Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Kowda Luulyo waa maalin taariiq dheer nagu leh, aan la iloobi karin. Ha jirto Soomaaliya iyo Soomaaliweyn. Soomaali diidoow silic u dhimo. Aabiyaashii gobonnimodoonkana Eebbe janadiisa fardowso haka waraabiyo -- aamiin, aamiin. Sanadkaan Kowda Luulyo bisha barakeysan ee Soonka kusoo aaday. Saas ugu wacan inay xafladaha iyo dabaaldegga xoogahoo yaraadaan.
  2. Sanadguuro wacan inta Soomaaliweyn jecel. Kowda Luulyo waa maalin naga mudan amaan iyo xusuus gaar ah. Soomaaliya ha waarto, ha noolaato, cadowgeeda ha jabo -- aamiin, aamiin.
  3. Odey dhaqameed ku sheeg, wadaad ku sheeg, wasiir ku sheeg -- dhammaantooda si mooryåånimo ka weyn la isku wada baheystay, isbiirsi aan caadi ahayn. Kii afhayeenka u ahaa Barbaarta, magaciisna ahaa Cali Raage (Cali Dheere) wuxuu yiri asagana: "Afgooye ma yeelayno in meel aan Muqdisho ahayn laga xukumo." Inta ka dhageyso: http://daafeet.com/?p=15100 Afgooye iyo dadkooda iyagaa isxukumaayo, meel kale lagama xukumo karo. Iyagaa boqolaal sano isxukumi jiray, boqortooyana ahaa.
  4. Been badanaa dhagagaduutaan. Airborne virus soo ma ahayn 'human-to-human' la iskaga qaado. Haddee geelaha Soomaaliya keeneena, Soomaalida maka hor qaadi lahayn miyaa ama maku dhici lahayn miyaa jiradaan intuu soo gaarin Sacuudiga. Teeda kale geelahaan aad iyo aad loo baaraa intee Sacuudiga soo gaarin. Iska keen ma'aha. Inay siyaasad ka dambeyso u maleynaa.
  5. Naming clan names is not allowed. Don't post clan names, otherwise your post will be deleted.
  6. Hadduu kan odey dhaqameed yahay, anigana iimaamka masaajidka Xaramka ee Maka ayaan ahay. Xishood iyo ixtiraan odey lagu yaqaano malaha, mana istaahilo magaca odey dhaqameed. Dad magaaladee aasaaseen ee Xamar xoog iyo xabbad looga ciribtiray ku faanayaa. Haddana dad kale magaaladooda in laga ciribtiro ugu hanjaboyaa.
  7. <cite> @Dr_Osman said:</cite> Somalis tried a 6 state solution in the 2000's era with shatigaduud but the RRA killed themselves over it, do you suggest we repeat it? in politics opportunities come once, if u lose it, it wont come again. Today a 3 state solution is being discussed and if they fail to grab it like they did with the 6 state solution in the 2000 era we could be discussing a 2 state solution of bay and bakool with lower shabelle on the table for negiotations, this could even lead to a 1 state solution in bay since bakool there are jubalanders who live there and can cause a mayhem about sacrificing their land to the RRA folks. I would suggest the RRA folks dont repeat the bad politics of yesteryear and lose more land, once you lose land, getting it back is going to be difficult, dont be reduced to BAY because the path you guys are taking now it can only lead to that because your allowing for confusion and an environment of chaos to continue which will mean other chaos factors and other tribes will start annexing their own parts of the 3 state solution and the only loser will be you at the end when it gets out of hand and the RRA are told a 3 state solution is not feasible any longer because to many clans warring over it, your going to a 1 state solution of BAY Horta taariiqda kaa qaldan. Federalism iyo wixii la mid ah maanta ma bilaaban nor did it start in in '90s. Toddobaatan sano kahor si dhab ah u bilaabatay, in late 1940s oo u horkacaayo ururkii HDM oo hoggaamintiisa labaad ahaa marxuum Ustaad Cismaan Maxamed Xuseen. Ustaad Cismaan was assassinated in early '50s by kuwa shisheeye u adeego, purely because he advocated federalism long before other Soomaalis realized for clan reasons. He advocated for regional regional states -- Afmaay speakers and Afmaxaa speakers. After Ustaad Cismaan's assassination, ururka HDM -- the only official opposition party in '60s in Soomaali parliament -- waxee hoggaanka u doorteen marxuum C/qaadir Soobe, another hero of federalism in '50s and '60s. Again during the UNOSOM times in early and mid 1990s, a regional administration sponsored by the UN was established in Baydhabo consisting the six regions in koonfurta galbeed ee Soomaaliya. Its president was marxuum Xasan Sh. Ibraahin (Xaseey), who passed away early this year. Having said that, if you are so fond of federalism, why are you against maamulka Koonfurta Galbeed? Sheekada bootada ah anaga nagama gadi kartid. Reer Koonfur Galbeed dantooda iyo aayahooda iyagaa yaqaano, lix gobol ama sagaal gobon haddee doortaan, waxbana kaama galin, lagaamana weydiinaayo. Stick with Garoowe issues you are devoted to.
  8. Bannaanbax looga soo Horjeedo Heshiiskii Muqdisho oo ka dhacay Baydhabo Dibadbax weyn oo looga soo horjeedo heshiiskii lagu saxiixay Muqdisho ee xukuumaddu ay sheegtay inay ku heshiisiisay labadii maamul ee Baydhabo lagu dhisay ee saddexda iyo lixda ayaa maanta ka dhacay degmada Baydhabo. Bannaanbaxan ayaa waxaa ka qaygalay mas'uuliyiinta ugu sarreysa maamulka lixda gobol oo horkacayay dibadbaxa, waxaana dadweynaha ka qaybgalay ay wateen boorar ay ku muujinayaan sida ay heshiiskaas uga soo horjeedaan. Shacabka dibadbaxa ka qaybgalay ayaa ku lugeeyay waddooyinka waawey ee magaaladaas iyagoo ku qaylinayay erayo ay kaga soo horjeedaan madaxda ugu sarreysa dowladda Soomaaliya, wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Ciidamada booliiska gobalka Bay ayaa isku dayay inay joojiyaan bannaanbaxaas, laakiin waxaa ka xoog batay dadweyne careysan oo jiiray ciidamadii isku dayay inay jooojiyaan bannaanbaxaas. Didbadbaxan ayaa waxaa horkacayay Cabdullahi Maxamed Idris (Leesto) oo ka mid ah wasiirrada maamulka Koonfur-galbeed ee lixda gobol ka kooban iyo Yuusuf Maxamed Kheyr, kuwaasoo jeediyay hadallo kulul oo ay ku diidayaan heshiiskaas. Guddoomiyaha ururka haweenka gobalka Baay iyo siyaasiga Yuusuf Maxamed kheyr ayaa sheegay inay dagaal ka xigaan arrimaha Muqdisho ka socda, ayna yihiin kuwo aan ka hirgeli doonin Baydhabo. Bannaabaxan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo maalin ka hor ay Muqdisho ku kala saxiixdeen maamullada Koonfur-galbeed ee lixda gobolk iyo saddexda heshiis ay madaxda dowladda Soomaaliya sheegeen inay muddo ku qaadatay ka soo shaqeyntiisa. Xubnihii heshiiska saxiixay ayaa lagu wargeliyay inay dib ugula noqdaan gobolka Bay oo ay shacabka kasoo dhaadhiciyaan muddo kooban gudaheen, iyadoo aan la ogeyn sida ay taasi ugu suuro-geli karto maadaama uu maanta dhacay dibad-bax looga soo horjeedo heshiiskaas. http://www.hiiraan.com/news/2014/Jun/wararka_maanta25-47158.htm
  9. Banaanbaxii Ka Dhan Ahaa Heshiiskii Sedaxda Gobol ee Maanta Ka Dhacay Magaalada Baydhabo Waxaa maanta Baydhabo ka dhacay Mudaharaad Balaaran oo dhamaan isugu soo baxeen Bulshada ku dhaqan magaalada, Banaanbaxan ayaa loogasoo horjeeday Heshiiskii Sedaxda Gobol ee ka dhacay Muqdisho iyo Faragalinta Nicholas Kay uu ku hayo Arrimaga Koonfur Galbeed. http://www.ishabaydhaba.com/?p=59749
  10. <cite> @Che -Guevara said:</cite> What is she on about? Waxee u egtahay in lagu xantay 'madoowga' ay raacday oo ay suuqa la gashay. Xataa ciyaal xaafadda ay lasoo kortay ayaa saas ku xantay, as she says in the clip. Waa runteed iyaga Mareykanka ma keenin, laakiin balwada ha iska ilaaliso meeshee joogtaba.
