-
Content Count
17,712 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Walaaloow...walaaloow...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
RAYIGA NIN KU WAASHAY DUQEYNTA Kuma aanan koobin xog uruurinteyda dadka miyirka qaba oo kaliya, laakiin waxaan isku dayey in xitaa aan dareenkooda waydiiyo qaar ka mid ah dadkii ku waashay dhacdadii xanuunka badneyd ee ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb. Wiil dhalinyaro ah oo la ii sheegay inuu mar hore qabay xanuuno dhanka maskaxda ah balse si toos ah ugu dhuftay markii qaraxa uu ka dul dhacay ayaan la sheekeystay. Magciisa sheegi maayo maadaama uusan miyir qabin, wax ehelkiisa ahna aanan ila joogin markii aan wareystay, waxaanse sheegayaa oo kaliya qaarka mid ah hadaladii aan wadaagnay. Waxaan weydiiyey xaaladiisa caafimaad, wuxuu iigu jawaabay “Alxamdulilaah…aad baan u wanaagsanahay…” waxaan kaloo weydiiyey maxaa kugu dhacay, wuxuuse iigu jawaabay “anigu waan fiicnahay, laakiin waxaan la yaabanahay dadka xitaa hadii la dilay iska sii nool” Waxaan sii waydiiyey “yaa la dilay oo weli sii nool?” wuxuuna iigu jawaab celiyey “dadka reer Dhuusamareeb oo dhan waa la dilay, qolo la yiraahdo Ameerikaan ayaa dishay, welina waa iska nool yihiin” -
Walaaloow...walaaloow...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
CABSIDA LA WEHESHADO Magaaladda Dhuusamareeb waxey leedahay oraahyo soo baxay xilligan dhaw oo erey-bixin u ah hadba xaaladda jirta. Odey ka mid ah dadka magaalada ku dhaqan oo aan kula sheekeystay geed uu ku hoos cayaarayey shax “jaro” ayaa wuxuu iigu waramay sidan. “ Weriye halkaan waxaan ku heynaa cabsi la weheshado iyo baahi la dugaashado ” ayuu igu yiri mar aan weydiiyey ka waran xaaladda nololeed ee magaaladda?. “ Cabsida la weheshado waa Alshabaab, waayo iyagana waan ka cabsanaa, in weerar iyaga lagu soo qaaday dartiis dhib noo gaarana waan ka baqanaa, laakiin waa noo fiican yihiin oo waxaan ka dugaashanaa tuugadii dadka dhici jirtay iyo ********tii dadka u dili jirtay sida macno la’aanta ah, waayo iyaga oo jooga laguma dhici karo, lagumana dili karo oo way difaacaan qofka la dulminayo ” ayuu sii raaciyey. Mar uu sharaxayey waxa uu ula jeedo baahida la dugashado wuxuu yiri “ waxaa jira hay’ado gargaar oo mar mar halkaan keena masago yar yarey, nama dherjiyaan oo wax nagu filan ma keenaan, hadana waan dugsanaa oo hay’adihii baa raashiin keeni doona ayaan nafta ku sabarsiinaa ilmahana ku sasabnaa ” -
Walaaloow...walaaloow...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xabiibo Max'ed Aaden Hooyo Xabiibo Maxamed Aadan oo ah hooyadii dhashay Mujaahidkii da’da yaraa, Aadan Xashi Cayrow ee ay Mareykanku ku beegsanayeen duqeyntooda oo aan ku wareystay meel 80km u jirta magaalada Dhuusamareeb ayaa waxey ka sheekeysay dareenkeeda iyo sida ay u aragto sababaha wiilkeeda loo dilay. Iyadoo dhabanada heysata, ooyeysa, misana ka tiiraanyeysan awoodda loo sheegtay wiilkeeda ayaa waxey tiri “waxaan garan la’ahay sababta wiilkeyga uu khatar ugu ahaa Mareykan, wiilkeya Dhuusamareeb ayuu joogay, Dhuusamareebna dhul Mareykan ma