
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
looooooooooooooool@shaved ....... where did you shave exactly ?? ,, Norf, I must agree with you Mcdonalds are really delicious. Waanigii soo arkay and i'm thinking of flying again just to get another chance.
-
sabaaxadan kugu dhufto afarta sulux baad afartan malmood salaxeeysa. [big Grin] Waar mid baan niyow beri bahashaas u dhigoo ,, kolay 40 maalmood may ahayne ,, hortaa waan hubaa inuu muddo salaaxayay ,,,
-
Do they use madiido in the west too ?? :confused:
-
I'm yet to go for lunch .......
-
Akvo Scores at Beach Volleyball to Help Burco and Ethiopia
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
It is the little that is going to the country that concerns ,,,,, -
Yeah ,, like i did yesterday, You can have a one strong cup of tea for the headache. Not sure about the nose bleed ,,,,,,,
-
But wait until it comes. You can be killed during the celebration.
-
Dumarkuna shaah xumaa
-
Salaamz Ibtisam ,,, Welcome ,, how is da day ??
-
looooooool@part time tuug ,, I posted my lil boring story in the Boredom ....... Now i feel fresh again after starting my morning with another cup ...... I'm worried about Ramadan now.
-
loooooooooooooooooooooooooooooool@NG ....
-
Originally posted by *Blessed: ^guurku muxuu wajigeeda u tarayaa? LOL. I don't think inaad sidaa badow u tahay ,,, come on ,, we all know wuxuu tarayo ,,,
-
I forgot you never answer a question ,,,,,,,,
-
Now with the alshabaab come and kill them all ??
-
Maybe they're trying to look like the FBI eh ?? ,,
-
You can see the books and order them online if you want. You can inform friends/family who are in Hargeisa about it. You can add it to your information in general. You can come to Hargeisa anytime in the future. You might write a book (somali or english) then you might look for a market , Some members can be now living in Hargeisa. LOTS OF OPTIONS YAA NEPHTHYS ,,,,, Don't narrow your thinking.
-
Tue 9th September, 7.30pm Price: £10.00 Chaired by Edward Mason (Independent Diplomat) Richard Dowden (Royal African Society) Adam Mussa Jibril (Somaliland representative to the UK) Michael Walls - (Somaliland Focus UK) Location: 13 Norfolk Place, London W2 1QJ In May 1991 Somaliland declared independence from the rest of Somalia and over the past 17 years the government there has restored law and order to make it one of the must democratic and functioning societies in the Horn of Africa. In stark contrast to its neighbour Somalia, Somaliland has become an oasis of peace, stability and progress and a haven for thousands of Somalis fleeing from their war-torn country. Yet Somaliland's independence and sovereignty is still not recognised by most of the international community including Britain. What are the obstacles in the way of international recognition and is this really the best way forward? How have the people of Somaliland built such a stable democracy, society and institutions in such a war-torn region and what are the lessons other de facto states can learn from it? Richard Dowden is director of the Royal African Society. He worked for the Times until 1986 when he became Africa Editor of the Independent and in 1995 he took the post of Africa Editor at The Economist. He has also made three television documentaries for the BBC and Channel 4 on Africa. Adam Mussa Jibril has been the Somaliland representative in the UK since January 2008. Michael Walls is chair of Somaliland Focus UK Edward Mason is head of the London Office of Independent Diplomat. He joined the organisation in November 2005 and has worked on all of ID’s current projects with the governments of Kosovo, Somaliland and Western Sahara. He is ID’s expert on Somaliland.
