Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. Ambassador Ranneberger has echoed similar statements as Dr. Jendayi. A. [Ambassador Ranneberger]: The status of Somaliland needs to be resolved first by African countries. A number of African countries are considering possible recognition for Somaliland. In order for this to happen, the African Union will have to make a decision regarding recognition. I know that this issue has been discussed within the AU, but it is too early to determine whether Somaliland will gain recognition. source
  2. Idacada Calamiga Ah Ee Radiyo Hargeysa Oo Laga Dhageystey Geska Africa Hargeysa Somaliland Waxaay maanta dad badan oo ku dhaqan geeska Africa markaliya usoo gashey oo ay dhagahooda ku dhageysteen Idacada Calamiga Ah Ee Radiyo Hargeysa,hadaba warbixintan ayaa waxaa magalada Hargeysa Inooga Soo direy Dalmar. Idacada Calamiga Ah Ee Radiyo Hargeysa ayaa in mudo ahba waxaa lasugaayey in ay si rasmiya u howl gasho taaso ahayd balanqaad ay xukumda Somaliland Sameysey in ay idacada radio hargeeysa gaadho qaybo ka mida Africa sidoo kale dalalka Bariga dhexe,riyadaas ayaa waxay noqotey mid rumoodey kadib markii maanta si habsamiya looga dhageystey dalalka ku xeeran Jamhuriyda Dimuqradiga Somaliland sidoo kale gobolada Somaliland,iyadoo hanbalyooyinka ka imanaya dhageysatyaashii maanta nasibka u heley Idacada Calamiga Ah Ee Radiyo Hargeysa ay hadheeyen guud ahaan Xaruntan Wasarada Warfaafinta Somaliland. Hanbalyada ugu weyn ayaa waxay ka timi Ciidanka Qaranka Jamhuriyada Dimuqradiga Somaliland guutoyin ka mida oo iyagu maanta nasiib u heley iyaga oo kusugan Soohdinta caalamiag ah ee u dhaxeysa dalalka Somaliland iyo Somalia. Mar aan goor dhaweyd la kulmey Sarkiisha Wasarada Warfaafinta Somaliland waxay ii xaqiijiyeen in maanta idacadu ay kusoo gashey xawli caadiya balse maalmaha soo socda ay Idacada Calamiga Ah Ee Radiyo Hargeysa ku ruqaansan doonta Goobo horleh. Guud ahaan waxa guusha radio hargeysa si weyn looga soo dhaweeyey dalka oo dhan iyaga oo ku tilmaamey guul aan haba yaratee faraxdeeda la dhamayn karin. Dalmar Tvsleurope Hargeysa
  3. How do you know that these are Hargeysans??? This is part of an underground witch-doctor's act. It came out in the recent few months after the success of Somaliland has become apparent. It is the work of the Somaliland's enemies. It reminds me of a similar work the Siyad Barre regime undertook with the Help of the renowned Oromo witch-doctor Sheekh Biliso. These current acts have the same hallmarks as Sheekh Biliso's signature superstitious acts. Waxan Quranka iyo Diinta ayaa ka wayn, ninkii Sadex Qulhuwalaha akhrista inta aanu gurigiisa ka bixin balo ma hesho. Rer Hargeisa waa inay diinta ay xejistaan si uga guuleystaan sheydaamada.
  4. Suldaanka, Could you please upload that video on youtube if you can? Last but not least, I don't understand why people are coming out of the wood works complainging, just because Hargeisa is rising from the ashes. If you can't stomach the before and after, don't bother looking. Man, last time I saw it, it really was in a very bad shape. But I will try.
  5. What a joke! This is the sort that idamaale.com is famous for. It could be written by Duke for all we know.
  6. ^^What is burning you awoowe? Hadii dadka Rer Laaska for the first time in 17 years ay ku noolyiin sharci iyo kala danbayn, isn't that something you should be proud about? Naxar, It is a democracy my friend. It is the job of the opposition to find out all the short-comings of the current administration and capitalise politcally on those shortcomings. It is good that the opposition parties are following up on current issues less the government sleeps on the wheel.
