-
Content Count
17,649 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
The family sold it cheap in early 2010s. Waa sugi kareyn and now would have sold for two million something dollars. Waa isqasaariyeen. My old man's villa in Hodan waa lix boos, kuwa yimid leh $1.3 million dhiibeynaa la diiday. Xasan Socdaal reerkiisa ayaa gatay shaneemada una dhiibay reer abtigiis. There some other famous shaneemooyin sidooda wali u dunsan, sida Shaneemo Misiyoon iyo Xamar oo Reer Uunlaaye lahaa midkood. Meesha guryaha cusub Daarasalaam laga dhisay dhul dan guud bannaan ahaa. Xirooyinka iyo xarumaha keydka hubka militariga waxee ku yaaleen Jidka Warshadaha oo xadka Xamar ahaa, dhanka kalena dhulal bannaan dowladda leedahay ahaayeen. Dhanka Tarbuunka marka laga baxo la aadaayo Dayniile ayaa xirooyin hub yaalaan militari ku yaalay iyo wakaaladii biyaha lagu keydinaaye. As a boy I once walked from Tarbuunka to Dayniile in late 1991 after the start of Caydiid iyo Cali Mahdi four-month devastating war. I passed xiro after xiro ku yaalay, qaarkood diyaarado la furfurtay ka buuxay iyo gantaalo wali sidooda ah. Hadda kuwaas waala kala ootay, dad gaar qaatay oo kaaman barakacyaal ijaartaan ka dhigtay iyo bakhaaro. Xamar, unlike any decent capital city, does not have a single public park. All waala qaatay, starting with jardiinooyinkii ku yaalay isgoysyada. These little park jardiinooyin magaalada aad ayee u qurxin jireen. Bo more Now Xamar has fee-based private parks oo laga dhistay dhulal dowlada lahayd, sida dhulkii boosteejadii Ceelgaab oo hadda ah Beerta Nabadda. Our own xaafad jardiino park at Isgoyska Bakaaraha dad ayaa little park iyo maqaayad ka dhigtay. Lacag ayaa dhiibee ku galee saa u fadhiisatid in the green shades and plants. Yaab. I am now afraid for Tarbuunka. It is still there in prime land and can become a decently designed public park, but I don't think in Xasan Socdaal's corrupt cliques dhaafi doonaan to privatize it. It is all concrete jungle in Xamar, xataa geedigii talaalka ahaa sar walba horteeda ku yaalay waala gooyey to make parking spots and such. -
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Guriga hooyooyinka waxaa heysto abwaan ku sheegaan: -
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Just assume badankooda in la wada qaatay, except dhulalkii wasaaradaha caanka ahaa, dekedihii, garoomadii iyo iskoolada badankooda. -
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Huge accusations from a senior member from his own hay'ad: -
Russia Accuses Wagner Group of munity
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Yevgeny Prigozhin onboard plane in fatal crash, says Russia Yevgeny Prigozhin, the Wagner paramilitary chief who launched an armed mutiny in June, has been reported dead. Russia said he was onboard a private jet that crashed in the Tver region near Moscow, killing all 10 onboard. Rosaviatsia, the Russian aviation authority, said Prigozhin and senior Wagner commander Dmitry Utkin were among 10 people travelling on the Embraer business jet that crashed on Wednesday evening. The cause of the crash was not immediately clear, but Prigozhin’s longstanding feud with the military and the armed uprising he led in June would give the Russian state ample motive for revenge. Media channels linked to Wagner quickly suggested that a Russian air defence missile had shot down the plane. The Embraer jet crashed in the Tver region while flying between Moscow and St Petersburg, Prigozhin’s home city. Video posted online apparently showed the small jet trailing a plume of smoke before slamming into the ground and erupting in flames. The plane, with the tail number RA-02795, has been under US sanctions since 2019 because of its connection to Prigozhin. The Wagner chief has been reported as using the plane, including shortly after his failed mutiny, when the plane departed from St Petersburg to Belarus on the morning of 27 June. The Guardian -
Russia Accuses Wagner Group of munity
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
And within two months, he is gone. Putin ayuu ciyaar ciyaar moodaa. -
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Xataa haddee run tahay xilli ku haboon la sheego ma'aha xilligaan maadaama dhulal iyo hanti badan dowladda dhexe lahayd maamul goboleedyo iyo dad kale iska qaatay, siiba dekedihii iyo garoomadii. Xilli kale sharci la isku waafaqsanyahay la sameeyo oo dowlad dhexe loo dhanyahay jirto ayaa haboon. -
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
-
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
-
Waa dad aad u daciif ah and think Reer Baraha Bulshada can be bought, that they can have no qadiyad and mabda'. They think that was what Farmaajo and co. did because they couldn't believe how overwhelming Soomaalis of all walks of life supported that government. They think that cannot be possible unless dadka aragtisooda la gato. Corruptions, masuqa iyo qabyaalad qaabdaran ee ku dhex jiraan, sameynaayaan in lagu taageero ayee rabaan - maangaabnaa oo qaabdaranaa.
