Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Qorax


  1. ^War Ngone wuxuu leeyahay meherka waxaa ka horeya inuu marka hore Nuune innanata uu dafo uu la dhuunto oo uu deedna ugu yaraan labo maalin hadduu Cara guri ku hayo howshii waa isku dhamaatay markaa waa guur sharciyeysan.Su'aashu waxay tahay Nuune ma ku dhacaa in Cara dafo? :D

     

    FG. *BOB, nidaamkan oo kale cidda looma baahna ee A&T na huguriga ha ka so ridin :D


  2. waa run in SNMtu askarti siyaad barre waay ka adkatay balse ayagiina walaga sii adkaadayo sheekadoodi rag kale oo tuuga ah aya sii afduubay sidaba shariifku usii afduubay oo uga baxay axdigii maxaakinta caynba cayn aduunku.


  3. waryaarahee, alla maxaa nomad waayadan fiyuusyaddii wada gubteen maalinba midbaa banaanka is keenaya.

     

    Lazy Girl, maandheey wax runta kuu sheego ayaa wesay sida kan/tan B-ya ayaad darbiyada madaxa la dhacaysaa ee walaale is diin saar iska gaar intaysan xeero iyo fandhaali kala dhicin. Walaaleey haddii aad muslim tahay adiga ayeey ku fiican tahay koow waxaana ku leeyahay meeshaada ka sii wad Illaahna bari inuu kusii hanuuniyo haddiise aad muslim ahayn shartaada dadka la dhaaf haddi muslim tahayna Illaah ka baq oo iska yaree jahliga ku haaya jaahil ayad ka tahay diinta Alle ee aqoonta raadso. Qqofkii Gaala waa gaala, taa ma ceeba? qof Alla ku caasiyey simbati uma hayno hase ahate ixtiraam wuu mudun yahay in alla intuu/intii shartesa/sharteeda laga aman helayo ee walaaley haddii aad muslim tahay gaalo difaaca iyo showyada baasa ee anti-islamka aad dawatid iska yaree quraan akhiriso Alle tuug waad libaani haddii kale gaalnimadaada hayso adiga un isku ekee basa halkan sol ahna waa meel muslim gaalo kuma difaaci kartid haddii isku daydidna waa is daalineysaa.

     

    Rudy Diriye, sxb, adna ha taraarixin hana simin diimaha oo dhan ogoow in Islam ay ka sareeyso wax alle wixii diin ku sheega meelaha lala ordayo.


  4. Originally posted by Li Ka-shing:

    Rudy according to a friend sexual abstinence/bribery is always good for a family argument. Good luck fella.

    sxb ninkan wadnaha ha istaajinin intuu is yira haaheeyda ku qanci goorti la arkaba...


  5. Cara adigu meesha ma askari bad ka tahay qofku so xor uma ahan meeshu raboo iyo wuxuu rabo inoo halka soo dhigo? Somali iyo waxan shaqadood ahayn haw ku dhihid!

     

    waa hagaag, sxb FatB, public toilets waa public toilets maxaa ka sugeysay? nadiif dhalo camal mise in car-carfiyo. gurigaada la gaadh haddii kale galoo iska adkeyso aamuna.