhicin oo la ilaaliyo, iyagana aan dad Nabad gelyada halis gelin karaa ku soo dhex dhuuman. Illaa imika tiradooda kuuma sheegi karo hase yeeshee markaanu dhamaynayo ayaanu saxaafada u sheegi karnaa.” Badhasaabka gobolka Sool C/laahi Jaamac Diiriye waxa kale oo uu sheegay in xaalada nabadgelyo iyo bulsho ee degmooyinka Gobolka Sool ay aad u wanaagsan yihiin, waxase uu ka dayriyay abaaro ba’an iyo biyo la’aan ka jira deegaankaasi waxaanu xukuumada iyo Ha’yadaha caalamiga ah ugu baaqay inay gurmad deg deg ah la soo gaadhaan bulshada deegaankaasi ee abaartu hayso.
  5. Thought u were watching footie ...
  6. Juxa;690712 wrote: so JB who did THIS? all of us (anyone who is not from hargeysa + burco) mise an army composing of all did this? a dictatorship did this? Now that is your problem dee ,,,,,,,,,,,, As i said the beginning, this was done by THE SOMALIA GOVERNMENT. Were they from any particular group ???
  7. And who is instigating cuqdad more ,, the ones that did this horrible action or me posting the pictures ???? and Yes, Alxamdulillah Hargeisa is doing well ..... but we should all know where that "doing well" came from ,,, right ?
  8. waar enjoy the "beautiful" pictures baan ku idhi ....
  9. Last day of the week ,,, and it is very slow
  10. I'll let Che enjoy the "beautiful" pictures .......... waar ku raaxayso. Juxa, The more positive one is the one happening right now and it will continue. This is for the record and will be in the history books now and forever. I'm sure what is happening in Xamar right now will also be written in the history books. It is the same everywhere.
  11. How can you close a history ??? ,,,
  12. Che -Guevara;690686 wrote: It looked beautiful. Just for the record ,,,
  13. More photos to come and the days goes by ..................
  14. Remembering the 20th Anniversary of when Siad Barre was ousted from Mogadishu it brings back old (not so old) memories of what he and his government did to their supposedly own people and towns. Going around Hargeisa in 2011 is so much different from that of 1991 when we just came back from the refugee camps after 3 years of hardship, hunger, disease and without shelter. That is what makes history of the people and lands. Those pictures and many others will always be available to the generations to come so that they know where they came from and what has happened to the land they're living. This has nothing to do with politics but brings back the reality at the time and how the society managed to build their country from scratch without relaying on external assistance. It is a lesson for every society that whatever the situation is there is still a hope to end the disaster and build a better future for their people. Leaders must take note and think of leaving good names for the coming generations. I still remember going around those empty streets and destroyed buildings at that time wondering if there will be any hope of bringing Hargeisa back to its glory times. I'm glad I now see even a better one and many more to come.
  15. Soomaaliya gudaheeda iyo dibaddeedaba waxaa si buuxda la isugu raacsan yahay ayuu yiri Mahiga, in xilliga ku meel gaarka uu ku dhammaado bisha August sidii uu qorayay heshiiskii Djibouti. Hmmmm ...
  16. Even if there is Janno ,, u wouldn't say so ..... markaa naga daa dee
  17. “Somaliland wey ka Faa’iiday Burburkii Dawladdii Siyaad Barre oo Amaankeedii bay sugtay……” “Somaliland Way Iska Noolaan Kartaa, Taiwan-ba Way Nooshahay,….Ninkii Daalayaa Ha Daalo, Kii Dagaalamayaa Ha Dagaalamo…” . . . Muj Ibraahim Maygaag Samatar Interesting Interview with Ina Maygaag.
  18. Haa ,,, beri aan nuune quraan ku akhriyay bay waxanoo kele ka soo dareereen
  19. While war grips the horn of Africa in Somalia’s south, a brand new industry is growing in the north - tourism. A new tourism agency in Somalia’s northern autonomous region of Somaliland called STTA (Somaliland Travel and Tourism Agency) is extending their hand out to the international community. “Come see what we have to offer,” said Abdinasir Ibrahim, Deputy Manager for STTA. The agency, which has been open for a little over a year, has been offering foreigners a glimpse into northern Somalia -- a self declared independent region of 3.5 million people, and even though it has managed to find relative calm amidst a violent war in the south, the international community does not recognize it as a country. “Most people have a bad image of Somalia -- the piracy, Islamic militants and the war in Mogadishu,” said Ibrahim. “When people come here, they see how people live, how they work and the peaceful situation.” Earlier this year, Somaliland made headlines for what international observers called the first free election in Somalia with over 1 million registered voters electing Ahmed M. Mohamoud Silanyo as their president. The elections were considered to have been fair with relatively low violence. “Seeing is believing,” said Ibrahim. “Once they see Somaliland, only then will they understand that we are very different.” In the one-year STTA has been open for business, they have hosted tourists from all over the world including South Africa, Hungary, Serbia and America. “We’ve had 21 American tourists come visit, and even an 82-year-old woman from Japan,” said Ibrahim. “We weren’t sure how she was going to climb the mountains, but she did.” Tourists of Somaliland can expect to explore archeological sites, but also a rugged dry and what some tourist exclaim as a beautiful coastline that is exclusive to the horn of Africa. READ MORE: http://current.com/news/92816859_war-in-somalias-south-tourism-in-the-north.htm
  20. how do u know ? Mise waxaad leedahay habeenba mid baa timaada the villa ilayn isagu uma bixi karee ??