Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Isku day marka aad seexato inaad afsoomaali ku hadasho oo aad practice garayso
  2. dee maxay samayn lahaayeen sowkaa kula hadlay wax quraan la moodo
  3. Noo sheeg kaaga adigana waan ku soo wacaynaaye ,,,, ama anigaa ku soo wici ama Wiilo ,,,,, kolba kii guriga jooga
  4. OK ,, dadka kalaan sugaynaa markaa
  5. Horta waxaan ku waydiiyay ,,,, ayaamahaan laguma arag ,,, haddana waxaan arkaa inaad afsoomaaligiiba soo ilowday ,,, xageed jirtay ?? coz af soomaligaagii aad buu isu soo beddelay ,,,,
  6. Dhib ma laha ,,, ha ila yaabin ilayn carruur baan ahay oo intaa waan ku ciyaarayaa sawirkayga e
  7. Language kaana maxaa la dhahaa ?????
  8. heeeeey ,, simply horta miyaad waalan tahay ??? Xaaskiisa sidee buuna u fahmayn ,,,, farahaa la iskula hadlaa ,, wax kele lama dhaho ,, soo jiifso iyo kac way dhamaataye Inta kele waa nin active ah oo isagaa xataa cuntada diyaarsada ,,,, Loooooooooooooooooooool
  9. aniga wixii dhacayaaba ha dhaceen ,,,, waan qaddimay dadkaygii ,,, hadii afar qof laga rabo meesha anigu qofka afraad waxaan ka dhigi lahaa Nuune ,,,,,
  10. For instance i vote for Wiilo, Alle u baahne and Simply the best ,,,,,,, May be they are enough to moderate ,,,,
  11. Maxaad uga jeeddaa ?????
  12. Gooood suggestion ,,,, I agree with Simply ,,,, Let do a pol ! ! !
  13. Sheekadu waa caddahay ............ Aaway haddaba kuwii dhihi jiray wax baa is shukaansanaya
  14. Well said Clasique ,,,, u said it all ,,, nothing left for me to say ,,, Thanks a Million ,,, Alle u baahne ,,,, i think u understand now
  15. mayee sidii shaah looga sheekaynayay uun baad bahal ka sheekaysoo ,, waaban naxaye :confused:
  16. Bahalka macaan ee aad sheegaysaa waa kee ??? Ceeeeeeeb waa runtaa laakiin bahalku waa macaan
  17. That is eveyone's wish Dear ,, we're not talking about it now ,,,, it is must ,,,, what other plans do u have ,,,,,,, ??
  18. Hi all Nomads . . . . This year (2004) is almost over ,,, we are heading 2005 ,,,,, everybody must have his/her own plans for the coming new year ,,,, What is your plan ????
  19. That is my Favourate cup of tea ,,, Now tell me yours ,,,,,
  20. Sorry ,,, wax baan iloobay ,,, Marka aad koobka dhamaysatana waa inaad maryaha tuurtaaa kulayl dartii oo dhidid waaweyni kaa yimaadaa
  21. Kuu sheegay ,,,,,, shaaha waa in ay caleenta ku badan tahay ,,, caanaha nooca lagu cadaynayaa waa inay yihiin Nido ama wax la mid ah ,, isla markaana waa inay caanuhu ku badan yihiin ,, sonkortuna wax ka yar tahay (aad ugama yara) ,,,, marka koobka lagu shubo waa inuu Casaan u muuqdo marka aad kabbatana waa inuu carrabka ka sii dhadhamo oo uu ku yara dhego ,,,,,,,, xawaashkana ha ka iloobin in summary: Caleen iyo Caano ku badan ,,, sonkor ku yar ,,,,xawaash = shaaaaaaaaaah
  22. waan ahay macalinka jacaylka laakiin ka runta ah baan ahay,,,,, yacnii ka beenbeenta ah wuu iga dheeryahay iyo qiyaamadu ay ku jirto . . . daacad ilaahay hortiii . . . . ..