ahan, waa dhul Soomaaliyeed waa dhulkii Islaamka, waana dhulkii isaga gobal ahaan uu ka soo jeeday” Waxey intaas sii raacisay “wiilkeyga Aadam wuxuu ku dhashay degmada Xaradheere ee gobalka Mudug taariikhu Markey aheyd 1975kii, intaas ka dibna wuxuu ahaa nin akhlaaq wanaagsan oo aad baari iigu ahaa, mana aheyn qof dadka dhiba, laakiin isagii ayuu cadow dhibay” Inkastoo ay aad uga murugooneysay dilka wiilkeeda, hadana waxey aaminsan tahay inuu wiilkeedii ku dhintay jid sax ah oo xaq ay aheyd inuu ku dhinto, “Aadan nin raga buu ahaa, wuuna dhiman lahaa oo muu waareen, mar haddii isagoo Allaah u adeegaya uu dhintay waa ilaah mahaddiisa, laakiin waxey tiiraanyadeedu ideyn la’dahay in la yiraahdo argagaxisuu ahaa.” ______________ Dhakhtarka kaliya ee deegaanka ku sugnaa oo ah xiriiriyaha Hay’adda SAHED Dr. Axmed Maxamed Mahdi ayaa wuxuu ka warbixiyey duqeyntii ka dib xanuunada ugu badan ee ay arkaan iyo wax yaabihii ay sida gaarka ah u diiwaangeliyeen ee ay u arkeen in ay noqon karaan saameyn ka dhalatay duqeynta. Dr. Axmed wuxuu yiri “dadka oo dhan waxey ku jiraan xaalad sas ah, way walbahaarsan yihiin, anaga ayaa ka mid ah dadka uu saska iyo walbahaarka haayo, sababtuna waxey tahay wixii halkaan ka dhacay oo ahaa wax ka tan weyn wax uu damiirka aadmiga u adkeysto” Wuxuuna Dr. Axmed intaas ku daray “dadku waa masaakiin sabool ah, xilligan uma baahneyn in dagaal iyo duqeyn lagu argagaxiyo, ee waxey u baahan yihiin in loo kaalmeeyo, waayo xoolihiina gacmahooda waa dhaafeen abaarihii baa ka dhameeyey, sicir bararna wuu hayaa” Dr. Axmed wuxuu sheegay in Isbitaalka magaalada Dhuusamareeb ay ka sameeyeen qeyb diiwaan galisa cudurada ama waxyaabaha aan horey deegaanka looga aqoonin ama ka dhashay duqeyntii sunteedii. Wuxuuna dhakhtarka ku waramay in ay hayaan kiisas ay diiwaan galiyeen inta ay ku guda jireen hawshaasi is xilqaanka ah. “ Dhibaatooyinka ay dadka ka sheeganayaan ee aan diiwaangalinay qaarkood waxaa ka mid ah kor cuncun, indhihii oo cuncuna habeenkiina aragga uu ka tago, dhamaan dadka noo imaanaya oo wada traumatic ah, qufac aan kala go laheyn iyo waxyaabo kale ” ayuu yiri dhaktarka. -
Warbixin: Duqeynbtii Magaalada Dhuusamareeb Cabdulaahi Axmed Nuur 8 jir, walaalkiis ayuu la jiifay markii uu dhimanayey C/laahi Axmed Nuur oo ah wiil 8Jir ah oo walaakiis ay hal joodari isla jiifeen uu ku geeriyooday duqeynta wuxuu sheegay inuu ka dhaxlay duqeyntaas cabsi iyo naxdin daran oo xilliga habeenkii ah iyo riyooyin argagax leh oo uu ku soo baraarugo goor walba oo uu hurdo. “Walaalkey waxaan isla jiifnay hal joodari, ilaah ayaa ku shuqul leh qadartaas, aniga waxba ima gaarin, isagiina wuu googo’ay hilibkiisa, isla meeshii aan iska jiifnay ayeyna nafta kaga dhacday, walaasheyna iyadoo dhaawac ah oo lug iyo gacan ay ka gooyeen qaraxyadii ayaa isbitaalka loo qaaday laakiin inta aanba la geyn ayey dhimatay” ayuu yiri C/laahi. “Hadalkii walaashey waxaan ka xasuustaa inay laheyd walaaloow...walaaloow...mararka qaar waxaan hurdada ka soo naxaa iyadoo aniga I dhaheysa walaaloow” ayuuna sii raaciyey. Markii uu C/laahi ka