-
Content Count
29,729 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Congressman Donald Payne Condemns Puntland/Faroole.
Che -Guevara replied to Faafan's topic in Politics
^You couldn't resist haye -
^You are welcome Lily-This is how to get people take things off their mind. A sympathetic gesture would have done little to ease his pain
-
Puntland oo jawaab ka bixisay eedeynta D.Payne 23 Nov 23, 2009 - 4:52:56 AM Warsaxfadeed maanta 23 Nov,2009 Madaxtooyada Puntland uu ku qabtey Wasiiru dowlaha dowlad wanaaga Maxamed Faarax Ciise Gashaan ayaa ka hadlayey qoraal dhowaan kasoo baxey xafiiska Mudane ka tirsan aqalka odayaasha Mareykanka Donald Payne. Warasaxafadeekaan oo kooban ayaa qoraa sidatan: Warsaxafdeedkaan aan maanta 23 Nov,2009 ku qabaneyno xarunta Madaxtooyada Puntland ayaan waxaan ugu talagaley in aan ku saxno khalaadaad ku jirey iyo war been abuur ah oo lagu sheegey qoraal la yiri wuxuu kasoo baxey xafiiska Wakiil ka tirsan aqalka Hoose ee Mareykanka Donald Payne kaasoo lagu xusey 21 Nov,2009, waxyaabo badan oo xaqiiqada ka fog kuwaasoo been abuur ah taas ayaan rabnaa in aan ku saxno oo bulshada caalamka iyo Ummada Somaliyed kula socodsiino xaqiiqda runta ah ee arrimahaas la sheegey. Shirkii Madaxweynaha Puntland iyo Congressman-kaas oo bisha Nov bartamaheda ka dhacey magaalada Nairobi waxuu ku dhamaadey is-afgarad buuxa wax khilaaf ah ma ay jirin haba yaraatee. Waxaa nasiib darro ah warsaxafadeedka laga soo saarey xafiiska Donald Payne kasoo aan muqaal iyo astaan xafiis midna aan laheyn ayaa waxa ku jirey eedeeymo aan xaqiiqada wafaqsaneyn sida maxbuus la diley iyo dad jirdil lagu sameeyey, eedeeymahaas oo weliba weheliyeen hanjabadyo waxaan u iileynaa [ u nisbeyneynaa] iney ka yimaadeen ama Congressman-ka u gudbiyeen dad dano gaar ah oo siyaasdeed ka leh [ Conflict of Interest] arrimahas lagu xusey qoraalkaas. Waxaan saxaafada u cadeyneynaa in nidaamka Puntland uusan ku dhisneyn kaligii talis-nimo sida qoraalkaas ka muuqata, maxaa yeeley Madaxdeedu waxa ay ku timaadaa Doorasho iyada oo muqtaqbalka soo socda u gudbeysa doorasho kasii balaaran kuwii hore oo xisbiyo siyaasdeed wadanka laga hirgaliyo taas oo qof walba xaq u leeyahay inuu u tartamo xilka uu rabana isaga oo adeegsanaya waayo aragnimadiisa, aqoontiisa iyo wadanimadiisa qaban kara. Dhinaca kale waxaan shegeynaa oo codbuuxa ku celcelineynaa in dowladda Puntland cidna magan uga aheyn difaaca xuduudyadeeda, xuquudeeda iyo siyaasadeeda iyada oo sharciga u wada siman yihiin dadka muwaadiniinta ee reer Puntland iyo kuwa kale ee martida u ah ee ka yimid dhulalka kale Waad Mahadsantihiin.
-
^Somehow, your pain seems to have lighten up my day, and no, I'm not evil or hate for that matter. C&C....Same weather here on the eastern seaboard. Hi Lily.
-
Garowe(AllPuntland)- Dawladda Puntland ayaa jawab ka bixisay hadal uu labo maalin ka hor soo saaray Wakiilka golaha Baarlamanka ee Mareykanka uqabilsan Xaajada African Donald Payne oo uu kaga hadlayay xaaladaha deegaanad Puntland iyo dadka ay Puntland udhiibtay dawladda Itoobiya. Wasiiru dowladaha Dawlad-Wanaaga ee Puntland Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) oo aqalka Madaxtooyada ee magaalada Garowe kuqabtay Shir jaraa’id ayaa sheegay in aad uga xun yihiin hadalka dawladda Mareykanka. Gaashaan ayaa sheegay in ay qaadayaan talaabo kasta oo ay ku xaqiijinayaan amaanka Puntland, wuxuuna sheegay in aysan waxba ka jirin in dad udhashay Galbeedka Soomaaliya loo dhiibay dawladda Itoobiya, isagoo sheegay in ay labada dawladood ka dhaxeeyaan xiriiro iskaashiga dhinaca amaanka ah, wuxuuna tilmaamay in dadkaas ay sheegtay dawladda Mareykanku ay hada ku jiraan Xabsiyada deegaanada Puntland. Wasiiru dowluhu wuxuu sheegay in ay xiran yihiin dad uu sheegay in ay ka soo jeedaan Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya, ayna ku xiraan Xabsiyada magaalada Boosaaso, isagoo sheegay in dhawaan la horgeyn doono Maxkamad oo sharciga lugu qaadi doono, wuxuuna waxba kama jiraan ku sifeeyey wararka sheegaya in ladoonayo dadkaasi in loo dhiibo dawladda Itoobiya. “ Dawladda Puntland xil ayaa ka saaran amaankeeda, cid kasta oo ay uaragto in ay dhibaato ku hayaan amaanka Puntland wey qabanaysaa sharcigana wey horgeyn doonaysaa, waxaana arrimaha la sheegayo ee ku wajahan in dad udhashay Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya loo dhiibay dawladda Itoobiya, ay tahay mid aan waxba ka jirin” Ayuu yiri Wasiiru dowlahan oo shirkiisa Jaraa’id su’aalo kala duwan lugu weydiiyey. Donald