-
Dowlad ku sheegaan midnimo kaliya la iskaga dhicin karaa ee midooba, maalkiina iyo muruqiinaba ku midooba.
-
Federal gov seeks to ban TikTok, Telegram & 1XBet
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Illyria's topic in Politics
Ma xumo qadiyad ahaan laakiin waa inay xeerka saxda ah soo maraan - golaha wasiirada la horgeeyo, ansaxiyo; baarlamaanka la geeyo, laga doodo, laga badalo wixii loo baahdo, la ansixiyo; ka dibna madaxweynaha saxiixo. Laakiin waxee waraaqdaan u soo saareen waxee rabeen in aanan bannaanbaxyaasha Xamar ka socday laga hadlin. -
These whole moves by Xasan Socdaal regime just proves how terrified they are about Reer Baraha Bulshada. Xasan, Xamsa and Alqabyaala openly are complaining about their corruptions being exposed on social media and declared amateur war on them. They first tried to buy them, starting with tolka Qaraxquute and C/llaahi Balwaan. Balwaan refused, however Qaraxquute is on per diem. Shiine Culey was paid by Xamsa as is Amiin Caamir by wasaaradda warfaafinta. They briefly shut down Cali Yare's Facebook accounts twice, declaring him dead, so was Abwaanad Naciimo Qorane. They tried to shut down Sh. Cabdi Xirsi's social media accounts by sending legal threatening letters to Meta and Youtube. Macalinka Luggeeya kama fakan, trying to hack while he is on live. C/risaaq Teera iyo Naciimo Qorane baasaboorada ayee ka kansaleen. Kabtan Ayuub weyba ka samreen. Moooryaan aanan xishood iyo sharci midna kaa qabaneynin dalka xoog inay ku heystaan rabo. They are really mad at Ilhaan Garaad because her superviral video about gabadhii ordeysay exposed their full incompetency.
-
Waxaan in laga heshiiyey moodaaye ee maxee tahay dagaalka dib ugu qarxay hiraabtaan? Reer Garoowe saan ma dhab ah inay u ogaaladaan daneystiyaal magaaladooda burburiyo rabo? Such a shame.
-
Hala soo qabtee bahdilka ee qabashadiisa iskaga duubeen muuqaalo iyo isirtikoorka caayda ee caaynaayeen reerkiisa kuwa ciidamada sheeganaayo. Waa moooryaan aanan dowlad B iyo T ka aqaan. Moooryaan sharci kaama qabto, kaliya shantaada. Sida Baraawe tii lagu dhigay.
-
Haka saarto. Badbaado Qurun kii taageeraaye asaga waaye oo xataa xilka laga qaaday.
-
Garaad Jaamac Garaad Cali says it all
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Reer Xalane iska gada leeyihiin, yaa ogaado Reer Xalane waxee ogaadeen in uu marqaankooda waalni caadi ah gaaray. -
SSC-Khaatumo military strategy is flawed 8 months on
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Marka kuleelka xabadeeda kugu badato ka dhuumo from SOL. Abwaan markii la dilo ama dad kale lagu xasuuqo Laascaanood soo orod. Keep hiding and if you think killing this abwaan gives you a chance, wax badan riyooneysaa ee dhuumashadaa iskaga noqo. Go disappear again. -
SSC-Khaatumo military strategy is flawed 8 months on
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Ma go'doon la galiyo godkaan, nothing comes out and goes in. No re-enforcement, no cunto and no biyo. Waa fahmi la ahay sababta wali jid ee maraan u heystaan marka lagu wareegsanyahay. -
2022 August 11 waxa ka dambaysay 2023 August 11
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Waraa, respect SOL's rules - stop waalidka aad aflagaadeyneysid and writing qabiil names. Wax badan ayaa dulqaadanay ee jooji.