-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Somaliland Electoral Commission Observe the Ethiopian Elections
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Learning from the best on how to rig elections eh. -
Hub Culus Oo Lagu Tuuray Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo
Che -Guevara replied to Cowke's topic in Politics
^Seriously, what have you been smoking? Use some common sense! -
interview with one of the injured
-
Magacyadda dadka dhintay Balihadhac 1 Hooyo Sahra Xareed Xaaji Siciid 2 Siciid Cali Xaaji Siciid 3 Mohamed Geele Warsame 4 *****ar Yaqcuub Cali Magacyadda dadka Dhaawac ah 1 Maxamed Ciise Aadan 2 ina Baaruud 3 Saleebaan farax Maxamed 4 Faarax Warsame Ismaaciil Magacyadda dadka lagu laayey widhwidh 1 Xariir Maxamuud Xoosh 2 Faarax Ciise Mire 3 Ina Gaagaale Cali Hodan 4 Faarax Miir 5 Cali Naafto source
-
Oh this is rich-people celebrating the massacre of the Somali people in Buhoodle by Ethios have something to say now. N who the hell insulted said woman or you are trying to deflect the crimes being committed.
-
Reality will come catch with many other dhabadh!lif and their masters.
-
It's going ok. Como esta usted?
-
^Seriously man, does it matter if the solders were some dhabad!il!f from Somaligalbeed. Th fact is they are part of Zenawi's machinery and they fly the Ethio flag. As far as Somalis are concerned, this is Ethiopian agression. Xabashi cheerleaders can say whatever they want to say.
-
^What's world coming to when you have Faraxs coming out in droves to support Xalimo while the Xalimos skipped the whole thing. Kodus to all Faraxs
-
Mudaharaad Ka Dhacay degmada Buuhoodle May 22, 2010 Waxaa maanta degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn ka dhacay mudaharaad balaaran oo looga soo horjeeday Ciidamo Itoobiyaan ah oo gudaha u soo galay degmadaasi,siduu Horseed Media caawa u xaqiijiyey Gudoomiye Kuxigeenka gobolka Ceyn Maxamuud Sheikh Cumar Xassan. Shacabka ku dhaqan degmada ayaa dhigay mudaharaad,wuxuuna ahaa mid watay rabshado balse wax khasaaro ah kama dhalan,wuxuuna soo gaba gaboobay gelinkii danbe ee maanta si nabadeed. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa weli ku sugan degmada,waxaana aan la aqoon sababaha rasmiga ah ee ka dambeysa in ay soo galaan gudaha degmada. Jawiga guud ee degmada ayaa iminka aad u xasiloon,waxaana aan jirin wax xiisad colaadeed ah halkaas ka taagan ayadoo maalinimadii shalay uu halkaas ka dhacay dagaal u dhaxeeyey dadka degaanka iyo Ciidamo Itoobiyaan oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Horseed Media
-
War Saxaafadeed Afhayeenka Hogaanka SSC
-
Maleeshiyada SNM Oo xasuuq Arxan daro ah ka Gaystey B/Hadhac Saturday, May 22, 2010 War hada naga soo gaadhay deegaanka Bali hadhac ayaa wuxuu xaqiijinaya in halkaas ay galabta xasuuq ba'an ka geysteen Maleeshiyada SNM ee ka soo dushey Galbeedka fog ee Soomaaliya. Xasuuqan ayaa waxa aku dhintay inta la hubo 5 qof kuwaasoo 2 ka mid ahi haween yihiin. Xasuuqan ayaa waxa gaystey Ciidamo uu wato nin lagu magacaabo Caare oo ka soo jeeda beesha ***** ee Sacad Yoonis. Ciidankan oo gurmad ahaan u marayeye meesha ayaa waxay xabado aan loo meel dayin ku fureen Mukhaayad laga shaahayey taso dad badan hor tubnaayeen oo shacab ah. Waxaa isla markiiba halkaas ku naf baxay haweeney Ur lahayd iyo nin, ayadoo dhawaacina 3 jidka ku dhinteen ayagoo loo sii wadey Laascaanood. Warku wuxuu intaas ku daraya in baadihaya u dehxeeya Widhwidh Bali haracna ay ka gaxasteen Xoolo fara badan oo u badan Adhi kuwaaso ay qal qasheen. Magaalada Widhwidh ayaa weli waxaa ka soconaya dagaal la isku gabal dhacsaday, ayadoo magalada dhexdeedana ay ku dileen 2 odey oo waayeel