Cowke

Nomads
  • Content Count

    2,416
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cowke

  1. Garoowe:”Atam & Alshabaab waa isugu kaaya mid” Axmed Doonyaale. 30. juli 2010 Garoowe:(Allpuntland)-Axmed Xusseen Doonyaale oo ah Siyaasi reer Puntland ah islamarkaasna bilo ka hor laga qaaday Xilka Wasiirkii Xanaanada Xoolaha ee dawlada Puntland ayaa dhaliil xoogan dusha uga tuuray Hogaamiyaha Ciidamada ku haystay gobolka Bari,waxaana uu sheegey inuu yahay nin Argagaxiso saaxiib dhow la’ah. Doonyaale wuxuu sheegey in Maxamed Siciid Atam uu ciidamo badan oo Alshabaab ah shaqaaleystay,islamarkaasna Ajaanib aad ubadan uu galiyey buuraha xuduudka ay wadagaan gobolada Sanaag & Bari,waxaana uu sheegey in Alshabaab & Atam ay u simanyihiin lana wada dagaalamayaan. “Atam markii hore wuxuu haysta ciidamo deegaankeena kasoo jeeda,imikase wuxuu soo dhaweystay koox aanan waxba naga dhaxayn oo Ajaanib u badan,Annaga Atam & Alshabaab waa isugu kaaya mid waanuna la dagaalamaynaa”Ayuu yiri Axmed Doonyaale. Wasiirkii hore ee Xanaanada xoolaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed wuxuu sheegey in Ciidamada Puntland ay awood u adeegsandoonaan Kooxda Atam,waxaana uu taas ku macneeyey inay diideen Heshiisyo & Dadaalo nabdeed oo lawaday. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  2. Arch by the way what do you the next mashruc will be? Im stumped thinking what it could be. Is it the same mashruc as this one except it will be also implemented in mudug? Or is it something totally different? Anyways there is another mashruc coming care said which is going to be as big as this one after-all they mentioned in the same sentence. So whats ur guess the coming mashruc is?
  3. These pics are about 1 month ago of the construction happening on the new multi-plex sporting ground in garowe. If you don't know this is a project thats been funded by the africa olympic commitee. The technical details of the ground are Gudoomiyaha Ururka Tass C/laahi Sheikh Xassan oo halkaas hadalo kasoo jeediyey ayaa ka sheekeyay garoonkaan waxaa uu yahay isagoo sheegay in u ahaan doono meel laga helo Isboorti badan oo isugu jira Orodaad,Ciyaaro iyo dhismayaal badan kaas
  4. Just more garbage from the same clan that is the same position politically for 20 years. Shoo boys you wont get recognized anytime soon and will remain insignificant and treated like a jinni. U know what they say about jinnis. The jin has a presence but is invisible and thats exactly the state of your political position today. Your garbage filth from qowdhan infested site is what has kept u 20 years stuck as a jinni lol. Now let me look. Would i prefer to be normal person and living in warfare? or be jinni that lives in peace? Is tough question which both are not good positions to be in. I prefer puntland. Wa mamul and relatively peaceful region. Prospering and growing. Has installed their vision of federalism at the tfg and is supported by the world. Remember puntland was federal state since 1998 we didnt just become federal in 2004 when abdullahi yusuf came to power. The world knew our policies and they knew full well when abdullahi became president he would install the federal dream and the dream has been passed onto sharif to sell to his ppl which is not going as planned but their always the option of force and IGAD is arranging that option
  5. Nassir think about it bro. Shaykh atam has claimed a mamul, he rounded up soldiers and says "im going to overthrow puntland administration". He then proceeded to attack darawish stationed at the karin base the darawish returned fire because they were being attacked. Farole then sent re-enforcement and now it's on standby and god knows when it will start again. But tell me have u ever seen an ssdf shaykh rounding up soldiers and saying i am going to overthrow puntland govt? no sxb u dont and if you did the puntland admin would respond in the exact the same fashion as it did to galgala. So I dont know why the makhiris are going overboard if they are fair minded and assess what has occured and put down the clan goggles for 1 sec you will see who is right and wrong. Puntland is not there by force. The govt has the support of the elders from that region. So what excuse do they have? Just be realistic. Puntland wa mamul iyo waxa joggo koox kale mamul isku sheegay and to make matters worse they wanted to overthrow the current govt which naturally means their will be reponse.