Payne ayaa ah Mudane ka tirsab baarlamaanka dalka Mareykanka, wuxuuna ka soo galay baarlamaanka dhinaca Xisbiga talada haya ee Dimuquraadiga, isagoo aad ula socda dhaqdhaqaaqyada Siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, marar badan la kulmay Siyaasiinta Soomaalida ee isku haya xaajada dalka Soomaaliya. APL oo weydiisay Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) in ninkii ku dhintay gudaha Xabsiga Boosaaso ee Puntland, uu cadeyn karo waxa uu udhintay ayuu sheegay in uu udhintay Xanuun hayay, isagoo been iyo war aan waxba ka jirin ku sheegay in ninkaas ugeeriyooday Jirdil ay ku sameeyan ciidamada Sirdoonka ee Puntland. Wakiilka golaha Congress-ka ee Mareykanka uqabilsan Xaajada African Donald Payne ayaa ku eedeeyey Puntland in ay dad udhoofisay Itoobiya, isla markaasna ay sidoo kale wali xabsiyadeeda ku jiraan dad kale oo ay doonayso in ay udhiibto dawladda Itoobiya, isagoo ugu hanjabay in ay Saraakiisha leh Masuuliyadaas ay ka qaadi doonaan talaabooyin caalami ah oo ula jeeday in maxkamad la horgeyn doono. F. C. Maxamed AllPuntland
-
^Enterprising...loool I have actually been to North Caroline. I didn't stay at cabin though, just drove to the mountains. I was hoping to see Tennessee this time around.
-
M-Pesa's is simple. There is no need for a new handset or SIM card. To send money you hand over the cash to a registered agent - typically a retailer - who credits your virtual account. You then send between 100 shillings (74p) and 35,000 shillings (£259) via text message to the desired recipient - even someone on a different mobile network - who cashes it at an agent by entering a secret code and showing ID. A commission of up to 170 shillings (£1.25) is paid by the recipient but it compares favourably with fees levied by the major banks, whose services are too expensive for most of the population. web page
-
This kid annoys me but he has get talent. MMA's Somali litmus test
-
Rag fakiriyaa waaye. At the end of the day, any tribal war and that's what this will be will only affect their community and reer Sool the most-politically smart move too. In the meantime, Hargeysa iyo Garowe jaad iyo maleey ufariisanayaan
-
Originally posted by NGONGE: ^^ And his VP confirmed it with a letter maybe? Sxb Puntland erred and they already apoligized for their indiscretion.
-
^Looks beautiful. I was looking for cabin in the Smoky mountains-nice cozy place hidden away from civilization.
-
2 questions about Somaliland and Oga-denya Somaliland?
Che -Guevara replied to muhsin.max's topic in Politics
And it is not Somaliland in the political sense (the former British protectorate) that was attacked. Specific Qabiils were targeted by the former regime. -
Who said anything about it being France's fault.
-
2 questions about Somaliland and Oga-denya Somaliland?
Che -Guevara replied to muhsin.max's topic in Politics
^Who's we...? -
Faroole is right, Sharif must sign the Galkacyo Accord
Che -Guevara replied to xiinfaniin's topic in Politics
^Apart from sitting alongside the TFG at the international venues, I think the rest is reasonable. It must be noted this is only till the final constitution is penned and a federal framework is adopted. -
Alla Ha,Unaxariisto.
-
Saylada burco oo ay buux dhaafiyeen xoolaha ka imanaya 5ta somaliyeed.
Che -Guevara replied to Siciid1986's topic in Politics
Originally posted by MAXIMUS POWERS: There should be tariffs on all foreign goods that enter Somaliland. Those "foriegn" goods would be simply rerouted elswhere. -
Originally posted by Jacaylbaro: U don't have to deny your own letters now ,,,,, come on ,, It is not Duke's letter and this is suspect. Besides, Faroole said his piece when he was in Kenya. Peace..Makes no sense.
-
You for that matter It is dark and rainy, but warm thankfully. Morning my fellow maryooley.
-
Saylada burco oo ay buux dhaafiyeen xoolaha ka imanaya 5ta somaliyeed.
Che -Guevara replied to Siciid1986's topic in Politics
Good begining. -
Nor does yours, so lets not get ahead of ourselves, shall we? This is suspect.
-
An Irish said, "she will give up French wine, french fries, and french kissing"..hahaa bohooo.
-
Mr.Bugland, this is worrying you eh? I could barely see it.Anyhow, Puntland can't and won't do anything to these men.
-
Interview: Shlomo Sand Diaspora Jews are descended from converts and have no historical connection with Israel. That’s just one of the claims made by a Tel Aviv University professor who’s shaken the Jewish world. web page