ah. Sidoo kale waxay madfac la eegteen guryo ay dad shacab ah ku jireen inkastoo aan cidi ku dhiman gurigaas. Maxaabiistii laga qabsaday ayaa lagu hayaa saldhigyada Ciidamada xaq u dirirka ah ee SSC, kuwaaso ayagu ah kuwa weerarka cad ku ah deeganada SSC. Sidoo kale Waxay Ciidamada SSC dhegta dhiiga u dareen taliyihii qaybta 17aad kaasoo magacsii lagu sheegay Ahmed Daahir, dadka ku sugan deegaanka Balihadhac ayaa xaqiijiyey in ay arkayeen mayd tiro badan oo ay wateen malayshiyada SNM . Waxaa la gubey 5 gaadhi oo nooca tiknikada ah kuwaasoo ay wateen Cadawgu. sidoo kale waxaa laga qabsaday gaadhi sanad u sidey kaaso meel dhiidhiya ka galay. Waxaa soconaya Gurmad aad u fara badan oo ka kala imaanay dhamaan deeganada ay degto beesha *****, halka Gurmad kale ka soo qul qulayo hawdka fog ee Buuhoodle. kuwaasoo ku soo qul qulaya Jiida hore dhinaca Nugaal ayaa waxaa ka socda abaabul xoogan. Dhanka kale hay,ada Bish Cas ayaa magaalada Laascaanood ka qaday gurmad daawooyin iyada oo ku sii jeeda dhinaca magaalada Widhwidh iyo Balihadhac Horufadhi.com Horufadhi.com@hotmail.com
-
Warbixin Dheeraad Ah Dadka Lagu Xasuuqay Balihadhac:- Daawo Sawirada Dhaawac Saturday, May 22, 2010 Xasuuq arxan daro ah ayey Ciidamadda somalidiidku u geysteen dadka shacabka ah ee deegaanka Bali hadhac dadkaas oo iyagu aan ahayn kuwa ka qayb qaadanayey Dagaalka waxaana dadkan la xasuuqay ku jira Caruur da'doodu ay aad u yartay , waxaa kale oo ka mid ah dadkan la laayey maanta Hooyo Uurleh Ciidaman oo gurmad ahaan u marayey magaaladda Bali hadhac ayaa waxa ay ku fureen Xabaddo aan loo meel dayin iyaga oo magaaladii qaybo badan oo ka mid ah gubay waxana ay xabadani galaafatay dhimasho 5 qof kuwaas oo ay ku jireen labo caruur ah oo da'doodu kala ahayd 3 sano jir iyo 8 jir waxana dagaalkan ku dhintay Hooyo Uur la hayd oo iyadu meesha maraysa iyo labo ka mid ahaa Cuqaasha Bali Hadhac waxana dagaalkan ku dhaawacmay dad shicib ah kuwaas oo iminka lagu daweynayo Cusbitaalka guud ee magaaladda Laascaanood Ciidaman waxa ay xabadda ku fureen dhamaanba dadka magaaladda waxaana suurta gal ah in ay xabadani galaafatay dadka kale iyada oo dhinac baadiyahana ay xabada u ridayeen lama garanayo sababta ay dadkan shicibka ah ee aan dagaalka ka qayb galin loo xasuuqayo Magaaladda Widhwidhna waxaa lagu dilay 5 nin oo ku jiray masaajid xiligii Salaadda Duhur waxana ay lala beegsaday Marfac guud ahaanba masaajidka sidoo kalena magaaladda ayaa loo geystay Khasaare lixaadle iyada oo Xafiiskii Xawaaladda Dahabshiil Widhwidhna ay gubeen Ciidamadda Somalidiidku Markii lagu jabiyey goobtii Dagaalka isla markaasna ciidan badan laga dilay sidoo kalena Baabuur badan laga qaniimaystay ayey dadka shicibka ah ee ku dhaqan magaalooyinka isla markaasna aan ka qayb qaadan dagaalka waxa ay u geysnayaan Xasuuq ba'an Magacyadda dadka lagu Xasuuqay Magaalooyinka Widhwidh iyo Bali Hadhac Magacyadda dadka dhintay Balihadhac 1 Hooyo Sahra Xareed Xaaji Siciid 2 Siciid Cali Xaaji Siciid 3 Mohamed Geele Warsame 4 Cumar Yaqcuub Cali 5 Farxaan Muuse Magacyadda dadka Dhaawac ah 1 Maxamed Ciise Aadan 2 ina Baaruud 3 Saleebaan farax Maxamed 4 Faarax Warsame Ismaaciil Magacyadda dadka lagu laayey widhwidh 1 Xariir Maxamuud Xoosh 2 Faarax Ciise Mire 3 Ina Gaagaale Cali Hodan 4 Faarax Miir 5 Cali Naafto HOrifadhi.com Source
-