sheekeeyey wixii uu ka dhaxlay dhibaatada ka soo gaartay duqeynta Mareykanka wuxuu yiri “Habeenkii waan naxaa haddii aan arko wax iftiin ah oo iiga muuqanaya meel fog, waayo waxey iila ekaanayaan dhimbilihii kuleylka badnaa ee korka nagaga soo daatay markii gurigeenii uu gubanayey, sidoo kalana mar walba oo aan seexdo waxaan ku riyoodaa qarixii, ka dibna anigoo qaylinaya ayaan soo kacaa” Xaliimo C/Rasaaq Nuur oo ah gabar yar oo 9jir ah, isla markaasna uu dhalay C/laahi adeerkii iyada dhamaanba hadalkii ayey gabtay, waxaana iyadoo hadasha ugu dambeysay habeenkii qaraxa uu dhacayey. Saskii iyo naxdintii ayaa dhaxalsiiyey in hadalkii ka soo bixi waayo, marka lala hadlana indhaha oo qura ayey dadka ka eegtaa, mana awoodo in ay kuu jawaabto. Qoyska waxaa intaas u dheer in ay shaki ka qaadeen guri kasta oo weyn ama u dhisan sida fillooyinka, waxeyna u maleeyaan in la bartilmaameedsanayo guryaha fillooyinka ah oo dhan. Waa laga soo raray meeshii ay deganaayeen, waxaa guri aad u yar oo cariish ah looga dhisay duleedka galbeed ee magaaladda, halka ay markii hore deganaayeen duleedka bari oo ah halka ugu dambeysa dhismayaasha magaaladda oo uu ku yaalay gurigii Mujaahid Aadan Cayrow Ilaah ha u xanariistee. Ma ahan qoyskan oo kaliya kuwa ay dhibaatadu gaartay, balse waxaa la wadaaga dhibanayaal badan oo ka mid ah qoysaskii la ollogga ahaa guriga la duqeeyey. Dhibaatooyinka laga dhaxlay duqeynta waxaa ka mid ah; dadkii oo ay qaar waasheen, waxaana ka mid ah haweeney todoba caruur ah heysata oo ku waalatay naxdintii qaraxa, sidoo kalana laba wiil oo dhalinyaro ah ayaa ka mid ah dadka kuwaashay jugtii dhacday xoogeeda . Inkastoo aanan ogolaansho u heysan in aan magacooda sheego, haddana waxaa jira ilaa laba rag ah oo iyaga jugtii dhacday ka dib iska waayey raganimadii. Nin ka mid ah oo ogolaaday in aan soo xigano ayaa wuxuu sheegay inuu ka mid ahaa dadkii deriska la ahaa Aadan Cayrow, goobjoogna u ahaa xilliga jugta ay dhacday. Wuxuuna yiri “ Aniga deris baan la ahaa marxuumkii gardarrada lagu dilay, markii ay wax dhaceenna waxaan ka mid ahaa dadkii guriga u soo gurmaday ee meydadka wax ka soo fagay, aburtii iyo uuradii sunta oo igu baxay ayaan waxaan ka dhaxlay xanuuno ay ka mid yihiin kor cuncun, indho-xanuun iyo qufac, dhawr maalmood dabadoodna waxaa iga tagtay awooddii xagga raganimada ” Ninkan oo markiisii hore ka soo qaxay magaalada Muqdisho dagaaladda awgood wuxuu Dhuusamareeb ku heystaa tiro caruur ah iyo hooyadood, wuxuuna sidoo kale sheegay inuusan kaligiis aheyn oo ay jiraan dad kale oo raganimadoodii wax gaareen. “ Ilaa hal qof oo aan saaxiibo nahay ayaan hubaan inuu isagana sidoo kale dhibkaas ila qabo dad kale oo dhibkoodii qarsanayana waa jiri karaan ” ayuuna sii raaciyey hadalkiisii. Xigasho
-
Hokey, saaxiib. I will edit myself. Banaadiri clans caadi ahaan loogu qori jiray meeshaan, but since clans are clans, then, you are right. I should have been a bit more careful considering anigiiba ayaaba ahaa MOD in this section. I hope inaadan u qaadan double standard or wax kale. My bad. Let me edit myself now.
