Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. LoooL atleast his writing has improved over the years. He could be Faisal waraabe crazier brother though I always felt he is Soler :-)
  2. How do we know this is actually in the States?
  3. Alcohol smells like piss.Can't stand it. If I had to drink, maybe some Chilean wine.
  4. Som@li;763653 wrote: ^how much can u hold ? Enough not to lose control. Garnaqsi...They remind me of men in late 20s or early 30s who still wear hanging pants with their unders exposed. It's cute when you are teenager, not so much at 28. Aaliyah...Of course, it's Xaraam.
  5. Don't drink if you can't hold your liquor.
  6. SHEEKH ABUU-MANSUUR: "Culummadu haddii aan qalad ku jirno waa inay nala taliyaan, haddii aan saxan-nahayna hana taageereen" Talaado, December 06, 2011 (HOL) − Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu-Mansuur) oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee Xarakada Al-shabaab ayaa ka dalbaday culummada Soomaaliyeed inay la taliyaan Al-shabaab haddii ay qaldan yihiin, haddii ay saxan yihiinna ay ku taageeraan. Sheekh Abuu-Mansuur ayaa hadalkan ka sheegay gabgabadii kulan ay culummada iyo Al-shabaab ku yeesheen degmada Baydhabo ee gobolka Bay, kaasoo qodobbadii laga soo saaray ay ka mid ahaayeen in la bedelo magaca Al-shabaab, lana xoojiyo dagaallada ay Al-shabaab kula jirto ciidamada dalka ku sugan. "Diintu waa naseexo, culummadu haddii aan qalad ku jirno waa inay nala taliyaan, haddii aan saxan-nahayna waa inay nagu taageeraan," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar Abuu-Mansuur oo sheegay in haddii wararkooda meelaha lagu sheego aysan jirin cid ay faa'iido ugu jirto iyaga iyo culummada. Sheekh Abuu-Mansuur wuxuu sheegay in culummadu ay shiraan iyadoo Al-shabaab ay maqan tahayna ay miisaan saaraan, oo ay isweydiiyaan horta shabaab maxaa ka qaldan iyo maxaa u saxan, markaas kaddibna ay u sheegeen wixii sixitaan ah. "Culummada qaar ayaa waxay yiraahdaan la isma sixi karo, waa inay ogaadaan in saxaabadii rasuulka qaarkood iyagoo xaqa sheegaya la dilay, aniguna ma maqal Al-shabaab intay culummadu wax u sheegeen bay dileen," ayuu yiri Sheekh Abuu-Mansuur. Sidoo kale, wuxuu sheegay in haddii ay culummadu ay doorkooda ka gaabiyaan inuu imaan doono nin kale oo maro weyn madaxa ugu duubta, kaasoo su'aalaha diiniga ah uga jawaabaya sida uu doono isagoo aan cilmi badan lahayn. "Gaariga la saaran yahay waxaa darawal ka ah Al-shabaab, haddii aad dhici waydaan war tartiib iyo meeshaas ka leexo, hadhow haddii uu gidaar jiiro ama uu gadoomo idinkuna waad ku jirtaan ee ogaada," ayuu yiri Sheekh Abuu-Mansuur. Ugu dambeyn, wuxuu sheeagy in looga baahan yahay culummada inay iska qabtaan Al-shabaab waayo waa darawalka gaariga ay saaran yihiin, isagoo sidoo kale ugu baaqay A-shabaab inay iyaguna maqlaan talooyinka culummadu ay u soo jeedinayso. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  7. "I am sorry, gentlemen, but I have to answer to hundreds of thousands who are anxious for the success of Zionism: I do not have hundreds of thousands of Arabs among my constituents." Truman on recognition of Israel talking to Arab Envoys It is in our interest to support our fellow Somalis vying for higher office. United electorate can affect both American domestic and international issues regarding Somali-Americans, Somalis and Somalia.
  8. Gheelle.T;763530 wrote: If people like Che voted for Barney Frank, why can't vote for Nur? Just teasing Che. loooooooool....I meet Barney on school trip to DC in 08 at the height of Clinton vs Oboma and the financial crisis. He was the Chairman of Financial Services Committee then. We met in conference room near his office. He came in and didn't say hello...just started about financial crisis. Interesting fella. He's retiring in 2012. p.s. Some republican made fun of his style. He threatened to out every republican that swing for the other team..needless to say they never threaten him again. My Congressman is Capuano.:-)
  9. Akash;763505 wrote: the mastermind behind killing in Seemaal still a large if Siilaanyo want to bring back the situation normal he must act now before it's too late..suspected criminals should be arrested such as Nuux taani,Aden Siiro,Ina Aw Saciid and Muuse biix. Do we need to arrest JB as well...lool
  10. You must just come off from plantation- embarrass me kulahaa
  11. Girls.....? These are grown @*** women.
  12. Morning Habo, Had best sleep last night-ready to face the day now.
  13. "they deserve to be hanged in front of everybody" who knew you have AS tendiencies in you...lool AUN inta dhimatay.
  14. ^You must have better sniffing ability than scent hound.......I still don't your obsession and your Mullah atheists.
  15. ^Isn't insane you are in competition with someone you believe that doesn't exist?
  16. XX labadaan bari waxyi baa kusoo dagay. All of sudden, he see things in different light:-)
  17. ^Not to mention he was medical doctor and the only Brazilian footboller that was mostly active. I remember his brother Rai in 94 WC-not bad player himself.
  18. Jb, Stoic, Carafaat and XX having Marilyn Monroe moment...lool " frameborder="0" allowfullscreen>
  19. Tuujiye;762676 wrote: Waraa Nuune see ugu fasaxday ina Xunjuf iyo Jaceel baro in ee Sportska wax kusoo qoraan ama soo dhajiyaan? Wiligood garoon banooni ma galin ama buuma xitaa ma xiran markaas ayee kooxyo baadiyaha lugu sameeye noo soo dhajinaayaan..... Hargeyso, Burco iyo Boorame lee banaadir lakeeni jiray si loo jiid jiido markaas ayee dhulalkale oo waagaas jirin soo dhajiyeen... Meeshaan Waa only for sports oo aan siyaaso ama dhakac dhakac qashin la socon yaah!!! so take this qashin to the politics side... Mar dhaw fiirsha lee..Puntland oo tirsan ayaa isa soo tafaayaan...loool saan maa wadeenaa! Reer Somaliland oo UK ama carabta joogaan aaway? oo mee wax dhar ah u diraan? koox dhan oo gobal usafan ayaa laga soo aruurshay biibitooyinkii shaaha looool funaanad Orange eh soo xuro ayaa lugu dhahay lol.... Wareer Badanaa!!!! looooooooool