Maamulka Degmada Buuhoodle iyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo Maanta isku wareejiyay Maxaabiis ay kala Qabsadeen Sabti, May 22, 2010 (HOL) − Wararka ka imaanaya degmada Buuhoodle ee Gobolka cayn ayaa sheegaya in 9 askari oo itoobiyaan ah lagu wareejiyay Saraakiil ka tirsan Dowlada Itoobiya ,ka dib wada hadal dhex maray Dhinacyadii halkaasi ku dagaalamay. Waxaa la sheegay in Maxaabiistan la wareejiyay lagu qabsaday dagaalkii shalay oo ahaa Mid khasaarooyin badan Gaystay,kaasi oo u dhaxeeyay dadka Deegaanka Buuhoodle iyo Ciidamo itoobiyaan ah. Ciidamada itoobiyaanka ah ee maanta soo gaaray Buuhoodle ayaa dhinacooda sii daayay dad shacab oo ay ku qabsadeen rabshadihii shalay halkaasi ka dhacay ,Waxaana Fariisin Cusub ay ka samaysteen Meel aan wax badan u jirin Degmada. Gudoomiye Kuxigeenka gobolka Ceyn Maxamuud Sheikh Cumar Xassan oo la soo xiriiray warbaahinta Bosaaso ayaa sheegay in xaalada degaanka Buuhoodle ay maanta dagantahay,isla markaana si nabadgalyo ah labada dhinac ay isugu wareejiyeen Maxaabiistii la kala haystay. Waxaa kaloo uu sheegay Godoomiyaha in lagu heshiiyay Sidii loo dhamayn lahaa khilaafaadka ka taagan degmada Buuhoodle ee u dhaxeeyay dadka deegaankaasi iyo Itoobiyaanka Dhinaca kale Khasaaraha dhimasho ee dagaalkii shalay ka dhashay ayaa la sheegay in uu gaaray 11 ruux Waxaana ku dhaawacmay 36 Qof oo dadka deegaanka ah. Ugu danbayntii Xiisada ka taagan degaanka Buuhoodle ee Gobolka Cayn ayaa lagu wadaa in la soo gabgabeeyo Maalmaha soo socda ,Waxaana jirta Cabsi dagaal oo halkaasi laga dareemayo Faisel Maxamed Hassan,Hiiraan Online Boston@hiiraan.com Bosaaso,Somalia
-
^Says Axmaar dhabal!l!f.
-
mudaharaad balaadhan oo ay bulshada reer laascaanood kaga soo hor jeedaan Xasuuqii kadhacay magaalada buuhoodle ee goblka cayn kaasoo ay ciidamada ethopia Xasuuq ugu Geysteen Shacabka reer Buuhoodle. Dadkan mudaharaadayey ayaa iyagu dhagxaan dhigay wadada laamiga ah ee dhex marta magaalada laascaanood, mudaharaadayashan ayaa watay Calanka Jamhuuriyada Somalia ee buluuga ah
-
Thankful...Sibaa wax kaa,ah? Seriously. I see Ethiopian boot lickers are still celebratory mood.
-
North Korea
-
Originally posted by Safa: The Somalilanders are simply using ethiopian troops. Ethiopia uses Puntland, Somaliland and !diots in Xamar, not the other way around! These cheerleaders are fooling themselves.
-
Originally posted by Thankful: It's quite sad what is happening in Buhoodle, and even more sad is the fact that no one, especially Lascaanod and other area's are not coming to their aid. What sad is that you think the massacre that happen today is SSC problem (read qabiil) and not Somali problem. I guess the only way you will come to your sense is to have Ethio tanks roll into Cadde's home.
-
Nassir..Allaahi tiisa waa jirtaa laakin Somalia umadeedaa kaseeyxa. What happen today just like what occurred in Xamar is very clear. Any human with decency should know who to side with you. It is matter of right and wrong. I do understand it's as complex as it's easy but what happen in simple terms a massacre.
-
Originally posted by Sacad *Ducaale: Koora-Tuunshe, i am sure the buhoodlians would have done the samething if this was a SNM area, we both know how hateful buhoodle people are so lets not kid ourselfs, anyways Guul to SNM inshallah they just created a base in widhwidh near buhoodle more battles are to follow tommoro this will not stop until terrorists like xaklotoosiiye who are a threat to the peace and stability in the eastern areas are caught and jailed or deported to nairobi/garowe but from what i heard xaklotoosiiye already fled buhoodle. one bitter creature you are but continue durbaanka utun Axmaarada, we will see meel ku geyso.
-
^We shall see!!
-
^N put on your skirt and dance for your master.
-
Originally posted by Oodweyne: On the contrary, dear lad , but, I am not sure you know what is going on in here... Let me guess, this is part of political scheme that requires Ethiopian involment but in reality will help Somaliland, where do I hear that from?