Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Salaan... This is still on? Oh, com' on. Guys, com' on. ______________ Macsalaama!!
  2. Salaan... Faadumiin: Naas nuujis maxaas qabtaa hee? Naga daa hee. Duqaa ma nuujin laheenoo? Iyaah!!!!!! ________________ Macsalaama!!
  3. Salaan... Onkod: YaQ!!! Xaaqo mee kaa gaartey hee. Waraa lab-labo ha igu ridin nooh. _________________ Macsalaama!!
  4. Salaan... Though, this is a sad story, but we have to tell it anyway. Though, it might be untrue, but yet who knows. Sheekadaan qarkiin inee maqleen aa jeclahay, kii maqlin ila fiiri hee. ________________ Habeen habeenada kamid ah aa reer xamarkoo shufto usoo dhacday. Intee haysteen oo maal ah markii laga qaatey, aa koo saqajaan eh oo mooryaanta kamid ahaa aa wuxuu rabey inuu miskiinkaan reer xamarka eh uu xumeeyo. Xaasidnimo heeree ka gaartey xaaskiisa oo kufsadey. Kuwii kalena saf ay usoo galeen. Ninkaan reer xamarka ahaa markii la kufsanaayi xaaskiis indhiisa oo shan uu ku arkaayi. Meeshuu taagtaa, asagoo Sheekh C/qaadiroow kuhaayo. Bas, markee baxeen oo xaaskii ka taalo, aa maalintii danbe qaraabadii iyo dariskii usoo booqdeen oo inee u shegaan rabeen sidee ugu xun yihiin. Xariifkii reer xamarka hasoo boodo bo, "Ar micna maleh, wixii dhacay waa dhaceen oo Ilaahey aa awood leh oo asagaa u deyneynaa, lakiin waxaa ka xumahay sidee xaaskeey naftirkeed sameysay." Aqiyaartii u imaadey aa dhaheen, "Ar saas ma'aha oo xaaskaa iyada aaba la kufsadee ee see camal?" Reer Xamarkii aa soo boodey hadana, "Ar saas ma'aha; waa la kufsadey waa ogahey oo awood malaheen, ee waxaa i dilaayo oo niyada iga dishay SIDEE UGU NEEKINEYSAY ABIDKEEY INTAAS AABA QABEE HAL HABEEN XATAA SAAS MA IIGU NIIKIN NOOH. Saas caadi miyaa hee, aqiyaarta? Waligee iyadoo saas u niikineyso ma arkin nooh. Walaahi hadii arki lahayd see ugu jirtay idinka xataa waa ku darsan laheydeen nooh. Ar walaahi ma ogi nooh. Inaa fiiriyo waaye. Mastarkeey aa jiran ma'ahee mise kuwooda aa fiyowaa, waligeey iyadoo saas u niikineyso habeenkii xalay tagey lee nooh[/i}." Aqiyaartii u imaadey yaab. Ninkaan wuxuuba ka careysan yahey balaayo kalo, meshii ay ka filayeen inuu meel kale ka xun yahey. Mucjiso xaalkeed lee. Aduun xaalkiisa lee ahaa. __________________ Macsalaama!! [This message has been edited by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar (edited 02-03-2002).]
  5. Salaan... Loser-for-Life: Call me after your caqli lix saac is up. Before that, enjoy life fully. P.S.: I am not saying you should go to Harvard or any other major institution. I am just saying that knowledge is critical, whether it is a self taught or a pleasure or a personal or an ambition. It is just a 'must' to survive. Though, I am not a one who is a university-type, but still I respect those who attend. I am a self-learner. I mostly teach myself. ______________ Macsalaama!!
  6. Salaan... Loser-for-Life: Call me after your caqli lix saac is up. Before that, enjoy life fully. P.S.: I am not saying you should go to Harvard or any other major institution. I am just saying that knowledge is critical, whether it is a self taught or a pleasure or a personal or an ambition. It is just a 'must' to survive. Though, I am not a one who is a university-type, but still I respect those who attend. I am a self-learner. I mostly teach myself. ______________ Macsalaama!!
  7. Salaan... American: Ma qareertay? Ki Ki Ki. Your wish is yet to come. Whether he is in Pakistan or in Soomaaliya, what concerns us is that he is 'alive' and fully doing what he should have doing--to scare Bush and his children a hell alot. _______________ Macsalaama!!
  8. Salaan... "Moslem?????" He should know at this time Moslem is an offensive word. Same as in Muhammadism league. In Arabic, there is a word that sounds like moslem and has a negative nature. So, today it is a wonder still to find some Muslims among ourselves use that name. _______________ Macsalaama!!
  9. Salaan... Loser-for-life: Money and women. What else? Murqahaa, I am saying this because in another thread you praised that you have a muscular body, markee dhamadaan maxaa sameynee hee. Markee $$ dhamaato intee ka dhacee. Ah, soomaali maxee dhahaan hee dadka saas camal u dhaqmo. Caqli Lix Saac!!! Enjoy life while its youth taste lasts. ___________________ Macsalaama!!
