
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Anigu sidaa maan yeelin ,,, waxna iskumaan qorin ee i posted a topic without the resource and someone else posted it ........ Isagu waabuu isku saxeexay .. republic of ... ku lahaa ,,
-
looooooooooooooooooooooool@Neph ........ Waad qarxisay odayga walee ,,, Aniguna waan yaabayay oo aan lahaa ninku libaaxsanaa oo sheeko yaqaansanaa ,, looool
-
Xoogag Al Shabaab oo xalay weerar ku qaaday Xarunta madax tooyada ee Villa Soomaaliya Dagaal u dhaxeeyey ururka Al Shabaab iyo ciidmada dowlada ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya iyo fariisimo ciidamada dowlada ay ku leeyihiin isgooysyada Falorenza iyo Zayidka ee magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa waxaa uu bilowday abaaro 2-dii saqda dhexe ee xalay kadib markii ay xoogaga Al Shabaab weerar qorsheeynsan ku qaadeen fariisimo ciidamada dowlada ay ku leeyihiin isgoyska Florenza,Zayidka iyo xarunta madaxtooyda ee Villa Soomaaliya,waxaana weerarkaasi ka dib goobahaas ka qarxay dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo xoogag Al Shabaab ee weerarka soo qaaday. Dagaalka ayaa waxaa uu ahaa mid la isku weeydaarsaday madaafiicda fara badan kuwaasi oo aan si rasmi ah loo ogeeyn khasaaraha uu u geeystay kooxihii dagaalamayay iyo dadka rayidka ah,waxaana dagaalku inta uu socday sedax Madfac ay ku dul habsadeen guryo ku yaalay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir kuwaasi oo xiligaas dad rayid ah ay jiifeen walow aysan qofna ku waxyeeloobin madaafiicdu. Saraakiil u hadashay ururka Al Shabaab oo la soo xariirtay idaacada Shabelle ayaa waxaa ay sheegteen in dagaalkii xalay ay ciidamada dowlada ka dileen askara fara badan islamarkaana ay ka riixeen fariisimihii ay ku sugnaayeen walow aysan jirin war badax banaan oo arintaasi cadeeynaya. Xaalada goobihii ay dagaaladu xalay saqda dhexe ka dhaceen ayaa saakay degen inkastoo la maqlayo risaas ay ciidamada dowlada jihooyin kaladuwan u ridayaan kuwaasi oo aan la’ogeeyn hadii ay khasaare geeysteen,waxaana weerarka Al Shabaab ay xalay ku qaadeen fariisimaha ciidamada dowlada ay leeyihiin uu qeeyb ka noqonayaa weerarda xoogaga hubeeysan ay ku qaadaan goobaha ay deganyihiin ciidamada dowlada iyo kuwa shisheeye ee ku sugan gudaha wadanka Soomaaliya. Shabelle.net
-
Bilayska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Dad La Sheegay Inay Ka Mid Yihiin Budhcad Baddeeda Reer Puntland Hargeysa October 12, 2008-(Haatuf)-Ciidamada bilayska ee somaliland ayaa maalintii doraad magaalada Hargeysa waxa ay gacanta ku dhigeen dad la sheegay in lagu tuhunsan yahay inay ka mid yihiin budhcad baddeeda reer Puntland, kuwaas oo la sheegay inay siteen lacag farabadan. Dadkan la qabtay oo ka koobnaa laba xubnood ayaa isla doraadba loo taxaabay xabsiga dhexe ee Hargeysa iyadoo lagu eedeeyay in ay ka mid yihiin budhcad baddeeda reer Puntland ee afduubka u gaysta maraakiibta ka gooshta gacanka cadmeed iyo badweynta Hindiya, kuwaas oo sida la sheegay ay ciidamada ammaanku ku qabteen lacag fara badan oo aan ilaa hadda cadadkeeda la hayn, iyagoo somaliland ka soo galay xaga barriga. Ilo xogogaal ah ayaa Haatuf u sheegay in ciidamada sirdoonku ay ku raad joogeen ilaa markii ay ka soo talaabeen xadka u dhexeeya Puntland iyo Somaliland. Ma jiraan wax warar ah oo ay xukuumaddu ka soo saartay qabashada dadkan lagu eedaynayo budhcad baddeednimada, Saldhiga dhexe oo ay imika ku xidhan yihiin ayaa mar aanu isku daynay inaanu la xidhiidhno taliyaha saldhigaasi aanay noo suurto gelin.dhinaca kale taliyaha guud ee bilayska Somaliland Maxamed Saqadhi dubbad oo aanu isagana khadka tilifoonka kula xidhiidhnay si aanu wax uga weydiino arrintan ayaa isagana aanu khadka tilifoonka ku waynay. Dhinaca kale ilo xogogaal ah ayaa sheegaya in labadan xubnood ee hadda la qabtay mooyaane ay jiraan kuwo kale oo bilaysku ku daba joogaan hase yeeshee waxa ilaa imika si rasmi ah loo ogyahay gacan ku haynta labadan xubnood oo ay bilaysku ku qabteen lacag qayrul caadi ah taas oo la sheegay in lacagtaasi ay ka heleen maraakiibtii ay afduubeen oo madax furasho laga siiyay. Ma aha markii koowaad ee ay xukuumadda Somaliland sheegto inay qabteen kooxo ka tirsan budhcad baddeeda Puntland oo lacag badan sita,Waxa ay ahayd badhtamihii sanadkan markii budhcad badeed reer Puntland ah lagu qabtay magaalada Wajaale kuwaas oo muddo dhowr bilood ah ku jiray saldhiga dhexe ee Hargeysa ugu dambayntiina lagu sii daayay cafis Madaxweyne iyadoon Maxkamad la soo taagin.
