Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,660
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. This creature is a sockpuppet of a secessionist sewage dweller who is too afraid to use his registered SOL name. We are investigating, albeit using VPN encrypts softwares. And I can't believe it changed its SOL username for the third time within days. Best to ignore.
  2. Hore ayaa loo soconaayaa. In the next five years it is going to be crucial and we need capable leaders with the vision, foresight, aragtida fog iyo hoggaan bilaa masuqmaasuq ah.
  3. Already dowladda dhexe's policies behind the scenes freeing innocent oppressed people. Somaliland oo sii deysay fanaaniin ku xirnaa Hargeysa Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga ka sii deysay labo fanaan oo muddooyinkii la soo dhaafay ku xirnaa magaalada Hargeysa. Fanaaniinta la sii daayey oo kala ah Barwaaqo Qalanjo iyo Xamda Qaali ayaa muddo ka badan labo bil ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaaladaasi. Sababta loo xiray ayaa horey waxaa loogu sheegay inay la xariirto safar ay ku yimaadeen magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya oo ay ku qabteen bandhig faneed, kadibna xabsiga la dhigay markii ay ku laabteen gudaha magaalada Hargeysa. Labada fanaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay xorriyadooda dib u helaan, iyagoo u mahadceliyey dadkii ka qeyb qaatay sii deyntooda. Arrintaan ayaa ku soo aadaysa, iyadoo shalay Somaliland ay ogolaatay isku socodka koonfurta iyo waqooyiga, kadib wahada-hadalladii lagu qabtay dalka Jabuuti. Dhowaan ayey sidoo kale aheyd markii Somaliland ay xabsiga ka sii deysay Wariyaha caanka ee Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo muddo u xirnaa xukuumadda maamulkaasi. Xigasho
  4. Sad reality. Baroordiiqii iyo tacsidii xataa la diidanyahay, dadkana loo xiraayaa. As I said before, Waqooyi Lives Matter.
  5. Qalad ayaa ku jira warmurtiyeedka iyo waa na loo hoos galiyey. Dadka marqaansan oo 30 sano hurda (the cultists) loogu sheekeenaa, otherwise ciyaarta si fiican ayee hoos ugu socotaa. Walaa Faratoon, walaa Faraxawaaji, walaa Farasanjabiil, walaa Faraheyl waa wada ogyihiin.
  6. 23 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 23 > Somaliland: 18 > Banaadir: 5 > Male: 18 > Female: 5 > Recovery: 11 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,835 Total recoveries: 829 Total deaths: 90 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  7. Muuse Muqayilkaan hoose ka muuqdo ayaa horumar ka sugeysay miyaa awalba? Cooskiisa ha iska daaqo.
  8. Cadnaan, Muuse Muqayil iyo his trolls tacsi ayaa u taalee musbaarkaa ku riixeysid ka dhaaf.
  9. Ha u bixin yariisoowgaan. He is a sock-puppet of another wretched secessionist, fearful to use shaatiguu meesha ku isticmaali jiray because it stinks of sewage iyo boosaneero. By the way, C/risaaq Teera iyo Yuusuf Bakeyle maanta Facebook dad badan ku karbaashooyaan, like this one:
  10. Mar dhow the sports chants from the 1980s ayaa la maqli doonaa, famous among them: Jaaw Hargeysa jaaw, jaad ma heynee jaaw!