-
Hats off for the Guriceel Matabaan Heroes
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to money's topic in Politics
Originally posted by money: Balli Gubadle? I heard Balidoogle and there is a neighborhood in Xamar called Gubadleey so where is balligubadle? let me google it. It is tuulada he was born at. -
VOA Interviews His Excellency Mudane Dahir Riyaale Kahin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Suldaanka's topic in Politics
Ariiroow waaye horta, ee afka quman haku dheelin. It was just contradictory, that was it. I didn't even read the article's interview you posted, but the title i cajiibiye and what you had said a year ago about him. So will you call him again "SOB" and "coward" if he espouses the same policies you didn't like before? -
Originally posted by money: MMA ...who is throwing Qabiil names from left to right now? man! practice what you preach- thanks for the edit but edit thyself before you do others! I see Qabiil names! Easy there, duqa. Banaadiri koley qabiil ma'aha. Kuwa kale aan isticmaalay kamid ah Banaadiriga might or might not considered to be a "clan" name. If you found that to be the case, waaka xumahay. ---------- Dabshid, gartooda waaye inay ku kacaan whom they call "maryooleey" or "lamagoodle." Dadkaas si xun loo galay by those they refer to "maryooleey." Si xun baa loola dhaqmay, marka I don't blame them if they have this deep-rooted grudge against other so-called "ethnic" Soomaalis.
-
CALLiNG ALLL SOMALIS LIVING IN ATLANTA!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Lemlem's topic in General
Horta gabadhaan run ayeeba sheegeysaa, waligey online kuma arkin ruwaayad ka dhaceyso Atlanta iyo wax anything meeting ka dhacaayo meeshaas, especially considering Soomaali xoogahoo roon degan magaaladaas. Mise Soomaali kala daadsan waaye, oo xataa shirar iyo kulamo yar yar soo qabanqaabin karin? -
VOA Interviews His Excellency Mudane Dahir Riyaale Kahin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Suldaanka's topic in Politics
Oh, oh, and this: Cadawga kowaad ee Somaliland maanta jira waa... Daahir Riyaale Kaahin. Period!! He is a coward that has no idea about what going to war means. Ciidanka waxa uu moodaya in la iska diro oo hadana sidii xoolaha la iska soo kaxeeyo. He absolutely needs to go. This SOB is a failure and shame to Somaliland. Shame on your Riyaale. We solute Minister Waqaf for refusing to bring the Army back. We solute all rer Somaliland for going behind their sons in times of war. This is how rer Somaliland feel about this SOB's desasterous decision to bring the army back. And this: Duke, You can ran the field today. Because that SOB is my leader. And i have absolutely lost faith in him. He needs to go. Until then, this will remain my last post on SOL. See you when that SOB is removed from office. Good bye Aha Same man maanta la leeyahay "His Excellency Mudane." -
VOA Interviews His Excellency Mudane Dahir Riyaale Kahin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Suldaanka's topic in Politics
"His Excellency Mudane...?" Aha, what changed? The path to one-man-show rule always ends in utter failure and shameful ouster. I know most people in Somaliland gave Dahir Riyaale the benefit of the doubt and even sided with him against Ahmed Mohamed Siilaanyo. But this is the result and the fruits of such support. Somehow he thinks he is Mr. know it all and Mr. Above the law. Whoever told him that must have gave the worse advice. He is a total failure. He needs to step down ASAP before the wave for better change and freedom topples him and takes him to the landfills of history. An old dog never learns new tricks. The only thing he knows is to put people behind bars because that is what he has been thaught during his service to Afwayne's dictatorship. Hmm... -
Yes, Malika, Boosteeyo is a naaneys, inkastoo kuwa caadi loo dhaho arkay. I think it is originated from a Talyaani word for post, postale (?) The central bus station in Xamar la dhihi jiray boosteeyo. Reer Baradho ma maqashay waligaa as well? I remembered them because wiilkooda la dhihi jiray Bistoole Baradho. They were a family neighbour back home in Xamar.
