Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. LOOOL , No i'm just telling to make sure i'm not eating the clothes. Just the body.
  2. Ibti, Naahh ,, i'm talking about him. First i will cut his head then start eating while i undress him ,,, i know he doesn't cover his head ,, Sayid, yes i'm so danm HUNGRY
  3. It is too long to translate ,,,,,,,,, i'll try some other time.
  4. WHATTT ??????? :confused: :confused: :confused: :confused:
  5. looooooool ,,,, i'm going to eat my boss now ,, seems he is the only one in the office right now ,,
  6. That is why i need to have early dinner before the usual one ......... the first should be chicken and the second can be a beef steak with fries. Hmmmmmmmmmm ,, sounds good idea.
  7. That is why i need to have early dinner before the usual one ......... the first should be chicken and the second can be beef steak Hmmmmmmmmmm ,, sounds good idea.
  8. That is why i need to have early dinner before the usual one ......... the first should be chicken and the second can be beef steak Hmmmmmmmmmm ,, sounds good idea.
  9. Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed MAxamed Maxamuud [siilaanyo] oo ka mid ahaa masuuliyiintii kala duwanaa ee ka hadlay xafladii qalin jabinta ardayda Jaamacadda Hargeysa ayaa ka hadlay arimo kala duwan waxaana hadalkiisi ka mid ahaa. "Madaxweyne ku-xigeenka, Madaxda kale ee sharafta leh ee halkan isugu timid, Ardayda, Waalidiintooda, Macalimiinta iyo dhamaan marti sharafta kale marka hore aad iyo aad baan idiin salaamayaa aniga oo ku hadlaya Magaca Xisbiga Kulmiye Taageerayaashiisa iyo hogaankiisaba hambalyo aad iyo aad u balaadhan oo kal iyo lab ah ayaan halkan idiinka soo jeedinayaa gaar ahaan Ardayda Maanta halkan ka qalin jabisay oo aan leenahay hambalyo. Marka labaad jaamacadda Hargeysa oo ah Jaamacad aad iyo aad u wayn dalka wax fara badan u qabatay dhalinyaro badan u soo saartay, mustaqbalka dalka Somaliland iyo aayihiisa ka geysatay ama ka geysan doonta gacan wayn iyagana waxaanu leenahay hawsha aad ku jirtaan ee wayn Illaahay haydin la qabto oo ha idiinku garab galo, Maanta anigu halkan ma jecli inaan siyaasad ka hadlo waayo? Xaflada tan waa xaflad arday ka qalin jabisay aan ku hanbalyaynayno iyo jaamacadda iyo shaqaalaheeda. Mr. Siilaanyo waxa uu xusay in Somaliland ay waxbadani u qabsoomeen "Dalkeenu maanta halka uu marayo waxyaabo badan oo aynu ku faanayno dal ahaan, oo aan dad ahaan ku faanayno oo qiimo inoo leh oo marka la inoo eego mandaqada aynu ku noolahay, ama tusaale ahaan walaalaheena Somalia xaaladdaha ka taagan oo kale, waa mid aynu isku hambalyayn karno kuna faani karno Illaahayna ugu mahad naqi karno, kuligeena waxa inagu waajiba Hadaynu dawlad nahay hadaynu axsaab nahay, hadaynu shacbiga qaybihiisa kala duwan nahay, inaynu nabad galyadaa dimuqraadiyadda horumarkaa, dadnimadaa aynu samaysanay inaynu hore umarino mooyee inaynaan dib uga noqon. "Maanta markaynu runta sheegno inaga oo waxaa oo dhan ku faanayna, oo waliba inteeda badan waxay dadkaa iyo dalkaasi qabsadeen aan siinayno guusheeda Illaahay ka sokow shacbi waynaha reer Somaliland maanta hadaynu u fiirsano, dalkeena waxa ka qabsoomay haday jaamacado tahay, haday cusbitaalo tahay, waa haday wadooyin tahay waa haday Biriishyo tahay waa haday wax la qabanayo waa haday dalkii dumay ee dib loo aasasay tahay ee loo dhaqaaqay tahay inta badan waxa qabsaday waa shacbi waynaha Somaliland, wax maamul dawladeed qabtay aad iyo aad bay ugu yar tahay. Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE waxa uu tilmaamay in marar kala duwan uu dalku galay halis balse ay shacbigu gacan ka geysteen in la qabto dadkii ku lugta lahaa "Waynu ognahay dalkeenu dhawr jeer buu halis galay argagixisaa laynagu bilaabay hawlo badan baa dibada inagaga yimiday mar walba dadkii qabanayay ee gacanta ka geysanayay waxay ahaayeen shacbi waynaha reer Somaliland. Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi "Maanta hadaynu run ku hadalno inagoo intaas oo dhan ku faanayna rajadaa mustaqbalkana qabna, ma qarin karno inuu inaga muuqdo mad madow badani inooga muuqdo mad madow wax ka badan baa nooga muuqda, waxaa nooga muuqda dumuqraadiyadeeni oo dhawr jeer doorashooyinkii dib inooga dheceen oo masuuliyadeedana anagu kolayba saarayno 100% dawladda ku meel gaadhka ah ee maanta taagan. "Maamulka maanta inoo dhisani maaha maamulkaynu dooranay 5-sano ee aynu dooranay way dhamaatay, waanagii barigii dhawayd dooda iyo heshiiska wada galnay waxaanu ku galnay inay dawlad kumeel gaadh ah oo doorashadda soo socota inagu sinta ay noqoto ayaanu ku gaadhnay, maantana waxaanu leenahay heshiisyadii aanu gaadhnay laftigooda mad madow badan baa ka muuqda, qodobo badan oo aanu ku heshiinay oo caalamku markhaati nooga ahaa, oo ahaa inaan gudiyo samaysano oo aanu waxyaabo badan wada talaabsano dawladii aad iyo aad bay uga caga jiidaysaa, way muuqataa. Waxa uu Axmed Siilaanyo si wayn u duray hadalkii dhawaan ka soo yeedhay Wasiirka arimaha gudaha ee uu Xirsi X. Cali ku edeeyay inuu Al-shabaab xidhiidh la leeyahay "Miyaynu maanta dawlada ka akhrisanayn iyada iyo cida la hal maasha dacaayadaha ay maanta dalka ku wadaan, dunida maanta waxa ka socda waynu og nahay, waxaa ka socda dhibaatooyin fara badan oo aynaan inagu doonayn, hadaynu reer Somaliland nahay iyo hadaynu mandaqada nahay iyo hadaynu geeska Africa nahay inay dhibaatooyinkaasi ay saamayn inagu yeeshaan, hirdanka maanta dunida ka socda inaynu inagu maanta isku soo hogaamino dhibaato oo aynu maanta dadkeena u bixino inay argagixiso la socoto oo ay dawladda afkeedi ka soo baxdaa war ma xalaalbaa midhkaasi? Maya maaha waa xaaran waxaanan u aragnaa inay qalad tahay. Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE wuxuu sheegay inuu maanta cadaynayo baabuurta la jaray kurta iyo mawqifka xisbigiisa iyo taageerayaashooda "Waxaan maanta halkan idiinka cadaynayaa oo hadeer la sheegayay oo dawladu had iyo goor buun buunisaa Baabuur baa kurta la jaray, horta ilaa imika baabuurta madaxa la jaray indhahayga kuma arag cid aragtayna maan arag, wax laynoo soo bandhigayna ma jiraan, mararka qaarkood waxaan is idhaahdaa waa la abuurayaa, laakiin halkaa waxaan ka cadaynayaa in waxaa la sheegayo waxaan maqlaynaa hadalo dad loo duur xulayo oo imikana aan qaarkood maqlayay anigu waxaan ahay ninkii 80-ka cod ee waliba boobka ahaa ee tuugada ahaa ee dhaca ahaa nabad galyo darted si dalka loo xasiliyo kaga tagay. "Anigu iyo xisbigaygu iyo inta iga tala qaadataa halgan horaan u soo marnay qadhaadhkiisana waan naqaana iyo xabadi waxay tahay maanta xabad wax ku dooni mayno ee cod baanu ku doonaynaa, gabi ahaanba waanu dhaleecaynaynaa waan canbaaraynaynaa wixii la sheegayaaba haday jiraanba kuwii qoryaha saaray shuqul ala shuqul aanu ku leenahayna ma jiro, umana baahnin xabad taageeradii dadkaanu haysanaa, shacbigii baanu haysanaa doorasho xor iyo xalaal ah baanu ku helaynaa, waanan hubnaa inaanu ku helaynaa oo dadkayaga iyo dalkayaga iyo shacbigayagi baanu haysanaa oo aanu aaminsan nahay." Md. Siilaanyo waxa uu si wayn u duray dad uu sheegay in loo kiraysanayo af-miishaarnimo sidoo kale ayuu tilmaamay inuu si wayn uga soo hor jeedo Al-shabaab iyo cidii ku abtirsata Xisbigoodana aanay ka mid ahayn ee ay dagaal ka xigaan "In maanta dadka qaar af-miishaarnimo loo kiraystay shacbiga qaar oo sidii Madaxweyne ku-xigeenka Puntland lahaa war maxaa iskaga af-dhigay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo dawladeeni dalkeena xukumaysay? Oo la yidhi argagixaa dalkayaga ka dilaacday ee kaalaya na ban gareeya miyaa qoladii wax bam garayn jirtaye kaalay nala soo doontaa miyaa? Taasi waa wax laga xishoodo waana wax laga yaabo, waanan idiin cadaynaynaa arimahaas [Argagixisada iyo Al-shabaab] shuqul aanu ku leenahay ma jiro, mana aaminsanin, waanan ka xunahay waanan ka soo hor jeednaa wixii la socdana dagaal baanu ka xignaa oo waanu la dagaalamaynaa." Kuwaasi waxay ka mid ahaayeen hadaladii uu Axmed Siilaanyo gudoomiyaha Xisbiga kulmiye ka jeediyay xafladii qalin jabinta jaamacadda Hargeysa ee maanta.