-
Aid groups in general do an important job, and medical interventions have a better record than many other kinds — just think of vaccinations, or oral rehydration therapy. But one problem with medical aid groups is that they typically hire doctors and nurses and turn them into administrators — and in African countries with very few doctors, the result is even fewer people treating patients. The upshot is that the aid group may end up doing more harm than good. This problem has been long noted and discussed, without much being being done about it. Today I received an email from Edna Adan, a woman whom I hugely admire, who runs a maternity hospital in Somaliland. Naka Nathaniel and I did a video about her a couple of years ago, and she also figures into a book that my wife and I are writing about women in the developing world. Here’s what Edna said: I am writing to you in desperation because we have lost ten of our best qualified nurses and midwives to International NGOs who do not support us during the training but who snatch the best from us with salary offers that we cannot match. Somehow, we seem to have become victims of our success because our nurses are the best in the country. We train four times what our hospital needs but still cannot cover the demand for good and responsible nurses. My greatest need is for Nurse/Midwife trainers for the next couple of years so that I can get the current 70 students in training graduated. We would welcome Interns to teach English, basic Sciences, and if possible, Nursing subjects. We are also willing to pay a salary of $800 a month plus food and accommodation to qualified midwife trainers, as well as the air ticket. One step to a solution must be much more pressure on NGO’s and UN agencies that hire away doctors and nurses in poor countries, particularly for administrative jobs. Another step has to be more training of doctors and nurses, perhaps producing people with degrees that do not easily transfer to other countries. Right now there are more Ethiopian doctors in the Washington DC area than in Ethiopia, and this brain drain amounts to a subsidy from poor countries to rich ones. I’ve often recommended that young people go and live abroad for a time, the better to understand the world — and also the better to see their own country. Somaliland is a wonderful little country, and I can’t imagine a more remarkable experience than spending a year teaching at Edna’s hospital. web page
-
August 20, 2008 (ADDIS ABABA) — The state owned commercial bank of Ethiopia(CBE) is considering of opening branch offices in neighboring Sudan and Somaliland where bilateral trade relation is thriving in a higher rate. “CBE wants to open branches offices in southern Sudan and Somaliland capital towns of Juba and Hargessa” Ayele Chernet, public relation within the bank told reporters. The Sudan, Somalia and Somaliland are the top three African nations that import Ethiopian products on substantial amount. According to the official CBE wants its share from the growing market along the border towns of Somaliland and also in Juba where oil companies are vying with each other for hydro carbon resources. Business transaction in Juba is growing with new oil discoveries and the mushrooming exploration projects booming. Currently a number Ethiopians in search of better jobs are migrating to Sudan, a country where relatively a fast economic growth is registering. The 66 year old Commercial Bank of Ethiopia is the largest bank in Ethiopia that has about Birr 49 billion in assets, accounting for perhaps somewhere between 70% and 90% of the commercial banking market. The bank has some 8000 employees who staff the headquarters and 205 branches positioned in the main cities and regional towns, including 45 branches in Addis Ababa. 1958 the State Bank of Ethiopia established a branch in Sudan that the Sudanese government nationalized in 1970. web page
