-
Content Count
29,787 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
272
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Cholera Outbreak in Dhahar: Somaliland sends Doctors and medications
Che -Guevara replied to Suldaanka's topic in Politics
^LooooooooL -
Originally posted by Nephthys: Did it touch a nerve, handsome ? Just surprised with the absurdity of the "study". No man thinks of himself as being ugly and every guy looks for very the next beautiful chick. Besides,a man is young as the woman he feels.
-
This is silly!! Who pays for these "studies"?
-
Cholera Outbreak in Dhahar: Somaliland sends Doctors and medications
Che -Guevara replied to Suldaanka's topic in Politics
What I don't understand what's this article doing in the politics section? -
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa oo isaga soo baxay Magaalada Jowhar Talaado, April 15, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in ay halkaas isaga baxeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo maalmahan ku sugnaa Degmadaas. Ciidamadan Itoobiyaanka ah oo fariisin ka sameystay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ayaa waxay u soo dhaqaaqeen dhinaca Magaalada Muqdisho oo ay markoodii hore ka tageen, iyadoo aan rasmi ahaanna la sheegin sababta keentay in ay ka baxaan Magaalada Jowhar. Dadka ku dhaqan Magaalada Jowhar ayaa si weyn u soo dhaweeyay ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee Magaaladaas, waxayna Dadku ka baqayeen intii ay Ciidamada dul deganaayeen in ay weerar ku soo qaadaan Ciidamada Maxkamadaha Islaamka, kadibna ay dushooda ku dagaalamaan. Haatan Dadka Magaalada Jowhar waxay hadal hayaan in ay Magaaladaas markii seddexaad ay gacan ku heynteeda la wareegaan Ciidamada Maxkamadaha Islaamka, kuwaasi oo la sheegayo in ay ku sugan yihiin deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe. Ciidamadan Itoobiyaanka ah ayaa waxay magaalada Jowhar isaga soo baxeen kadib markii Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhaawacyo iyo Meydad u soo waday Garoonka Diyaaradaha Jowhar si dalkooda loogu dhoofiyo ay ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ay ku weerareen deegaanka Xarar Lugoole ee Gobolka Hiiraan, isla markaana ay halkaas dhimasho iyo dhaawac kale ugu geysteen. Ugu dambeyntiina, Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa waxay ku jaho wareersan yihiin meel ay si toos ah ugu bartilmaameedsadaan Ciidamada Maxkamadaha Islaamka ee dagaalka kala soo horjeeda, kuwaasi oo ka baxa degmo kasta oo ay Itoobiyaanka soo aadaan, kadibna dib ugu noqda marka ay Itoobiyaanka ka baxaan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
-
Waa sidee Xaalada Magaalada Beledweyne iyo guud ahaan Gobalka Hiiraan Saacadihii aynu soo dhaafnay? Talaado, April 15, 2008(HOL): Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah Gobalka Hiiraan ayaa sacadihii aynu soo dhaafnay deganeyd kadib markii ay soo weerareen habeen hore Kooxo hubeysan oo gudaha Magaalada ku dilay shaqsiyaad Ajaanib iyo Soomaali isugu jiray. Ma jirin wax rasaas ah oo laga maqlay magaalada iyo dilal ka dhacay intaba saacadihii aynu soo dhaafay, waxaana wali cidlo ah Xarumihii Dowlada sida Sadhiga Baliiska, Xabisga dhexe, iyo Xaruntii Maamulka Gobalka kadib markii Mas'uuliyiintii Maamulka Gobalka Hiiraan intooda badan iska casileen xilalkii ay ka hayeen Gobalka. Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa warar soo baxaya sheegayaan in uu u sii gudbay dhinaca Degmada Feer-feer ee dhulka Ismaamulka Itoobiya, kadib markii Ciidamadii Itoobiya ee joogay Maalmihii aynu soo dhaafnay Deegaanka Kala-beyr ay u dhaqaaqeen dhinaca Xadka, lamana oga in Gudoomiyuhu dib ugu soo laaban doono Magaalada iyo in kale. Sariflayaasha Magaalada Beledweyne ayaa saakay ku waabariistay Warqado digniin ah oo oo loogu sheegayo in aysan Sarafi karin boqolka Doollar in ka badan 1,600,000 oo Shilin Soomaali ah, waxaana Warqadaha lagu sheegay in Ciddii u hogaasami weysay digniinta laga qaadi doono tallaabada ku haboon. Degmada Buula-burte ayay wararku sheegayaan in ay soo gaareen Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka soo amba baxay Degmada Jowhar ee Gobalka Shabeelada Dhexe, waxaana warku intaas ku darayaa in Ciidamada soo gaaray Degmada Buula-burte oo wata Gadiidka Dagaalka u soo tallaabi doonaan Dhinaca Magaalada Beledweyne si ay uga qeyb-qaataan sugidda Nabad-galyada oo saacadihii aynu soo dhaafnay ahayd mid aan la isku haleyn karin. Sikastaba arrintu ha ahaatee, Xaaladda Magaalada Beledweyne iyo guud ahaan Gobalka Hiiraan ayaa Saacadihii aynu soo dhaafnay lagu tilmaami karaa mid degan, walow hadana dhab ahaan uusan jirin Maamul si toos ah gacanta ugu haya ammaanka Gobolka oo marba meel ay la wareegayaan Kooxaha ku kacsan Siyaasada Dowlada Federaalka iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya.
-
Hiiraan (AllPuntland) - Gudoomiyaha Gobalka hiiraan Dawalada ugu soo magacowday iyo ciidamadiisa ayaa isaga soo baxay kadib markii uu culeys badan uga yimid kooxaha ka soo horjeeda. Yuusuf Axmed Hagar ayaa ka maqan Magaalada beled-weyn, waxaana uu habeen hore ka tagay magaalada, markii magaalada soo weerareen kooxaha ka soo horjeeda Dowladda. Gobalka Hiiraan oo haatan maamul la'aan ah ayaa Odayaasha dhaqanka magaaladaas sheeganayaan in ay maamul u sameyaan, iyadoo ay jirto Dawlad Dhexe. Dagaalo habeen hore ka dhacay magaalada ayaa waxaa ku dhintay ilaa 8 ruux oo ay ku jiraan macalimiin ajaaniib ah, kadib kolkii kooxihii ka soo horjeeday dawlada gudaha usoo galeen magaalada Beled-weyn. Odayaasha Dhaqanku waxay bilaabeen kulamo is daba joog ah oo ay arrinta gobalka ka leeyihiin, taasoo ay doonayaan in ay maamul ugu sameyaan Gobalka, maadaama maamulkii Dawlada halkaas u magacaabta ay isaga soo baxeen. Odayaasha dhaqanka ayaanay xaq u laheyn in ay maamul magacaabaan, waxana lagala yeeshaa la tashi kaliya. Lama oga tallaabada Dawlada dhexe ka qaadaneyso isku dayada Odayaasha dhaqanku ku doonayaan in ay maamul ugu sameyaan gobalka, xilli ay jirto maamul dowlada dhexe soo magacowda, isla markaana Gobalka uga soo baxay weeraro gaadmo ah oo ay ku soo qaadaan kooxaha ka soo horjeeda dawlada. cabdicasiis Maxamed AllPuntland
-
Makaa qasay....LoooooooooooooL...I'm sure you dearly care about your secessionist 'brothers' like Suldaanka cares about Dadka Dhahar shuban ugu dhintay. I heard the news from Kismaayo where the Somalis there demonstrated against high inflation and lack of security. From Zaylac to Ras kaambano dadka qutul yoonkooda loogu tagay. It is clear to them today the enemy is not your next door Qabiil,but the corrupt men like Riyaale, Yeey etc. VIVA United Somalia
-
^Like you they disappear when they think things aren't going their way laakin waxa Hargeysa ka curanaya shouldn't be about scoring political points. Shacab Muslina oo Soomaaliyeed caragaa ka buuxa. Usoo ducay Ilahaay inuu Riyaale iyo Mujaahid kusheega dhinac u dhaafiyo. Iyagana waxaan leeyahay soo duceeye sidii Ilahey Yeey, Tigray iyo d-abadhilif oo dhan dhinac noo dhaafiyo.
