-
Content Count
17,654 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
-
2 hours ago, Dhagax-Tuur said:Puntland State and Somali Region of Ethiopia Sign Security and Trade Pact
Korna Xabashi ha naga maamusho sax? Soomaali mid kale la dhashay u taliyo ma rabo, laakiin shisheeye taliskooda si edeb leh ku joogaan.
-
1
-
-
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah:
Imaaraadka - 10/06/2022
Turkiga - 03/07/2022
Eritareeya - 10/07/2022
Kiinya - 15/07/2022
Jabuuti - 16/07/2022
Masar - 24/07/2022
Ugaandha - 08/082022
Tansaaniya - 15/08/2022
Kiinya (2nd time) - 12/09/2022
Mareykanka - 15/09/2022
Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda)
Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions)
Itoobiya - 28/09/2022
Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022
Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022
Suudaan - 01/11/2022
Aljeeriya - 02/11/2022
Masar (2nd time) - 06/11/2022
Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022
Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022
Sacuudiga - 09/12/2022
Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022
Talyaaniga - 08/02/2023
Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023
Qadar - 04/03/2023
Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023
Jabuuti (4th time) - 15/03/2023
Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023
Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023
Ugaandha (4th time) - 27/04/2023
Qadar (3rd time) - 17/05/2023
Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023
Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023
Turkiga (2nd time) - 02/06/2023
Jabuuti (5th time) - 11/06/2023
Mareykanka (4th time) - 20/06/2023
Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023
Jabuuti (6th time) - 22/09/2023
Eritareeya (4th time) - 08/10/2023
Biljam - 24/10/2023
Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023
Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023
Burundi (1st time) - 15/11/2023
Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023
Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023
Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023
Jabuuti (7th time) - 08/12/2023
Mareykanka (5th time) - 10/12/2023
Ugaandha (5th time) - 15/12/2023
Kuweyd (1st time) - 19/12/2023
Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023
Eritareeya (5th time) - 08/01/2024
Ugaandha (6th time) - 17/01/2024
Masar (3rd time) - 19/01/2024
Qadar (4th time) - 22/01/2024
Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024
Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024
Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024
Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024
Turkiga (3rd time) - 01/03/2024
Eritareeya (6th time) - 17/03/2024
Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024
Kiinya (4th time) - 11/04/2024
Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024
Kiinya (5th time) - 29/04/2024
Kiinya (6th time) - 18/05/2024
Kiinya (7th time) - 28-05-2024
Norway (1st time) - 10/06/2024
Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024
Turkiga (4th time) - 16/06/2024
Jabuuti (9th time) - 19/06/2024
Eritareeya (7th time) - 08/07/2024
Rawaandha (1st time) - 12/08/2024
Masar (4th time) - 13/08/2024
Shiinaha (1st time) - 03/09/2024
Eritareeya (8th time) - 09/10/2024
Ugaandha (7th time) - 19/10/2024
Jabuuti (10th time) - 20/10/2024
Kiinya (8th time) - 22/10/2024
Imaaraadka (6th time) - 03/11/2024
Jarmalka (1st time) - 05/11/2024
Sacuudiga (5th time) - 10/11/2024
Tansaaniya (3rd time) - 29/11/2024
Turkiga (5th time) - 11/12/2024
Eritareeya (9th time) - 25/12/2024
Jabuuti (11th time) - 28/12/2024
Ugaandha (8th time) - 11/01/2025
Itoobiya (4th time) - 11/01/2025
Iswiserlaan (2nd time) - 20/01/2025
-
Mar kale iyo Iswiserlaan.
-
Haa, widaay. Xamarka aan joogo ku mashquulay. Maxaa meeshaan Xasan Socdaal laga nacay. Most hated political figure magaaladaan soo maray. And that includes qabqabliyaashii.
-
I was walking on Jidka Maka Almakurama in the late afternoon today when I came across Xasan Socdaal's motorcade.
'Xasan Socdaal, caga dhigo!' ayaa ku qeyliyey. Waa hadduu i maqlaayo. Cajalka inta ka fiirso.
-
No wonder Siyaad Barre's second villa after Filla Soomaaliya was located on this circled spot, facing Gerbooda waterfalls. Very greenery. Markee Xamar kululaato ayuu inta imaan jiray la yiri since Baydhabo is relatively cooler than Muqdisho.
Geedo aad u dhaadheer - sida baxarasaafka iyo qumbaha - waa weyn ku yaalo. I wish I took photos instead of videos; these images are the screenshots of a video.
-
1
-
-
Waa runtaada, waa caro gaduudan. What I also realized is that Xamar wey ka geedo badantahay, old geedo talaal iyo kuwa kale Talyaaniga beeray ayaa ku yaalo wali laamiga hareerihiisa. Xamar kuwii ku yaalay kuwa badan ah waaala gooye si sar loogu dhiso, kuwa xabad iyo madfac dishay ama daad qaaday waaye.
Dhir aad badan fresh ahna waaku arkaaye suuqa Baydhabo.
