Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,171
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    299

Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar


  1. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah:

    Imaaraadka - 10/06/2022

    Turkiga - 03/07/2022

    Eritareeya - 10/07/2022

    Kiinya - 15/07/2022

    Jabuuti - 16/07/2022

    Masar - 24/07/2022

    Ugaandha - 08/08/2022

    Tansaaniya - 15/08/2022

    Kiinya (2nd time) - 12/09/2022

    Mareykanka - 15/09/2022

    Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda)

    Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions)

    Itoobiya - 28/09/2022

    Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022

    Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022

    Suudaan - 01/11/2022

    Aljeeriya - 02/11/2022

    Masar (2nd time) - 06/11/2022

    Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022

    Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022

    Sacuudiga - 09/12/2022

    Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022

    Talyaaniga - 08/02/2023

    Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023

    Qadar - 04/03/2023

    Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023

    Jabuuti (4th time) - 15/03/2023

    Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023

    Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023

    Ugaandha (4th time) - 27/04/2023

    Qadar (3rd time) - 17/05/2023

    Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023

    Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023

    Turkiga (2nd time) - 02/06/2023

    Jabuuti (5th time) - 11/06/2023

    Mareykanka (4th time) - 20/06/2023

    Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023

    Jabuuti (6th time) - 22/09/2023

    Eritareeya (4th time) - 08/10/2023

    Biljam - 24/10/2023

    Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023

    Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023

    Burundi (1st time) - 15/11/2023

    Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023

    Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023

    Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023

    Jabuuti (7th time) - 08/12/2023

    Mareykanka (5th time) - 10/12/2023

    Ugaandha (5th time) - 15/12/2023

    Kuweyd (1st time) - 19/12/2023

    Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023

    Eritareeya (5th time) - 08/01/2024

    Ugaandha (6th time) - 17/01/2024

    Masar (3rd time) - 19/01/2024

    Qadar (4th time) - 22/01/2024

    Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024

    Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024

    Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024

    Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024

    Turkiga (3rd time) - 01/03/2024

    Eritareeya (6th time) - 17/03/2024

    Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024

    Kiinya (4th time) - 11/04/2024

    ________________

    Updated list.


  2. Xasan iyo hadal macaan waala isku yaqaanaa. Waa qeyb ka mid ah munaafuqnimadiisa. Some say waa sadex qof isku dhex jiro oo midba mar si u hadlo. Very tripolar.

    Back to his dastuur obsession. One, if his dastuur came forth in the next term (as Shariifka and some others advocated), he wouldn't have faced this much opposition. He wants his dastuur to apply in his ONGOING term. It is like changing the game's rules to his favour during half time, especially if the score is 1:0 to Xasan's team.

    Now the extension uu Farmaajo maalin walba ka diidi jiray in 2020-2022 (one that was approved by a baarlamaan as well) ayuu rabaa his extension to be valid and make five-year term. Next (s)election inuu ka dhigo 05/2026 rabaa, instead of 05/2026.

    He also wants jagada ra'iisul wasaaraha eber ka dhigo during his ongoing term.

    He wants to nominate guddiga doorashooyinka (another issue Farmaajo ka diidaaye).


  3. They recently opened inside masaajidka Sheekh Cali Jimcaale garoonka u dhow.

    Markaa tagaaye ma furneen filaa. Anyway, these restaurants dadka ayaa kugu casuumaayo ee kama diidi kartid. Plus I enjoyed. Ra'iisul wasaare Kheyre was in that Guryasamo restaurant on that night we were there. Twenty minutes after we left ayuu booqday.

    • Like 1

  4. 11 hours ago, galbeedi said:

    I went to Karamel restaurant in KM 5 and the meal was around $12 American dollars, then few nights after I went " Isgoyska Fagax"  ate three loaves of Muufo, Suqaar, banana and Saliid Macsaro for just $3 dollars. The cost of living is always cheaper the more you go south and if Al-shaytaan are destroyed, the rich fertile land of Shabeelle would even make fruits and vegetables much cheaper.

    Karmeel ayaa i soo xasuusisay. Alaabtaan hoose ka cunay last time Xamar joogay in Oktoobar, 2019.

    1709414661894.jpg

    Karmeel, Alcaasimaha, Guryasamo, Pizza House, Dolphin iyo kuwa kale ka soo dhadhamiyey sanadkaas.


  5. 15 hours ago, Illyria said:

    Xaange is not being truthful, and is only protecting his position. PL withdrew from the 2018 agreement after the FGS reneged on all subsequent agreements, and do not wish to deal with the FGS in its current form, or have any projects funneled through its institutions.

    And it is doing all right without its noise. Here is one of the ongoing projects for the re-construction of the road connecting Garowe - Galkacyo.

    GKP7uF_XQAAg0fk.jpg.a9f75c000ea01609f7a77f44fdcca983.jpg

    GKP7uHAWcAAi7WL.jpg.0cbd4cd6facf7ca0dcb209c940f14a64.jpg

     

    Always waa laga gardaranyahay miyaa? Faroole ayaa lahaa xiriirka ayaa u jarnay 15 sano ka hor. Gaas ayaa saas lahaa. Deni kaba soo daran. Madaxweyniyaashana Shariifka, Xasan, Farmaajo iyo Xasan ayee ahaayeen.

    Filinkaan dal aad ka tirsantahay dowladda maamusho hadaa isku dhacdaan xiriirka u jareynaa, as though dal shisheeye yahay camal - filinkaan ma soconaayo ee wax kale la imaada.


  6. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah:

    Imaaraadka - 10/06/2022

    Turkiga - 03/07/2022

    Eritareeya - 10/07/2022

    Kiinya - 15/07/2022

    Jabuuti - 16/07/2022

    Masar - 24/07/2022

    Ugaandha - 08/08/2022

    Tansaaniya - 15/08/2022

    Kiinya (2nd time) - 12/09/2022

    Mareykanka - 15/09/2022

    Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda)

    Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions)

    Itoobiya - 28/09/2022

    Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022

    Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022

    Suudaan - 01/11/2022

    Aljeeriya - 02/11/2022

    Masar (2nd time) - 06/11/2022

    Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022

    Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022

    Sacuudiga - 09/12/2022

    Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022

    Talyaaniga - 08/02/2023

    Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023

    Qadar - 04/03/2023

    Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023

    Jabuuti (4th time) - 15/03/2023

    Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023

    Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023

    Ugaandha (4th time) - 27/04/2023

    Qadar (3rd time) - 17/05/2023

    Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023

    Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023

    Turkiga (2nd time) - 02/06/2023

    Jabuuti (5th time) - 11/06/2023

    Mareykanka (4th time) - 20/06/2023

    Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023

    Jabuuti (6th time) - 22/09/2023

    Eritareeya (4th time) - 08/10/2023

    Biljam - 24/10/2023

    Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023

    Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023

    Burundi (1st time) - 15/11/2023

    Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023

    Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023

    Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023

    Jabuuti (7th time) - 08/12/2023

    Mareykanka (5th time) - 10/12/2023

    Ugaandha (5th time) - 15/12/2023

    Kuweyd (1st time) - 19/12/2023

    Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023

    Eritareeya (5th time) - 08/01/2024

    Ugaandha (6th time) - 17/01/2024

    Masar (3rd time) - 19/01/2024

    Qadar (4th time) - 22/01/2024

    Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024

    Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024

    Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024

    Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024

    Turkiga (3rd time) - 01/03/2024

    Eritareeya (6th time) - 17/03/2024

    Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024

    ________________

    Updated.


  7. This news below midnimada Soomaaliya dhaawaceyso is what you calI 'progress,' I guess.

    A perennial warring bantustans Xabashada, Imaaraadka iyo Kiikuuyada see rabaan iskaga ciyaaraan. And you dare to call it 'federalism.' Federaalo xaal qaado.

    And what business do they have attending a meeting with a foreign ministry - especially an avowed enemy - of another country? Xataa ma'aha foreign wasaarad maaliyadeed oo dhaqaalo ganacsi ah. Sidii dad dal ismoodo camal meesha u soo fadhiisteen. I will never support this pseudo madaxbannaanimo. It is not about Xasan Socdaal, shaqsiyo kale iyo dowladiisa, but Soomaaliya's midnamidadeeda, gobonimadeeda iyo madaxbannaanimadiida.

    Kacaankii barakeysnaa was and is million times better than waxaan aan aragno socdo.

    Puntland oo heshiis la gaartay Itoobiya xilli ay taagan tahay xiisada badda

    434676096_442201585007683_28733369597699

    "Maamulka Puntland iyo Ethiopia ayaa maanta heshiis horudhac ah oo dhinacyo badan taabanaya ku gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada waddankaasi.

    Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan xasaasi ah Addis Ababa kula qaatay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia.

    Kulankaan ayaa lagu gaaray heshiis dhowr qodob ah, oo ugu weyn yahay iskaashiga kaabayaasha dhaqaale ee labada dhinac, kaasi oo ku qotoma dhinacyada ganacsiga, maalgashiga iyo iskaashiga tamarta.

    “Puntland iyo Ethiopia ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir qoto dheer oo iskaashi ku dhisan,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia. Xukuumadda Addis Ababa ayaa xilligaan u muuqata mid maqaam midkii hore ka sarreeya siineysa xiriirka maamulka Puntland."


  8. 21 hours ago, Qurac&qansax said:

    horta ninka hadlayay ma taqaan, Prof Hasan Sheikh Mohamuud waa nin ab9aal ah, ma ahan puntland ama MJ. Hadii uu runta sheegay oo uu yiri puntland waxaa loo dhisay in ay is dhisto soomaliyana dhisto, maxaad uga xuntahay oo aad u qaadan wayday oo aad faan uga dhigtay. Dhisidaad khalad u qaadatay, mid dhaqaale ma ahan, waa mid siyaasadeed.

    Barfasoor ku sheegaas oo ah a hardcore unugaa-leh maba furin muuqaalkiisa. I don't watch because I know him iyo wuxuu sheegaba. Qof qabqable iyo USC difaacaayo waxaa ka dhageysanaayo iska yar. Asaga iyo kan kale barfasoor la baxay ee Yaxye Caamir la dhaho labadoodaba ma furi muuqaaladooda oo waqti kuma dhuminaayi.