  6. Nassir jidbaale did the same thing over the buhodle incident showing the habashi body being dragged thru the street. I don't know but emotions are running way to high on makhir/darawish side of things. Emotions are high also on the ssdf camp however not that high compared to them lol
  7. Thank you again horseedmedia for giving us quick/precise run-down of whats happenin in somaliland and its new govt. No need for the 100 articles boy. Horseed wraps it up for you in straight fashioned honest way. I love their coverage of somaliland election it was spot on to the tea. lol. Especially when they said "ictiraf heli mayan haday doorashada dhacdo" waxay helayan cawinad for development/conflict resolution/democratization and that is exactly what the british ambassador said on voa just yesterday what he will give somaliland for holding fair election. No ictiraf in sight, qowdhans back on the drawing board. Maybe u should post 1 more article from the merfish basement to give u hope lol but still you will be in the same place you were 1991
  8. Dawladda Siilaanyo Dhisey Ma Tayo Ayuu Ku Doortey Mise Taallo uu Dhabarka Ku Tiirsado Ayuu Samaystey. July 29, 2010 Madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maalintii shalay daaha ka qaadey golihiisa wasiirada, kadib markii si dimoqraadi ah loogu doortey xilka madaxweynaha doorashadii 26 bishii Juun ka dhacdey Somaliland. Madaxweynaha Somaliland ayaa intaan xilka loo dhaarin waxa uu magacaabey guddi ka soo talo bixiya sidii uu ku dhisi lahaa dawlad tayo leh, waxaana guddigaasi ay ku soo koobeen in la sameeyo 15 wasaaradood oo keliya, wasiiradana aad loo yareeyo. Mudane Siilaanyo ayaa golihiisa wasiirada ee uu saxaafadda u soo bandhigey ay ka kooban yihiin 20 wasiir iyo lix wasiir ku xigeen, taas oo ah mid khilaafsan taladdii ay soo bandhigeen guddigii uu magacaabey, waxaana la rumeysan yahay in ay inta ka badan doonaan. Waxaa durba saluugey qaabka uu wax u magacaabey dadweynaha ku dhaqan gobolka Awdal, oo la siiyey laba wasiir oo keliya, waxaana qaarkood ay saxaafadda u sheegeen in xisbiga Kulmiye aarsi wado ee sida uu wax u magacaabey aysan caddaalad ku dhisneyn. Dhanka kale waxaa isla maanta arintaas ka mudaaharaadey Beel ka mid ah beelaha dega Hargeysa gaar’ahaan xaafadda Isha Boorame, waxaana ay sheegeen in ay taageereen Siilaanyo isla markaasna ay isaga u codeeyeen laakiin uu balantii uga baxay. Siyaasiyiinta beelaha *****ga ka soo tegay ee fikirkoodu yahay gooni u istaaga Somaliland ayaa la siiyey laba wasiir oo reer Sool ah iyo hal wasiir oo Sanaag ah. Wararka qaar ayaa sheegay in gawaari nooca dagaalka ah oo laga lahaa Sanaag ay u soo goosteen dhanka Puntland kadib markii Siilaanyo ku dhawaaqey xukuumadiisa ayna hal nin ka dhex arki waayeen. Siyaasiyiintii xisbigii la diidey ee Qaran Dr.Gaboose iyo Xaashi oo muddo dheer Rayaale ku hayey xabsiga Mandheera ayaa markaan kala wareegaya xilka laba nin oo ahaa raggii xabsiga u direy Cirro iyo Cawil yare. Sidoo kale Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac oo mar sii horeysey xisbiga Kulmiye u soo magacaabey xubintii guddiga doorashada, ayaa waxaa diidey Madaxweynihii hore Rayaale waxaana uu ku eedeeyay in ay Kulmiye ka tirsan tahay, waxaa markaan loo magacaabey in ay ka mid noqoto Golaha Wasiirada Siilaanyo. Isirka Soomaaliga ah ayaa meelkasta oo ay joogaan isku mid ah waxaana maamulada laga dhiso Soomaaliya lugta jiita anaga ayaa nala qadiyey iyo reer hebel ayaa sedbursi helay, mana ahan mid meel wada gasha in aad heshid maamul kooban oo tayo leh iyo qancinta beelaha. Si kastaba ha ahaatee Mudane Siilaanyo ayaa wasaaradihii doorkalahaa ku safay beelaha Galbeedka dega waxaana la is weydiinayaa Siilaanyo ma waxa uu ku soo xushey tayo iyo aqoontooda mise taallo iyo derbi adag oo gundhig u noqda dawladiisa curdinka ah ayuu samaystey?. Abdirisak Shiino Horseed Media
  9. Nassir well these media outlets are the ones posting you will never puntland website posting that sort of graphic material. Horseed/RBC/ALL PUNTLAND/DALJIR the respectable media of our state actually follow journalistic guidelines. How-ever this mob las-qoray and galgala are just trying to set anger between clans by posting such filth. Allidamaale was right to beware of the two lasqoray site and allsanaag.