  10. Salaan... Loser-for-life: Money and women. What else? Murqahaa, I am saying this because in another thread you praised that you have a muscular body, markee dhamadaan maxaa sameynee hee. Markee $$ dhamaato intee ka dhacee. Ah, soomaali maxee dhahaan hee dadka saas camal u dhaqmo. Caqli Lix Saac!!! Enjoy life while its youth taste lasts. ___________________ Macsalaama!!
  11. Salaan... Aqiyaarta: That was exactly why I hesitated. It was this shilly-shally that I wouldn't wanted to share with you. You know, I had, prior to that, never shared with anyone. But, hey, calool xanuun danbe majiro nooh. A+: Duqa, been ma sheegi. Hadii kaa balan qaado inaa sameeyo waaye. Maxaa la dhahaa? Farad? Waajib? _________________ Macsalaama!!
  12. Salaan... Waa idiin jeedaa inee afkiin jini idinka maqan yahee, ee kistaan kasaayo iga barta bo. B T J X KH D R S SH DH C G F Q K L M N W H Y A E I O U Shaqal dheer: AA EE II OO UU Kuun Kuun Laminaa. Laminaa Tabaarikaa. Sata-uuna Baarika. Siyeedlaa Muuminaa. Wacelaa, Kisiyaa, Baxayaa. Kadhimeey Kadhim: Koow! Kadhimeey Kadhim: Lama!! Kadhimeey Kadhim: Sadex!! Lama, Lamiskale, Lita, Litaabuure, Awluujan. Ninkii ama naagtii gariir ciyaari jirtay aa xasuusto. ______________ Macsalaama!!
  13. Salaan... Waa idiin jeedaa inee afkiin jini idinka maqan yahee, ee kistaan kasaayo iga barta bo. B T J X KH D R S SH DH C G F Q K L M N W H Y A E I O U Shaqal dheer: AA EE II OO UU Kuun Kuun Laminaa. Laminaa Tabaarikaa. Sata-uuna Baarika. Siyeedlaa Muuminaa. Wacelaa, Kisiyaa, Baxayaa. Kadhimeey Kadhim: Koow! Kadhimeey Kadhim: Lama!! Kadhimeey Kadhim: Sadex!! Lama, Lamiskale, Lita, Litaabuure, Awluujan. Ninkii ama naagtii gariir ciyaari jirtay aa xasuusto. ______________ Macsalaama!!
  14. Salaan... Waa idiin jeedaa inee afkiin jini idinka maqan yahee, ee kistaan kasaayo iga barta bo. B T J X KH D R S SH DH C G F Q K L M N W H Y A E I O U Shaqal dheer: AA EE II OO UU Kuun Kuun Laminaa. Laminaa Tabaarikaa. Sata-uuna Baarika. Siyeedlaa Muuminaa. Wacelaa, Kisiyaa, Baxayaa. Kadhimeey Kadhim: Koow! Kadhimeey Kadhim: Lama!! Kadhimeey Kadhim: Sadex!! Lama, Lamiskale, Lita, Litaabuure, Awluujan. Ninkii ama naagtii gariir ciyaari jirtay aa xasuusto. ______________ Macsalaama!!
  15. Salaan... What did Dubya say than saying these redundant remarks: Make no mistake? Justice...Justice...Justice? Terrorists...Terror...Terrorism? Evil-doers? May God bless America? What else? ______________ Macsalaama!!! [This message has been edited by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar (edited 01-31-2002).]
  16. Salaan... What exactly is wrong with macawiis, bakoorad, fitishaari, camaamad, koofiyad abuu barawaani iyo janbal abuu talyaani???? Aheey, ka aheen xarago lee. ________________ Macsalaama!!
  17. As-salaamu Caleykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu. Walaal, Gacaliso, salaantaas kor ku xusan oo qiimo iyo qaayo leh baa marka hore kugu salamayaa, salaantaas oo wadato diirkii boqol iyo toban iyo afarta Quraanka cadadiis. Salaantaas oo iskugu diraan laba qof oo is jecel oona is maagsan. Salaantaas oo ifka iyo aaqiro kuugu soo marinaayo hawadaan sidii shimbiraha ugu boobaan. Salaantaan oo aad iyo aad kuugu soo salaaminaayo oo aana ka baryayaa markaa heshid adoo caafimaad qabtid oona salaamulaahna ku sugantahay. Salaantaan oo ah salaan ay isku diraan laba qof oo walaalo ah oona ku kala nooh meel aad iyo aad u kala fog, taas oona kusoo marinaayo salkaas dhexe. Salaan ka bacdi, aad iyo aad baan kuugu xiisay oo salaantii aan kuugu soo salaami lahaa aaba ii salaami weysay maxaa yeeley sidaan salaan qiimo leh kuugu haayo. Salaantaan oo hada kuugu soo qoraayo oo ah inaa marba kaa iloowi karin salaantaas oo salaan qiimo iyo qaayo leh ahaado. Salaantaan muhiimnimadeed waa salaan mustaqbal iyo maaso ahaanba xanbaarsan. Salaan ahaanteedana kasii salaamsan. Walaaleey marka hore waa salaaman tahay oo wax dhib ah majiraan ka aheen salaantaas oo dusha kore kaaga soo diraayo. Salaantaan oo xanbaarsan mid aad iyo aad u sharaf badan. Salaantaan oo kuugu sheegaayo sidaan kuugu xiisay oonaa kuugu salaami lahaa. Salaantaan waxee ahayd tii ugu salaanta badneed oona salaan ahaan kuugu soo salaami doono. _______________ Macsalaama!!
