Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Ma aaminsani inay Xabashada yihiin 120 milyan oo qof. Haddee u badato waa 95 milyan.
  2. All these useless trips to Jabuuti waa lagu qasaaray. Xasan siyaasad aanan jeebkiisa ahayn ma yaqaano.
  3. And after visiting to Jabuuti by Xasan Socdaal at least ten times (several not reported), this is how 'walaalaha' taliska Ismaaciil Cumar Geelle are acting: Xasanoow ku waano qaado oo baro waxee yihiin.
  4. Turkiga has had ingrained financial and economic interests in Xabashi land. I am even surprised they even issued a statement like this supporting Soomaaliya, when a citizen of their own is killed by Xasan's own son, who is a fugitive.
  5. Qadar and Turkiga are among the first countries to support Soomaaliya iyo kidnimadeeda. Xasan kuwa uu ku qafiifay - Jabuuti iyo Imaaraadka - waaka aamuseen u gambiyeen ikaa iyo hadda. In fact, Jabuuti supports Xabashada via GAD statement. Ha arko Xasan waxee yihiin oo inuu dantooda kaliya fulinaaye. Xasanoow ku waano qaado tan.
  6. Turkiga stands with Soomaaliya. Ministry of Foreign Affairs Spokesperson Öncü Keçeli's Response to a Question Regarding the Memorandum of Understanding Signed Between Ethiopia and Somaliland on January 1, 2024 January 4, 2024, Response of Ministry of Foreign Affairs Spokesperson Öncü Keçeli to a Question Regarding the Memorandum of Understanding Signed Between Ethiopia and Somaliland on January 1, 2024 We welcome with concern the Memorandum of Understanding on Partnership and Cooperation signed between Ethiopia and Somaliland in Addis Ababa on January 1, 2024, without the knowledge and consent of the Government of Somalia. We reaffirm our commitment to the unity, sovereignty and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia. We emphasize that this situation is a requirement of international law. Today, as in the past, we wish that the disputes between Somalia and Somaliland will be resolved through direct negotiations and among Somalis, and we reiterate our support for initiatives in this direction.
  7. Jabuuti iyo Imaaraadka uu Xasan Socdaal caabudi jiray, 15 booqasho ugu between them, are quietly siding with Xabashada. Qadar ia the only sincere partner that responded, standing with Soomaaliya. Masar, too, laakiin Masar dantooda saas ah, not for dan Soomaaliya. Why doesn't Xasan Socdaal iskugu waco emergency meetings for IGAD, Jaamacadda Carabta iyo Midowga Afrika? I honestly believe he was aware of this deal, got a cut and gave the go-ahead, laakiin wajigabax ku noqotay markuu arkay the widespread opposition by Soomaalida damiirka leh.
  8. Hadduu Xasan Socdaal caqli leeyahay, siyaasad yaqaan dadkaan Abiy Axmed ku kacsan ayuu Xamar ugu wici lahaa and fund them, hubna siiyo.
  9. Muuse Muqayil Berbera waa xaraashay, Xasan Socdaalna ogol oo sii saxiixay. Unbelievable. Waxaan wax loo dulqaadab karo ma'aha
  10. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 _________________ Updated.
  11. Back to Jabuuti again, for the umteenth time. Jabuuti wuxuu ka dhigtay meel minankiisa ah. Jowhar oo Xamar dhowr kiilomitir u jirto, Xasan Socdaal only went ro it once and stayes for only two hours oo banaankeeda ah waliba.
  12. New horgals ayaa ka dhashay go'aanka garaadada. Kuwa Waqooyi Bari faleeba ugu surneyd ka soo wada horjeestay go'aankooda. Waxba ma dhaamaan kuwa Waqooyi Galbeed tubada u suran ee dacaayadeen jireen. Fahiimo Quuje igu daranba. Waa tii shalay ilinta beenta baroorteeda waday, aan xorowno lahayd laakiin maanta go'aamada garaadadeeda ka soo horjeedo because Asad Diyaana iyo Damujadiid ayaa xoogahoo u laabay
  13. Wasiirada maanta ayee si kadis ah Jabuuti ugu geeriyootay.
  14. Do they think Xuudis are burcadbadeed that can be bullied? Waa wareersanyihiin. They can either end the daily massacres of Reer Falastiin or forget about the security of this narrow, but important corridor.
  15. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 _________________ Updated.
  16. Fursad dhaafeyso ma jirto Xasan Socdaal. Tacsi Kuweyd uma tagin ee tuugsi u tagay. Xamse waa iska hurdaa, xataa tacsi looma ogola. Waxa kaliya Xamse loo ogolyahay waa dalalka dariska la ah ama u dhow Soomaaliya - Xabashiland, Jabuuti iyo Masar (oo reerkiisa degan).
  17. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 _________________ Updated.
  18. Safaradiusa tirada badan darteeda safarkaan waaba ilooway.