Its dhul also has a lot of limestone, too. It is cheap, hence many roads have interlocked limestone cobblestones.
Screenshot of cobblestone road.
-
Sharwade Imaaraadka won't be happy, of course. Xasan ka sii fogaanayaan.
-
Madax Soomaaliyeed kale ma aamini doonaan, thanks to Xasan Socdaal and siyaasadxumadiisa.
-
Xasan Socdaal qof fiyoow ma'aha. Ilaa iyo hadda waxa uu Xabashada ka doonay la yaabantahay ka ahayn diyaarad jaceyl.
-
3 hours ago, Dhagax-Tuur said:Miskiin,
Qiyaali baa ku nooshahay. Somalinimo waa dhimatay or probably on its death bed.
Nin walbow naftaa.
Waa qufulantahay ee Xamar imoow, indhahaaga ku arag horumarkeeda oo Soomaaliweyn wada joogto.
-
-
18 hours ago, Qurac&qansax said:could you post some photos of this park, and do you recall who this person is, is he business man from the area.
Muuqaalo 15 daqiiqo ah ka duubay, laakiin sawirro yar aniga ka muuqdo waaka qaaday. Google sawiradaan ka keenay. These photos were taken a couple years ago, so the plants and dhirta are much more thicker, taller and lushy now.
-
18 hours ago, Qurac&qansax said:so there is no road link between xamar to baydhabo yet, the only method of link is by plane
There is Kacaan-era road ganacsatada isticmaalaan iyo dadka aan awoodin diyaaradaha.
-
Waa reer daacad ka ah Soomaalinimada, tan iyo Sayidkii saan ahaayeen. Guul iyo maamul goboleed ismaamulo isku filan u rajeynaa.
-
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:The stooge is in Addis Ababa now
On his way to Masar.
-
1
-
-
On 12/28/2024 at 5:17 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah:
Imaaraadka - 10/06/2022
Turkiga - 03/07/2022
Eritareeya - 10/07/2022
Kiinya - 15/07/2022
Jabuuti - 16/07/2022
Masar - 24/07/2022
Ugaandha - 08/082022
Tansaaniya - 15/08/2022
Kiinya (2nd time) - 12/09/2022
Mareykanka - 15/09/2022
Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda)
Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions)
Itoobiya - 28/09/2022
Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022
Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022
Suudaan - 01/11/2022
Aljeeriya - 02/11/2022
Masar (2nd time) - 06/11/2022
Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022
Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022
Sacuudiga - 09/12/2022
Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022
Talyaaniga - 08/02/2023
Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023
Qadar - 04/03/2023
Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023
Jabuuti (4th time) - 15/03/2023
Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023
Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023
Ugaandha (4th time) - 27/04/2023
Qadar (3rd time) - 17/05/2023
Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023
Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023
Turkiga (2nd time) - 02/06/2023
Jabuuti (5th time) - 11/06/2023
Mareykanka (4th time) - 20/06/2023
Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023
Jabuuti (6th time) - 22/09/2023
Eritareeya (4th time) - 08/10/2023
Biljam - 24/10/2023
Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023
Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023
Burundi (1st time) - 15/11/2023
Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023
Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023
Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023
Jabuuti (7th time) - 08/12/2023
Mareykanka (5th time) - 10/12/2023
Ugaandha (5th time) - 15/12/2023
Kuweyd (1st time) - 19/12/2023
Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023
Eritareeya (5th time) - 08/01/2024
Ugaandha (6th time) - 17/01/2024
Masar (3rd time) - 19/01/2024
Qadar (4th time) - 22/01/2024
Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024
Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024
Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024
Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024
Turkiga (3rd time) - 01/03/2024
Eritareeya (6th time) - 17/03/2024
Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024
Kiinya (4th time) - 11/04/2024
Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024
Kiinya (5th time) - 29/04/2024
Kiinya (6th time) - 18/05/2024
Kiinya (7th time) - 28-05-2024
Norway (1st time) - 10/06/2024
Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024
Turkiga (4th time) - 16/06/2024
Jabuuti (9th time) - 19/06/2024
Eritareeya (7th time) - 08/07/2024
Rawaandha (1st time) - 12/08/2024
Masar (4th time) - 13/08/2024
Shiinaha (1st time) - 03/09/2024
Eritareeya (8th time) - 09/10/2024
Ugaandha (7th time) - 19/10/2024
Jabuuti (10th time) - 20/10/2024
Kiinya (8th time) - 22/10/2024
Imaaraadka (6th time) - 03/11/2024
Jarmalka (1st time) - 05/11/2024
Sacuudiga (5th time) - 10/11/2024
Tansaaniya (3rd time) - 29/11/2024
Turkiga (5th time) - 11/12/2024
Eritareeya (9th time) - 25/12/2024
Jabuuti (11th time) - 28/12/2024
Ugaandha (8th time) - 11/01/2025
Itoobiya (4th time) - 11/01/2025
______________
Updated.
