
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
War Naxdinle: Gabdho Soomaaliyeed oo lagu kufsaday Koonfurta Sudan oo qaarka mid ah u geeriyoodeen Duleedka Magaalada Juba ee xarunta Maamul Goboleedka SPLA ee koonfurta dalka Sudan ayaa waxaa lagu kufsaday gabadho soomaaliyeed oo tiradoodu gaadhayso 10 hablood kuwaas oo qaar ka mid ah la keenay iyadoo xaaladoodu liidato cusbataal ku yaala magaalada Kampala ee dalka Uganda halkaas oo mid ka mid ah ku geeriyootay ............... Gabadh lagu magacaabo Xaawo balse diiday in la sheego magaceeda oo sadexan ayaa saxaafada u sheegtay iyadoo ku sugan cusbataalka ku yaala magaalada Kampala in iyada iyo 9 gabdhood oo la socday ay Uganda ka baxeen 10tii bishii october ee sanadan 2008 , markii ay gaadhen magaalada Juba ee caasimada koonfurta Sudan ay ka raaceen doon yar oo kusocotay magaalada khartuum taasi oo qaada webiga Nile-ka balse markii qiyaastii masaafo dhan 20km aanu ka soconay ayay tidhi magaalada jubba ayaa doontii joojiyeen nimankii waday waxaana nalagu khasbay inaanu ka soo degno doonta balse taasi waanu diidnay ilaa markii danbe xoog nalooga dejiyey .. Xaawo oo ilmaynaysa ayaa tidhi( Isla markii webiga banaakiisa nala geeyey ayaa waxaa jeexa ka soo baxay ciidamo ku lebisan dharka tuutaha waxaana naloo ka xeeyey jeexa ay nimanku ka soo baxeen oo ay ku taalay xeri weyn oo ciidamo lagu tababarayey, gabadha dhimatay inan ay qaraabo ahaayeen oo iyana nala socotay ayaa taqaanay luuqada Carabiga waxayna u sheegtay inaanu nahay dad masaakiina oo kasoo cararay dalka Somalia balse hadalkeeda may dhegaysan ee iyadii ayaa hore loo ka xeeyey waxaana dharka lagaga bixiyey hortayada oo ay ku fuuleen sadex nin oo laba ka mid ah ay ahaayeen nimankii doonta naga soo kireeyey , gabdhaha 2 mooyaane inta kale guur hore ma soo marin oo hablo bikro ah ayay ahaayeen waxaana dhacday in nimankii dhibaato kala kulmaan marka ay kufsanayeen waxayna markii danbe u isticimaaleen mindiyo iyo biro kale taas oo sababtay dhiig bax aad ubadan oo hada gabadhi u geeriyotayba ) Sida ay sheegtay gabadha magaceeda kusoo gaabisay xaawo waxaa duurka koonfurta Sudan lagu haystay iyada iyo saaxiibadeeda ay isla tahriibeen mudo gaadhaysa 18 casho waxaana maalintii 19 ay keeneen nimankii haystay inta gaadhi lagu soo guray duleedka magaalada halkaas oo ay ka heleen darawalo Somali ah oo iyagu shidaalka geeya koonfurta Sudan kuwaas oo lacago isugu dardaray ka dibna usoo gudbiyey dalka Uganda , xaawo ayaa intaasi raacisay in loo sheegay intii aanay jubba ka bixin in dumar Soomaaliyeed oo tahriib ahaa lagu haysto duurka halkaas oo qaar kood caruuro ku dhaleen si qasab ah . Tan iyo Intii Dowlada Maraykanku joojisay qaxootigii ay ka qaadi jirtay sanad walba Dalalka Kenya, Ethiopia iyo Uganda ayaa waxaa sii laba jibaarmay Somalida tahriibta ah ee beegsanaya dalka Libiya si ugu sii gudbaan Dalalka Reer yurub safarkaasi oo leh halis aad ubadan oo isagu jira dil, Kufsi, dhac iyo waliba Gabadhaha Somalida ah oo inta meel ku xaraystaan qoomiyada madow ee koonfurta Sudan caruur khasab ah kaga dhalaan dabadeedna sii daayaan inta ilmahana kala hadhaan .Somalidii ugu badnayd ee u tahriibta dalka Talyaaniga ayaa labadii sano ee ugu danbeeyey ka gudubtay xuduuda udhaxaysa sudan iyo Uganda dadkaas oo badan koodu ahaa Dad Ka soo Cararay magaalada Mogadishu iyo waliba dadkii eheladoodu usoo dacwoonlahaayeen ee joogay Addis-ababa iyo Nairobi kuwaas oo hada xal mooday inay jiidhaan masaafo kumanaan KM ah oo isugu jirta Bad, saxaro lama degan oo aan biyo lahayn iyo waliba dhul jabhado iyo colaado ka oogayihiin oo ay ugu horayso Waqooyiga Uganda, Koonfurta Sudan iyo Gobolka Darfur ee xiga dhinaca xuduuda Sudan iyo Libya . Maxamed Axmed Faarax oo ah ganacsade Somali ah oo jooga Koonfurta Sudan magaalada Kaya ayaa sheegay in sanadkan oo keliya lagu kufsaday magaalada uu joogo 7 hablood oo mid ka mid ah hortiisa lagu kufsaday markii uu isku dayey in uu wax ka qabtana isagii gacan laga jebiyey ka dibna ay xabsiga utaxaabeen ciidamada Jabhada SPLA isagoo lagu eedeeyey inuu gacan u taagay sarkaal sare oo ka mid ah jabhada wadanka usoo halgan tahay mudada ka badan 20-ka sano waxaana markii danbe lagu soo daayey lacag madax furasho ah. Isbuucii aynu ka soo gudubnay ayaa ciidamada SPLA waxay $10(toban kun oo dollar) ka qaadeen dhalinyaro Somali ah iyagoo markaasi gaadhi ka raacayey magaalaa labaad ee ugu weyn koonfurta Sudan ee Wau iyagoona kusii jeeday magaalada Juba si ugu sii gudbaan dhinaca khartuum ,dhalinyaradaasi oo wararkii ugu danbeeyey sheegayaan inay ku xidhan yihiin xuduuda Uganda iyo Sudan .. Qaar ka mid ah jaaliyada Somalida ee ku dhaqan Uganda ayaa qoraalo cabashooyin ku aadan dhibaatooyinka Somalida loogu gaysto koonfurta Sudan ugudbiyey horaantii sanadkan wakiilka Maamul goboleedka SPLA ee konfurta Sudan ujooga magaalada Kampala qoraal kaas oo aan ilaa hada wax jawaab ah lagahayn C/qaadir gaabuush Afnugaal.com