  10. Hogaanka SSC: “Nin dhafoorka xabad lagaga hayo wadahadal magalo” [Dhegayso] July 29, 2010 Guddoomiye ku xigeenka Ururka Midnimada iyo Badbaada SSC Col. Cali Xasan Axmed Sabarey oo wareysi siiyey Horseed Media ayaa ka hadlay aragtida ay ka qabaan hogaankoodu hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Siilaanyo,kaasi oo ku wajahnaa in ay wadaan waan waan ay ku dhamyn doonaan arrimaha gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn. Cali Xasan Axmed Sabarey ayaa sheegay in wadahadal ay la galaan maamulka Somaliland ay ku xiran tahay iyadoo uu marka hore maamulkaasi uu qaado talaabooyin ay ka mid yihiin: 1. In xabada uu joojiyo 2. In Ciidamadooda ay kala baxaan goboladda SSC laysku yiraaho. ….”Nin dhafoorka xabad lagaga hayo wadahadal magalo…”ayuu yiri. Wuxuu intaasi ku daray Cali Xasan Axmed in hogaamiye dhaqameedka SSC iyo hogaankoodu ay isku hadaf yihiin,waxaana uu xusay in odoyaasha dhaqanku ay yihiin hay’addii dhidibada u aastay Ururka midnimada iyo badbaadada SSC. Mar ay Horseed Media ay weydiisay haddii ay jiraan wax xiriir ah oo dhax maray hogaanka SSC iyo Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Siilaanyo ayaa wuxuu sheegay in aysan jirin wax xiriir ah oo ay labada dhinac ay wada yesheen. Col.Sabarey ayaa shegay in hogaanka SSC uusan u cadayn hadafka dhabta ah ee uu damacsan yahay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Siilaanyo. Ugu danbeyntii waxa uu ugu baaqay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland in Ciidamadiisa uu kala baxo gobolada uu iminka gacanta ku hayo. Si kastaba arrintaan ayaa waxay ku soo beegmeysaa xili Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Siilaanyo uu shalay uu ku dhawaaqay in ay wadahadal la geli doonaan beelaha dega gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn. Horseed Media AUDIO
  11. They are posting picture of a corpse which they claim was the prisoner of war that died in hospital due to sustaining heavy wounds. The lasqoray boys are saying "that he was strangled by farole mob" U can see the pics of the corpse here http://www.laasqoray.net/view_article.php?articleid=8036 I doubt it is even genuine I am going to search for jamac ducale picture and see if's online but i doubt it is.
  12. IMMEDIATE PRESS RELEASE: PUNTLAND DIASPORA FORUM CONDEMNS LATEST AL SHABAB ATTACK in PUNTLAND STATE 7/28/2010 Puntland Diaspora Forum MN Chapter.org publicrelations@puntlanddiaspora.org KARIN, Puntland (July 26) – Recent precipitation in KARIN continue to show the true nature of the fanatic terrorist and their total disregard for human life and the Somali people. “This violence once again exemplifies the extremist desire to hinder the development of Puntland State and the government of Puntland “Alshabaab criminals continue to offer only death and destruction.” With regards to the recent attacks, President of Puntland Dr: Abdirahman Sh.Mohamed Faroole emphasized the shamefulness of this very event. “Improving the rule of law is intimidating to Alshabaab terrorist who only want to force their own ideas in Somalia, and this act shows they will do anything to attempt to intimidate those serving their country. “The people of Puntland has seeing stability and that the government is working to protect them, while Alshabaab and their affiliates are killing, intimidating people in South Central Somalia and offering nothing productive for the future, Puntland Diaspora Forum firmly withstands Puntland government and its forces to work feverishly to address the level of violence that we’re all seeing in Karin, Puntland. President Dr: Abdirahman Sh.Mohamed Faroole has said that we all recognize we are in a battle of wills, and the Government of Puntland is in this to win.” Faroole noted that this is a long term effort, and the Puntland people should understand that we’ll continue this mission. Puntland Diaspora Forum supports the position of the Puntland government regarding the safety and security of the State and