Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Qorax


  1. waa afrikaankii uu ingiriiska meelo darran inta geeye kadibna halkaa uga dhaqaaqay markuu ku dangaaray weeyan. nimankaan mad-madoow meel aysan joogin malaha hindiya, afghanistan, singabor waa sida hindida aad meel kasta ugu aragto ayaa kuwanaa loo soo fogeeyey loogana dhaqaaqay.


  2. Originally posted by NNC:

    1. Reer baadiye and immature (the type that you dont want to introduce to your friends to)..a dude that believes "dumar been aa lagu soo xaragiliyaa, runa waa lagu daqaa"

    2. The funny guy-who thinks he is an award wining comedian (news flash! you are not Russell Peters bro with your lame non-laughable jokes)..

    3. Smokers (filthy habit, and no it is not cool to smoke)

    4. Those that think "Not interested" means keep pursuing me please i beg you..

    5. Jealous freaks (24/7 inquiring about your whereabouts)

    Abaay Isho taada ka hadashay, kow dheh bal anna 5 walax oo ah dhibkaan ku qabno gabdhaha somaliye kuu sheego bal halka:

     

    1- Wiilkoda somaliyeed u darran wiilka ajnabiga ahna (cadaan, madoow, jaale, buluug, jileec & jareerba) u jilicsan

    2- Wiilka somaliga haruuftaay jareerka & gaalka beejada leh shafka saartaay

    3- Aqas faarax waa doqon, Alla James waa dirac

    4- Af-soomaliga ka carartooy Af shisheeye ku faantooy

    5- Aduun soomartiyo kiilomitirko guban Faarax aboowe macaane haysaay

     

    Haye 5 kale keen 5 kalaan kuu sheegayaye. :(


  3. Dumurku waxay MR.RIGHT u yaqanin ragga kooda ujilicsan ayaga xagooda, shaqo fiicana haysta dheecaankoda siin kara hogaankana uhayaan. Annigu wa ka baxay makujiri halkaa may may!


  4. Halkaan Madeey ah tartiib-tartiib ayuu u soo xuubsiitay. Hadda warkiisu wuu cad yahay balse weli kalsoonidaa ka xun. Aaway shaakirullaah & war kii kale muxu ahaa magaciisa ayaantan wuu maqan yahaye haa Kashafe raggaas hadduu mar isku heli lahaa show zone dhan ayeey SOL ka xiran lahaayen.. wada cimaamad guduudan Xiin & Jacphar iwm meesha malagu arkin lahaayn waa la didin lahaa :D


  5. Haddii la dhaminiayo dhareerka wa la iska duwaa! sheeko baraleyda iyo is-qanciska nagala taga waryaya. Inaad Illaah u baridan ayaa dhaanta inta aad dhileysiga uqiilyeelaysaan. Waxa jira habab badan oo kale oo gabdhahani quutul yoonkoda ku soo saaran karaan. Xoggaa dadaaala iyo samir kaliya ayaa un laga rabaa, ogowna Illaah baa wax irsaaqa, haddii si toosa oo anshax leh wax u raadsadaan in Alle u naxariisanaayo.

     

    O they not see the birds above them, spreading out their wings and folding them in? None upholds them except the Most Gracious (Allâh). Verily, He is the All-Seer of everythin

    Al-mulk Ver. 19

     

    Nabigu NNKH wuxuu yiri: "Dadoow hagaajiya ama wanaajiya sidaad wax uraadsanaysaan (macnaha ha is bahdilina ha isku cayaarina) Illaah swt ayaa qoray irsaaqadiine e"


  6. Originally posted by Raamsade:

    "There are no jokes in Islam. There is no humor in Islam. There is no fun in Islam."

     

    By the late Ayatollah Khomeini

    Waryaa wax kale iska dhaafe nin somali ah baad tahay oo og xaqiiqda ee iska daa is-yeelyeelida iyo inaad soo xigato dad waalan iyo dad kaligood muslima hadalo laga soo sheegay oo micna saasa ku fadhiyin.