-
looooooooooooooooooool@suufi nuune ,, I should use that name from now on ,,,, this is what i've been telling hime for the last 2000 years ....... he wouldn't listen to me at all.
-
looooooooooooooooooool@suufi nuune ,, I should use that name from now on ,,,, this is what i've been telling hime for the last 2000 years ....... he wouldn't listen to me at all.
-
What difference does a $100 make in your neck of the woods?
Jacaylbaro replied to RedSea's topic in General
Originally posted by billy1944: WHAAAT? Is that all the clothes they could buy with $100? Somebody is getting ripped off big time. The most they should have spent on those clothes for the 6 children is, at most, $55. I am hoping some one decides to challenge me to prove it - then I'll actually show you that they could have been clothe for even less than $55. I challenge you to this ......... what kind of proof do you want ??? ,, If you are talking about the clothes at the normal market then you might be right but there are more and more markets of the used clothes which will not cost more than 1 or 2 dollars each. Some are even cheaper. -
I'm confused ,, how many new members did we have in the past 3 days ??? ,,, Mid keliya oo magac hagaagsan xataa lihi kuma jiro ,,
-
Eesh Calaa Xarrago ........ Isqalloocshe.com
-
,, Haa walaahi ,,, looooooool
-
GALKAYO, Somalia Nov 16 (Garowe Online) - Soldiers working on the orders of Puntland President Adde Muse, a regional ruler in north Somalia, arrested a radio director Sunday, Puntland-based Radio Garowe reported. Hassan Mohamed Jama, director of Radio Galkayo, was detained on the day President Muse arrived in Galkayo and remains in jail, while Puntland soldiers shut down the radio station. A Radio Galkayo journalist said Mr. Jama was arrested after the radio station aired a story on President Muse's unannounced trip to Galkayo. The Puntland leader was angered when Radio Galkayo aired a story that President Muse is attempting to get access to big weapons stockpiled at a Galkayo warehouse "to attack Las Anod," according to the journalist. Las Anod, the provincial capital of Sool region, has been at the heart of a Puntland-Somaliland land dispute since 2002. Troops from Somaliland, a separatist republic, captured Las Anod in 2007 for the first time after ousting Puntland security forces. Puntland is slated to hold presidential elections in January 2009, but several presidential candidates have warned the Muse administration against any attack on Las Anod in an effort to detail the elections.
-
looooooooooooool@artifical cloud ,, I know in Dubai everything is artifical markaa ha la hubsado ,,,,
-
who said results waa la helay ,, it was just the identification of some of the suicide bombers (actually 2 of them) lakin wax kele ma soo bixin. Abwaan, who said they were not there in Baidoa ?? come on ....
-
That is madness cirdey ,,,,, i'm talking about the normal dreams niyow ,,
-
Maalin wanaagsan to you all yaa asxaabal qubuur ,,,,,,,, I was dreaming again ,, last night ,, shyyttt
-
I have no idea but it is not surprising ,,, if the incidents are related to what they call terrorism then they will have an influence in one way or another ,,,,,,,
-
Waar dadkani waa suntii ayaxa ,,, imikay ku wada garab yaacayaane maxaad moodaysaa ,,
-
looooooooooooooooooooooooooool
-
It is getting late ,,,,,,, HABEEN WANAAGSAN DHAMAANTIIN ,,,,,,,,
-
mafa afanifigafaa wafaalafan mifisefe cafadafan bafaa lafagafa hefeesafayafaa ?? ,,
-
wafar yafaa hefee defee mafaad kafa dafaysifid dafad kafanafi wafaxafan fafahmifi mafaayafaanefe. Wafalafee afanifigufu kafaa yafaabafay ..... bafal afadifigufu efeeg ifimifikafay ofodhofan dofoonafaan wafaa afafa jifinifi yefe ,,,,