calls upon the citizens of Puntland and all other responsible leaders and community members to consider the difficult circumstances that Puntland State finds itself as a relatively peaceful sanctuary in the middle of a troubled region. We also call upon the government of Puntland to make every effort to make the lives of the peace?loving majority of the Puntland residents, tourists and/or traders in Puntland even more comfortable in the future. Said Mohamed Said Atom. “…We are Al-shebab, and Al-Shebab are us, we are joined in the same struggle to fight for the establishment of an Islamic state in Somalia
  13. Cismaan Buur Madoow:"Shariifka xilka ha iska dhigo, intuu joogo waxba hagaagi mayaan" "Aniga waxaan qabaa halka caalamku ka leeyihiin Shabaabka meesha ha laga saaro in shariifka laga saaro, waayo Shariifka oo jooga waxba hagaagi mayaan" sidaasi waxaa yiri ninka ku soo caan baxay magaca Boqor Cismaan Buur Madoow oo sheegta inuu ka mid yahay odayaasha dhaqanka ee maamulka la baxay Somaliland. "Nimankan wadaadada Ama Shabaab Aniga fekerkooda ma taageersani, mana aaminsani in ay wax wanaagsan iyo diin yihiin in dadka qadaadka laga gowraco" ayuu mar kale yiri. "Waxaan ka xumahay nasiib darada heysata dadka reer koonfureed oo 20 sano ka badan lagu dul dagaalamayo, oo nabad la'aantii ay ugu darsoontey diin la'aan, waayo wadaadadii diinta u hayay ayaa si kale u dhigaya". ayuu hadalkiisa sii raaciyay Cismaan Buur Madoow. "waxaan qabaa dagaal waxba laguna keenayee nabad ha la doono" ayuu yiri. Cismaan Buur Madoow Wuxuu ka mid yahay odayaasha Somaliland ee indhaha ku haya wax ka soconaya koonfurta Somalia. Ahmed Ali Naji DunidaOnlin.com Muqdisho
  14. Good job galkayo district govt. Strict Regulations must be applied in the town to safeguard the peoples health. This is not hamar where cunto dhacay iyo daawo dhacay dadka lagu tijaabi karo. Take that crap out of the city
  15. Allidalaamale:-Waaxda faya dhawrka Dawlada Hoose ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta meel fagaara ah, Duleedka Magaalada waxay ku gubtay Dawo dhacday oo ay Magaalada Gudaheeda ka soo saareen. Dawadan ayaa Waxay ka koobnayd Sharoobooyin, kiniin, Felembooyin, Daawada Cadayga, Caanaha Caruurta yaryar ee Mamax-ta,blastic-yo loogu talagalay Dumar umusha ah,Cirbado iyo noocyo kaloo badan oo Culays ahaan lagu qiyaasay ilaa 2 tan. Waaxda faya dhawrka Dawlada Hoose ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Daawadan Dhacday waxay ka soo ururisay Pharmacy-ada Gaalkacyo oo aad u farabadan, Waxaa goobtii lagu gubayay Goobjoog ka ahaa Xubno ka socday Wasaarada Caafimaadka Puntland, Xubno ka mid ah Waaxda Fayadhawrka Dhawlada Hoose ee Magaalada Gaalkacyo, Agaasimaha Mashaariicdaiyo Xirirka Hay,adaha ee Dawlada Hoose, Xubno ka socday Cisbitaalka Guud ee Magaalada Gaalkacyo, Waxaa si bareer ah Dab loo qabadsiiyay Dawadii dhacday ee laga soo aruuriyay Pharmacy-ada Magaalada Gaalkacyo. Masuuliyiin kala duwan oo Gobtaasi ka hadashay Waxay ku celceliyeen Dhibaatada ka imaan karta Dawada Dhacday ee Dadka laga Gadayo, waxayna tilmaameen Qof Bulshada ka gaday Dawo dhacday in uu la mid yahay Dilaaga Xabada Wax ku dila. Waxayna ugu baaqeeyn Bulshada Qaybaheeda kala duwan in ay ka feejignaadaan Dawooyinka ay laga iibinayo, si meesha ay ugu baxdo dhibaato ka soo gaari lahayd hadii uu qofku cuno Dawo dhacday. Dhinaca kale Masuuliyiintan Waxay ugu baaqeen Dadka Dawooyinka ka ganacsada in aysan ku dhiiran Iibsiga shay Wax u dhimaya caafimaadka Walaalkood. Cumar Afguduud Allidamaale.com Gaalkacyo
  16. Arch yeah its good project and apparantely another one is being planned to launch soon. The country side areas really need this sort of developments and the youth get employment and disabled and eldery who cant work get their welfare payment. It's really a win-win for all. Puntland govt should be thanked also for cracking down on the ngo's and making sure they dont just sit in garowe and start getting outside and doing something for the people.
