Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Qorax


  1. Originally posted by Abu_Diaby:

    quote:Originally posted by Caamir:

    The phrase "obstacle to peace" is now becoming a mantra. Should Ethiopia and Kenya be part of this definition? Hypocricy at at its highest level!

    Ethiopia and Kenya were reviving the organs of the somali repulic, remember? Oops, I forgot, now that they are against a certain person, Ethiopia and Kenya became evil overnight. A case of the chickens coming home to roost one would think.
    Alla maxaan arkay asagoo amaanaya haddana sidaan ayuu u hadlayaa.

  2. Che waxba ma dhimin. Waxa ficnayd inuu yiraa Dhagaha Ka Nuursadayaasha, waayo dadkan waxa aay dhageysan jireen telefonada ameerikaanka xaasaskooda iyo saaxiibadooda soo waci jiray. Haddee nin furun dagaal ku jira oo waayahan waxba arkin markii uu soo waco ooridiisi/saaxiibtiis salaanta ka dib waxa ay isku maweliyaan oo naf laga raadsho weeye cinwaanka sheekada. Micnaha dhagaha ayeey ka nuursan jireen weeye intii aay howlo kale qaban lahaayeen.


  3. Somali ahaan waxay u dhigantaa;

     

    Haye macaanteydiyeey, qasabka ka macaan badaneey, dhayda lo'aad midabkeeda u ekaay, luubaan la shiday ka carfoon badaneey, nirigtii in Maahis kor wanagleey, abatiitka xagiisa wax walba dam ka siisay, goortii la arkaba ilko fargeetoleey xabiibi nafteyda nafteedaay, Allalaah, waan ku salaamay Barni Buuraneey.


  4. Originally posted by LayZie G.:

    As a born and practicing muslim, I don't believe the principals of religion and state should be mixed. I believe that for a great nation like ours to prosper in the future, religion elements has to be eliminated. I don't believe that we should be ideal models to the world by adapting islamic state, no way, no how.

    Istaqfurullah!! sheeko calmaani & Ayaan Xirsi warkeedi oo kale ahaa! aduunow xaalka ba'


  5. Ku Tafaftiraha.

     

    Mudane so ma wacnaan lahayn haddii aad naga joojisid ama yareysid daabacaada aad soo daabacaysid wargeyska SOL Generaale maalayacniga aay qoraan dadka degen guryaha caydha oo mowduucyada afduubta miyeesana haboonayn in arrinkan UNta la hordhigo.

     

    Mahadsanid

    Walwalsane