Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Usually that info is written in my forehead ,,, thus i don't need a ICE thing
  2. Inernet was down for the last two days ,,,, I'm glad it is suddenly working now
  3. looooool ,,,,, I know some of them in Somaliland but they are just few. There are some well-known Somali christian families like Michael Mariam who was a femous somali politician.
  4. How do you know afnugaal inay farsamaysay if you don't have the link ???
  5. Any how ,,,,, this declaration will never chance a single thing on the ground ,,,, Sorry but i've to say it again
  6. Well, the history changed and we're not living in 64.
  7. why do't you call and ask them ?? Good step from the Culimada ,,,,, i salute for Sh. Abdinasir and the others i know.
  8. Laascaanood(jidbaale.com):-Guddoomiyaha Maamulka Midnimo-diidka ah ee ku sugan gobolka Sool Cali Sandule ayaa ku tilmaamay Issimada *********** niman awoodi kari waayey in ay magaaladoodii ku shiraan oo cidhifka ugu danbeeya u cararay. Wuxuuna ku tilmaamay niman sida mucaaradka imbigaati ku ah ee aSmara ku shiray, wuxuuna u qabtay Issimada MUddo sadex maalmood ah in ay go'aankaas kaga noqdaan. Hanjabaadan ka soo yeedhay guddoomiyaha Maamulka midnimo-diidka ah Cali Sandule ayaa ka danbaysa go'aankii ay soo saareen issimada *********** kuwaas oo u qabtay 10 maalmood ragga u dhashay *********** ee la shaqeeya maamulka Midnimo-diidka ah. jidbaale.com
  9. Idaacada BBC-da laanteeda Afka soomaaliga ayaa waraysi uu kaga waramayo wixii ka soo baxay shirka Boocame waxay la yeelatay Garaad Cabdisalaan Xassan oo ka mid ahaa ka qayb galayaashii shirkaas,waxaa isna jawaab ka bixiyey hadaladaas gudoomiyaha gobolka Sool Calisandulle. Cali Sandule oo ka mid ah masuuliyiinta beesha *********** ee ka tirsan maamulka Somaliland ayaa waxa uu sheegay in isimadu aanay go'aanka umada lahayn,ayna mudo 3 casho gudahood ah uga noqdaan go'aamadaas. afnugaal
  10. hadhwanaag 2007-11-23 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Maamulka Somaliland Cali Maxamuud Axmed [Cali Sandule] ayaa xaaran ku tilmaamay go’amaadii ay shalay isimada Gobolka Sool ka soo saareen Shirkii ber-yahanba uga socday Magaalada Boocame gobolkaasi,isla markaana ugu baaqay inay muddo sadex Cisho gudahood kaga noqdaan go’aamadooda oo ay Cafindoonaan. Sida waxa uu Guddoomiyuhu ku sheegay dood ay Idaacada VOA ay maanta u qabatay isaga iyo Guddoomiyihii hore Maamulkii ******teeniya Ibraahim Jaamac Daad ee lagaga itaal roonaaday gacan ku haynta Magaalada Laas-caanood ee Gobolka Sool. taas oo ay wakhtigan ka taliyaan Xukuummada Somaliland. “Go’aankii iyo baaqii ay ka soo saareen waxaanu ka soo saarnay go’aan iyo Xukun, odayaasha Isimada ahna Sadex Cisho ayaan u qabanaynaa inay kaga noqdaan go’aanka ay gudoomiyeen” ayuu yidhi Guddoomiyaha Sool Cali Sandule oo u soo jeediyey Isimadii ku shiray Boocame inay sadex Cisho go’aankooda kaga noqdaan,isla markaana ay Cafis u fidin-doonaan Guddoomiyaha Gobolka Sool Cali Sandule waxa uu ku tilmaamay isimadii ku shiray Boocame inay ula mid yihiin kooxihii Embaghati ee ay qeybi ku shirtay Ereteria, waxaanu yidhi “Nimankaa Shiray waxaanu hadda u aragnaa nimankii Embaghati qeybtii Eriteria ku shiray ayey noola mid yihiin, meeshi ay joogeen ayey ku shiri-waayeen oo waxa ay u baxeen meeshii u kooneysay [boocame]” “Shirkii [boocame] mid loo dhamaa muu ahayn oo ay cid u sheegeen, waxaanu u arkaynay qolo halkaas [boocame] shir isugu tagtay ama Puntland ha ka danbeyso ama meelo kale-ba ha laga abaabulee, waxay soo saarayeen ama ay imika soo saareen midna kuwo na qancinayey, marka hore ee la qabanayo wuxu waa inay Xalaal yihiin oo banaanka la keena oo aanay noqonin wax tuugeysiya. Waxaanu u aragnaa wax tuugeysiya” ayuu yidhi Guddoomiyaha Gobolka Sool Cali Sandule oo ka hadlayey sida uu u arko Shirkii ay yeesheen Isimada Gobolka Sool ee ka dhacay Boocame inuu yahay Mid Xaaran ah oo la soo abaabulay. “Xaq waxay u yeelihiin marka ay Maamulkii halkan [sool] joogay ay waxan ogeysiiyaan oo ay wuxu dadka ka yimaadaan, odayaashaasi inaanay wax aanay xaq u lahayn ama-se aan jirin ay meelaha la tageen waxaad ku garanaysaa maxay la tahriibeen, umaba diidneen haddii ay halkan [Laascaanood] Shirka ku qaban lahaayeen” ayuu yidhi Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey oo uu yidhi “Dawlad odayaal uma taliyaan, odayaashu [sool] sharaf ayey leeyihiin soo dhaweynteed ayey leeyihiin, laakin maamul waxa xukuma Dawlada” Guddoomiyaha Gobolka Sool Cali Maxamuud Axmed Waxa uu sheegay inuu Maamulka Somaliland ee Gobolka Sool ay ixtiraamayaan odayaashi reer Sool ee ka qeybgalay Shirkii ka dhacay Boocame. Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi.“odayaasha waxaanu ku ixtiraamaynaa marka ay dadkooda iyo bulshadooda u adeegayaan, niman qabiil iyo isir ugu shaqeynaya ma nihin” “Maamul Goboleedka puntland waxay ka tirsan yihiin meesha la yidhaahdo Muqdisho, oo waad ogtahay inay muqdisho degaan ******, RRA, iyo ********** ayaa dega cid walba way degaan, maxay u xukumayaan haday isir wax ku doonayaan anaguna Somaliland ayaanu nahay oo Waqooyi iyo Koonfur ayaanu kala ahaan jirnay” ayuu Cali Sandule.
  11. Badhan and Eastern Sanaag embrace Somaliland Badhan(Qarannews)-The local district council in the township of Badhan, Eastern Sanaag have unanimously elected to return to Somaliland administration and to withdraw their support for the local Puntland regional authority. The mayor of Badhan, Ahmed Mohamed Osman, speaking at a ceremony held in the town yesterday stated that the "decision was taken in the light of the recent developments in the region, and was a unanimous decision". The government of Somaliland has recently taken steps to re-absorb the administration of parts of eastern Sool and Sanaag. These moves have been wholeheartedly welcomed in the region by the local residents. Sources in the area have confirmed that Somaliland officials have begun work in Badhan, and the national flag flies over the town hall. It is also reported that strong contingent from the Somaliland Defence Forces have moved from their basis in Erigavo, the regional capital and have taken secure positions in the region.
  12. Culimada gobolka Sool,khaas ahaan culimada magaalada Laascaanood oo la soo xidhiidhay webka Afnugaal.com ayaa kadib kulan ay ka yeesheen xaalada gobolka,iyo go,aamada isimada SSC,waxay soo saareen qodobadan: In dagaalka ay iclaamiyen isimadu aanu ahayn mid waafaqsan shareecada islaamka,aanuna ahayn jihaad. In qofkii ku dhinta dagaalkaas ee ka soo dagaalama labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland aan midkoodna ahayn mujaahid muslim,maadaaba dadka is dilayaa ay yihiin muslimiin. In aan culimadu ka qayb qaadan shirkii Boocame,aana lagu casuumin. In arinta ka taagan gobolada SSC ee soo taxnayd mudada lagu dhameeyo wadahadal iyo nabad. In Beelaha soomaaliyeed ee deriska aan laga dhex abuurin colaad aan hadhow la demin karin. In culimaa'udiinka ku nool Somaliland,Puntland,iyo gobolada SSC ay ka qayb qaataan daminta colaadaas. In beel walba ay ku ekaato deegaamadooda,oo aan beela beel kale ku xad gudbin. Waxaanu ugu baaqaynaa in dadka u dhashay deegaanka ee u kala adeega labada maamul ay u tudhaan dadkooda oo ciidamada ka kor qaadaan. Waxaa qoraalkan na soo gaadhsiiyey wakiil ka socdey culimada,markaa wixii faahfaahin ee dheeraad ah kala xidhiidh culimada. Afnugaal NewsDesk.
  13. ,,,,,,, kool_kat oo inta ay dirica tuurato googorad ku niikinaysa ,,, Allow sahal umuuraha Helicopter kute ,,,, waar dadkan dadna gaajay u dhimanayaan dadna helicopter by ku cawaynayaan ,,, bal take a photo of that helicopter
  14. Originally posted by Naxar Nugaaleed: sheekha, stop using Somaliland newspapers as a source. Ohhhhhh realllyy ???? ..... how about this
  15. Gabadha Soo Gelbiyaaaaaaaaaaay
  16. You don't need a plan as long as you can sleep ..... that is all that matters
  17. dacawadii geela la joogtay ilayn waad xasuustaa ee weliba sigaarka cabbaysay Afsoomaaligu miyuu kugu adag yahay ?? ,, dacawadaa sigaarka cabbaysay adiga maaha waaban shakiyay Geelu koleyba inaga wuu inaga ilko badan yahay