  17. Why wrap up puntland news? Whats the point of posting somaliland news, dont u get sick of the same lies and jibberish. Posting articles of some ghost writer in a basement or merfish about somaliland doesnt help the locals there sxb. When was the last time a real project was done in somaliland to benefit the people? Post developmental stories and usually u will find ZILCH. Thats why somaliland news doesnt interest me, because wax la taban karo uma gabato shicibkooda. The only thing i seen this whole year from somaliland was a damn hospital in gabiley pathetic really. Where-as Puntland is creating naval base and employing thousands of naval recruits when its done and recieving huge slice from the $250 million brussell grant given to sharif to maintain the navy. The airport projects in 3 major cities plus 3 major hospital projects plus the port renovation. 30 Private investment firms opening up towers in puntland according to mubarak construction. There is the hayados who are creating dams/wells/canals and employing thousands of people in the countryside. Education is spreading like fire and puntland certificates are recognized by ethiopia and sudan and our students can go to their universities with local highschool certificate from puntland. An electoral commitee has been set up to transition the state into multi party democracy. So why stop puntland news? if u assess what the locals are gettin in puntland and compare it to what your locals are getting do the maths sxb. Posting articles from some merfish ridden journalist articles wont put food on hargeisa avg qowdhan table. Think before u speak!!!
  18. Xafladda Asaaskii Puntland 1-da Augost Stockholm Sweden
  19. Kulan Amniga Looga Hadlayey Oo Ka Dhacay Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar July 29, 2010 Kulan looga hadleyey xaalada amaan ee Puntland ayaa waxuu maanta ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar . Kulankaasi oo ka dhacay Xarunta degmada Qardho ayaa waxaa ka soo qaybgalay maamulka gobolka kan degmad, ganacsato, Culuma’udiin, nabadoono iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Qardho. Guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdi Quraan Maxamed Aaden oo wareysi siiyey Horseed Media ayaa sheegay in ay kulankaasi ay uga arrin sanayeen xaaladaha ku soo korodhay Puntland iyo sidii looga wada qaybqaadan lahaa sugida amaanka. Sidoo kale waxa uu sheegay in qodobo dhowr ah uu ka soo baxay kulankoodii maanta oo ay ka mid yihiin:_ 1. In la sugo amniga guud iyo dhaqdhaqaaqa ee magaalada Qardho 2. In haddii loo baahdo difaaca qaran ee Puntland uu deegaanku ka qayb galo. 3. In dadka ku dhaqan deegaanka ee ka yimin gobolada kale dalka aan dhibaato loo gaysan, wixii dhib wada layska qabto kuwii aan dhib wadina la amaan geliyo. Cabdi Quraan Maxamed Aadan ayaa shacabka kunool magaalada Qardho ka codsaday in Ciidamada amniga ee sameeya roondada lagu gacan siiyo shaqada ay wadaan,wixii khalkhal gelinaya gobolka gacan bir ah lagu qabto oo loo soo gudbiyo laamaha amniga qaabilsan. Arrinta ayaa timi xili dagaalo ay ka soo cusbonaadeen deegaano ka mid ah Puntland oo ay dawlada Puntland la gashay maleeshiyo la sheegay in ay ka amar qataan wadaadka Shiikh Attam oo fariisin ku lah buuraha Galgala,waxayna maamulka gobolka Karkaar ay sheegeen in garab taagan yihiin dawlada Puntland. Horseed Media
