Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,256
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    245

Everything posted by Che -Guevara

  1. An explosion has rocked the centre of the Ethiopian capital, Addis Ababa. The blast occurred at 1630GMT. Casualties are reported. There is no word so far on the cause. There have been a number of blasts in Addis Ababa in recent years. Ethiopia has blamed them on militants backed by its neighbour Eritrea. Tensions between the two stem from Ethiopia's failure to hand over the town of Badme, which a UN-backed commission awarded to Eritrea. bbc.com
  2. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: so what is left for you if you're giving him mone an unfortunate destiny..I guess reality of being refugee, but hardly an endorsement of his policies. i heard you're coming along with his photo on your Ehem Only if you bring Ms Shuun from Boorame along
  3. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: and you're doing a good job for Bush as well ,,,, Other than paying taxes, noh but I heard he is coming to Berbera, and JB would be there with dance troupe.
  4. ^And in turn, you are doing great job for Zenawi, how's rendition program coming along?
  5. Warning-image of being burned alive web page
  6. "What kind of nation are we building - one which rejoices at someone who is burning, who is engulfed by flames?" he asked in reference to a shocking photograph used on the front pages of several newspapers on Monday. web page
  7. ^So are insecure people with grand delusions who incessantly post and boost on "foreign" sites to seek acceptance.
  8. ^Don't fight it old man. Cl....Your reaction sounded like very typical Xaliimo reaction from old country.
  9. LooooooooL@Hunguri Cl reacted like girl I used to know
  10. ^ I don't understand you blind devotion to this man :confused:
  11. Even in our worst hour, you feel the need to compare yourself to "us". You are like little child wanting a parent's validation.Now run along my child, Daddy forgives you
  12. Looks Uusay and Riyoode got the same memo from their masters in Addis.
  13. 19 May 19, 2008 - 6:41:22 AM Garowe Online ayaa fahansan in Madaxweynaha DF ah Cabdulahi Yusuf qorsheynayo in uu bilaabo olole xilka loogu kordhinayo madaxa MGPL Cadde Muse oo xilkiisu ku eg yahay Jan 2009. Wararkaan oo laga heley ilo lagu kalsoon ayaa sheegaya in qorshahaan xil kordhinta ah go'aan ahaan lagu gaarey kulan labada mas'uul ku dhexmarey magaalada London April 25-28, 2008. Ilo waredyadaan ayaa sheegaya in Madaxweynaha DFKMG ah uu doorbidayo in Cadde Muse xilka Madaxweyna-nimada PL sii hayo inta laga gaarayo dabayaaqada sanadka 2009 xiligaas oo la filayo in dorashoyin guud ka dhacaan Somalia. Madaxweynaha DF ah ayaa wararku shegayaan in uu bilaabey sidii qorshahaan looga raaridi lahaa Issimada Puntland. Cabdulahi Yusuf ayaa codsigiisa saldhig uga dhigi doona xaalada guud ee Somalia ku sugan yahay iyo in xiligaan aysan habooneyn in doorsho laga qabto Puntland iyada oo wararkaan xusayaan in uu xiriiro hordhac ah la soo sameeyay qaar ka tirsan Issimada gobolka. Dhowaan ayay aheyd markii Wasiirka Maaliyada Puntland Mr.Gagaab 18 xildhibaan oo ka tirsan Barlamanka Puntland ugu sameeyay qado magaalada Bosaso kulankaas oo wararka ka soo baxey sheegayeen in uu kala hadalay xil kororsi ay damacsan tahay xukuumada Cadde Muse. Madaxweynaha DFKMG ah oo lug weyn ku leh siyaasada Puntland ayaa marna si toos ah uga hadlin dhibaatooyinka amni xumo, dhaqaale iyo musuq-maasuq ee ka taagan gobolka kuwaas oo dhibaato ku haya shacabka gobolka. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Madaxweynaha DFKMG ah ku wajahan yahay wadanka Jabuti dhamaadka bishaan halkaas oo la filayo in uu kaga qayb galo fuitaanka wajiga labaad ee shirka la filayo in dowladiisa la yeelato mucaaradka Asmara. Madaxweynaha DGPL Cadde Muse ayaa xoggo aan wararkooda la xaqiijin sheegayaan in uu dalka Jabuuti ku sugayo Cabdulahi Yusuf. Cadde Muse oo dibada uga maqanaa maamul goboleedka muddo ku dhow Labo bilood ayaa xubno ka tirsan mamaulkiisa oo diidey in magacooda la shaaciyo sheegayaan in wajiga ka qarsanayo dhibaatooyinka ka taagan gobolka. Garowe Online, Garowe
  14. Ibti-Let's decide how many posts you could waste on troll corner. I suggest one per day. Hello Munira Jee
  15. ^Another 500 posts will barely make dint on their record.