  10. shyyyyt ,, it is not time to tease me like that ,, i told you i didn't get anything to eat. :mad:
  11. loooooooooooooool with gun ????? Is that coz they are from different clan or they had some previous clan shyyttt ??
  12. I have that book ,, didn't notice we're talking about the writer. Lemme read bal , didn't have time markii hore e
  13. Waxaan xasuustaa halkuu habaar qabe jiid-jiiday habartiisa ,,,, don't know in English laakiin bal taana inoo faa'iideeya ..........
  14. Singin': "Don't worry about a thing, 'Cause every little thing gonna be all right!" yeah ,, that is the line. Sad thing is, Soomaalidu weligeed qabyaalad ma daynayso.
  15. Now i will enjoy them screaming PULL OUT ,, PULL OUT Sarkozy is in a deep shit hadaba ,,,,,,
  16. Ninkan idinkaga cabaadiyay muxuu ahaa ??
  17. Try Malab aka Honey ............
  18. You're too skinny Ibti ,,,,,,,,,,, ,,, you've seen those huge-like-a-balloon people here didn't you ???
  19. August 19, 2008: In Djibouti, the Transitional National Government (TNG) formally signed a peace deal with Islamic radical factions. The deal calls for African Union (AU) peacekeepers to replace Ethiopian troops in Mogadishu. That seems to be a remote possibility at the moment, because only 2,500 of the needed 8,000 peacekeepers have arrived, and they are not doing much peacekeeping (mainly just guarding their own compounds.) The battle for control of Mogadishu, which began in early 2007, has so far killed over 10,000 people (most of them civilians, although it's difficult to separate civilians from fighters in this part of the world), and caused over 800,000 refugees to flee the city. There are now over 2.5 million people dependent on foreign food aid to survive. This is becoming increasingly difficult as clan gunmen increasingly turn to the foreign aid organizations as a source of loot. Not content with extracting bribes from trucks carrying food aid, the clan militias have stepped up their extortion and kidnapping activities. Somali employees of foreign food aid organizations are the easiest targets, as foreign officials (at least the few still in the country) are heavily guarded. In the north (Somaliland and Puntland) local governments are strong enough to fight back against this terrorism. But in the south, it's becoming more and more difficult to get food into the country, and distribute it. Foreign donors are not stepping up to buy the needed food. That's because so much of previous food donations were stolen by bandits, clan militias or Islamic terrorists. Only about a third of the money needed has been pledged, and the UN fears it may have to severely ration aid by the end of the year. August 12, 2008: The president of the Transitional National Government (TNG) reinstated the mayor of Mogadishu (a powerful local warlord), after the mayor had been dismissed by the TNG prime minister. The TNG is barely holding together in the face of the usual clan politics and feuds. Islamic terrorists have come to Somalia to provide technical assistance for suicide and roadside bombings. These mostly kill civilians, and are not frequent enough to have any impact on the political situations. In the Gulf of Aden, off the coast of Puntland, pirates seized a Thai cargo ship. It was also reported that, earlier, pirates had also seized a Nigerian seagoing tugboat in the same area. web page
  20. Hargeysa (Somalilandnation)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta beenisay warar been abuur ah oo sheegayay in ciidamada Itoobiya ee ka guuraya Muqdisho hubkooda culus ay soo marin doonaan Dekeda Magaalada Berbera. Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge , ayaa u qornaa sidan: “Aniga oo tix raacayna wararkii ay soo qoreen wargeysyada qaar ka mid ah maanta oo ay taariikhdu tahay 19/08/08 , kuwaasi oo ay ku sheegeen in ciidamada Itoobiya ee ka guuraya Muqdisho hubkooda culus ay soo marin doonaan Dekeda Magaalada Berbera. Warkaasi waxa uu yahay mid been ah oo aan waxba ka jirin , sal iyo raad toona lahayn. Waxa xusid mudan in markii Ciidamada Itoobiyaanku ay galayeen Soomaaliya in wargeysyada qaarkood ay qoreen in ciidamada Itoobiyaanka laga soo dajin doono Dekeda Berbera , sidaa awgeed waxa aanu leenahay warkan ay qoreen wargeysyada qaarkood in uu yahay beentii looga bartay iyo wararkii raqiiska ahaa ee caadada u ahayd in ay qoraan wargeysyada qaarkood, waxana ayaan darro ah in wargeysyo sheeganaya in ay ka mid yihiin warbaahinta qaranka Somaliland in ay beentaa ka iibiyaan shacbiga Somaliland iyo caalamka intiisa kaleba. Waxa aanu shacbiga reer Somaliland u sheegaynaa in aanay u dhaga taagin wargeysyada noocaas ah ee looga bartay beenta iyo wararka qaran dumiska ah ee ay caadaysteen”.
  21. looooool@malika ,,,,, now i'm struggling with bread and tea ..... that will keep me alive till 5pm when i will probably have an early dinner ,, before the normal dinner at around 11pm ,,,,,,
  22. Yeah ,, they finished everything so damn early ,, you know the lunch starts at 10am here ??? by 1pm then it is difficult to get something. Wixii ka dambeeyana just forget it ........