-
Bilaa camal.com ......... wax kele ood ka fekertaan miyaad waydeen ??
-
I'm just plain lazy to go to gym .... still no solution. I think i'll just do that in my bedroom ,,
-
We'll leave that for the Kuwaitians if there are some here ,,, lool good you feel better ,, Tea has always been my energizer and my own balaayo xijaab in such situations. I say i'll go gym next week ,, it has been like that since the beginning of the year and i never do. Talk about Super-caajis.com ,,,
-
loooool .... from 8:30 to 12:30 only to discuss about this freaking policy ,,, and you have most of the attendees nervous shouting, criticizing and insulting. Damn ,,, it is hell. Well, Sunday caajis ,,, can't you sleep ?? if you can do then forget anything else and get back to bed. If you can't, Falaas shaah ah isa soo ag dhig and start with the easiest thing you can do ,,,,
-
Wax aan ka idhaahdaa ma jirto meeshan waa la isku qasmay walee ,,,,,,,, waan daawan uun.
-
Maalin wanaagsan ......... Wazzup trollers ?? whoever said setting a national policy is easy ??? ..... it's damn headache walaahi ,,,,
-
Originally posted by Alfa: Somali ahaan waxay u dhigantaa; Haye macaanteydiyeey, qasabka ka macaan badaneey, dhayda lo'aad midabkeeda u ekaay, luubaan la shiday ka carfoon badaneey, nirigtii in Maahis kor wanagleey, abatiitka xagiisa wax walba dam ka siisay, goortii la arkaba ilko fargeetoleey xabiibi nafteyda nafteedaay, Allalaah, waan ku salaamay Barni Buuraneey.
-
Nin doonta does not necesserily mean female genitals you all nasty-minded ppl ..... Where is A&T when you need him bal ??
-
loooooooooool@nin doontaa ku belbelaysa ,,, Mujaahidka, It is not a re-action to your thread. You can always refer to this one in case you want to know them.
-
Somalilanders should extend more support to Alshabaab.
Jacaylbaro replied to RedSea's topic in Politics
JB, would you like to see somaliland help? or would you want us to remain on the sidelines? What sidelines ?? ,, we're just fine without them sxb. -
Somalilanders should extend more support to Alshabaab.
Jacaylbaro replied to RedSea's topic in Politics
JB, would you like to see somaliland help? or would you want us to remain on the sidelines? What sidelines ?? ,, we're just fine without them sxb. -
It will be listed here ................ Stay tuned ...
-
Kala japkii ururkii biliiliqada ee la magac baxay Al-shabab
Jacaylbaro replied to dhulQarnayn's topic in Politics
Waar niyow waa la fiican yahay sxb ,,, dee waa wareerkaad ogayd uun ma wax kalaa jira ,, loool -
Somalilanders should extend more support to Alshabaab.
Jacaylbaro replied to RedSea's topic in Politics
Somalilanders should extend more support to Alshabaab Are you Kidding me ??? :mad: :mad: :mad: :mad Maantana ma sheekadaasaad keentay ..... Jibbadii way kula tagtaye bal halkay ku dhigto aan eegno. There is an Arab saying: "Sammin Kalbak LiYa'kulah" "Feed your dog to eat you" .... Naaah ,,, Alshabaab have no place in Somaliland. They are creating enough problems in Somalia. I sometimes think they work for the US and Ethiopians weliba. Go figure out ........ -
Kala japkii ururkii biliiliqada ee la magac baxay Al-shabab
Jacaylbaro replied to dhulQarnayn's topic in Politics
Dabshid, Iska waran sxb ,, beryahan xageed ka dhacday ?? -
Subax Wanaagsan ,,,,,,, Been raining yesterday, last night and this morning ,,, still more rain can bee seen on the sky. Beautiful weather ,,,,,,,,,
-
....... I can imagine a Somali girl received the message "I will give you HIV" ,,, loooooool ,,, Hooyadaa sii bay odhan lahaayeen horta qaar aan ogahay ,, loool Now i'm using that phrase from now on ,,,, hehehe
-
And you did it right ??
-
Juun 09, 2008 to Oktoobar 09, 2008
Jacaylbaro replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I told you guys ,, that was a Shimbirayahow heesa one. -
Our Political Guiding Post - Pan-Africanism's New Dawn
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Why is that sxb ??