Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Warar aad la isla dhex maraayo ayaa sheegaayo Xasan Sh. wants a female ra'iisul wasaare and the top on that list is a diplomat by the name of Abyan (Ebyan) Ladane Faarax, a long time ambassador to Hindiya and since 2019, daljiraha Soomaaliya to Switzerland and other central European countries. She holds a Canadian citizenship. She was nominated as a daljire to Hindiya during dowladii C/llaahi Yuusuf in 2007 and worked with other presidents since then.
  2. This is coordinated, I guess. I hope they release it on Juun 9th MBB madaxa ha qarxee.
  3. Kana tuug weyn sanadkaan soo shaac baxay, Imaaraadka ayaa biisho:
  4. The rufiyaan still making his rounds. Unbelievable. Maalin cad ayuu na tusaayaa inuu dalkeena milkiile ka yahay, asking what their investments are doing: ''Al-Othman, UAE Ambassador to Somalia, met with HE Adam Mohamed Nur Madobe, Speaker of the People's Assembly of the Federal Republic of Somalia, and the meeting discussed ways to develop bilateral relations between the two brotherly countries and enhance parliamentary cooperation.''
  5. Xasan Sh.'s advisers are desperate and are already desperately trying to emulate. They posted the top image on social media laakiin Reer Baraha Bulshada were quick to show meesha laga soo koobiyeeyey:
  6. Jawaarina waa iskeenay: Jawaari oo si cajiib ah uga hadlay ololaha ‘guriga loogu dhisayo’ Maxamed Farmaajo Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay guriga la sheegay in qaaraan dadka laga uruuriyey loogu dhisayo madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Guddoomiye Jawaari oo wareysigaan siiyey Tv-ga Dalsan ayaa fowdo weyn iyo ceeb ku tilmaamay guriga Farmaajo loo dhisayo, isagoo sheegay in Madaxweynihii hore uu leeyahay xuquuq dastuuri ah, isla markaana uusan qaaraan u baahneyn. “Dadka Farmaajo dhahaya guri ayaan kuu dhiseynaa, waxay wadaan faduul iyo sharaf dil ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, kuwa Farmaajo kula talinaaya waxay kuu dhiseynaa guri oo lacag ayaan kuu uruurineynaa, waxay wadaan fowdo lagu ceebeynayo shacabka, waxaan u soo jeedinayaa inay ka haraan waxaas,” ayuu yiri Prof. Jawaari. Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka, wuxuu sidoo kale sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo wakiilladooda siyaasadda ay horay maamuus ugu sameeyeen madaxweynihii xukunka si nabad ah uga dega. “Wuxuu sharcigeenu qabaa madaxweynihii aan qiyaano qaran gelin oo si nabad ah xukunka ku wareejiya inuu xaq u yeelanayo xildhibaan inta uu noolyahay,” ayuu hadalkiisa ku soo daray guddoomiye Jawaari. Profosser Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo si dhameystiran aan wareysigiisa loo baahin ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, isbadalka siyaasadeed ee dalka ka dhacay, guriga Farmaajo loo dhisayo waxa uu sharcigu ka qabo, nooca uu yahay iyo astaamaha lagu xula karo Ra’iisul Wasaaraha loo baahan yahay xilligaan, kursigii Baydhaba looga soo diiday iyo arrimaha kursiga taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa mudo dheer lasoo shaqeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo laba jeer soo noqday guddoomiyaha baarlamaanka, balse Farmaajo ayaa xukunka ka tuuray, kadibna Laftagareen ayuu sheegay inuu ka hor istaagay inuu mar kale u tartamo kursigiisa.
  7. They can't ignore it oo wey karkarooyaan qaarkood. Shalay waxee labaayeen Madaxtooyada are buying reeraha baraha bulshada iyo shacabka. Maantana waxee leeyihiin shacabka cannot be allowed to fund madaxweynihii hore. Ciil xun ayaa haayo.
  8. MBB calaacal waaka dhamaaday, even giving this fundraising drive more profile than it really deserves. Don't they know the more they talk about it, the more folks that will contribute.
  9. Even anti-Farmaajo Shiine Culeey is claiming to have contributed kun doolar:
  10. Warqaad is 100% beenaaliyaal, so don't believe qashinkee qoraan, Duufaaan. Many of NISA operatives are loyal to the state, regardless of what bililiqodoon Mahad Geeljire wants.
  11. Another day, another rufiyaan meeting in Madaxtooyada: This tuug truly has taken over Soomaaliya. A new milkiile. He is enjoying humiliating Soomaalida iyo hoggaankeeda. Ceebeey tacaal.
  12. I have an older brother who is diehard anti-Farmaajo - he too thinks Farmaajo inuu 'sixray' dowladii Farmaajo supporters. They cannot believe this unprecedented popular support of a leader transcends qabiil.
  13. Like many MBB, he suffers from Farmaajo Derangement Syndrome (FDS). Plus Hanoolaato host, a Sahan-funded anti-strong Soomaaliya project based in Kiikuuyo land, is known to invent been abuur against Farmaajo and officials in his government in order to please his Sahan foreign masters.
  14. Back to the topic, Soomaali nationalists have raised two million dollars so afar within a few days. Amazing.
  15. Someone seriously has a Farmaajo Derangement Syndrome (FDS). Seek help.
  16. Dad ayaa madaxa qac dhihi doono marka gurigaan weyn la dhiso:
  17. Neefkaan isbaariistaha ah ayeeba xil qaran sare ku aaminaayaan. Dugsi sare ma dhameeyey horta? I really think inuu ku jiray mööryaantii Caydiid la so socotay Xamar soo galay Janaayo, 1991. We had one in our xaafad, too, who killed himself with bambo gacmeed while commiting isbaaro in the middle of 1991. He was very young man and that same bambo gacmeed horteena ayuu biinka kaga siibi jiray, so we kids would run away and he would laugh with his lame jokes. That same bomb sadly killed him and two other ciyaal xaafad boys he retruited during an evening isbaaro in our xaafad. One of the ciyaal xaafad, under his guidance, wanted to threat a victim and the biin was not out back on time. The ciyaal xaafad boy, who never knew about weapons, yelled it was getting hot and the isbaariiste was in the middle of fatashaad the poor victim. He tried to rush back when it went off. The victim was a wise man oo dhulka jiiftay to save himself. He was also the one exposed how they died. Whenever I see this bomb in the movies or documentaries, I remember that fateful isbaaro.