Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Who is demonstrating ,,,,, People or Floods ???
  2. Laascaanood(Waaheen)Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya, in maanta ay magaaladiisi ay gilgileen mudaharaadyo iyo iska hor imaad dhex maray ciidamadda Ammaanka iyo dad gadoodsan oo la hadda la ogayn waxay ka gadoodeen. Waxaanay wararku sheegayaan in isku dhaca ciidanka iyo dadkaasi cadhaysan ay ka dhalatay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira, oo labada dhinacba soo gaadhay. Iyadoo sida ay wararku sheegayaan uu iska hor imaadkaasi ay ku dhinteen hal qof oo shacab ah kuna dhaawacmeen shan qof oo kale, halka ciidanka Ammaanka la sheegay in dagaalkaasi saddex askari dhaawacyo ay ka soo gaadheen. Isla markaana la gubay laba gaadhi oo ay leeyihiin ciidanka Boolisku Somaliland. Lama oga illaa hadda khasaaraha dhabta ah ee dagaalkaasi iyo sababta keentay midnba, balse waxa dad goob-joog ahi caddeeyeen in gabi ahaanba goobaha ganacsiga ee magaaladaasi ay maanta xidhan yihiin isla markaana laga cabsi qabo in kacdoonka iyo iska hor imaadku sii balaadho. Wixii ka soo kordha mudaharaadkaasi, iyo warar kale oo faahfaahsan oo la xidhiidha dhacdadaasi.
  3. http://www.togaherer.com/2011/01/31/laascaanood-mudaharaad-gilgilay-iyo-wararkii-u-danbeeyey-ee-dagaalkii-kalshaale-iyo-hagoogane-dhexdooda/
  4. Cali iyo Caasha wax ka daran baanu kala celinaynaaa ,,,
  5. Busy Monday here ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, so far so good
  6. Just go slow on them ,,, give them time and they will understand
  7. Waagacusub's Version: http://waagacusub.net/news/31.01.11.1keyse.htm
  8. Muqdisho:(Sh. M. Network) Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Baanaadir ayaa maanta xukun dil ah ku fuliyay nin ay ku eedeeyeen in uu ahaa sir doon u shaqaynayay dowladda wadanka Maraykanka. Fagaaro ku yaala deegaanka Maslax ee duleedka magaalada Muqdisho oo ay ku suganaayeen Saraakiil iyo ciidamo kale oo ka tirsan Al Shabaab oo ay wahliyeen boqolaal dad wayne ah ayaa galabta Xukun qisaas ah waxaa ay ku fuliyeen nin ay ku eedeeyeen in uu ahaa basaas u shaqaynayay sirdoonka Maraykanka ee FPI-da. Sheekh Cali Max’ed Xuseen oo ah Waaliga wilaayada gobolka Banaadir ee Xarakada Al Shabaab oo la hadlay warbaahinta xiligii uu dilkaasi dhacay kadib ayaa waxaa uu sheegay in Al Shabaab ay gacanta dhigeen Axmed Cali Xuseen oo ah 45-sano jir islamarkaana la shaqaynayay sirdoonka wadanka Maraykanka kaasi oo ka howlgalayay gudaha wadanka Soomaaliya gaar ahaan degmooyinka gobolka Banaadir oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Al Shabaab. Xukunka inta uu san dhicin ka hor, waxaa fagaaraha ka hadlay Sheekh Cumar oo ah qaadiga Maxkamadda gobolka Banaadir ee Al Shabab, waxaana uu sheegay in Al Shabaab ninka ay gacanta kusoo dhigeen dilkiisa ay u cugsanayaan Shareecada Islaamka sida uu Hadalka u dhigay. Fagaaraha Maslaxa ee duleedka magaalada Muqdisho waxaa lagu tuugtay ninkaasi oo Shabaab ay ku eedeeyeen in uu shaqaynyay basaaska Maraykanka ee FPI-da, isagoo ay toogteen ciidamo in dhaha u xirnaa oo watay qoryahay Akey 47. Wakiilka gobolka Banaadir Sheekh Cali Max’ed Xuseen waxaa uu sheegay in Xarakada Shabaab ay hayaan Dikumintiyo sir ah oo ninkaani ay ka duubeen gaar ahaan Filin uu sheegay in uu ku cadaysanayo in mudo 16-bilood ah uu la shaqaynayay sirdoonka Maraykanka, isagoo sheegay in maalmaha soo aadan ay u soo bandhigi doonaan shacabka Soomaaliyeed. “Ninkaan la shaqaynayay Cadowga, goorta uu lashaqo bilaabay, shaqooyinka uu la qabtay iyo inta umad ah uu jaajuusay, Filim intaasi ka turjumaya oo cadaynaayo shaqadiisa iyo Mushaarka uu qaatay, waxaas oo dhan dadka ayaan u soo bandhigi donaan” ayuu yiri Sheekh Cali Max’ed Xuseen. Maamulka Al Shabaab ee gobolka Banaadir ma’ahan markii ugu horeysay oo degmooyinka ay Shabaab gacanta ku hayaan ay xukun dil ah, Gacan goyn iyo Lug goyn ay ku fuliuyaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ay ku eedeeyaan inay xiriir la leeyihiin dowladda KMG Soomaaliya iyo waliba wadamada taageera, iyagoo markasta qofka ay xukunka ku fulinayaan sheega in uu cadaystay Dambigiisa.