  16. ^How could I hate on you No worries, Duke and JB are way ahead of you.
  17. Originally posted by Isseh: We would say so, wouldn't we? History on our side, thousands already displaced, and for what? Barre Hiiraale is set on building Jubbaland.]web page Are you serious :confused:
  18. ^You beat me to 5000 posts
  19. Convienent scapegaots for economic hardships, but savagery shown by South Africans and the government lack of action is appalling.
  20. Originally posted by Isseh: Emperor, perhaps you are right. I may be naively expecting the impossible to happen, but a working between Hiiraale and Al-Shabaab is not altogether unimaginable. That is owing to the fact that 'interests' reign over characters lately. Both Hiiraale and Al-Shabaab, if they come to an agreement of a sort, are in it to gain. Whatever I wrote yesterday was speculative but read below: Temporary allaince with no common or shared longterm interest would hardly yield anything. These are people with no principles who will change sides at moment's notice. I wouldn't pin my hope on anything good coming out of the Jubbas
  21. K. Afrika: Inkabadan 500 oo Qof oo Soomaali ah oo Dukamadooda la boobay Axad, May 18, 2008(HOL) - Soomaalia badan oo dukaaman ku lahaa tuulooyinka ku xeeran magaalada Johensburg ayaa ku soo qulqulayo magaalada Mayfair oo ah barta Soomaalida ay ka dagto magaalada Johanesburg ayaga ku soo cararayo boob isdaba joog ha oo ay wadaan dad ka soo horjeedo ajinabiga ganacsiga ku leh waddankan Koofur Afrika. Tuulooyinka uu boobku kadhacay ayaa ah ilaa iyo hada shan tuulo iyadoo isla manta boobku uu soo gaaray gudaha magalda Johannesburg meel eey ubadan yihiin Ganacsato kasoo jeeda Dalka Itoobiya oo lagu magacaabo Jeep Street taas oo sababtay in albaabada la iskugu dhuftay intabadan xarumaha Ganacsiga ee Xafada ey Soomaalidu ubadanyihiin ee Mayfair xili la layahay meel lakala istago xafadaa oo laciireysa dad badan oo kasoo Qaxay xarumohoodii ganacsiga. Cabdullaahi Farax Maalin oo kamid ah dadkii u gurmaday qaar kamid ah Dukaamankii laboobay ayaa Hiiraan Online u xaqiijiyay in dadka boobka geysanayay ey careysnayeen eyna qarkood ku dhawaaqayeen erayo ay ka mid yihiin "Hadeey nolol rabaan wadamadoodii ha ku labtaano iyo ereyo kale". Arintan ayaan la ogeyn in ay tahay mid siyaasadeed ama mid isir naceyb ah iyadoo qof si macneynayo. Madaxweynaha dalka Koofur Afrika Thabo Mbeki ayaa ku baaqay in la sameeyo guddi baarta dhibaatada lagu hayo dadka qoxootiga ah. Sidoo kale guddoomiyaha Xisbiga ANC Mr.Jacob Zuma ayaa daleeceyn u soo jeediyey dagaalka lagu hayo dadka ajinabiga ah ee ku nool waddankan Koofur Afrika. Saciid Cabdulle Xerow Johannesburg South Africa