Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Bal cid kuu cammirta ka hel waataase ,,,
  2. ^ ^ Cidna ,,, Welcome back Faheema ...... Hello Juxa, the pissed off Ibti and others ,,,
  3. Kalshaale:(Sh. M. Network) Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada Maamulka Somaliland iyo Maleeshiyaad la sheegay inay ka tirsan yihiin Jabhadda SSC ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Kalshaale ee gobolka Sool. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deegaanka Kalshaale ee gobolka Sool, dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland ee gacanta ku haya deegaankaasi iyo Maleeshiyaad hubaysan oo la sheegay inay xiriir la leeyiyhiin Jabahadda SSC ayaa barqonimadii maanta ka qarxay deegaankaasi. Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii Maleeshiyaadka hubaysan ay weeraro ku qaadeen Saldhig ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin deegaankaasi, waxaana wararka ay sheegayaan in dagaalka la’isu adeegsaday hub culus iyo mid fudud. Inta la’ogyahay 2-qof oo dhinacyadii dagaalamayay ahaa ayaa ku dhintay 4-kalana way ku dhaawacmeen dagaalka dhexmaray ciidamada Somaliland iyo Maleeshiyaadka la sheegay inay xiriir laleeyihiin Jabahadda SSC. Majiraan wax war ah oo kasoo baxay dhinacyada dagaalamaya hase ahaatee waxaa jira qaylo dhaan kasooyeeraysa Culumaa’udiinka iyo Odayasha deegankaasi, kuwaasi oo dalbanaya in la joojiyo dagaalka maadama lagu jiro abaar saamaysay dadka iyo duunyada ku nool Kalshaaale. Deegaanka Kalshaale oo qiyaas ahaan dhianca Woqooyi 21-KM kaga beegan degmada Buuhoodle ee gobolka Sool ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday dagaalo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Somaliland kuwaasi oo isku haya gacan ku haynta Kalashaale, inkastoo deegaankasi ay gacan ku haynta ku hayan ciidamo ka tirsan Somaliland.
  4. Wa'alaykum Wasalaam ,,,,,,,,,,,,,,,, waa nabade weeye
  5. Burco(HWN)Wararka ka Soo baxaya Jiida Deeganada Kalshaale Iyo Maygaagle Ayaa sheegaya In Dagaal Culus Saaka Ka qarxay Aaagaasi kaasi oo laysu Adeegsanayo Hubka Noocyadiisa Culus oo Deryankiisa laga maqlayo meelo aad uga Fog halka uu Dagaalku ka dhacayo Dagaalkan Saaka Ayaa la sheegayaa inuu aad uga Duwanyahay Dagaaladii Hore Isagoona Ah Dagaal Sida La tbaaxayo ka xoogwayn Kuwii hore Siduu ka bilowday Balse Waxaa Adag ilaa hadda In la helo warar Sugan Ama Xog ku saabsan dagaalkan Saaka Bilowday mana jiraan ilaa iyo hadda Cid Sheegi karta Khasaare Dhaawac iyo Dhimasho Wuxuu Gaystay Dagaalkan Saaka,Dgaalkuna Ilaa hadda wuu Socdaa . kala Soco wixii warar ah ee kasoo kordha Dagaalkan Hadhwanaag
  6. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo faahfaahin ka bixiyay khasaaraha weerar gaadmo oo ay SSC ku soo qaaday ciidamada jiida hore ee somaliland Hargeysa (HWN) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay in ciidamada Jiida hore ee Somaliland ay iska waabiyeen maleeshiyada SSC oo saaka weerar gaadmo ah ku soo qaaday. Wasiir Axmed Xaaji Cali Cadami, waxa uu tilmaamay in mar walba ay ciidamada Somaliland heegan buuxa ugu jiraan sidii ay iskaga waabin lahaayeen cadawgooda, waxaanu ugu baaqay in ay heegan buuxa galaan isla markaana ka feejignaadaan wax kasta oo ku yimaada. Sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu goor dhaweyd ka hadlayay xarunta Baarlamaanka Somaliland, ka dib markii uu ka soo qayb galay hadal uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u jeedinayay labada gole ee wakiilada iyo Guurtida. “Saaka lixdii aroornimo ayay falaagada SSC weerar ku soo qaaday ciidamada Somaliland, waxaanan idiin sheegi karaa in ay iska waabiyeen isla markaana dhirbaaxo kulul ku dhufteen” ayuu yidhi Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, waxaanu intaasi ku daray isla markaana uu baaq u diray dhamaanba ciidamada Somaliland ee sugan jiida Hore “Waxa aan u soo jeedinayaa ciidamada Somaliland ee ku sugan jiida hore in ay ka feejignaadaan wax kasta oo dibada kaga iman, kara waxaanan aad ugu kalsoonahay in ay cadawgooda iska dhicin karaan” ayuu yidhi. Wasiirka ayaa tilmaamay in aanay jirin wax khasaare ah oo soo gaadhay ciidamada Somaliland, balse ay jabiyeen isla markaana khasaare laxaad leh gaadhsiiyeen ciidamadii weerarka ku soo qaaday. Qaar ka mid ah maleeshiyada SSC oo iyadu ka soo horjeeda Somaliland ayaa saaka la sheegay in ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen ciidamada Somaliland ee ku sugan deegaanka Kalshaale, halkaas oo ay wararku cadaynayaan in ciidamada Somaliland ay dib isaga waabiyeen. Tiroba laba jeer ayay isku dhaceen ciidamada Somaliland iyo kuwa maleeshiyada SSC, waxaana markii ugu dambaysay ay ahayd todobaadkan bilawgiisii, markaas oo ay wararku cadeeyeen in ciidamada Somaliland ay gacanta ku soo dhigeen mid ka mid ah saaraakiishii hubka culus ku soo hagayay, kaas oo gacanta ku Somaliland ku jira. Hadhwanaag News
  7. The militia attacked a Somaliland Military base in Kalshaale. The Somaliland forces responded the attack and counter attacked the militia. The militia then ran away back to their hideout around Buuhoodle town.
  8. Wamaxay magacii looyaqaaney Waqooyi galbeed xiligii gumaysiga? ani waxaan maqlay in looyaqaaney dar wiish land
  9. loooooooooooooooooooooooool@Aqoon is waydaarsi ...........
  10. Dadkii hore uun baa yaqaana ,,, kuwan cusubi Beef Burger bay moodayaan
  11. ma iyagaa garanayaba ,,,,
  12. Aar maxay ahayd dhakhdan yare bacda lagu xidhay ?
  13. “Explosive called C-4 and accessories transported to Addis Ababa via Djibouti were put under control. Interesting .....................
  14. Prescription of A Unitary System, A Federal System And A Draft Constitution Laf buu toobin ku hayaa ...............
  15. Secretary Clinton spoke last night with Egyptian Prime Minister Ahmed Shafik. The Secretary emphasized the need to ensure that the legitimate aspirations of the Egyptian people are met, and that a broad cross-section of political actors and civil society have to be a part of the Egyptian-led process. She also stressed that incidents of harassment and detention of activists, journalists and other elements of civil society must stop.
  16. The title is clear dee ,,,,,,,,,,,,, but stop writing comments and the isu jawaabid