Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Qorax


  1. Originally posted by Tuujiye:

    Daaweeye inta xamar wili dhisan aa ka weyn hargeyso abti lool see camal adi do you even know how big ee xamar tahay? in kastoo hada wada booc booc iyo niman cimaamado wato kiliya la arko but wili aad bee u weyn tahay....

     

     

    Wareer Badanaa!!!

    Duqa horta is sdeji ha is wareerin wareerka badan dhiig karu keena baa la yiri. Annigu Xamar waxaa igu dambeysay dagaaladi ka hore aad ayeey barigaa u wayneed Hargeysana nabad ayeey haysatay oo marka nabadu jirto horumarkaa furan balse sidaaso tahay xamar waa sii weynaatay magacyo cusub ayaanu had iyo goraale maqalnaa nabad ma jrito balse inay sii weynaatay ayaan filayaa marka weli waxaan aminsahanay in Xamar weyntahay balse in Kismaayo ka weyn tahay Hargeysa taa kuguma raacsani. smile.gif


  2. Ma filayo in aay Haiti lacag siinayaan raggu wey is-gadayaan un bassa haddii aay lacag bxinayaan maba bixinayaane waa sidii Xaneefa sheegtay ha siiyeen walaalohooda soomaliyeed ee u baahan ee ku rafaadsan Puntland ama kuwa jooga Konfurta ee dhowrkii sano ee u dambeysay hadba dhinac loo qaxinayey.


  3. Originally posted by Fabregas_Bruv:

    OK I have problem:

    When the weather is severe and windy, sometimes it blows me away. Is there any excercise or anything I could eat to solve this problem? Usually I wear two trousers and place rocks in my pockets to keep balance, but this doesn't seem to be helping much. Any suggestions?
    :D

    ps. good thread.

    ^ smile.gif


  4. ^ Ma dhibba ku jira in ninku ilmaha sii hayo inta gabadhu soo yara shekesanayso ama la soo qaxwenayso saaxibadeed illeen ragguba waa sameeya. Dhib uma arko annigu taa koleey balse hadii wax kale ku hoos jiraan ama balaayo kale aay wado ayaa dhiba. kolleey annigu waxba mahayo marka raga arrinkan soo maray bal ha inooga shekeeyan dhib iyo dheefba.


  5. ^ kix kix, Paragon ayanu halka isku fikir ka nahay.

     

    waxan so xasuustay ku yaro xaafad beri nala jogi jirayo habluhuna gaaska iyo cusbadu hadba wixi ka go'a marka xaafado kale looga dirsan jiray ana tu anuberri wax isla dhisdhisi jirnay o aan jecladay ayaan kolkan xashi jecel qoraba u iga gaarsin jiray durbadiba intu sida haada la duulo.