djibsomali

Nomads
  • Content Count

    179
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by djibsomali

  1. LOOOL when you halucinating you believe in nationhood (wey dulaysaah) But when you sober it off then the reality kicks you at you face. news!!! Ciidanka New Booliska ItobiyaOo Qafaashay Laba Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland. Labadan askari oo magacyadooda la kala idhaahdo Liibaan Cumar Warsame iyo Cumar Ismaaciil Hufane...... Tog wajaale (Gns) Ciidanka loo yaqaano new booliska ee kililka Shanaad ee itoobiya ayaa maanta qafaashay laba askari oo ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland . Labadan askari oo magacyadooda la kala idhaahdo Liibaan Cumar Warsame iyo Cumar Ismaaciil Hufane kana tirsan Guutada ciidanka qaranka ee dagan banka wajaale . Waxaanay dad goob joog ahaa markii la qafaashay ay noo sheegeen in cabaaro 5:00 galabnino ay ciidanka new boolisku ka qafaasheen laba askari oo ka tukaansanayey (Wax ka iibsanayey) dhinaca itoobiya ee wajaale. Waxa kale oo la sheegay in islamarkiiba loo qaaday magaalada jigjiga ee ismaamulka soomaalida. http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=17426&permission=1&audioFile=
  2. it is not just hot air! here a fresh link to what is happening. Mid Ka Mid Ah Salaadiinta Hargeysa Oo Taageeray Baaqii Beesha Galbeedka Burco Xaalka Suldaan Xiirey Siiyey Beesha Bariga Burco ha u qaataan Berigii Uu Ku Yidhi Hargeysa Ka Baxa http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=38291
  3. it seems that somaliaonline members from mirqanland are keeping in quite. it seems that lately UN and NGO workers have been specifically asked not rent house that belong to a certain section of burco population. It seems that berbera and hargeisa all business and land has been missappriated via the new government. and yes there was elders from a certain section of burco and hargeisa have lately came on TV reporting the aforemention issues. And today the same section including faysal cali were kicked out hargeisa airport. it is not only Awdal state but new state will be declared very soon source: http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=38272 http://oodweynenews.com/articles/82781-daahir-rayaale-kursigii-ayuunbuu-ka-dagaye-madaxweyne-nimadii-isagaa-huwan-siilaanyana-by-sanwaa-cumar-yare.html http://oodweynenews.com/news/82746-wasiirka-duuliska-iyo-hawada-somaliland-oo-ka-hadlay-eedo-la-xidhiidha-soo-dhaweyntii-gudoomiyaha-xisbiga-udub.html
  4. an other one who never finishe a Master Degree Dr falso in the triangle he is a full blown doctor
  5. When you hallucinating from a high dose of good Khat then you don’t know what you writing or saying. A young Man from mirqanland aka Somaliland had the chance to graduate in Addis Abeba college of health science. Nothing particular about that however the young man graduated with honour and got scholarship to continue his nursing course to a Master standard (course will start this September 2011) Good luck to him. However in mirqan land he is suddenly a Doctor (DR). Doctor oow xaal qaadow!! Looooooooooooooooooool The killer line is 4 1) Raiisal Wasraaaa Itoobiya Melez Zenawi oo Bilad daaab ah gudoosiiyay DR. Axmed Shadi oo ka socday Somaliland 2) Xafladii qalinjabinta Saraakishii reer somaliland ee dhamaysatay Culluumta medicineka ama dhakhtarnimada ee jaamacada DEFENCE UNIVERSITY COLLEGE OF HEALTH SCIENCE oo lagu qabtay aqalka madaxtooyada dalka Ethiopia taariikhdu markay ahayd 11/06/ 2011 ayaa waxa ka soo qayb galay marti sharaf (Honorable guests) ugu horeeyo Ra’iisal wasaaraha jamhuuriyada dimuqradiga federalka Ethiopia Ato Melez Zenawi, 3) DR. Axmed Shadi wuxuu dhigay recordkii ugu sareeyay abid jaamacada soo mara oo ah cumulative cGPA of 3.98 inuu xidho 4) DR. Axmed Shadi waxa abaalmarin looga dhigay maaha keliya bilada dahabka ah balse inuu sii wado waxbarashada Master’s degree oo uu ka bilaabi doono dalka Ethiopia bisha September 5) DR. Axmed Shadi wuxuu runtii ka dhigay astaanta Somaliland lagu garto aqoon, karti iyo dedaal dheeraad ah iyo weliba isagoo Ahmed-shadi ku daray akhlaaq wanaag iyo xidhiidh smooth ah oo ku suntay magaca Somaliland. Waxaan aad iyo aad u xusuustaa sida xidhiidhiyaha xafladu uu ugu celcelinayay in ardayga bilada dahabka la gudoonsiiyay (Gold medalist)ku uu yahay Somalilander. Bal waxaad u fiirsataa halka laga sheegayo oo ah the bcapital city of Africa gaar ahaan the Palace ama guriga madaxtooyada Ethiopia oo ay joogaan boqolaal safiir iyo marti sharaf ka kala socday caalamka. Runtii Ilaahay magaciisa ha sareeysiiyo Ahmed shady wuxuu kor u qaaday magaca Jamhuuriyada Somaliland. 