-
Content Count
17,670 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Al-Shabab goes to war with Kenyan army on Twitter
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in Politics
“They seem unsophisticated, even in their propaganda campaign,” according to the Twitter account of al-Shabab. “A simple Google search would have saved them such an embarrassment.” Kenyaatiga twitter waa looga raaye, 5:0 ayaa la diroyaa. And I don't think inay the real war and invasion meel ka gaareen. I hope inay Kenyaatiga iska soo noqdaan, iyagoo dadna leynin iyagana la leynin. -
LoL, caadi iska dhig nooh. Anyway, here is how it can be done. Copy this link below: http://www.somaliaonline.com/community/attachment.php?attachmentid=31&d=1326504133 Go to your 'edit avatar.' It is under 'My Settings' section of your personal page. In that page, you will see a part where it says Use Custom Avatar. Check mark it. And under it it says: Option 1 - Enter the URL to the Image on Another Website:. Put this link above I provided and then go all the way down and click save changes. Another way to do it is you can upload your own image from your computer, but the catch is the image has to be less than 19.5 KB, so no large images will work. Let me know how it goes.
-
Maadeey, su'aal quman lagu weydiiye ka jawaab hee. Rooboow iyo waxaas haddaa soo sureysid allaheena ka alla.
-
No problem, sister. However nicknames ayaa ka daran qabiil names magacyadooda. Qaarkood waaba aflagaado qabiilada kale lagu caaynaayo. I know it is harmless, but dad sick ah meeshaan ku jiro and if allowed in no time dadka ku caaynaayo. It is the same reason ereyga 'mooryään' is censored and is automatically asterisked. Why? Because in the beginning dad ayaa ereygaan u isticmaali jiray inay qabiil kale ku caayaan in their sick minds.
-
Jaahil iyo badow ayaa in the year of 2012 wali ku gambado reer reer iyo laf laf iyo jilib jilib iyo qolo qolo. Adigoon ka bixin ama sheeganeynin, qabiil still waa laga maarmaa, siiba haddaa ku nooshahay Galbeedka. Badow lee waligiis qabiil iyo qabyaalad ku dhex jiro because he thinks it makes him wuxuunan ahayn. To a qabiiliste, awoowgey ayaa boqol geel lahaa iyo ilma'adeeradeyda ayaa daara leh iyo waxaas isku mashquuliyaa asagoo afleerinaayo waxbana heynin oo jaad ruugaayo, ilkahiina ka daadsan. Wax laga gudbay maanta dhan isku mashquuliyaa.
-
You can have your own avatar. You just need to upload it to SOL server. Go to your profile, meelahaas ka arkeysaa how to upload your personal image and re-use it as an avatar. Mine too waa saas. Naarniya, I am gonna give you a rep. I don't think I had ever given one before.
-
Fresh, you have been warned before. Stop aflagaadada iyo naming qabiilada magacyadooda on here. You are deliberately breaking the site's rules. Respect the site's rules. Next time, it won't be warning.
-
Bluelicious;774025 wrote: I actually love this song. I wish SSC succeed in the Khatuumo 2 conference and become their own state. Good luck to you guys you guys deserve it. " frameborder="0" allowfullscreen> Waxaan arkaa gabdho aad u qurux badan labis qaaya badana wato. Kuwaas hoosguntida iyo surwaalada isku gishtay, however, ...
-
Dadbaa booramahooda iyo ruuxaantooda kusoo dego markee MMA maqlaan. I don't even know what MMA has to do with this thread. However, MMA is here to stay, to share his daljeceyl opinion. That will never change, that I staunchly stand for Soomaali unity, calaacala ama ha calaacalina, caaytama ama aflagaadadiina wata, idinkee idin jirtaa. MMA's opinion of dalkiisa la kala goyneynin will never change an inch. Kabiita? Anyway, go ahead, calaacalka sii wata, if that doesn't work, caaytama ama ruuxaanta ha idinku soo degtee. As I wrote before I won't go down to your levels. Just respect the site's rules, I don't care about respecting me.
