Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Dear Editor, I slept last night after a heavy rain in my city in order to get up early this morning for my work. I was wrong because the amount of your writings made me stay awake till the morning. The wife was screaming, the kids were shouting and the whole area was in a chaos only to disturb my sleep. I would appreciate if you stop writing this nonsense and get a life. Yours, Gamadiid Bakayle Giirre
  2. Nothing at all ....... Just liaise with the organizers and there you go bring your stuff.
  3. WAAKAA WAAKAAAAAAAAAAA ,,, ALAAB IYO NUS ,,
  4. Haa niyow odayga si fiican baa loo karbaashay oo waataa la aamusiiyay ,,,,
  5. loooooooooooool@niicda ,,,,,
  6. Are you divorced horta A&T mise waad maslaxday gabadhii ??
  7. Dear Editor, Women are usually attractive and a silent killed to men. I like to visit that corner of the site where women post their complaints about men just get hint of if women can be really pleased. I must say, that corner is one of the most interesting corners in the website. Thank you
  8. Dear Editor, Somaliland issue has been neglected by the most of the media outlets in Africa and in the world. Without a recognition and having access to the international fundings, Somaliland achieved what most of the African countries failed to achieve. I would like you to focus on this little new country in the horn of Africa so as to bring the international attention to the growing democracy in this country. Regards
  9. End of the day ...... See yall tomorrow IA ,,
  10. Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng.C/raxmaan C/laahi Saylici. Sanadkii 1993 Eng.Zeylici iyo adeerkii Xaaji Xasan Xadi Qayaad waxay baal dahab ah kaga xusan yihiin kaalintii ay ka qaateen qabsoomidii shirkii Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng, zeylici Walaalayaal waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa,su aal markaste maskaxdiinu is weydiiso markaad maqashaan magaca musharaxa Madaxwayne Ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici. Hadaba wuxuu ku dhashey magaalada taariikhda dheer leh ee Zeylac ee gobolka Awdal dhamaadkii sanadkii 1956 sidaas ayaana loogu bixiyey magaca uu caanka ku yahey ee Zeylici,waxbarashadiisii dugsiga hoose wuxuu ka dhameystey magaalada Zeylac,dugsigii dhexana wuxuu ku dhameystey magaalada Boorame oo markii danbe u soo wareegay,dugsigii sarena wuxuu ka qalin jabiyeydugsiga sare ee farsamada gacanta ee magaalada Hargeysa sanadkii 1979. 1980-1988 ing. Zeylici wuxuu ka soo shaqeeyay kana mid ahaa hormoodka shaqaalaha shirkadii caanka aheyd ee la odhan jirey(walaalaha Boorame),shirkadaas oo ku caan baxdey dhismaha guryaha iyo ganacsiga,shirkadaas oo qayb libaax ka qaadatey horomarinta gobolka Awdal iyo guud ahaanba dalka,Shirkadaas oo ing. Zeylici ka ahaa maareeyaha guud ee hagayey,ama udub dhaxaadka u ahaa. Sanadkii 1989 Eng.Zeylici wuxuu ka mid ahaa dadkii gacanta weyn ku lahaa dhismihii iyo sameyntii garoonka diyaarada ee magaalada Boorame,garoonkaa oo kaalin muuqata ka qaatey isku socodka dadweynaha iyo horumarka gobolka Awdal magacna u soo hooyey gobolka iyo guud ahaanba dalka. Sanadkii 1990 Eng.Zeylici waxaa lagu xusuustaa taariikhduna makhraati u tahey kaalintii uu ka galey Markey talo faraha ka haadey ee khatartii ugu