-
Isla maantana Ugaandha ayuu tagay:
-
On 12/28/2024 at 5:17 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah:
Imaaraadka - 10/06/2022
Turkiga - 03/07/2022
Eritareeya - 10/07/2022
Kiinya - 15/07/2022
Jabuuti - 16/07/2022
Masar - 24/07/2022
Ugaandha - 08/082022
Tansaaniya - 15/08/2022
Kiinya (2nd time) - 12/09/2022
Mareykanka - 15/09/2022
Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda)
Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions)
Itoobiya - 28/09/2022
Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022
Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022
Suudaan - 01/11/2022
Aljeeriya - 02/11/2022
Masar (2nd time) - 06/11/2022
Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022
Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022
Sacuudiga - 09/12/2022
Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022
Talyaaniga - 08/02/2023
Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023
Qadar - 04/03/2023
Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023
Jabuuti (4th time) - 15/03/2023
Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023
Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023
Ugaandha (4th time) - 27/04/2023
Qadar (3rd time) - 17/05/2023
Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023
Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023
Turkiga (2nd time) - 02/06/2023
Jabuuti (5th time) - 11/06/2023
Mareykanka (4th time) - 20/06/2023
Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023
Jabuuti (6th time) - 22/09/2023
Eritareeya (4th time) - 08/10/2023
Biljam - 24/10/2023
Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023
Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023
Burundi (1st time) - 15/11/2023
Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023
Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023
Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023
Jabuuti (7th time) - 08/12/2023
Mareykanka (5th time) - 10/12/2023
Ugaandha (5th time) - 15/12/2023
Kuweyd (1st time) - 19/12/2023
Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023
Eritareeya (5th time) - 08/01/2024
Ugaandha (6th time) - 17/01/2024
Masar (3rd time) - 19/01/2024
Qadar (4th time) - 22/01/2024
Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024
Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024
Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024
Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024
Turkiga (3rd time) - 01/03/2024
Eritareeya (6th time) - 17/03/2024
Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024
Kiinya (4th time) - 11/04/2024
Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024
Kiinya (5th time) - 29/04/2024
Kiinya (6th time) - 18/05/2024
Kiinya (7th time) - 28-05-2024
Norway (1st time) - 10/06/2024
Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024
Turkiga (4th time) - 16/06/2024
Jabuuti (9th time) - 19/06/2024
Eritareeya (7th time) - 08/07/2024
Rawaandha (1st time) - 12/08/2024
Masar (4th time) - 13/08/2024
Shiinaha (1st time) - 03/09/2024
Eritareeya (8th time) - 09/10/2024
Ugaandha (7th time) - 19/10/2024
Jabuuti (10th time) - 20/10/2024
Kiinya (8th time) - 22/10/2024
Imaaraadka (6th time) - 03/11/2024
Jarmalka (1st time) - 05/11/2024
Sacuudiga (5th time) - 10/11/2024
Tansaaniya (3rd time) - 29/11/2024
Turkiga (5th time) - 11/12/2024
Eritareeya (9th time) - 25/12/2024
Jabuuti (11th time) - 28/12/2024
Itoobiya (4th time) - 11/01/2025
______________
Updated.
-
Mar kale iyo Itoobiya.
-
Dhagaxtuur, Xamar iskeen lagaama xigee. Reer Tuulo ha siin magaaladaan. Kaama xigaan.
Taalada iskugu magacdartayna waa booqday bil ka hor.
-
Baydhabo shalay ayaa ka soo noqday after six days. I also spent six days in Baydhabo on last month. First time since January, 1991, after Xamar ka qaxnay.
Horumarkeeda iyo horumarka socdo caadi ma'aha. Great roads, huge new buildings, businesses and homes. New airport terminal is under construction as well. The main avenue that goes to Xamar, its construction will start next month as I was told. That will be a game changer since this road is the heart of the city.
It also has the largest garden park in Soomaaliya, Beerta Baydhabo (Baydhabo City Park). It took me more than half an hour to explore it around. I was told the guy who built it spent a couple million dollars to invest. It was worth it.
-
We were walking around at Lambar Afar roundabout in Xamar last night around sadex saac (9pm) when we came across Reer SSC dabaaldeg ku jiro. Fardo xataa wey wateen.
I didn't stick around to ask what the occasion was.
However it was good to see Muqdisho still being xudunta iyo xarunta ummadda Soomaaliyeed.
-
7 hours ago, Qurac&qansax said:Somali Agriculture Minister Clarifies Tractor Distribution Policy – Puntland Post
PUNTLANDPOST.NET
Mogadishu (PP News Desk) — The Agriculture Ministry of Somalia claimed that Puntland State would receive two tractors, unlike other… Sii akhriWho can explain, why Galmudug ay u heshay 5 tractor, halka Puntland ay u heshay 2 tractor.
HAG, iyo dagaalka qabiilaysan
Galmudug wey ka beero badantahay nooh.
Somaliland govt to increase salary for military personal plus new military and police commanders
in Politics
Posted
Why is the new Cirro regime arresting and expelling his supporters like ina Abwaan Qorane and others?
Yaab badanaa. Dulinimadii shalay lagu sameynaaye kuwii taageersanaa ku sameynaayaa.