-
Originally posted by General Duke: Che, my adeer is on route to NY and Washington. Kooro...Tell that to Duke. P.S. Warlord infested entity called TFG dowlad ma aha. Duke....You of all people shouldn't talk about committing murders.
-
I don't know when these gentlemen become my adeers but their boys are rooming freely from Cadaado to Kismaayo while ********** Yeey is holed up in Mogadisho.
-
In celebratory mood eh? Adeerkaa vacationkiisa madhamaado miyaa
-
^Where's your adeer?
-
KULMIYE Member Arrested Over the Last Explotion
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^That's good start. P.S. Why is the military getting involved in securing Hargeysa's security situation. Where are the police? -
Somalia: Money-printing scam resumes in Puntland BOSSASO, Somalia Apr 12 (Garowe Online) - A ship loaded with special papers used to mint currency has docked at the port of Bossaso in northern Somalia, Garowe Online can report. The ship's contents were unloaded last Thursday under heavy guard. Sources in Bossaso said the ship had been docked at the port for some time, but was allowed to unload only recently. Gen. Adde Muse, the Puntland leader, had previously banned the minting of counterfeit Somali Shillings after hyperinflation in the region led to street protests. Muse has now allowed the businessmen, who are contracted by the government of Puntland, to resume their illegal money-printing operation. Last month, the ban on money-printing led to armed clashes between angry businessmen and Puntland security forces. Traditional elders had intervened to stop further bloodshed. In Bossaso, locals complained about the exchange rate, which now stands at 3,000,000 Somali Shillings for 100 U.S. dollars. The local price for food and other necessities has also reached new heights, making life difficult for poorer families. Source: Garowe Online
-
KULMIYE Member Arrested Over the Last Explotion
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jb...I think this is good time for the citizens to come to the streets and demand an end to this. The longer this bickering continues and the people remain passive, the more dangerous it gets. Xidigo...Ma maqlin miyaa odagii waa loo tashadey. Tigray iyo Al Shabaab aan kala gadisano yiraahdeen. Waxay u egtahay odayga inuu dhexda kabixi doono -
Puntland: Xaalad Qalafsan oo Puntland ka taagan Waqtigan la joogo lehna dhinacyo badan...Warbixin... 13. april 2008 Puntland(AllPuntland)- Dadka ku dhaqan deegaanada Ismaamulka Puntland ayaa waqtigan la joogo waxaa soo wajahay maalmo qalafsan ,taasoo uga timid meelo kala duwan. Arimahan dadku aadka ula yaaban yihiin ayaa kala Ah Sicir bararka sii socda & Amaanka oo faraha ka sii baxaya ,ayadoo dhamaanba maantadan la joogo la xiray Qaar ka mid ah Goobaha ganacsiga. Magaalooyinka waa weyn ee Puntland ayaa maanta 100 US,lugu badalanayay (Sadex Malyan & Labo Boqol & Konton Shiling Somalia) ah ayadoo taasna keentay in dad badan ay waayaan meelo ay wax ka gataan. Amaanka Magaalooyinka ayaa sidoo kale isaguna aad moodaa in uu mugdi ku jiro ,inkastoo magaalooyinka qaarkood ay Habeenkii Roondooyin ku maaraan ciidamada amaanka ee Puntland. Xukuumada Puntland ayaa mararka laga hadlayo amaanka waxa ay