weyneydna la soo daristey dadka reer Awdal khatartaas oo aheyd markii umada reer Awdal jiha kaste laga soo xidhey ee ay waayeen meel ay wax kala soo dagaan cir iyo dhulba taas oo aheyd wakhtigii dagaalka sokeeye,markii la is weydiiyey maxaa xala,ayuu Eng Zeylici ahaa ninkii furey ee bilaabey inuu wax ka soo dajiyo kana dhoofiyo dikadaha dabeeciga ah Lughaya iyo Zeylac wuxuuna ahaa ninkii u horeeyey ee qoriciideedka u dhigey doontii ugu horeysey ee wax ka dhoofisa xeebaha gobalka Awdal,wuxuuna horsed u noqdey dhaqdhaqaaqii nolosha ee badbaadiyey dadka reer Awdal xiliyadii ugu dhibaatada badnaa. Sanadkii 1993 Eng.Zeylici iyo adeerkii Xaaji Xasan Xadi Qayaad waxay baal dahab ah kaga xusan yihiin kaalintii ay ka qaateen qabsoomidii shirkii dibuheshiisiineed ee beelaha wada degen Somaliland,iyagoo u hurey hantidoodii dibudhiskii madashii shirka lagu qabtey oo noqdey Dugsiga Sare Ee Sh.Cali Jawhar taas oo ay gaar ku ahaayeen isaga iyo adeerkii X.Xasan Xadi oo aheyd dayactirkii iyo dibu habeyntii madasha shirka,madashaas oo aheyd tii ay kasoo maaxdeen go’aamadii dhaxalgalka ahaa ee dhidibada u taagista haykalka dawladeed ee jamhuriyada Somaliland,iyo turxaan bixintii beelaha Somaliland,oo horseeday nabada iyo horumarka umada Somaliland manta ay ku naalooneyso,arintaas oo Eng.Zeylici uu yahey dadka magac iyo maamuus ay ugu hayaan dadka reer Somali land gaar ahaan dadka reer Awdal. Sanadkii 2003 Eng.Zeylici waxey shacabka Boorame u doorteen xildhibaan golaha deegaanka Boorame isagoo kaalin mugleh ka qaatey dhinacyada horumarka iyo siyaasadeed ee deegaanka Boorame laguna yaqaano inuu yahey nin dantiisa gaarka ah ka hormariya danaha guud,mana jiro cid kaga bakheyleysa inuu leeyahey sifaha kor ku xusan. Sanadkii 2003 Eng.Zeylici wuxuu hormood ka ahaa abaabulkii shirkada cusub ee biyaha Boorame maamul ahaan,shirkadaas oo noqotey shirkadii ugu horeysay ee adeega bulsho hirgalisey(puplic Private partnes ship),ilaa maantana u taagan,hormoodna u noqotey kaga dayashada shirkadaha wadaaga ah,oo laga guurayey nidaamkii gaboobey ee biyo helista Boorame taas oo soo jiitamayey ilaa wakhtigii ingiriiskii iyo dawladihii ka danbeeyeyba arinkaas oo hore loo arag iney dadweynaha Boorame ka haqab beelaan biyaha ka hor intii aanu hirgalin Eng.Zeylici fikirka cusub ee midho dhalka ah.taas oo lagaga baxay hooyadii dhaxanta wareegi jirtey iyodameerihiisaqda dhexe la guurin jirey iyagoo biyo raadinaya,taas oo banaanka soo dhigtey in aaney jirin biyo la’aani laakiin ay jirto talo xumo,kaasoo uu Eng.Zeylici ku guuleystey inuu ****olka ka qaadey barwaaqadii umada ka daahneyd sidaana uu ku noqdey,looguna doortey maareeyaha guud ee shirkadii adeega bulshada ee (Shaba). Waxaa kaloo xusuus mudan,taariikh lama ilaawaanana uu ku leeyahey dibudhiskii wadanka,gaar ahaan gobalka Awdal isagoo gacan ka geystey dhinacyo badan oo kala ah dibudhiska ,toosinta jidadka Borame iyo guud ahaan bilicda magaalada Boorame,sidoo kale wuxuu qayb libaax ku lahaa mashaariicihii horumarineed gobolka Awdal sida ,caafimaadka,isgaadhsiinta iyo waxbarashada wuxuuna yahey nin had iyo jeer u heelan horumarinta waxyaabaha bulshada taabanaya oo ay ugu weynayd jaamacad Camuud hormoodna uu ka ahaa ragii u hurey maskaxdoodii iyo maalkoodii jaamacada Camuudeed sidaana ay umada reer Awdal abaal lama ilaawaana ugu hayso.