  11. Aadan Barre oo si cajiib ah uga hadlay xil ka qaadistii uu ku sameeyay UHURU Guddoomiyihii aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale oo maanta xilkii laga qaaday ayaa ka hadalay sida uu u arko xil ka qaadista lagu sameeyay, waxuuna sheegay in hatan uu ka degay culeys weyn, isla markaana uu diiradda saarayo ka shaqeynta danaha shacabka soo doortay. Aadan Barre ayaa xilkaas soo hayey toddobadii sano ee la soo dhaafay, waxaana xilkaas looga xayuubiyey kulan ay maanta yeesheen madaxda xisbiga talada dalka Kenya haya ee Jubilee, kaas oo uu shir guddoominayey madaxweyne Uhuru Kenyatta. “Wallaahi, waxaan eersaday ma garanayo, madaxweynaha waa uu i amaanay, in aan shaqadeyda kasoo baxay waa uu qiray, koley waa la ogaan doonaa sababta, laakiin hadda waxaan ahay nin shaqadii loo dhiibay kasoo baxay” ayuu yiri Aadan Barre oo la hadlay Idaacadda BBC-da. Isaga oo sii hadlayey ayuu yiri, “Waxaa weeye qaddar Ilaahey, culeys weyn ayaa iga dhacay maanta, weli waxaan ahay xildhibaankii dadkii sharafta badnaa ee Gaarisa, marka hadda waxaan u shaqeynayaa shacabkeyga oo aan xoogeyga iyo waqtigeyga ayaan siin rabaa.” Xisbiga Jubilee ee talada haya ayaa u muuqaday mid si weyn u kala qeybsamay bilihii lasoo dhaafay, iyagoo u kala go’ay laba garab oo kala taageersan madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo garab kale oo teegeersan ku xigeenkiisa Wiliam Ruto. Kala jabka xisbiga ayaa timid kadib markii madaxweyne Uhuru Kenyatta uu heshiis uusan qeyb ka ahayn ku xigeenkiisa Wiliam Ruto uu la galay hoggaamiyaha Mucaaradka Raila Odinga, taas oo uu ka carooday Wiliam. “Waxaan matalayay umadda Muslimiinta, waxaan matalayay umadda Soomaalida ah. Shaqsi ahaan aniga uma arkeyn in kursiga mid aan anigu leeyahay, wuxuu ahaa kursi ay umadda Muslimiinta iyo umadda Soomaalida ku faanayeen” ayuu yiri Aaadan Barre. Dr. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha gobolka ayaa isna BBC-da u sheegay in Aadan Barre Ducaale lagu xamanayay in uu ka ag dhaw yahay Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto, sidaa darteedna madaxweynahunu uu go’aansaday in uu xilka ka qaado cid kasta oo aan daacad u aheyn garabkiisa. Xigasho
  12. Xildhibaanada BF oo meel mariyey xeerka kuraasta gobollada Waqooyi Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyey xeerka kuraasta gobollada waqooyi, kadib kulan ay ku yeesheen xarunya Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Sida uu shaaciyey guddoonka golaha shacabka, waxaana xeerkan ogolaatay illaa 167 mudane, hal xildhibaan ayaa ka aamusay, mana jirin wax diiday. Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulanka ka hadlay ayaa shaaciyey inuu ansax yahay xeerkaasi, isagoona uga mahadceliyey meel marimtiisa xildhibaanada golahaas. Xeerka kuraasta gobollada waqooy ayaa ka mid ahaa afarta xeer ee ay soo diyaariyeen guddiga wadajirka ah, labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa shalay dood adag ka yeeshay xeerkan oo lagu soo dooranayo kuraasta xildhibaanada ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland. Baarlamaanka Soomaaliya oo ku guda jira Kalfadhigiisa 7-aad oo ah kii ugu dambeeyey ayaa ku howlan howlaha doorashada oo aan weli lagu heshiin nooca la qabanayo. Xigasho
  13. Baarlamaanka Federaalka oo meel mariyay xeerka qoondada Haweenka Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeeshay xaruntooda KMG waxa ay ku meel mariyeen xeerka qoondada Dumarka ku yeelanayaan Baarlamaanka iyo sida loo soo dooranayo. Xildhibaannada ayaana shalay iyo maanta dood kulul ka yeeshay xeerkan qoondada Dumarka, waxaana ugu dambeyn Xildhibaannadu ay cod u qaadeen meel marinta ama diidmada xeekan ay soo gudbiyeen Guddiga wadajirka ee dhameystirka Xeerarka doorashooyinka. Gudoomiyaha Golaha Shacabka,Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cod galiyay xeerka qoondada Haweenka gaar ahaan in Kuraasta Dumarka aysan Rag kula tartamin, waxaana xeerkan u codeeyay in la meel mariyo 134-Xildhibaan , waxaa sidoo kale xeerkan meel marintiisa diiday 7-Xildhibaan. Guddoomiye Mursal, oo kulanka shir guddoominayay ayaa ansixinta kadib sheegay in xeerkan ay soo gudbiyeen Guddiga wadajirka ee dhameystirka Xeerarka doorashooyinka uu yahay ansax. Xigasho
