
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Af jinni hadaanad ku hadlin ma adigaa jiraba ,,,
-
That is why i don't want to welcome anyone who put a thread asking ppl to welcome him/her ..... look at this Abu now and the problem he caused ,,, I think he should be banned for 10 days before he cause more dambi ,,,,,,,, As soon as he said he is Neutral and i saw his name with Abu ,, then i noticed Red-sea has got a good accompany ,,,,
-
And it is 5:45pm ,,,,,,,,,,, Aduunku ballaadhanaa ,,
-
loooooooooooooooooooooooool ,,,,, Okey then ,,,, I should send you a PM ,,, you need to act so quickly then ,,,,
-
I know that is the only welcome you deserve as i said before ,,,, a lil kick will make you so confortable in SOL ,,, that is for sure ,,
-
Waar maraq qorroto ayaan ka dhergay adigu digaag iyo waxbaabad ka sheekaynaysaaye ,,,, lakiin Afro cid noo dhaxaynaysaa yaanay jirin meeshaanu isla tegeyno anigaa oge ,,,
-
Awliyada adiguna afka la soo gal ,,,,
-
Hablaha oo dhami ixtiraam bay mudan yihiin waana queens halkan ,,, lakin Afro way ka duwan tahay and she knows why ,, Adigu taas isu kaaya daa bal .............
-
Eeg hadda markii horeba wuu maqnaaye quruumihii baa dabada ka soo eryayee ,,, waar hoy joog quruumo iyo Awliyo meel lama soo wada joojiyee sidaadii baad dabayl noqon doontaaye ,,,,,, DD, Bal dhinacaas uga baydh ninkan waan afuufayaaye ,,,, imisaan cuudi is lahaa oo uu iga baxsanayay uun ,,, maantaan jaanis u hayaaye ,,,,
-
why do u want to know bal ,,, bal gardaradaa eega ,,, that is why i'm closing my account on the FB ,,, dadku way faro dhaadheer yihiin ,,,
-
Quruumuhu waa kuwa ku jira nuune ,, weliba isaga quruumo raamo leh baa saaran oo u sheega inuu Awliyo yahay ,,,,,,, Aniga kistoo yar oo mirqaan ah weeyaan ,, markaa fooxaasi wuu igu filan yahay ,,,
-
looooooooooool ,,, fooxa ha odhane quruumaha dheh dee ,,
-
Waxaan ugu necebahay dadka yidhaahda "Welcome Me" ,,, damn it ,,
-
Walee waxaan ogahay baanad ogayne naagtaa aniga ii dhaaf ,,,,
-
That is the only welcome you deserve ,,, hadaad is xariifiso daankaan ku jebin weliba ,,, You bloody fresh Abu Shiisha Bintu Waalli ,,,
-
Waar bal kan eega ,,, Khasab igu soo dhowee buu igu maagayaa ,,,
-
anigu waxan aad ka hadlayso maan fahmin xabiibi ,,,
-
Naayaa waa naagta ,,, adeer dee laydha i sii waa ku sidee ,,,
-
loooooooooool ,, waad iga xanaajin gaadhaye ,, yeah ,, It is easy to get that maraq here ,, everyday weliba isagoo fresh from the xoolaha ah.
-
yeah ,, it is sunny but cold ,,,, and it is very cold during the night. But not raining. I think 90% of ppl here are suffering from flu ,,,, i had one last week and still caughing ,,
-
Ohh yesss ,, nothing can beat caano geel runtii (i mean the milk not the SOL member) No i don't want anything in return ,,, i just want them to go along with the people without asking for a welcome ,,,,, that is what is called Istusnimo ,, looool
-
And what are they expecting ?? , some virtual shaah and hadal debecsan for nothing ?? ,, lool
-
That is what i want inaan u qalab qaato intaan la iiga horaynin .......... I must be the first to do it here ,,
-
Eeg waakaa durba bilaabaye ..... Dadkaasaa soo dhoweyn raba weliba. Who said it is so exciting but your assumptions ,,,