  7. Jacaylka Waar ninyow waagii Caasha-waal Hargeisa wareerisayna ma noolayd? intaas ayaa meel lagu jabay soo jiqiloweyneede ilaahay ku jecela muxu jiray arwaaxaga Originally posted by HornAfrique: Suldaanka, do you know any who has photos of Hargeisa after the Ethiopian shelling in the late 70's, early 80's? I don't really recall how I happened to get a copy of a Newsweek magazine, but when I was in junior school, I remember reading a detailed report about the 1977 war. In one of the pages there was this big picture of one of Hargeisa's famous sha'abka area burning. That is about the only photo I saw unfortunately. I think if you can look into the picture archives of the major newspapers or magazines you might be able to find that picture or similar one.
  8. Originally posted by Geel_jire: ^ ma rabo inaan noqdo islaanta ganbada ku dhux tuurtay laba islaamood oo kale oo is daliya ka dib tidhi car yaa iga taabtay...... markaas dagaalka dhinaceeda ka gashay but personally im with Lois Lane on this one.. i too am from North-west somalia....and hope one day unity is restored to our great country....... while we did suffer back in the early 90's we were not alone........ suldaanka at least niyadaad wanaaga baa ku jirta if you wish our southern brothers well. but truth there are money people from norhtern regions who would prefer unity given the chance Ilaahay dhamaanteen wadada wanaagsan hanagu toosiyo. I don't think there is any Somalilander who rejoices what is going on in Mogadishu or the South. Some people used to bring up Faysal Cali Waraabe's comments 7 years ago which were taken out of context as an example. But as Faysal himself explained several times to Mogadishu based Radio Stations, he never meant his comments as the "naysayers" and "anti-Somaliland" neo-nationalists put it. Again my friend, Somalilanders wish peace and prosperiety for the South and specialy for the much suffered peoples of Banadir region.
  9. It seems as though everything is on schedule. Four months ago this was a city where armed men would roam around the city streets with their loaded guns. Today, thanks to the Police and the local Courts that have been established, the streets are free from armed men and the crime has dropped dramatically that now Lascaanood ranks as one of the most peaceful cities in Somaliland. The tax collection regime and the swearing in of the NEC members is just another progress towards strengthening the recent gains towards peace and democracy.
  10. Gudida Komishinka Somaliland ee Gobolka Sool oo maanta la dhaariyay. Warkii 09-Mar-2008 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk Iyadoo isbuucii lasoo dhaafay la magacaabay Gudida Komishinka Gobolka Sool kadib markii magaalada Laascaanood uu soo gaadhay Gudoomiye Ku xigeen Kumishinka Somaliland iyo wafdi uu hogaaminyo isagoo Komishinka Gobolka mgacaabay intii uu joogay Gobolka. Tan iyo waqtigii la magacaabay Gudida Komishinka Gobolka ee Somaliland ayaa waxaa ka taagnaa khilaaf ku aadan qabkii loo magacaabay iyadoo qaar kamid ah shacabka magaaladu ay ku eedeeyeen in loo magacaabay qaab aan waafaq sanayn dastuurka Komishinka Somaliland ayna