  14. How a Somali community took on a Minnesota meatpacking plant to contain a Covid-19 outbreak Six years ago, then 27-year-old Nimo Ibrahim started her new job deboning chickens at Pilgrim’s Pride in Cold Spring, Minnesota. For the young Somali refugee and single mother of three, the job was a lifeline as she had no other skills. But she never considered the work “essential,” or one that could put her life at grave risk. On April 23, Nimo showed up for her usual night shift, but things at the plant were far from usual; she had begun hearing about sick co-workers. News reports warned about coronavirus outbreaks in meatpacking plants throughout the US. She arrived feverish that night, with a headache, and, despite a temperature screening, was still allowed to join the line and work. Shortly after midnight, she reported she was too sick to continue working and was escorted out of the plant. Test results two weeks later confirmed her fears. She had tested positive for Covid-19. Nimo was one of the nearly 200 confirmed coronavirus cases at Pilgrim’s Pride. While she stayed home to recover, things took a dramatic turn at the plant. Workers staged a walkout and later joined residents in Stearns County, where the plant is located, in a protest outside the plant. The plant employs 1,100 people and “about 80% of the workers are Somali immigrants,” says Mohammed Goni, a staff organizer for the Greater Minnesota Worker Center, a St. Cloud-based nonprofit that assists low-wage workers and helped organize the rally with Pilgrim’s Pride employees. Recognizing the plant’s role as a mass employer in the community, Goni and other Somali-Americans in the area quickly rallied behind the workers. There were concerns about community spread. “Pilgrim’s Pride workers are in the community and some of them are living with three to four other folks and they are working in other plants,” said Goni. Minnesota’s chapter of the Council on American-Islamic Relations, an Islamic civil liberties and advocacy group, demanded an investigation of the plant by the Occupational Safety and Health Administration. “We got state leaders to hear employee testimonies on what was happening at the plant,” said Jaylani Hussein, a Somali-American and executive director of CAIR Minnesota. Employees admonished the plant for letting sick workers continue to work; they called for the plant to shut down temporarily for cleaning and demanded coronavirus testing for all workers. Continue to read
  15. Somalia: COVID-19 Impact Update No. 9 (As of 22 June 2020) The high COVID-19 caseload in Somalia is straining the country’s fragile health care system. Partners report that the number of people visiting health centres for routine care has significantly dropped due to fear of contracting the virus as well as lack of public transport or other means to access facilities. Furthermore, 133 health workers have been infected across the country, affecting service delivery at various health care facilities. The virus, WHO has warned, could overshadow and potentially reverse recent health gains in the country. Banadir region accounts for the highest numbers: 1,402 out of 2,779 cases reported as of 22 June while Hirshabelle State has the lowest numbers, 23 cases and one death. In recent days, the number of reported cases has shown a decreasing trend as compared to the previous weeks except in Somaliland. A downward trend in COVID-19-related mortality has also been observed. However, despite signs that the virus spread may be slowing down in Mogadishu City and major urban centres, cases have continued to grow at the regional level as transmission spreads. To mitigate community transmission, authorities issued directives aimed at stemming the advance of the virus. Between 5 and 14 June, the Federal Government of Somalia (FGS), Galmudug and Puntland states announced three new directives; bringing to 60 the total number of directives issued by authorities in Somalia to control the spread of COVID19 since 16 March. The new directives include the extension of the suspension of domestic flights by the Somali Civil Aviation Authority until 30 June and the directive by the Puntland COVID-19 Prevention Committee to reinstate preventive and social distancing measures following a relaxation on 18 May due to the Eid festival. The Galmudug State Ministry of Education also gave a directive to open primary schools for grade eight students from 15 June and the commencement of examinations on 11 July, providing guidance on spacing of sitting arrangements, handwashing protocols, the role of the COVID-19 committee and other related measures. As of 14 June, 57 directives are in place while three have been rescinded. Of these, 33 relate to social distancing, closure of academic institutions and restriction of population movement; six impose suspensions on international, domestic passenger flights and restrict land transportation; nine relate to border closure; six impose night curfews; one directs tax exemption on basic food items; two relate to education and two relate to registration of burial activities and deceased persons. The spread and impact of COVID-19 has exacerbated existing socio-economic vulnerabilities at a time that Somalia is grappling with floods and desert locusts, creating a triple threat. Source
  16. 22 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 33 > Puntland: 21 > Somaliland: 7 > Galmudug: 5 > Male: 30 > Female: 3 > Recovery: 36 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,812 Total recoveries: 818 Total deaths: 90 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia