-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Maybe they were at the climax when the train approached,just unfortunate timing.
-
^Truth is relative. It's more like your opinion of the facts.
-
^I had feeling you were gonna jump on that like fat kid on cake at the nieghbor's birthday.
-
^Hargeysa Dee
-
AT...Waaba yaabe reerka gabar maaka guursate. Jb....Saaxib, your every sheeko is 2*100 hence my questioning of your posts.
-
Bossaso: Puntland troops rescue German man:PICS
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Allamagan: ^ Xayakallah sxb. usheeg usi ba! Qabiil dhan suu wax u afduubi karaa mase wada dan biile lada yahe. Gheele-T..Waan fahmin afkiisa inoo kadhaho baan rabe. Shaqsiyaad waxay sameeyeen qabiil dhan maxaa dhusha ka saare :confused: -
Bossaso: Puntland troops rescue German man:PICS
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
^You are being very vague. You mean his actual in-laws aka the wife's relatives were involved? -
Bossaso: Puntland troops rescue German man:PICS
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
^Nimanka aad sheegeysid yaawe? -
Yusuf oo ka baaqdey Mareykanka 22 Sep 22, 2008 - 11:50:10 PM Madaxweynaha DF ah Cabdulahi Yusuf oo lagu wadey in uu booqasho ku tago xarunta Qaramada Midoobey ee New York ayaa baaqdey kadib markii xaalada amaan ee dalka noqotey mid faraha ka soo baxeysa. Wararka warisdaha Garowe Online soo gaaraya ayaa tibaaxaya in Madaxweyne C/alhi Yusuf lagula taliyey in uu baajiyo booqashada uu ku tagi lahaa cariga Mareykanka xili dowlada Federalka la soo gudboonadeen xaalada dagaal iyo mid khilaaf dhexdeeda ah. Wararkan ayaa intaas ku daraya in kulanka xarunta QM ee New York uga furmaya wadamada xubinta ka ah QM ah uu DFKMG ah matalayo Wasiirka Arrimaha dibada Jangali. Jangali oo Muqdisho ka raacey diyarad kuwa ciidamada ah taasoo ciidamada AMISOM u keentey sahay ayaa kamid ah Wasiiradii kalsoonida ka waayey Barlamanka DFKMG ah balse Madaxweyne Cabdulahi Yusuf diidey inuu aqoonsado go'aankaas. Baqashada Madaxweynaha ayaa ku soo beegmeysa xili magaalada Muqdisho 24 saac ee la soo dhaafey ka dhaceen dagaalo ba'an oo dhexmarey ciidamada AMISOM, ciidamada dowlada oo dhinac ah iyo xoogaga mucaradka ah kuwasoo ay ku dhinteen dad gaaraya 32 qof halka dhaawaca lagu sheegey 60 qof. Dagaladan ayaa warar lagu kalson yahay sheegayaan in kooxaha mucaaradka ah ku qorsheynayeen in ay gacanta ku dhigeen Garoonka diyaardaha magaalada Muqdisho halkaasoo iska caabin xoogan kala kulmeen ciidamada Uganda oo ka tirsan xoogaga AMISOM. Xubin ka tirsan dowlada Fedralka oo diidey magciisa ayaa u sheegey GO in kooxaha mucaaradka ah ku soo weerareen ciidamda AMISOM Tekiniko gaaryesa 24 kwaasoo dagaal ku soo qaadey inta u dhexeysa KM4 iyo xaruntii Xalane balse laga adkaadey kadib markii ciidamada saldhigayada ku lahaa halkaas is-difaaceen. Garoonka Muqdisho ayaa waxaa shaley ka soo dagey diyaarada ay leedahay shirkad lagu magacabo GALAD tasoo di nabad ah ku soo dagtey kunna duushay inkastoo Hoobiye-yaal labada dhinaca is-weydaarsadeen. Garowe Online,Muqdisho
-
^Depends how much you are willing to sacrifice?
-
LooooooooooL Bisinka qabo kow. I thought you were for hire dee.
-
Oo kaale maad Duke na caawisid mase irin aan ogeyn jirta.
-
^What do you do there exactly. You shouldn't be having an access to SOL in cusbitaal. Lily-AT NGONGE loogu wacaa.
-
Nagadaa ninyahow ma umaleenayo inoo Jb wax kugu aaminayo.
-
^Ninka lacagbuu ku fadhiyaa hadoo aad afhayeen unoqotey.
-
NGONGE...Poor Americans are still better than the rest of the miserable world. But just find out immigration to the States has actually slowed down. CL...So far the dems didn't roll over like they usually do.
-
^I'm already counting how many more hours am gonna be here. It seems many major financial assets of the States are being bought. Goldman Sachs and Morgan Stanley the last two investment bank have become commercial banks subject to the government regulations.
-
^Now you just wanna up stir some trouble. I'm not questioning his grasp or understanding of the English language. Whether it is mass or massive, either infers a large number of people which is not definately the case in the story he posted. In other words no need to exaggerate.
-
The meaning of the word mass-It is your choice of words Jb.