samayn wax la tashiyo ah oo ku adan qaabka loo dooranayo gudidan. Gudidan ayaa waxa ay ahayd in isla waqtigasi la dhariyo si ay u hawl galaan laakiin sababo dhanka Odayash deegaanka ayaa waxa ay keentay inuu ku yimado dib dhac kaas oo ilaa hadda umuuqda inaan loo helin xal kama danbays ah oo ay diidan yihiin shacabka magaalada Lscaanood qaabka wax loo maamulay. Xubnaha Komishinka Gobolka loo magacaabay:- C/laahi Maxmed Shire Gudoomiye Maxamed Farax Cali G/kuxigeen Cabdi Bile Diini Xoghaye Xubnaha Komishinka ee Degmada loo magacaabay:- Cismaan Xuseen Cabdi Gudoomiye Cismaan Saleebaan Bootaan G/kuxigeen Shucayb Maxamed Saalax Xoghaye Faarax Cali Salaax Hubiye Cali Axmed Faarax Tiriye Xuseen Fu'aad Aadan Tiriye Hadaba waxaa saaka Guriga Gobolka ee magaalada Lascaanood isugu tagay xubihii loo magacaabay Komishinka iyo muuliyiin kale iyadoo halkaasi lagu dhaariyay 7ba kamid ah xubnihii loo doorty Komshinka halka labo aysan goobta imaan iydooo aan la ogayn sababta keentay inay halkasi soo xaadiri waayaan sii loo dhariyo guud ahaan sagaalka loo doorty Gobolka Sool. Ibraahim Axmed Muse oo ah Gudoomiyha Maxakamada Degmada Lascaanood ayaa waxa uu halkaasi ku dhaariyay dhamanba xubnhii soo xadiray iyadoo dib looga balamay xubnihii aan halkaasi imaan iyadoo xubnah hadda la dhaariyay ay hawshood sii wadan doonaan. Ugu danbayntii ayaa wxaa halkaasi hadal baraarujin ah uga soo jeediyay Gudida Komishinka Gudoomiyaha Gobolka Sool Cali Sandule oo ku baraarujiyay inay hawshood si habsami ah u qabsadaan isagoo usheegay inay sugayso hawl baaxad leh oo u baahn in karti looga baxo
  11. Canshuurta Dawlada hoose ee magaalada Laascaanood oo maanta ka bilaabatay magaalada. Warkii 09-Mar-2008 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk Waxaa maanta ay Dawlada hoose ee magaalada Laascaanood ay bilowday canshuurtii ay ka qaadi lahayd shirkada,xawaaladaha iyo waliba ganacsatada waa wayn ee magaalada Laascaanood canshuurtaas oo ahayd mid aan hore loo qaadi jirin. Waxaa saaka dhex marayay wadooyinka magaalada Laascaanood baabuur ay saaran yihiin ciidamada ku shaqada leh canshuur uruurinta iyo waliba masuuliyiinta Dawlada hoose ee magaalada laascaanood kuwaas oo marayay dhamaanba xarumaha shirkada,xawaaladaha iyo waliba ganacsatada waa wayn ee shirkadaha kuleh magalaada. Canshuurtan maanta laga qaadayay ganacsatada iyo shirkadaha magaalada ayaa waxa ay ahayd mid ay hore ugu heshiin waa waayeen saamiga loogu talo galay in laga qaado iyadoo Dawlada hoose ee magaalada Laascaanood iyo ganacsatadu ay arimahaasi soo afjareen maalmihii laso dhaafay. Waxaa maalinimadii arbacadii ee 05/03/2008 ay isugu yimaadeen Ganacsatada Gobolka Sool iyo masuuliyiinta Dawlada hoose ee magaalada Laascaanood hoolka shirarka ee magaalada iyadoo ay halkaasi dood dheer kadib ay isku afgarteen in la qaado canshuurta. Hadaba maanta mar ay shabakada afnugaal.com wax ka waydiisay Gudoomiyaha Degmada Laascaanood Canbaashe aw Daahir sida ay u bilaabeen cabnshuurta saaka iyo inay ka hor yimaadeen wax caqabado ah ayaa waxa uu shabakada u xaqiijiyay inay ubilaabatay si habsami ah aysana ka hor imaan wax caqabd ah taas oo horay looga sii wada hadalay ayuu yiri.