  11. Suldaanka, You can read these two reviews of the book. REVIEW 1 REVIEW 2
  12. @JB, i bet u write to times about Somaliland? Waar maya maya ,,,,
  13. Look A&T has just woke up from wax aanan sheegi karaynin ,,, hehehe
  14. No it was not about a morality yaa CL ,,, she was my friend and wanted to impress her not more. She didn't expect ppl could see them. NG, No he was not the waiter ,, may be her BF ,, i ddin't know him and i didn't ask her. I heard that a father always use to say to his kids, when they are watching TV and people kiss, "uuf" abo keen aan baaqtiyo eh" then one day he took his kids out on the train and after a while a couple came on and started kissing, and the kids cried, "abo baakhatii" ,,,, Do you know that was my Adeero ?? ,, ,he left here last week ,, loooool
  15. looooooooooooool@something wrong with their food Walaahi it happened ,, the girl was shocked when she received the text message ,, tried to denay and as i saw everything explained ,, then accepted and said Shhyyyttt ,,
  16. Finally it is good to see nuune is feeling HOT ,,, I was in a restaurant last week having dinner with a friend when i saw this couple kissing (yes in the restaurant) ... fortunately i knew the girl and sent her SMS not to kiss in public again ,,,
  17. Hadii anigu aan arki lahaa gó baan isla huwin lahaaba ,,, Ngonge, what did you do ?? i hope you didn't look around to see if there is a free one out there ,,
  18. Burco (Somaliland.org) – Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE ee ka socdey muddada Afarta maalmood ah Hotelka Plaza ee magaalada Burco ayaa si rasmi ah loo soo gebagebeeyey, kadib markii uu maanta doortay musharraxiinta xisbiga ee Madaxweynaha iyo Madaxweynekuxigeenka, isla markaana uu ansixiyey xubnaha Guddida Fulinta oo qayb ka mid ah hoggaanka xisbigu soo gudbiyey. Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE oo tiradiisu dhan tahay 35 xubnood, isla markaana 29 ka mid ah la magacaabay, lana soo hordhigay Shirka Golaha Dhexe waxaa ka mid ah labadii musharrax-Madaxweynekuxigeen ee ka cadhooday shirka iyo xubno ka mid ah taageerayaashooda. Magacyada guddida fulinta iyo xilalkoodana goor dhow ayaa la baahin doonaa. Gebagebadii shirka waxa hadal ka jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga, mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Musharaxa M/weynekuxigeenka, Cabdiraxmaan Saylici waxayna uga hambalyeeyeen xubnaha Golaha Dhexe sida ay kalsoonida iyo codka ugu doorteen. Guddoomiyaha Xisbiga, Axmed Siilaanyo, waxa uu ka hadlay xubnaha ka cadhooday shirka ee Ca bdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo Axmed X. Cali Cadami, waxana uu u soo jeediyey Golaha Dhexe in wadajir looga hawlgalo sidii looga dabategi lahaa xubnahaas ka baxay ma
  19. Burco (Somaliland.org) – Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee ka socda Hotelka Plaza ee magaalada Burco ayaa doortay musharraxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweynekuxigeenka. Shirka Golaha Dhexe waxa uu cod aqlabiyad ah ugu doortay murashaxa Madaxweynaha, Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo, iyada oo aanay cidi kula tartamin, halka Musharraxa Madaxweynekuxigeenka oo ay 4 musharrax u ordayeen uu cidlo ka qaatay Guddoomiyekuxigeenka 3aad, mudane Cabdiraxmaan Ismaaciil (Saylici), kadib markii laba musharrax oo kala ah, Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo Axmed X. Cali (Cadami) ay qaaddaceen shirka, isla markaana musharrax, Ismaaciil Muumin Aare uu shirka kaga dhawaaqay inuu ka tanaasuley musharraxnimadii Madaxweynekuxigeenka, taageeradiisana uu ugu yaboohay Cabdiraxmaan Saylici. Shirka oo ay fadhiyeen 131 xubnood oo ka tirsan Golaha Dhexe, waxa ogolaaday musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye inuu noqdo Guddoomiyaha Xisbiga, Axmed Maxamed Siilaanyo 129 xubnood, waxa diidey hal qof, cid ka aamustayna ma jirin, guddoomiyuhuna muu codayn. Sidoo kale, Musharraxa Madaxweynekuxigeenka xisbiga inuu noqdo Cabdiraxmaan Ismaaciil Cabdillaahi (Saylici) waxa ogolaaday 123, waxa diidey 4, waxa ka aamusay 3, Guddoomiyaha Golaha Dhexena ma codayn. Shirka waxa kale oo lagu ansixiyey Xeer-hoosaadka Golaha Dhexe iyo qodobo ka mid ah Dastuurka xisbiga oo wax-ka-beddel lagu sameeyey. Qodobada wax-ka-beddelka lagu sameeyey ee Shirku ansixiyey waxa ka mid ah qodob sheegaya in Guddoomiyaha Xisbigu uu xilka Guddoomiyenimo ku wareejinayo Guddoomiyekuxigeenka 1aad muddo bil gudaheeda ah marka uu ku guuleysto Madaxweynenimada. Waxa kale oo lagu ansixinayaa Guddida Fulinta ee xisbiga oo hadda la magacaabayo. Labada musharrax ee shirka ka baxay ayaa waxa weheliyey ilaa 50 xubnood oo ka mid ah taageerayaashooda.