  20. Kulan Looga Hadlayey Amaanka oo Ka Dhacay Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag July 29, 2010 0 comments| leave your own! Kalankan oo ay goob joog ka ahaayeen maamulka gobolka Sanaag,kan Degmada,hogaamiye dhaqameed iyo qaybaha kale ee bulshada ayaa maanta ka dhacay degmada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag. Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Nuur Siciid Dabayl oo la hadlay Warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in ay diirada ku saarayeen amaanka guud ee gobolka Sanaag,madaama buu yiri ay dhacdooyin amaanka lid ku ah ay ka soo cusboonaadeen deegaanada Puntalnd. Wuxuu intaasi ku daray in dhinacyadii kala duwanaa ee goob jooga u ahaa kulnkaasi ay kawada midaysnaayeen in laga feejignaado dhibaatooyinka ka soconaya Koonfurta dalka Soomaaliya,iyadoo buu yiri laga duulayo hadalkii dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland Cabdirixmaan Faroole. …..”Cid soo weerartay Sanaag ma jirto,dhibaatona kama jirto,laakiin waxaan dooneynaain aanu adkaysano amnigeena…” ayuu yiri. Maxamuud Siciid Dabayl ayaa hoosta ka xariiqay in kulankaasi ay ka soo baxeen qodobo gaaraya sideed,kuwaasi oo u sheegay in dhawaan ay u soo gudbin doonaan golaha Wasiirada Puntland. Mar ay Horseed Media weydiisay qodobada ka soo baxay kulankaasi ayaa waxa uu ka gaabsaday in uu faahfaahin ka bixiyo,waxaana uu hadalkiisa ku soo koobay in aysan Saxaafada siin doonin qodobada ka soo baxay kolankooda. Ugu danbeyntii gudoomiyaha gobolka Sanaag ayaa ugu baaqay dadweynaha ku dhaqan Puntland in ay ka feejignadaan dhacdooyinka ka soconaya Koonfurta Soomaaliya. Horseed Media
  21. Excellent Project to help the people. Disabled/Elderly will recieve livlihood payments of $25-40 a month. Employees of this massive project will recieve daily rate for their work which they can survive on and take care of themselves. Plus their is another project to start soon which I hope will be as big this. Excellent job Care and Puntland Govt. I thank the Puntland GOVT getting tough on these ngo's and making them work their backsides off to help the locals. Its excellent that projects are being funnelled into less developed areas of nugal countryside and karkaar. This canal system and shelter homes being constructed are critical infrastructure for the country siders. When floods happen ppl can go to the emergency shelthers untill the flood stops. The canal system will be excellent development for the nomads who can feed their livestocks without going away to other towns looking for pastureland. Excellent project indeed and put a smile on cowke face. I am indeed looking forward to the next project that puntland has installed for the country side areas.
  22. Mashruuc Lagu Caawinayo Danyarta oo Ka Bilawday Karkaar iyo Nugaal (Sawiro) Garowe (RBC) Hay’ada Care oo ka mid ah hay’adaha ka howlgala deegaanada Puntland ayaa ka wada Gobalada Karkaar iyo Nugaal Mashruuc loogu magacdaray Puntland livelihood support project(PLISS), kaasi oo ay ka faa’idaysanayaan dadka deegaanadaa ku dhaqan. Mashruucaaan ayaa ujeedka laga leeyahay waxa uu yahay sidii loo daryeeli lahaa deegaanka iyo sidoo kale sidii loo caawin lahaa dadka danyarta ah ee deegaanadaa ku dhaqan iyo sidoo kale in loo sameeyo dadka reer mayiga ah wacyigalino ku aadan sidii deegaanka u ilaalin lahaayeen.ugana dhoori lahayeen waxyaabaha nabaad guurka ku keeni kara . Mashruucaan ay wado Hay,adda Care ayaa waxaa ka faa,idaysanaya 18,384Qof kuwaas oo ku kala nool Gobalada Kar kaar iyo Nugaal gaar ahaan Magaalada Qardho iyo Garowe waxana dadkaa mashruucaan oo ah mid loogu talagalay in deegaanka lugu daryeelo ay ku qabaan faai.dooyin ay ka mid tahay shaqooyin ay ka heleen howlaha mashruucaan oo ah mid biya xireeno lugu samaynayo dhulka si daadka biyaha degaanka u nabaadguurin. Dadka howshaan ka qayb qaadanaya ayaa waxaa ka soo gala dhaqalo kaa oo ay ku dabaraan nolal maalmoodkooda