  12. Lois, We both have same thing in mind but different ways to implement it. No major difference in reality. Those who subscribe to the notion of "unity" think that it is better good or bad to be part of Somalia. Whereas those of us that support Somaliland argue that we shouldn't repeat the same mistakes as we did yesterday. Qof mu'min ah laba jeer god lagama wada qaniino. So far, our position is vindicated by the peace and prosperiety and the relative progress towards democractic endeavours that seperates Somaliland from the rest. Its something you and I agree to support and advance further. An old Somali proverb goes: Midho guntiga kuugu jira, midho guud saaran looma daadiyo. I hope you understand the meaning of that proverb. Anyways good to discussing with you. Hopefully we will exchange more in this medium.
  13. Originally posted by Northerner: Amazing how a thread posted as a joke (and a dig at the TFG) has all of a sudden become 'grown men yada yada'. Is xejiya boys and girls. If you can't see the funny side of it no need to get up on that fallible high horse. Bac'dii madawbayd ee Buufiska la qaadi jiray ayaaba isku rogtay arintii.
  14. ^^ LOL Lets just pray for one thing that we agree on. Lets pray Somalia (Proper) in nabad ilaahay ku soo celiyo oo xabashida ka dulqaado iyo warlordka dhiigayo cabka ah. Somalilandna ilaahay ha u siyaadiyo waxay qabsatay.
  15. Spadez, I've an old video tape of Hargeisa. Suldaanka, You may rejoice on the despair of Somalis, thats your choice. Theres nothing I can do for you on that matter, as far as waking up a long dead Somalia, Dream on walaal. Then again you might be familiar with dreams and wishes since you support an illutionist entity. You missed the point, my dearest. When I say Somalia is dead, I am talking about the "country" that existed. There is no more of that country. It will never exist again as it existed in the years between 1960-1991. That country is history my dearest. The sooner you come terms with that, the better you can overcome your emotions and get on with the realities on the ground. Somaliland's caravan is not going to stop for anyone, it is moving full steam ahead. It is for your own interest to jump in and support it, instead of seating idle somewhere remincing memories of the old days when we Somalilanders were mesmerised by the "SomaliWeyn" dream. You have to remember, we have done whatever it took on our part to make that dream of "Somaliweyn" come true. It was always the other SOmalis that failed us. Djiboutians failed, Southern Somalia failed us, Western Somali people failed us. There is just so much you can do for a cause before one can say enough is enough. Somalilanders have had it enough and that is final dicision my dearest. We need your talents and for you to join the Somaliland bandwagon to help it succeed and overcome the remaining hurdles that we face as a nation.
  16. Somaliland will be celebrating its 17th birthday in about 2 months time. In the early days of Somaliland, it is important to recall the actions of the likes of Mr. Dool aka "neo-nationalists" and "clanish-wailers" alike. These were people who used to make ridiculous arguments about Somaliland. Again in the old days, some of these clanish-wailers and neo-nationalists used to get disgusted if they ever uttered the word "Somaliland" from their month. They prefered the "North", "North West" and other names which no longer define any purpose or political end. How times has changed. Today you have the same opportunists and neo-nationalists and ex-Afwayne apoligists all trying to sooth out and try to appeal, as Mr. Dool put it, "good sense" of the Somaliland people. But what is unfortunately lost to these self-serving clanish-wailers and former Siyad Barre apoligists is that, the "good sense" of the people of Somaliland came together and made a final and binding decision to dissolve any assoication with the failed country which used to exist in the years between 1960 and 1991. The "good ense" of the people are hard at work trying to build a nation from the ashes that was inherited from the "failed union". What is even more retardedly astonishing is the fact that these same clanish-wailers and neo-nationalists is that, they can not hide their apparent hatred towards Somaliland's friends. These are people who have il towards Somaliland. And no matter how much they try to "sooth their words", they are still the same old hateful people. Waraabe waa Waraabe uun.
  17. Spade, Good to see you are still alive. Welcome back and pls continue the great discussion between you and Lois. Hopefully, Lois will see that Somalia has long been dead. And the carcass she is trying hard to wake-up, is being feasted on by foregin occupational force.