  18. Salaan... First of all, can I vote in here? If not, then qash-qashaad hee. ______________ Macsalaama!!
  19. Salaan... C/nuur: Ciyaal siyo waaxid. See camal xaa ku falee tiyiiso oo bajaq lee loogu tala galey nooh. Naga daa yaqeey. Barina maxaa dhahee? Waa niikinaa aah? ______________ Macsalaama!!! [This message has been edited by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar (edited 01-31-2002).]
  20. Salaan... What is this, advisers of Glamour HollyWaab world? Naga daaya yaqeey. Uunsi, huruud, cadar, afakaadho, doobo shamboow, luxus, liveboy, iyo kuwii kale lee la isku ogaa nooh ee shimee Victoria's Secrets soo baxdey bo? _____________ Macsalaama!!
  21. Salaan... Onkod: Xaaaaaaaaaaaaaq Tuf!!!!!!! Yaa caleeg, see u dhadhamee ii sheeg hee? _______________ Macsalaama!!!
  22. Salaan... Beydaan: LoooooooooooL. Ga naga sii yaqeey. See camalna. Mar mar bashaal waaye nooh in kaaba-atooraha loo raaxeyo. Soomaalida maxee dhahaan dadka saas sameeyo? Istiin dheh yaqeey. Ah, walashiis, is it counted if I am a nail-biter? You know. I am actually a fervent nail-biter and I used to bite as long as I can remember. It is not something related to stress, but I can't see a bit of my nails growing more than a centi-centi. _____________ Macsalaama!!
  23. Salaan... We had seen alot of new members flooding in here in the last couple of days. So, to these new members, fill this incumbent page. ______________ Macsalaama!!
  24. Salaan... A+: Yaa kuu diiday saas. Caadi waaye nooh. It wasn't really that emabarassment. Haye midkeey waa kanaa hee. As a young boy back home late in 1991 when Cay iyo Cali were in a constant conflict, our family moved from Xamar--as a result of Qax--to Afgooye. We stayed there several months, and oh boy, to live in Afgooye, it was a demanding thing to do. If you are a new comer, then you must first taste a disease, usually a bad calool-xanuun. This is mostly related to because of drinking the water from the river. There were no other choice, but only the water from the river. Ah, in the first month it was all good, but until then the expected calool-xanuun started. By having this calool-xanuun, one day it stroke me greatly and the ache was unbearable. I rushed to the washroom, soon to discover that it was occupied by someone. Ah, I found myself running around the house like an idiot seeking something idiot. Finally, I made a decision. To go to the luuq between the house we stayed and the neighbour's one. It was a good, narrow jiiro. I was in that luuq and having my painful aax when suddenly my brother-in-law caught a glipse of me. He checked and found me sitting there and shi!ting. Ooh, God. There were alot of people having a conversation on that tarjiino. And immediately seen me, he started saying alot in order others to hear, "There sits Macruuf oo bashaal xaaar kujiro!" Ooh, man. Everybody came and looked at me. It was a time frozen moment. My shi!t even took a notice. I couldn't feel any pain or ache. I forgot where I was. Dumbfounded. Emabarrassed. Big time. So, now the situation turned how could I leave from that luuq and avoid the spotlight. Because there was only a one way out and that way is located directly where these people who saw me were sitting. And of course, across the section were filled by the neighbour's and they heard it, too. I stayed in the jiiro in the next thirty minutes. Soon, my mother heard it and she was so that she came up and told me to come out and it is hokey. That brother-in-law thought it was a funny, but he nearly killed me. Oh, try not to make me to remember it. Though, he later apologized that he didn't know what situation I was and also didn't know that I had a terrible calool-xanuun, that it was a painful mistake. But, the damage had been done. And it was done effectively. _____________ Macsalaama!!
  25. Salaan... Couldn't you just try to say this in paltalk? And by the way, I never had a pal, let alone a talk with him. Ooh, you mean by that for my third leg. Oh, don't worry. We always talk. Especially, talk about his two junior sons. ______________ Macsalaama!!