waxaana maalin kasta inta uu socdo mashruucaan soo galaya dhaqaaalo gaaraya in qofkiiba uu helo lacag gaaraysa 147 Kun sh Soomaali ah kaa oo marka loo eego nolashooda ah mid aad u ****oli karta nolal maalmoodkooda. Barnaamijkaan bad baadinta deegaanka aaya ka socda ilaa 47 goobdd waxaana laga dhisay dhismaayaal loogu talagaly in ay hakad galiyaan daadka ka dhasha xiliyada roobkaa kaa oo sababa in dhirta xididadooda baanaanka yimaadaan sidoo kalina keena in deegaanka uu nabaad guur isku badalo kidib marka biyahaa ay ka qodaan dhulkaa boholo waa waayan . Goobahaa howlahaan shaqo ka socdaan ayaa 30 goobood oo ka mid ah waxa ay ku yaalaan Magalada Qardho ee xarunta Gobalka Kar kaar deegaano hoos yimaada halka 17 ka mid ahna ku yaala Magaalada Garowe deegaano hoos yimaada waxaana ka howlgala goobahaas shaqaalo gaaraya 2068 Qof waxaana goob kasta ka howlgalaya 44 Shaqaalo oo afar ka mid ah xirfadayaal yihiin halka 40 kalina dadka xooladhaqatada deegaanka howsha ka socota degan yihiin. Barnaamijkaa aya waxaa sidoo kale bar bar socda mid kale oo asna loogu talagalay in lugu daryeelo dadka danyarta ah kaa oo dad gaaraya 996 Qof lugu caawiyo kuwaas oo ku kala nool Gobalada Kar kaar iyo Nugaal islamarkaana ah dadka howlgabka ah iyo kuwa aan awoodin in shaqooyin ay qabtaan kuwaas oo bil kasta Hay,adda u qoodaynsay in ay la siiyo lacag gaaraysa 25$ Dollar si nolala shooda ugu dabaraan waxaana dadkaa loo sameeyay kaarar aqoon si ah oo ay lacagahaa ku soo qaataan bil kasta waxana mashruucaa dadkaa lugu daryeelayo socdaa muda afar bilood ah . Inta badan howlahaan ayaa Hay,adda xiliyada ay hoowshaa wado waxa ay la kaa shataa oo gacan ka siiya Gudiyada deegaanadaa ka jira si xogaga dhabta ah ee jira u siiyaan una soo gudbiyaan baahiyaha jira ee u baahan in wax laga qabto maadamaa dhibaatooyin badan dhinacya kala duwan ka qabsadaan dadka reer guuraaga ah ee xoola dhaqatada u badan .iyo sidoo kale Wasaaradda deegaanka iyo duurjoogta iyo dalxiiska Puntland iyo Uruurada Bulshada . Mashruucaan aaya waxa Hay,adda Care waxa gacan ka siinaya Hay,adda ECHO waana mashruucii sedaxaad ee Care fuliso waxuuna sidoo kale ku soo aadayaa xili dhawaan mashaariic kale oo kuwaan qayb ka ah la filayo in dhawaan ka fuliso deegaanada Puntland RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase Some of the Workers Workers working hard Community meets Care delegates A Worker Surveying Building Materials For The canal system to be built Disabled kid with i.d card for welfare cheque Eldery Woman with her ID card for welfare cheque Locals under a tree surveying the work to be carried out elah
  23. BOOSAASO : laba Nin oo goor dhawayd la dilay Posted to the Web Jul 29, 05:44 Boosaaso:-Magaalada xeebta ah ee Boosaaso ayaa goordhawayd bartamaha magaalada lagu dilay 2 nin oo rayid ah ku waas oo aan wali la garanayn cidda dilkooda ka dambaysay. Ciidanka ammaanka, ayaa goobta yimid waxaana la sheegay in goobtii 2-da nin lagu dilay ay rasaas ka dhacayso. Indhawaale, ayaa magaalada Boosaaso waxaa ku soo badanaya dilalka dhacaya xiliga maalinimada ah kuwaas oo cidna loo qaban. M.waynaha Puntland Dr.Faroole, ayaa dhawaan waxa uu ku eedeeyay dilalka qorshaysan in laga soo qorsheeyo buurta galgala oo ay ku jiraan ciidamo taageersan Urur diimeedka Al-shabaab. Saciid Cabdisalaam Saciid Wakiilka-Puntlandpost-Puntland Email:loole15@hotmail.com