-
Hiiraan Online Salutes Somalia’s Unknown Soldiers
Jacaylbaro replied to Che -Guevara's topic in General
Unknown soldiers indeed ............ -
Hargeysa (Jam)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa xaflad ay shalay ku casuumeen axsaabta qaranka iyo xukuumadda si rasmi ah ugaga dhawaaqay bilowga wacyigelinta hawsha diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ee la filayo inay dalka ka qabsoonto bisha Octobar ee sannadkan. Xafladda loo sameeyey ku dhawaaqista wacyigelinta diiwaangelinta oo lagu qabtay hoteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, isla markaana ay ka qaybgaleen Komishanka Doorashooyinka, axsaabta qaranka, ururrada bulshada iyo xukuumadda, ayaa ahayd mid rasmi ah loogu dhawaaqayey wacyigelinta hawsha diyaargarowga diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Ugu horreyn Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Md. Maxamed Ismaaciil Maxamed (Kabaweyne) oo kulankaa ka hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyey halka ay marayso hawsha diyaargarowga diiwaangelinta iyo shuruucda looga baahan yahay codbixiyeyaasha, isagoo arrintaa balballaadhinayeyna waxa uu yidhi; "Waxaanu maanta [shalay] kulankan idiinku yeedhnay inaanu idinku wargelino dhammaystirka shuruucda ugu muhiimsan ee laga rabo doorasho dimuqraadi ah, taas oo ah diiwan-gelinta cod-bixiyeyaasha. Komishanka Doorashooyinka Qaranka wuxuu muddoba ka hawlanaa dhammaystirka qorshaha hawlaha diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha qorshahaas oo ku salaysan xeerka diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha iyo xeerarka doorashooyinka. KDQ waxa uu samaysan qorshe wakhtiyeysan oo saacad walba, maalin walba iyo bil kasta waxa uu qabanayo ilaa maalinta ku dhawaaqidda natiijada doorashada Madaxtooyada ee ku beegan March 29 2009. Waxa kale oo Komishanka socdaalo dhawr jeer ugu baxay gobolada iyo degmooyinka dalka si loo soo dhammaystiro wixii ka dhinaa goobaha laga samaynayo diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha oo ka badan 982 goobood. Waxa iyana xusid mudan in dhawaan la bilaabayo xulashada shaqaalaha ka hawlgali doona dhammaan goobaha diiwaangalinta. Waxa iminka dhamaatay xulista 40xubnood oo joogto ah oo tababaraya shaqaalaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee goobaha diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha.” Guddoomiyaha Komshanka Doorashooyinka Somaliland oo ka hadlayey qaabka loo sugayo kaadhka aqoonsiga waxa uu yidhi; "Wasaaradda arrimaha guduhu waxay iyana ku hawlan tahay soo xulista 720 qof oo shaqaale ah oo hawshoodu tahay sugida muwaadinimada dadka xaqa u leh in la siiyo kaadhka aqoonsiga muwaadinimo iyo diiwaan-gelinta, sidoo kale Maxkamadda Racfaanku waxay soo diyaarinaysaa 360 qof oo shaqaale ah oo ka mid ah shaqaalaha diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha. Waxa kaloo KDQ u samaysan guddiyada diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha ee heer degmo iyo heer gobol, waxa la ogsoonyahay in marka la doonayo doorasho xor iyo xalaal ah waa in ka hor la sameeyaa diiwaan-gelin cod-bixiyeyaal sababtoo ah waxay diiwaan-gelintu dawo ka noqotay doorasho la kala boobo oo waraaqo been abuur ah lagu buuxiyo sanaadiiqda cod-bixinta iyo laba jeer codayn ama saddex jeer codayn ku dhamaato, in cid aan xaq u lahayn ku soo baxdo cod bixintii. Diiwaan-gelinta