-
nuune;196381 wrote: ^^ Haatu, lol@meel fog bey iiga taalaa, raggeedi maya I am not a camera person, booskaan camerad ka wadan lahaa dhalo iigu jirto caana geel ayaan la laafyoonayey, though MMA got loads of pics, he was the real journalist carrying 5 different cameras with him, sawiro badan aan isla galney waa inaan dhahaa keen oo dhiiqadii islii ay ka buuxaan Nuunka, ha igu kalifin inaa sawiradii aad ogeyd inta soo giliyo. Dhiiqadii Islii anagoo isla taagan walina OZ na sawiraaye. Kuwii meesha maraayena maxee dhahaayeen? Haa, ka leexda dhiiqada iyo busta oo meel fiican oo dhiiqo ahayn isku sawira, anagana dhahnay busta iyo meesha jajabsan rabnaa inaa isku sawirnaba. Wey yaabeen waa ogeyd.
-
In the name of canjeero...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Somalia;772766 wrote: She has a Tumblr blog as well. http://athousandtimes-goodnight.tumblr.com/ But, there's a larger question at play, what's with the attack on Somali men? Yariiseey has a unique sense of humour, waaba u bogay see kaaga qosolsiineyso. Very creative iga dheh. -
Ciyaarta ee ciyaareyso iyo bacweynaha ay ku ciyaareyso isma laha. Bacweynaha ay qabto aad ugu weynyahay wax kale ku fiicanaa inay gishato haddee ciyaartaas rabto inay ciyaarto.
-
Prof. Samatar Maxaan Muqdisho ku soo arkay!!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Coofle's topic in Politics
Waa runtiis, waana dhab. Xamar qofkii yaqaanay iyo sidee maanta u egtahay aad ayaa looga naxaa, waa qaracmeysaa. Waliba qof sidiisa camal ugu dambeysay 25 sano iyo meelahaas ku dhawaad kahor. Magaalo wey burburi jirtay laakiin sidee Xamar u burburtay, iskuna badashay waligeed kama dhicin Afrika. -
Nin wey, Eebbaa weynee, condom iyo waxaas ka hadlaayo, while his junior sidekick u sii camiraayo waliba. War Junior odeyga qabo intee la taraarixin bahasha.
-
I don't think inay saas kaga harayaan. Kanada iyo Mareykanka tusaale kuu ah. Qarashkiisa lee kor u kacaayo and will be smuggled from UK by boats. It will be that easy unless Ingiriiska bans it as well.
-
OdaySomali;773199 wrote: Kenyans cabaadaya . Nacalaa Miraa iyo Meru dooda ku taal. Its a ******* weed... like "Brandnetels". Waxay doonayaan inay Somali meel walba ku baabi'i yaan. Etoobiduna Goboladooda sida Tugray oo kale way ka mamnuuceene qaadka. Full article. http://www.businessdailyafrica.com/Miraa+exporters+face+loss+of+Sh1+6bn+European+market++/-/539552/1303952/-/15a1wwt/-/ Waa sababta koowaad iyo labaad aan ugu farxay mamnuucidaan. Hadduu kaliya dhaqaalaha jaadka lagu qarash gareeyo Soomaalida u noqon lahaa lee. If only. Laakiin I smell selective banning maadaama xashiishka, marijuana, laga ogolyahay wali dalkaas yet jaadka oo ka daciifsan waxyaabaha maanka badalo boqolkiiba boqol, la mamnuucooyo.
-
In the name of canjeero...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
They deserve to, at least some do. They have childish mentality iyo ciyaal ciyaalnimo iyagoo gaboobay ismoodo laba jir. They deserve su'aal like 'what in the name of canjeero' lagu dhaho. -
I also hate Soomaali music kulahaa. If you only knew the legend whose song is being used in this clip. Gamuunti soo gentidaa Gibilkii ay gaartaba gaddoomaayee Geesiyoow nin kuu gafay maa Guuleeysahaayee Guuleysahaayo Gabayga yeeraayo Guuxaan baxaayo Iyo gurbaankaan Awgeedi Shaamboowaa Loo guurihaaye Loo guurihaay Geedba geedka ka weyn Sida loo gandoobaba Adaa garataayee Goshaan manaad gashato Lafaha waa gariiraan Alla waa gariiraan
-
...I present you this. Somebody posted it on facebook. No wonder waa Reer Kanada yariiseeyda.
-
Beelo waaye. Suu u moon dance gareynaayo ayaaba i dishay.
-
Carafaat;772353 wrote: Xaaji, maxaa isla soo xaadirisay? Ma ishaa wax ku qabatay? at 'xaadirisay.'