-
You cannot downplay the Persian influence in the history of Banaadir [a Persian word itself]. Waxyaaba badan ka muuqato inay jireen, qaas ahaan ereyada abkooda kasoo jeedo Persian, kamid yihiin Banaadir, Muqdisho, reer la dhaho ****** oo Banaadiriga kamid ah, ****** and other "Banaadiri" people ee Reer Xamarka. ______________ MMA, baliis, no clan names allowed in this forum. You've been warned. [ July 08, 2008, 02:02 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
Yes, use warankiilo. Better if you prolongingly keep the unwanted fingers with cilaan in the warankiilo for a few minutes. Disclaimer: Absoultey in no way SOL or I is responsible the opinion above that is just advised.
-
Cabdiyo Cabdi [ , what a name], what does "bud" mean, sheegba? Ha i dhihin budka garuunka ah dadka lagu garaaco. Boosteeyo qof la dhaho ma maqashay waligaa? And if you do, can you guess its meaning?
-
A dog which refuses a bone is not alive = Eygii laf diiday manoola The child you sired hasn't sired you = Nimaa dhashay kuma dhalin A thousand assignations, one marriage = Naag kun baa koodisa, kow baana guursada To be without knowledge is to be without light = Aqoon la'aani waa iftiin la'aan A man prolonging his age sees a camel giving birth = Cimrigaaga raago geel dhalaayo aas ku tusaa [What a translation! ] An escaped lie does not reach the truth = Been fakatay run ma gaarto You don't go searching for bones in a lion's den = Aqal libaax lafo lagama waayo (?) [A mistranslated maahmaah, I think.] A deer is an elder to its family = Sagaaro inteeda waa duq (?) [Another mistranslated one, perhaps.]
-
Waaw, folks. Easy on the qabiil names thrown out from left and centre. I know it is innocuous and educational, but still... Baddacas, yaa ku baray that clan's name? I mean it is a long way from Waqooyi Galbeed to Luuq, Gedo, where that particular clan's people live. Yea, you have a point about some current community members of that particular clan you mentioned were originally from Waqooyi, but not the clan as a whole.
-
Ee kaligiis ma support gareeyo in uu dagaal halganka ah lagula jiro Xabashada ka socdo Koonfurta. Dad badan ayaa aaminsan saas. Mise asaga kama imaan Koonfurta miyaa so he has no business to encourage halganka ka socdo Koonfurta? Anyway, some of us are making him to be a diehard separatist. We need the people like him to get closer to the idea of Soomaaliweyn, instead of alienating them. That Bari invasion thread is one of the alienation I am referring to. It was a sheer reaction of accusations labelled against him.
-
Are you serious about those questions? Kamoon. Its not just a simple interaction (fadhi ku dirir), some people live by it and die by it and have no social interaction outside the net. I don't know how you came up with this. What did you base on this, especially after your admission of coming to this site "once in the blue moon"? Oh, you were a silent reader, but only posted once in a while, I see. How does SOL help its members? How of what? I don't know how SOL helps its members. It is just a social website, an interactive one, a virtual e-gathering of us nomads around the world. It facilitates our e-meetings more easily and sharing our thoughts, opinions with ourselves. Probably you were referring to this fact, but I don't know if that can be defined as a helping tool. Perhaps to a Soomaali who lives where there hardly is any fellow Soomaali around. If this is the case, then most of us live in large cities with too many Soomaalis. This site, once again, brings together us nomads together online and more easily to share our opinions and ideas. It is also a clean, friendly site, which is a bonus.
-
Wax yar aan ka dhaho: Baddacas is not a "hardcore secessionist" oo quusasho laga taaganyahay. Our brother waa qunyarsocod, and I believe in the end believes a just, caddaalad lagu dhisay Soomaaliweyn. It is not, I believe, too much to ask. Marka hasii fogeynin Xiimaayoow, by accusing him being hardcore iyo waxyaabahaas kale. There are plenty of other diehard separatist fishes you can find in this pool, in this section. Baddacas is not one of them.
-
It is just an extended interaction of daily life, whether this platform is online or not. Nothing more or less. People just share their opinions. So you were one of the lurkers, err silent readers, I see. Do you also have an "emotional attachment" yourself to be a frequent silent reader of this site as well?
-
From T.O. to Mogadishu
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Canadian insurgent 'Asparo' killed in Somalia A former Toronto resident who joined an Islamic insurgency in Mogadishu has been killed this week during violent clashes in wartorn Somalia. Ethiopian troops killed Canadian Abdullahi Afrah, 56, late Tuesday during fighting in central Somalia, according to local media reports and various members of Toronto's Somali community. Known widely as Asparo, he had left Toronto a decade ago to return to his birthplace in support of an Islamic group that fought to bring leadership to a country without a stable government since 1991. He became a high-ranking member of the Union of Islamic Courts that held power in Mogadishu for six months in 2006. The group's strict adherence to sharia law – such as the public executions of criminals and flogging of women who failed to don the hijab – drew comparisons to the Taliban. "It's unfortunate to see a former friend and colleague fall into the trap of the radicals, particularly for someone who lived in Canada and enjoyed the freedom and law and order," said Ahmed Yusuf, a Toronto social worker who used to play basketball with Afrah when he lived in the city in the 1990s. Others say the killing will undermine efforts to bring peace as Afrah was among the moderate voices within the Islamic movement. "It is not clear why Ethiopian troops went there at this particular time. ... This will reinforce the position of the hardliners who were arguing against any peace deal while the Ethiopians are inside Somalia," said journalist Sahal Abdulle, who returned to Toronto last year after surviving a bombing that killed Canadian journalist Ali Sharmarke. "(Afrah) was one of the few intellectuals within his organization that had weight to move this peace process forward." Afrah had initially immigrated to Canada when Somalia's government collapsed in 1991 and Toronto became home to thousands of Somali immigrants and refugees. He is best remembered here for running a halal grocery store on Dundas St. W. His friends say that, while he lived in Canada, he wasn't overly political or religious. When the Union of Islamic Courts was in power in 2006, there was tentative support for Afrah's group since their authoritarian rule had brought stability. Somalis celebrated the Islamists' defeat of the rival warlords, whose fighting had left the country in shambles. "There's a bright future if things go on like this. We can say people will be saved, resources may come back, international relations may improve, construction may happen, people's trust in each other may be renewed," Afrah said in an interview with the Toronto Star from Mogadishu in October 2006. Two months later, Ethiopian troops moved into Mogadishu in support of the country's fledgling transitional federal government and crushed the Islamic group, sending its leaders fleeing. Afrah had remained in hiding in Mogadishu with his family. During a 2007 cellphone interview, Afrah had warned that Somalia would descend into chaos if the U.S.-backed Ethiopian troops wouldn't leave the country and vowed to have them removed by force if they refused. Somalia has seen some of its worst fighting in the past 18 months, with almost daily suicide and bombing attacks that have made the country more unstable than Iraq or Afghanistan, according to some international observers. But a key step toward peace was taken last month during a conference in Djibouti, where Somalia's transitional federal government signed a ceasefire agreement with the opposition group of moderate Islamists, the Alliance for Reliberation of Somalia. But the June 9 agreement split the insurgents; radical leaders vowed to continue fighting and called Somalia's interim government a puppet regime for Ethiopia and the U.S. Toronto Star -
I see xiligii irida la furaaye la gaaray in this forum since many are joining lately with their welcome-me threads. Eniwey, welkam, Ms. Xawaajiyeey.
-
celebrations time for all somalis
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to rudy-Diiriye's topic in General
Originally posted by Kool_Kat: MMA, my mom, sisters and their kids were there shalay...They had a blast there...Everyone came out, gabar iyo wiil, habar iyo oday, wax maqnaa aa iska yar...Darn it and I missed it I was on recovery mode from the night before... Ar heestaanaa maanta igu cusub, ee enjoy it dadoow...These artists are pretty good walahi, waxa maanta jiro wax dhaamo ma arag...Young and talented: Dhibaatada waa layska dhaafaa Dadkaaga loo dhintaa Dhulkaaga la tiirsadaa Dhexdawaa loo xirtaa!!!!! Qatar kamaa qatar!!! ALLOW WADANKEENII NOO HAGAAJI!!!!!!!!!Wixii cuqdad ku jirtana Allaha ka saaro... EDIT: Couldn't let this one go either: Nabad Heesta nabad waaba aboosto, loo gali karin. Gabadha ka heeseyso heesahaan waa isku egtihiin maqlay, xaaka jirto? Hooyo and your sister's family were there, really? Ameeba ka muuqdaan sawirada qaarkood hee. LoL. Dabshid, xataa warlords do dress like that, ka waran.
