Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Subax wanaagsan gangstas ................. Mareeg Girl Rep Power: 0
  2. Source: Somaliweyn.com .......................
  3. Noocyo badan baanu ka leenahay ,,, weli qaar baydaan arage bisinka sii qabsada bal
  4. Still waiting for Luuq ganaane, Buulaxaawo and Kurtuwaarrey inay mudaaharaadaan ,,, How come there are no demonstrations in Garowe horta ??
  5. 4. waxaanu caddeynaynaa in shacabiweynaha Somaliland ee deegaankasi aanay wax lug ah ku laheyn shaqaaqadaasi, una baahan yihiin in laga dhex saaro dadka fadqalada kula dhexjira, una baahan yihiin in si wadajir ah looga dhexsaaro kooxahaasi dabada ku haya aragagixisada.
  6. Shir ay maanta yeesheen seddexda Xisbi Qaran oo lagu qabtay Xarunta Xisbiga Kulmiye kuna saabsanaa shaqaaqa ka aloosan deegaanka Buuhoodle waxay kasoo saareen baaq isugu jira taageero, cambaareyn iyo talo-bixin. 1. in jiritaanka Somaliland uu yahay muqadas lama taabtaana sidii ay isla qaateen dhammaan beelaha Somaliland wada dega shirkii Burco ka dhacay bishii May 1991, xuduudeeheeduna yahay kuwii laga dhaxlay Iticmaarka 2. Somaliland waxay ku caan baxday nabbada, xassiloonida iyo wada tashiga iyo isu tanaasul muddadii 20 sanno aheyd ee ay gooni isu taageeda lasoo noqotay. 3. waxaanu ummadda Somaliland iyo beesha caalamkaba u sheegayna in shaqaaqada halkaasi ka taagan ee la doonayo in lagu wiiqo midnimada, wadajirka iyo gooni isu taaga Somaliland ay ka dambeeyaan soona maleegeen ururo nabadiid ah, Somaliland diid ah, salkana ku haya oo xidhiidh toosa la leh argagixisada caalamiga. 4. waxaanu caddeynaynaa in shacabiweynaha Somaliland ee deegaankasi aanay wax lug ah ku laheyn shaqaaqadaasi, una baahan yihiin in laga dhex saaro dadka fadqalada kula dhexjira, una baahan yihiin in si wadajir ah looga dhexsaaro kooxahaasi dabada ku haya aragagixisada. 5. seddexda Xisbi Qaran waxay taageero buuxda ku siinayaan mawqifka xukuumada ee difaaca Qaranka iyo sugiddda xuduudheeda. 6. seddexda Xisbi Qaran waxay cambaareynayaan weerarka qaawan ee lagu soo qaaday ciidamada Qaranka Somaliland 7. waxaa kaloo seddexda Xisbi Qaran cambaareynayaan faragelinta qaawan ee maamulka Garowe ku hayo nabbada iyo xasiloonida Somaliland iyagoo taageero siinaya kooxaha argagixisada iyo nabad diidka ee ka hawlgala deegaandaas. 8. Somaliand waxay kasoo horjeedaa cid kasta oo fadqalalo ka abuuraysa gayiga Somaliland iyo Geeskaba, waxayna soo dhoweynaysaa cid kasta oo taageero ka geysanaysa nabad ku-wada noolaanshaha iyo hormarka mandaqada. 9. seddexda Xisbi Qaran waxay ugu baaqayaan shacabweynaha Somaliland inay ilaashadaan wadajirkooda, midnimadooda iyo difaaca qarankooda, waajibna ku tahay u hurida naf iyo maalba. Allah Mahad Leh, Axmad Yuusuf Yaasiin - UDUB Aadan Mire Waqaf - UCID C/xmaan C/kadir - KULMIYE
  7. waxa ay sidaas sameeyeen markii ay maqleen in Kalshaale la aasayo barigihii la qoday, ayay bilaabeen in ay dagaal ridaan, waayo haddii kale lacag ka helimaayaan beelaha lacagta u soo dira :D .. I told you inuu mashruuc yahay dee
  8. http://www.somalilandlaw.com/body_somaliland_judicial_system.html
  9. if you can't handle the heat get out of the kitchen. :D ... Indeed
  10. A man suspected of trading in male sexual organs was on Tuesday arrested at the Kakamega provincial hospital mortuary. The 58-year-old man is said to have walked to the mortuary and approached a cleaner who he told he was looking for human organs for use in witchcraft. He allegedly tried to sweet-talk the cleaner that it would be easy to obtain the organs from the place without arousing suspicion. Cleaner Niven Muchesia said he was shocked by what the man, who was carrying a black bag, had told him but decided to invite him to an office to get further details. “I immediately informed the officer in charge of the facility who called the security officers,” said Mr Muchesia. When security officers arrived, the man, who was trying to negotiate a price for the organs, panicked and asked to be forgiven. The incident disrupted normal operations with people milling around the mortuary to see the man. The suspect was escorted to the Kakamega police station for questioning. The divisional police chief, Mr Joseph Omijah, said the man, from Lubao market in Kakamega Central district, could have been acting on behalf somebody else. He said the police were searching for other suspects based on information provided by the man. Carrying the sacks Elsewhere, a woman died in a stampede as she scrambled for a weighing sack at a tea buying centre. Mrs Rael Tom, 57, was in a group of farmers who had taken tea leaf to Matierio tea buying centre in Kegochi sub-location, Nyamache district. As the vehicle carrying the sacks arrived the growers ran towards it to get sacks. The victim was quashed by other farmers and she fell. The others trampled on her as they fought for the sacks. She was rushed to Kisii Level Five hospital but was pronounced dead on arrival. Daily Nation
  11. Hargaysa (HWN):-Mudanayaasha Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerka Abaabul ka saarka Qaranka ee NDC, kaasoo ah Sharciyada lagu Maamuli doono Hay´addan NDC. Fadhigan lagu ansixiyey Xeerka Abaabul ka saarka qaranka ee NDC waxa ogolaaday 37 Mudane oo ka mid ah 82 Xubnood ee Golahaasi ka kooban yahay, waxaanu Xeerkaasi noqon doonaa Sharciga lagu dhaqayo Hay’addaas abaabul ka saarka qaranka. Waxaana fadhigan maanta Shirguddoominaayey Guddoomiye ku xigeenka koowaad Md Cabdicasiis Maxamed Samaale. Mudanayaasha Golaha wakiillada Somaliland waxa ay Xeerkan ku ansixiyeen duuduub, iyadoo ay Xeerkaas ogolaadeen Mudanayaal tiradoodu dhan tahay 37 Mudane, 4 Mudane-na way ka aamuseen Guddoomiyuhuna muu coddayn, sidaas ayaanu ku Ansaxay Xeerka abaabul ka saarka Qaranka ee NDC. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha wakiillada Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaalle oo fadhigaas Guddoominaayey ayaa Mudanayaasha ku war-geliyey inay wakhtiga dhawraan, isla markaana ay dardargeliyaan hawlahooda shaqo.
  12. Macal cunee soo bixi doonee ,,,,, iyaguba way is sheegi maalin dhow ,,,
  13. Waa mashruuc ay rag doonayaan inay dhiigga dadka kaga baayacmushtaraan ,,, waanuu dhamaanayaa insha Allah sida ugu dhakhsaha badan.
  14. ,,,, waar anigay ila joogeen dee ,
  15. Any SOLer in Nairobi ??? ,,,,,,,,,,,,,,,