  18. Lois, Although I respect your position and your opinions, I beg to differ in your arguments about working together towards a "united" and "stronger" Somalia. Firstly, Somalilanders no longer fall for emotional and empty rhethorical nonsense. We are talking about a people who have been through it all, been to hell and back and got the "bloody tshirt" to prove it!!! In case you didn't get my drift. There is no one who can tell Somalilanders of what "unity" is all about. There is no other people on earth who volunteerly relinguished their own sovereignty and country in support of a cause! Equally there is no one that can tell Somalilanders what being a zealous about the idea of "creating" a "strong" and "united" Somalia is all about. They have been through it. Hence, my dearest, what you are telling us now has already been done. I needn't to mention to you that the Somaliland cause is a result of a"last resort" so to speak. Nevertheless, I don't want to sound like a broken record here, but the Somalia, you are looking for which existed between 1960-1991 isn't coming back - that is the harsh truth you need to swallow. That Somalia has essentially failed. That said, lets just make the hypotetical assumption that there is another "unity" of sort. Do you, in your right mind, think that "unity" will be of the same like the 1960s daylight robbery?? Think beyond the emotions my dearest and bring about practical argument to the table.
  19. Suburban streets used as makeshift cemetery to burry the human-remains of those that died in the bombardments by the government troops. Roofless, Doorless and windowless. Looted to the foundations.
  20. Isagoo Gumaysane; Iska dhigaya guulwade Gabre raalli gelin kara; Gudan kara xilka u qoran Wuxu yidhi garaad-xume; Gabre ina Zenaawoow Geesigaannu xididnoow; Gallad Eebbe weeyee Gabadheheenna sharaftale; Anaa soo gudbinayee Gelbintooda dabadeed; Gabannaday inoo dhali Gabre maw bixbixinnaa? Gabre cadho is girangiri Ku gadood af shaydaan Ku garaacyey feedh-jilib Gacantiisa kor u qaad Ku bilow Gumaysane Ku gaggabi dhirbaaxada Isagina galgalashada Gabbashiyo gargaar dalab Gacmihiisa taag taag Gasariir ku yidhi heeeeeee Gabroow waan ka tegayaa Gefkaan falay muxuu yahay? Kuye waar Gumaysane Goxoshyahow habowsani Garacyada sideebaa Gabre loogu bixiyaa????? Kuye hadal go´aanlee Gabre geesigiiyoow Galabtaad aroostee Gasho macatabkaagii Waar ninyow maansadan silsilad ha laga dhigo. Ragii gabayga giraangirin jiray halkaa sheekada Gebre iyo Gumaysane ha kasii wadeen.
  21. North Even the Greek fool, Megalommatis, is talking about this humiliation.
  22. Originally posted by NinBrown: Suldaanka...adiga habeenkii waa c.yey baa ku riyootaa miyaa....I guess like many other SLanders your worried about somali peace and unity cos it might effect your independece....wixii xuni xaawo ayaa iskaleh bee somalidu dhahdaa...hence your persistence...live life mate Cabdilaahi Yusuf waa warlord. He represents the worse of the civilwar and has no chance to ever rule Somalia (Proper) let alone thinking about Somaliland. That said, Somaliland are least worried about this warlord. In fact, his accession to TFG leadership has opened Somaliland a chance to take military action against the Puntland clan enclave. Somaliland is no longer fighting with a small regional statelet but the "Government of Somalia". It goes very well in the propaganda war.
  23. Originally posted by Caamir: Suldaan, ninyahoo ma caloosha laguga ciiley. Bal ciil iyyo carro aad u qabtid reer Somaaliyeed yeysan ku dilin. Cajiib. Waar ninyo adiguba waadiga soo daabaca "Somaliland" iyo waxaad ku sheegtay "makhnuudada" caalamka, maxaa tan uga cabaadaysa? Waar ileen tano kale. Malaa adiga meesha serious u arka laakin anigu waxaan usoo galaa inaan adiga oo kale kaa maadsado oo dhiiga kugu yara kariyo.