ku eedaysaa dad leh dano gaar ah ay wadaan falal ay uga soo horjeedaan Nidaamka & Kala danbeynta ka jirta deegaanada ,taasoo aad moodo marka dhinac loo fiiriyo in ay suurtagal tahay balse ma jiraan waxqabadyo dhab ah oo ay Xukuumada Puntland arintaasi ka sameysay. Magaalada Gaalkacyo oo ka mid ah magaalooyinka ugu waa weyn ee Puntland ,kana mid Magaalooyinka ku tiirsan tahay Dhismaha Puntland ayaa amaankeeda aad ay dadku uga cabanayaan. Xiliyada Habeenkii ah ayaa dadka Jidad loo galaa ,waxaa inta badan Laga furtaa waxyaabaha ay wataan oo dhan ,waxaana jira xataa hadii ay Kooxahaasi dadka wax ka waayaan ay dilayaan ,dadkaasna lama yaqaano meelaha ay ka soo baxaan mana jiraan dabagalo ay ku sameeyaan Hay’adaha Shaqada ku leh. Wariyaha AllPuntland ee falanqeeya Arimaha Amaanka ayaa calaamad su’aal saaraya dhibaatada ka taagan deegaanada Puntland ee leh dhinacyada badan ,kana soo horjeeda sii socoshada Horumar ay gaarto Umada ku dhaqan deegaanada Puntland. Wariyuhu wuxuu arimaha Sicir bararka ku tilmaamayaa in ay kala dhalatey Lacagaha fara badan ee lugu sameynayo deegaanada Puntland ,ayadoo taasna ay keentay in deegaanada ay si badan ku galaan lacagtaasi oo dadkana ay ku noqoto mid aan waxba uqaban laneyn. Daraasaad ay Sameysay Shabakada AllPuntland ayaa ay ku ogaatey Ganacsatada deegaanada Puntland ay qeyb ka yihiin dhibaatooyinka heista dadka ku Nool deegaanada Puntland ,ayna qeybta ugu weyn ku leeyihiin Lacagaha Been Abuurka ee ladaabacayo. Arimaha faraha badan ee isku kaashaday dadka ee Ku nool deegaanada Puntland ayaa ku soo beegmaya xili ay Sidoo kale dhaliilo ujeedinayaan Hay’adaha Xukuumiga ah ee Puntland ,kuwaasoo ay sheegayaan in aysan waxba ka qaban arimaha Amaanka & Sicir bararkan sii socda. Dadka Soomaaliyeed ee tagey deegaanada Puntland ayaa hada ku jira Maah-maah ay Soomaalidu horey tiri oo ah “ Ceelna Uma qodna Cidna uma maqna” taasoo ka dhigan sida maanta ka jirta Magaalooyinka Puntland. F. C. Geylan AllPuntland
-
Ciidamada Ethiopia oo dagaal ku qabsadey Hiraan
Che -Guevara replied to Xoogsade's topic in Politics
Ethios and their stooges wax fara ugu jira ma jidho. -
KULMIYE Member Arrested Over the Last Explotion
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^I would hope they would seek attention through the usual channels, not through bombings in Hargeysa. Enough Somali blood has been shed!! Duke afkiibaa juuqda gabe. -
KULMIYE Member Arrested Over the Last Explotion
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
JB.....Saaxib, what da hell is going on? :confused: web page -
KULMIYE Member Arrested Over the Last Explotion
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
It seems the old guard is up to its old tricks. Beware of these old farts that destroyed Somalia -
Where's rudy when you need him
-
^This is what happens when one reduces everything to an abstraction-weeds out the details so they could focus few concepts merely to promote or codify their own beliefs. It is simplistic way of looking at the world though it sounds highly intelligent.
-
Somalilanders, Meet Your Ambassador to France
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^Half of the time I don't know what yu say, but somehow you make the most sense!