  11. <cite> @Libaax-Sankataabte said:</cite> It appears this was fabricated deal. If the stakeholders of SW6 are not on-board as MMA indicated, a made-up deal is nothing more than a futile publicity stunt. It is ii dheh heshiis ah. I don't support maamul goboledyadaan, walaa lix gobol, walaa sadex gobol midna ah. Many of my family members do support dowladda Koonfur Galbeed, but I don't. Saas oo ay tahay, I can't tolerate beenta iyo buun buuninta laga wado meeshaan. I remember these same Soomaali media wey ka aamusnaayeen dhisidii iyo doorashadii maamul u sameynta lixda gobol. The same media ayaa hadda buun buuninaayo heshiis ku sheegaan. Heshiis ku sheegaan a few days kahor lagu dhawaaqo la rabay with a full media present, but Jawaari kasoo horjeestay. He was finally forced by the unseen hand of IGAD, I guess. Xildhibaanadii kasoo jeeday deegaanada Koonfur Galbeed were not present, except only the few Shariif Xasan la jiro. Also last month markuu Madoobe Nuunoow joogay Xamar waxaa la isku raacay maamulka lixda gobol (only loogu wanqalo 'maamulka kumeelgaarka ee Koonfur Galbeed,' sida uu kan Kismaayo ka dhisan loogu yeeray). Madoobe Nuunoow wuu ogalaaday. Xasan Sheekh iyo Jawaari iyagana wey ogalaadeen. In the last hour ra'iisul wasaaraha ayaa damcay inuu heshiiskaan burburo, wuxuuna keensaday arrin cusub oo ahayd in kan madaxweynaha sheegaanaayo ee sadex gobol lagu daro oo jago laga siiyo mamulka lixda gobol. Madoobe Nuunoow wuu diiday, Baydhabo ayeena ku noqdeen wafdigiisa. Ra'iisul wasaaraha wuxuu u diiday maamulka lixda gobol la isku raaco waxee tahay cadaadis meelo kale ugu yimid oo markiisa hore ku heynin. Heshiiskaan hadda lasoo dhoob dhoobay ra'iisul wasaaraha ka dambeeyo badankiisa. Privately Jawaari wuu xanaaqsanyahay, he is fuming, laakiin jagadiisa ayuu ilaalsanayaa, culeys kululna IGAD ugu yimid oo ah dadka si dhab ah u maamulo siyaasadda Soomaaliya. Dagaalo horseed ah iyo barakac kale ayuu keeni doonaa heshiis ku sheegaan. Some will even join Barbaarta and Barbaarta si sahlan u qabsan doonto deegaanadaas. Dowladaan iyadaa iska dhumin doonto taageeridii yarayd loo haaye.
  12. <cite> @galbeedi said:</cite> one more thing, the ***** idea, so far is dominated by the **** group. They never spoke about Shabeelaha Hoose or even tried to change anything. They always concentrated on BAY & Bakool. so they will not decide where the region goes. The ***** who fought and are speaking for the region will decide if they will join the Shabelle thing or the Bay region. If the ***** want to join HAG no one can stop them. If the M can't fight for Jubada Dhexe where they have large population, how can they makes fight about Qoryooley or Marka. Adigaa la socon, odeyaasha wey ka hadleen, baaqna wey soo saareen maalin dhawayd. Siyaasiinta kale wey ka hadleen iyagana, Madoobe Nuunoow ka koow yahay. Madoobe Nuunoow qabiilkiisa kore waxee wadaagaan kuwa degan Shabeellada Hoose, ma'aha kuwa ku badan gobollada kale ee Gedo, Bakool, Baay iyo Jubbada Dhexe. Baaqa ay malaaqyada kasoo saareen arrinta Shabeellada Hoose, kuna socota dadka daneeya arrimaha Soomaaliya waa kan: Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaaliya Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay soo saareen Warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan dhibaatooyinka kasocda Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Shabeelaha Hoose. Halka Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Ka Soo Baxay Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed.