Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Welcome sxb ,,,, wax alla wixii arrimaha jacaylka la xiriira anigaad igaa ka masuul ah
  2. Dowoco,,, the issue is not what do u think ,,, it is not all about money though some of them do it ,,,,,, ohhhhhhhhhh ,,, can't discuss this now ,,, see u later ,,, very long story ,,,,
  3. Waar ha la yaabina waa nin xanuunsanaya oo lacag iyo Power helay ,, maxaa celinaaya ,,, dhakhtar buu u baahan yahay.
  4. Waa sidaas, ,, hadii kele aniguna mid aydaan dhamaantiin fahmaynin baan ku hadli markaasaad ku waalan doontaan "waar ma afsoomaali baa waxani mise ?? "
  5. Mayee naftaydaa ii sawirtay adigoo oo doolli la galgalanaaya meel wada boor ah ,,,, oo ciidda isku qasaaya
  6. Go along with your heart and don't look around too much . . . . . .
  7. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Adigaa iga daran sxb . . . . soodigii qorrotada dance ka la ciyaarayay Happy New yearkii
  8. haa ,,, weliba habeen dhowayd inta ay si fiican u soo lebbisatay baan casho wada aadnay
  9. Originally posted by Simply_the_Best: ^^^ let me hear ur amens Aaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiin
  10. HAPPY NEW YEAR TO YOU ALL Special Greetings to: Wiilo, Raula, Nuune, Alle u baahne, Simply the Best, Ameenah, Tuujiye iyo Qacqaac
  11. Waad fiicantihiin ,,, halkaa ka sii wada dadaalka ,,,, aadna waad ugu mahadsan tihiin sida fiican ee aad u fekeraysaan ,,,, Khayr baan Ilaahay idiinka rajaynayaa ,,,
  12. kkkkkkkkkkkkkkk . . . . . Kaneecaad ka sheekaynaysaa anigu Quraanjo ayaan maalin kasta la qayilaa
  13. What ?? I don't believe these predictions at all ,,,, and the couldn't know anything about the future ,,,,
  14. Wuxuu isla hayo anigaa garanaya ,,,,, aad buu u orod badan yahay oo wuu dheereeyaa markaa keliya wuxuu yaqaanaa sida loo baxsado
  15. Waah waah ,,, waxaasaa miro ah ,,, haye ,,, soo kordhiya weliba ,, anigu waan khatimayaaye
  16. kkkkkkkkkkk,,, kama mid ahi laakiin beri baan dhowr habeen la yara jaasay
  17. kkkkkkkkkkkkkkk isagoo gowso waaweyn dhigaya oo weliba ooyaaya
  18. Walaal waan kula fahamsanahay taas laakiin maxay kaaga taallaa hadii dadka aad sheegaysaa aanay dalkiiba tegi karin oo aanay suuragal ahayn inay dadkoodii la hadlaan ,,, ma debedaha keliyay maxaadarooyin ka geli ??? Midda kele ,, dadkeenu xataa hadii ay debedda joogaan ama ay aqoon kasta leeyihiin haddana bahashaas sida uga haraan way adagtahay walaahi ,,,,, Anigu waan iska daawan uun waxa dadkani ku dambeeyo ,,,, waan ogahay oo ceelna uma qodna ciidanna uma maqna ,,,, laakiin ummad waliba meesha iyadu ay is dhigto uun bay taallaa ,,, Somaaliyina halkaasay is dhigtay ,,, Ilaahay ha u sahlo ,,,
  19. haa malaa ,, isagaa niyadda dhikh dhikh daa ka haya