  9. Touchy ..... Thanks for sharing
  10. U.S. cautiously prepares for post-Mubarak era The Obama administration appears to be now preparing for an Egypt without President Hosni Mubarak, pushing the hard-line 82-year-old leader to swiftly meet the cry from the streets for greater political freedom while growing ever-more doubtful that their longtime ally can survive the upheaval. The administration is not yet ready to abandon Mubarak — at least in public. Officials continue to strike a cautious tone in their statements, fearing that openly supporting calls for Mubarak's removal would alarm other U.S. allies in the region. http://www.latimes.com/news/nationworld/world/la-fg-us-egypt-20110131,0,7275710.story?track=rss
  11. Egypt's Opposition Unites Behind ElBaradei CAIRO—Egypt's opposition groups lined up behind a moderate leader comfortable on the world stage as their best chance to oust President Hosni Mubarak Sunday, while the nation's military closed ranks with the government leadership but allowed protests to continue raging in the streets. The moves continued to sharpen the country's clash over whether Mubarak would resign. Events here present difficult choices for the U.S., which has been attempting to push for both the stability that the military offers and the sweeping political changes demanded by the opposition. There was no indication that the two sides would meet or hold discussions. State television showed footage of Mubarak with his newly appointed vice president, former intelligence chief Omar Suleiman, meeting Egypt's top army commanders Sunday. The images appeared to be a bid to show that control of the armed forces was still in the hands of Mubarak and his regime. Read more: http://www.foxnews.com/world/2011/01/30/egypts-opposition-unites-elbaradei/#ixzz1CaQs8Dv5
  12. Mogadishu (RBC) the Somalia’s interim president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has issued a decree to dissolve members of the transitional federal parliament in Mogadishu, Sources told RBC Radio. The decree which its announcement postponed is dated on 26th January 2011, at a time while the president Sheikh Sharif was preparing to attend the 16th summit of the African Union head of states who have gathered in Ethiopia capital of Addis Ababa. “Today on 26th January 2011, a decree from the office of the president of the republic has dissolved the members of the parliament for the following causes…” said the presidential decree which ordered the dissolve of the parliament. The decree added that the members of Somali parliament become inactive of their duties and corruptionists. The president also accused the parliament of infringement of the laws and not respecting the droughts and security conditions in the country. The speaker of the parliament Sharif Hassan was also accused of traveling to abroad instead of doing his national duty. The letter from the office of Somalia president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed comes with the absence of the parliament speaker Sharif Hassan who is now great opponent to the president. The UN and the African Union- the biggest backers of the TFG are holding high-level talks in Addis Ababa, Ethiopia, to review the ending term of the TFG to achieve peace, security and reconciliation in Somalia.