  24. GAROOWE: Puntland Libarery and Resource Center oo guddoonsiiyay Buugaag Waxabarasho Urur ka shaqeeya Waxbarashada. Posted to the Web Jul 28, 08:21 Garoowe: (pp)- Puntland libarery and Resource Canter ayaa maanta xarrunta Maktabadooda ku gudoonsiiyay Buugaag Waxabarasho (Somali horn association for Health and Education Development ) oo ah urur kashaqeeya horrumarinta Waxabarashada iyo Caafimaadka. Deeqdan la gudoonsiyay urukaasi ayaa isugu jirta maadooyinka dugsiyada sare lagu qaato ee kala duwan iyo buugaaag kale oo ah dhanka horrumarinta Waxabarashada iyo tignoolijiyada,waxaana deeqadaan si rasmi ah ula wareegay madaxa waxabarashada uruukaasi. Madaxa Xafiiska Maamulka Hayada Somali Family Services(SFS) Abdurashiid Ali Farax iyo Madaxda leebareeriga Mr: Ibraahim Maxamed Ducaale, ayaa si wada jir ah u guddoonsiiyey deeqdan Waxbarasho madaxa waxabarashada ee uruurka (SHAHED) C/risaaq Cumar Saalax, waxaana uu C/risaaq ka warbixiyay faa'iidada ay buugataani u leedahay ururkiisa, waxuuna sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay deeqdan ay siyeen masuuliyiinta (SFS) ayna aad usoo dhawaynayaan kana faaiidaysan doonaan buugtan, isagoo ku daraya in buugtani waxa ka Taridoonto kor uqaadida aqoonta ardayda hoosyimaada ururuka. C/risaaq Cumar Saalax oo ah maxdaxa waxabarashada uruka (SHAHED) ayaa saxaafada u sheegay in buugagtan ay kala yihin sidaan soo socta: Mathmatics,English,Biology,Chemistry,Social study ,General books,marketting,It, Heaith,Literature Ma ahan markii ugu horaysay ee puntland Library uu deeq buugaag ah guddoonsiiyo arday wax kabarata iskuulada Puntland ama urur ka dhisan puntland. Siciid Cabdisalaan Siciid Wakiilka Puntlandpost-garoowe E-mail loole15@hotmail.com
  25. Madaxa Hay,adda SSF iyo Xarunta Libareeriga Puntlnad oo RBC uga waramay Xarunta Libareeriga waxa ay u qabato Bulshada (Garowe) RBC: Cabdi rashiid Maxamed Cali oo ah Madaxa Xarunta libareeriga Puntland ee Magaalada Garowe ee caasimada Puntland xarunteedu tahay oo waraysi gooniya siinayay Warbahinta RBC ayaa sheegay in xarunta Libareeriga ay tahay Xarun u shaqaysa Bulshada qaybaheeda Kala duwan. Waxuuna tilmaamay in xarunta ay tahay xarunta kaliya ee Puntland ka howlgasha iyo xitaa Soomaaliya wallow ay jiraan sida uu sheegay xaruma kale oo Xarunta ka madaxabaanaan balsa aaysan xarumaha ahayn xaruma sida tan taya u leh sida uu sheegay Cabdi Rashiid . Cabdi rashiid Maxamed Cali ayaa sheegay in aas aaskii xaruntaan ay ka danbaysay kidib markii la ogaday in muhiim ay tahay in la helo xarun laga helo macaluumaad kala duwan waxuuna sheegay in taa ay keentay in la aas aaso xaruntaa. Xaruntaa oo ah xarun ay yalaan 4000 oo bug oo kala duwan ayaa waxa ka howlgla 17 shaqalo oo dhamaantood ah shaqalo u tababaran howlahaa xaruntaa lugu qabto waxuuna tilmaamay in dhamaan shaqaalahaa ay yihiin kuwaa aad aqoon ugu leh shaqooyinka kala duwan ee xaruntaa laga qabto. Goobtaa ayaa ah goob ay u soo akhristagaan dad kala duwan oo iskugu jira arday iyo dadyoow kale kuwaas oo aan lugu xirin wax dhaqalo ah waxa ayna yimaadaan waqtiga ay doonaan gaar ahaan xiliyada xarunta furan tahay waxa ayna ka baxaan xiliga ay doonaan sida qaarkood oo aan xaruntaa kula kulmay ii sheegeen. Xaruntaa libareeriga Magaalada Garowe oo dad badan u soo akhristagaan ayuu sheegay madaxa xaruntaa in ay kala kulman dadka imaanaya caqabado kala duwan oo an sida u badnayn balsa sida uu sheegay asagu in oo u arko baahiya in ay ku kaliftay in ay buugaataa fursada loo siiyaya in ay ka faa,idaystaan in qaarkood dadkaa ay isku dayaan in ay xadan. Xarunta libareeriga ayaa la aas aasay sanadii 2007 waxaana tan iyo xiligaa wixii ka danbeeyay xarunta ahayd mid la sii balaarinayay si loo gaarsiiyo Gobalada kala duwan ee Puntland wallow aysan wali si rasmi ah xaruma waa wayn ugu yeelan Gobalada Puntland waxana iminka socda qorsho la rabo in lugu balaariyo . RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase