-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
MP Asha A. Abdalla attends Maakhir Conference in Nairobi (Pics)
Che -Guevara replied to NASSIR's topic in Politics
^It's difficult to prove truth, facts maybe , facts you haven't presented. -
MP Asha A. Abdalla attends Maakhir Conference in Nairobi (Pics)
Che -Guevara replied to NASSIR's topic in Politics
But you are script....loool -
^You would think he will go first.
-
What talent!
-
American singer and actress Whitney Houston has died at the age of 48, her publicist Kristen Foster has said. The cause and the location of her death were unclear, Ms Foster told the Associated Press news agency. http://www.bbc.co.uk/news/world-17001548
-
Funny, this guy was dropped by two teams before finding home in Madison Garden.
-
Selective moral outrage and in other news
-
B_A_L_L_E_R_Z;787895 wrote: im honest enough to say t actually enjoy hearing or reading the barakac and wars in somalia. Why?
-
Is this trick question?
-
Redneck shoots 10 rounds at his daughter's laptop to discipline her
Che -Guevara replied to Jacpher's topic in General
I like it. -
Indeed
-
I don't think they are uneducated or confused.
-
SUNDAY 12/02/12: ZAMBIA vs IVORY COAST - KARKAAR vs NUGAAL
Che -Guevara replied to SayidSomal's topic in General
Are you sure we talking about the same Qandho? -
SUNDAY 12/02/12: ZAMBIA vs IVORY COAST - KARKAAR vs NUGAAL
Che -Guevara replied to SayidSomal's topic in General
^Define lovely? -
Is Ethiopia's Zenawi really eying the exit door?
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This midgid ain't going anywhere. -
For Universal to operate in these regions, they have to appease the admin and unfortunately be on the payroll sometimes specially in the case of Ina Ileyn in Jigjiga.
-
MADAXWEYNE SHARIIF: "Al-shabaab innaga ayaan soo dhaweynaynaya markii hore, balse hadda waa fidno-wadayaal" Jimco, Feberaayo 10, 2012 (HOL) − Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo horay u ahaa hoggaamiyihii Maxkamadaha Islaamka ayaa sheegay inay iyagu markii hore soo dhaweeyeen Al-shabaab iyagoo moodayay inay nabadda ka shaqeynayaan, balse ay hadda qirayaan inay yihiin fidno-wadayaal. Xarakada Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowladda uu Sheekh Shariif madaxda ka yahay si ay xukunka uga tuuraan ayaa waxay ka dhex abuurmeen Maxkamadihii Islaamka oo ku guuleysatay inay awoodda ka qaadaan hoggaamiye kooxeedyadii muddada dheer ku amar ku taagleynayay Muqdisho. "Markii hore waxaan moodaynay Al-shabaab inay yihiin kuwo wanaag wada, waana soo dhaweynay innagoo maxkamadaha ah, xilligaas oo aan dagaal kula jirnay hoggaamiye kooxeedyadii oo qaarkood hadda aan saaxiibbo nahay," ayuu yiri Sheekh Shariif. Sidoo kale, madaxweynaha Soomaaliya ee hadda wuxuu sheegay in markaasba ay dareemeen xubno Al-shabaabta Soomaalida ah iyo kuwa ajnabiga ah oo hub iyo saanado kale oo ciidan urursanaya laakiinse aysan shareysan. Madaxweynuhu wuxuu ku sifeeyay Al-shabaab inay tahay koox aan doonayn nabad ka dhalata Soomaaliya, balse kuma sheegin khudbadiisa inay ku qaldanaayeen xillgaas inay soo dhaweeyaan. Hadalkan ayaa wuxuu noqonayaa kii ugu horreeyay oo uu madaxweyne Sheekh Shariif ku sheego inay soo dhaweeyeen Al-shabaab ajnabi iyo Soomaali isugu jira xilligii ay maxkamadaha ahaayeen. Xarakada Al-shabaab oo gobollo badan ay kaga furan yihiin dagaallo ayaa horay u diiday inay wax wadahadal ah la galaan dowladda uu hoggaaminayo Sheekh Shariif oo horay u ahaa hoggaamiye ay hoostagayeen, iyagoo ku tilmaamay inuu ka leexday jidkii ay kuwada socdeen. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya