Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,171
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    299

Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar


  1. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah:

    Imaaraadka - 10/06/2022

    Turkiga - 03/07/2022

    Eritareeya - 10/07/2022

    Kiinya - 15/07/2022

    Jabuuti - 16/07/2022

    Masar - 24/07/2022

    Ugaandha - 08/08/2022

    Tansaaniya - 15/08/2022

    Kiinya (2nd time) - 12/09/2022

    Mareykanka - 15/09/2022

    Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda)

    Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions)

    Itoobiya - 28/09/2022

    Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022

    Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022

    Suudaan - 01/11/2022

    Aljeeriya - 02/11/2022

    Masar (2nd time) - 06/11/2022

    Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022

    Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022

    Sacuudiga - 09/12/2022

    Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022

    Talyaaniga - 08/02/2023

    Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023

    Qadar - 04/03/2023

    Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023

    Jabuuti (4th time) - 15/03/2023

    Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023

    Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023

    Ugaandha (4th time) - 27/04/2023

    Qadar (3rd time) - 17/05/2023

    Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023

    Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023

    Turkiga (2nd time) - 02/06/2023

    Jabuuti (5th time) - 11/06/2023

    Mareykanka (4th time) - 20/06/2023

    Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023

    Jabuuti (6th time) - 22/09/2023

    Eritareeya (4th time) - 08/10/2023

    Biljam - 24/10/2023

    Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023

    Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023

    Burundi (1st time) - 15/11/2023

    Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023

    Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023

    Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023

    Jabuuti (7th time) - 08/12/2023

    Mareykanka (5th time) - 10/12/2023

    Ugaandha (5th time) - 15/12/2023

    Kuweyd (1st time) - 19/12/2023

    Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023

    Eritareeya (5th time) - 08/01/2024

    Ugaandha (6th time) - 17/01/2024

    Masar (3rd time) - 19/01/2024

    Qadar (4th time) - 22/01/2024

    Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024

    Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024

    Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024

    Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024

    Turkiga (3rd time) - 01/03/2024

    Eritareeya (6th time) - 17/03/2024

    Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024

    Kiinya (4th time) - 11/04/2024

    Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024

    Kiinya (5th time) - 29/04/2024

    ________________

    Updated list.


  2. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah:

    Imaaraadka - 10/06/2022

    Turkiga - 03/07/2022

    Eritareeya - 10/07/2022

    Kiinya - 15/07/2022

    Jabuuti - 16/07/2022

    Masar - 24/07/2022

    Ugaandha - 08/08/2022

    Tansaaniya - 15/08/2022

    Kiinya (2nd time) - 12/09/2022

    Mareykanka - 15/09/2022

    Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda)

    Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions)

    Itoobiya - 28/09/2022

    Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022

    Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022

    Suudaan - 01/11/2022

    Aljeeriya - 02/11/2022

    Masar (2nd time) - 06/11/2022

    Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022

    Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022

    Sacuudiga - 09/12/2022

    Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022

    Talyaaniga - 08/02/2023

    Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023

    Qadar - 04/03/2023

    Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023

    Jabuuti (4th time) - 15/03/2023

    Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023

    Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023

    Ugaandha (4th time) - 27/04/2023

    Qadar (3rd time) - 17/05/2023

    Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023

    Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023

    Turkiga (2nd time) - 02/06/2023

    Jabuuti (5th time) - 11/06/2023

    Mareykanka (4th time) - 20/06/2023

    Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023

    Jabuuti (6th time) - 22/09/2023

    Eritareeya (4th time) - 08/10/2023

    Biljam - 24/10/2023

    Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023

    Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023

    Burundi (1st time) - 15/11/2023

    Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023

    Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023

    Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023

    Jabuuti (7th time) - 08/12/2023

    Mareykanka (5th time) - 10/12/2023

    Ugaandha (5th time) - 15/12/2023

    Kuweyd (1st time) - 19/12/2023

    Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023

    Eritareeya (5th time) - 08/01/2024

    Ugaandha (6th time) - 17/01/2024

    Masar (3rd time) - 19/01/2024

    Qadar (4th time) - 22/01/2024

    Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024

    Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024

    Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024

    Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024

    Turkiga (3rd time) - 01/03/2024

    Eritareeya (6th time) - 17/03/2024

    Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024

    Kiinya (4th time) - 11/04/2024

    Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024

    ________________

    Updated list.


  3. Che, Xasan doesn't care about Shabeellaha Hoose. He gave up that long ago and Lafta's maamul controls most of it.The isbaariste who wanted gobolkaas using his dowlad waa isku dhaceen, Mahad Qalaaye ka koow yahay.

    Lafta wants inuu soo noqdo without la qash qashaadin. Mucaaradkiisa waa kala haadeen, only Shariif Xasan remains and cannot do anything oo Nayroobi iska joogaa. You can see former senator Ilyees in that photo above. He is the owner of Arlaadi TV and was formidable opponent, using hos Maay-basee media. Lafta la heshiiyey now.


  4. 1 hour ago, maakhiri1 said:

    Very very unlucky country 

    What was HSM thinking? That he exclusively write his own constitution? And where will it work? Unukaa Leh territory? Btw I was alarmed how some here including Galbeedi thought, something good would ever come out in this rotten process? That would work? How?  Any changes must be first done by independent experts, that has no interest other than making a great nation.

    I am certain if this country does not change this trajectory, and not build a very strong institution, that is inclusive , Shabaab will take over 

    Ismaaciil ayaa dhagta qurufaad ugu aqriye. Axdi beenaad ku qoro two-party state. Madaxweynaha adigaa leh oo Xamar idinkaa xukumo oo amarkiina shaqeeyo. Give to useless ii dheh madaxweyne ku xigeen to Reer Waqooyi and that you will rule Soomaaliya like Jabuuti in near future. It is political extension of Urursamaale. That is why most of Reer Waqooyi were all on board supporting axdi qaran ku sheegaan. Jagada madaxweyne ku xigeenka isku diyaarinayaan.

    • Like 1

  5. He invited Laftagareen to Xamar si uu uka xaal qaato. Aaden Madoobe u keenay. Lafta wax walba wuu ka dhameysan doonaa filaa, though Xasan being tripolar, wuxuu maanta balanqaado beri ma sameynaayo oo waa qof kale.

    img-1-1714009559247.jpg


  6. 5 hours ago, Che -Guevara said:

    DOON GANACSI OO MARKII U HORRAYSAY BURBURKII KADIB KU SOO XIRATAY DEKEDDA BARAAWE

    PUNTLANDPOST.NET

    Doon sidday shixnad ganacsi ayaa markii ugu horreysay muddo ka badan soddon sanno kusoo xiratay dekadda magaalada Baraawe ee...

     

    Cali Afgooye, my seedi, is a diehard Reer Afgooye and cannot stand moooryaan hijacking Shabeellaha Hoose's indigenous-led progress. He brought this doon to say anything can be done. Expect 'shaqaaqyo' iyo xabado in the coming weeks by moooryaanta dharka ciidan dowladeed ku labisan ee Baraawe banaankeeda fadhiyo. At least magaalada waa laga saaray.