ujeedadeedu waxay tahay in goob kasta oo diiwan-gelineed tirada muwaadiniinta ee iska diiwaan-gelisay oo kaliya ay ka codeeyaan maalinta codaynta, sidaa awgeed goob kasta oo cod-bixineed waxa guddiga KDQ u dhigi doonaa waraaqaha codaynta tiro la mid ah tiradii cod-bixiyaha hore ee iska diiwaan-galiey goobtaas. Hawsha kale ee ku lammaan diiwaan-gelintu waxay tahay sugida qofka xaqa u leh in la diiwaan galiyo, sida la wada ogsoonyahay dadweynaha Somaliland ma haystaan kaadhka muwaadinimada, waana sababta u fashilisay diiwaan-gelintii la isku dayey sanadkii 2002da ka hor doorashadii deegaanka iyo Madaxtoyada, saddexdii doorasho ee waddanku soo maray midna diiwaan-gelin lama samayn. Haddaba, KDQ isagoo ka duulaya xeer 37/2007, si loo qabto doorasho xor iyo xalaal ah waxa waajib noqotay in dadweynaha la siiyo kaadhka aqoonsiga muwaadinka si loo diiwaan-geliyo dadka xaqa u leh codaynta, soo saaridda xeerka diiwaan-gelintu waxay jawaab celin u noqotay talobixintii ay soo jeediyeen goob-joogayaasha caalamiga ahi ee ka qaybgalay doorashooyinkii hore ku taliyey in doorashooyinka dambe ee Somaliland in la sameeyo diiwan-gelin, xukuumadda Somaliland waxay iyana ballanqaaday 2005 inay samayn doonto diinwaan-gelin ka hor doorashooyinka. Haddaba KDQ, isagoo ka duurlaya xeer LR37/2007 xeerka qodobkiisa 12aad faqraddiisa 3,4,5aad wuxuu aqoonsaday baaxadda hawshan isxambaarsani leedahay iyo baahida loo qabo in dadweynaha Somaliland la fahansiiyo qaabka diiwaan-gelinta, waxay lagama maarmaan ku tahay in Komishanka Doorashooyinka Qaranku isagoo la kaashanaya cid kasta oo gacan ka siinaysa in dalka laga bilaabo barnaamijka ballaadhan ee wacyigelinta ka hor diiwaan-gelinta rasmiga ah, sidaa awgeed manta [shalay] oo taariikhdu tahay 19/08/2008 waxa KDQ uu dhaqaajinayaa ololaha wacyi-gelinta deewaan-gelinta cod-bixiyeyaasha. Mudanayaal wuxuu Komishanku wacyigalintan u adeegsanayaan wax kasta oo suuurtogal ah oo uu farriimihiisa ugu gudbin karo dadweynaha Somaliland sida TV-yada, idaacadaha, wargeysyada iyo website-yada, waxaana lagu faafin doonaa sawirro, riwaayado, suugaan, doodo. Ololaha wacayi-gelinta waxa ka qaybqaadan doono dawladda, axsaabta, NGO-yada maxalliga ah iyo qof kasta oo rag iyo haweenba ah oo gartay qaabka diiwaan-gelinta.” Waxa isna xafladddaa ka hadlay Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, waxaanu hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in diiwaan-gelin la sameeyo, Muuse Biixi waxa uu sheegay in dhawr qodob oo baahiya la xalliyo si diiwaan-gelintu si sax ah innoogu dhacdo. "Waxaynu isku raacsanahay faa'iidada diiwan-gelintu leedhay xisbi ahaana in la sugo muwadiniinta xaqa u leh inay codeeyaan waayo diiwaan-gelintu faa'iidada ay leedahay haddii la murmo xal bay keenaysaa iyo haddii lagu shubta oo qoladayada mucaaradku waabanu ka baqanaa ku shubashadaa, markaa ka xisbi ahaan diiwaan-gelintu qiimo weyn bay noo tahay, laakiin waxaan doonayaa in marka hore saddex qodob la xaliyo, waa ta koobaad e xagga juguraafiga, waayo goobaha qaarkood gawaadhidu ma gaadhi karaan oo sanaaduuqda codayntuna doorashooyinkii hore may gaadhin oo juquraafi ahaan ayaanay u saamaxayn, markaa waa in laga fikiraa qofka muwaadinka ah ee halkaa degan sidii uu isku diiwaan-gelin lahaa oo aanu kaga hadheen doorashada iyo xaqa uu u leeyahay diiwaan-gelinta. Sidoo kale iyana waxa la mid ah xagga xeebaha oo iyana laga fikiraa sidii uu isku diiwaan-gelin lahaa, iyana waxa jirta qodobka labaad oo ah dhaqankeena. Dadkeenu waa reer guuraa oo kolba meel dega, markaa iyana waa in laga fikiraa sidii ay dadkaasi isku diiwaan galin lahaayeen oo qorshe loo sameeyaa iyana waa qodob ina hortaagan,” ayuu yidhi Muuse Biixi, isagoo ballanqaaday inay si buuxda u taageerayaan hawsha diiwaan-gelinta, waxaannu xisbiyada kalenugu baaqay inay sidaa si la mid ah u taageeraan. Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga UCID Aadan Mire Waqaf, ayaa isaguna sheegay inay xisbi ahaan soo dhawaynayaa hawsha diiwaan-gelinta, taas oo ku tilmaamay mid sahli doonta doorasho xor ah oo xalaal ah, isagoo arrimagaa faahfaahinayeyna waxa uu yidhi; "Qof kastaa xaq waxa uu u leeyahay inuu is diiwaan-geliyo si uu u codeeyo, diiwaan-gelintuna waa muhiim. Guddiga Komshanka Doorashooyinku waa inoo siidhi wale, laakiin waa in xisbiyada qaranka iyo dadweynaha reer Somaliland ku taageeraan Komishanka sidii ay udhici lahayd diiwaan-gelinta. Waan ku raacsanahay saaxbiibkay Muuse Biixi qodobka juquraafiyadda, waa in la helaa baahidii haqabtiri lahayd sidii qofka miyiga ku nool ee reer-guuraaga ahi isku diiwaan-gelin lahaa una codayn lahaa, waayo mar kasta dhulalka miyiga xaga codaytu hoos bay u dhacdaa waana in la helaa diiwaan-gelin caddaalad ah, anagu diyaar baanu u nahay wacyi-gelinta diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha ka xisbi ahaan, diiwaan-gelintu waxay ka qaybqaadanaysaa tartan xalaal ah." Xafladda ku dhawaaqidda wacyigalinta codbixiyeyaasha waxa isna ka hadlay Guddoomiyaha Nabadgelyada iyo Ammaanka ee xisbiga UDUB Mr. Cabdillaahi Maxamed Jaamac (Carays), waxaannu isna soo dhaweeyey diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha. "Waxaan ku raacasanahay saaxiibkay Muuse Biixi xagga juguraafiyadda oo ah mid loo baahan yahay in la xallilo, haddaanu nahay xisbiga UDUB waxaannu ballanqaadaynaa in naanu diiwan-gelinta ka qaybqaadano wacayi-gelinteeda iyo hawlaha kale, anagu dadka reer Somaliland, waxaanu leenahay isdiiwaan-geliya, laakiin ma odhan mayno UDUB-eey is diiwaan-geliya, waayo waxaanu nahay xisbigii talada hayey. Bari baa waxa la yidhi wiil baa hooyadii ku tidhi kaalay waraaabe ku cunye, haddana aabbihii baa u yeedhay oo ku yidhi kaalay Dhurwaa ku cunye, Waraabuhu wuxuu taagnaa dibadda waanu maqlayey, markaasuu waraabihii yidhi, 'labaduba waxay yidhaahdeen cun. Markaa waxaan leeyahay haddii KULMIYE iyo UCID ay oggolaadeen UDUB-na maxaa u diiday iyadoo xukuumaddii haysa," ayuu yidhi Mr. Casayr. Waxa isna xafladdaa ka hadlay Boobe Yuusuf Ducaale oo ka socda Akadamiyadda Nabadda, waxanu ugu baaqay inaan la dacaayadayn diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha, isagoo taas faahfaahinayeyna waxa uu yidhi; "Waa inaan la dacayaadayn diiwaan-gelinta oo ah hawl muhiim ah oo qaranku u baahan yahay, waxaannu marti ugu nahay saddexda xisbi qaran iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka." Ugu dambayntii waxa ka hadlay Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Md. Xasan Macallin, waxaannu sheegay in 720 qof oo ilaalin doona qofka xaqa u leh inuu is-diiwaangalin doono ay iyagu ay soo diyaarin doonaan, waxaanu sheegay in diiwaan-gelintu cidii ay dhaafto wixii ka dambeeya ay lacag bixin doonto. "Waxaanu soo galnay Precess dheer sidii loo samayn lahaa doorasho xor ah oo xalaal ah oo si goob walba oo la geeyo doorashooyinka la ogaado inta ka codaynaysa oo la isle’ekaysiiyo inta ka codaynaysa iyo inta ka diiwaan-gashan, waxa la sugayaa maanta muwadiniinta Somaliland, waxaan ogsoonahay in ciddii dhaafto ay berri lacag ku qaadan doonto kaadhka aqoonsigu. Waxaan ballan qaadaynaa anagoo riixayna diiwaan-gelinta ahna qolada koowaad inaynu qayb weyn ka qaadano diiwaan-gelinta si doorshadu si qurux badan ugu dhammaato," ayuu yidhi Wasiiru-dawlaha arrimaha guduhu.
-
Subax wanaagsan ,,,,,,,,,,,,,,,, Xalay dee waxa igu dhacay ,, Inaalillaahi