6) Waxaan sidoo kale xusuustaa khudbadii DR. Axmed Shadi ka jeediyay xafladii 18 may Addis Ababa. 7) DR. Axmed Shadi waxa sidoo kale lagu maamuusay xaflad heer sare ah oo ay u qabteen ardayda Somaliland 8) Waxaan sidoo kale la ilaawi Karin in Dr. Ahmed-shady uu yahay sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland. source: http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=17317&permission=1&audioFile= http://oodweynenews.com/news/80864-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-qaranka-somaliland-oo-kaalinta-1-aad-ka-galay-jaamacad-ku-taalla-dalka-itoobiya.html
  6. Jacaylbaro are those people mentioned awakening in yourself a deep hating towards them? or are you just pointing the obvious misspelling in a forum which is not an english class??
  7. This is the latest song created; mixed and song by reer confureed in support to the nation of knowledge Awdal state Thank you very much first and foremost (gaalmudug ) and then putland and the rest of south of somalia!!
  8. you could ask the editor of galmudugnews! The context is still correct and just to prove try any branches today and they will be unable to send your money. They are unable send even as little as $100.
  9. Galmudugnews.com- Shirkadda Dahabshiil (Ex Dhiigshiil) ayaa laga cabsi qabaa inay la degto lacago fara badan oo kumanaan Somalia dhigteen kadib markii uu qarxay Database-kii ay ku keydsanaayeen lacagaha Shirkadda. “ Waxaa qarxay Database-kii Shirkadda oo ahaa system-ka lacagaha lagu xawili jiray,waxba ma xawili karno,waxaana ka warsugeeynaa Xarunta Shirkadda ee Hargeysa”ayuu yiri Masuul ka tirsan Shirkadda Dahabshiil oo la hadlayay Galmudugnews.com. http://dahabonline.com/login.aspx?Retur ... fault.aspx halkaan ka fiiri Xaruumaha Dahabshiil ee dunida dacaladeeda ayaa guud ahaan shaqadii ka socotay istaagtay waxayna Masuuliyiinta Shirkadda sheegeen in Database-kooda laga burburiyay Dalka India. Sheegashadooda malahan cadeeyn muujineysa halka laga burburshay hasse yeeshee wuxuu khilaaf weyn ka dhex aloosan yahay Injineerka Shirkadda u dhisay Database-ka oo dhalashadiisu tahay Hindi iyo Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Cabdi Rashiid Dhiigshiil. Injineerka Shirkadda u qaabilsan Database-ka Shirkadda ayaa lacag dhan £15,000 (Shan iyo toban Milyan) oo giniga Ingiriiska ku xiray sameeynta System-ka Shirkadda. Masiibadda ku habsatay Shirkadda Dhiigshiil waxay ku beegan tahay xilli lagu eedeeynaa inay ka masuul tahay dhibaatadda ka socota Somalia. Alle awoodi weynaa. Fiiro gaara: Warbixintaan oo aan xaqiijinay wuxuu qofkii doonayo cadeeynteeda la xiriiri karaa Xarunta ugu dhaw ee Dahabshiil ,isagoo tijaabinaya inay lacag diri karaan iyo inkale. http://www.galmudugnews.com/2011/05/27/ ... a-dhigtay/
  10. more http://harowo.com/2011/05/21/28767/
  11. Wariyaha VOA-Da Ee Hargeysa Oo Ciidamada Amaanku Garaaceen Iyo Wariyaha BBC-Da Oo Isagana Laga Horjoogsaday Inuu Waajibadkiisa Saxafinimo Guto Hargeysa, May 19, 2011 (Haatuf) – Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay kaadhadhkii martiqaadka ee xafladii xuska 18-ka May ee xalay ka qabsoontay xarunta Madaxtooyadda in lagu qaybiyey qaab beel-beel ah. http://www.haatuf.net/2009files/158216187.html A section of the triangle inhabitants got dissmissed last nigth
  12. djibsomali

    deleted

    delete.. SORRY DOUBLE POST
  13. Ciidanaka Somaliland oo Tacshiirad Isdabajooga Sii Daayay, Dad Badanna Dhaawacay Ka Dib Markii Xuskii 18-ka May ee Boorama Isku Bedelay Munaasabad Lagu Taageerayo Gooni Isku Taaga Maamul Goboleedka Awdal Awdal Sate. Boorama (Harowo) - Askarta ciidanka Somaliland, ayaa tacshiirad aan loo aabo yeelin ku furay dadkii ka soo qayb galay xukii 18-ka May ee ka dhacay magaalada Boorama, ka dib markii 80% dadkii madasha xuska ku sugnaa ay isku bedeleen dad taageersan gooni isku taaga maamul goboleedka Awdal State. Wararka la xidhiidha Mudaharaadkan ayaa sheegaya in dad aan tiradooda wali la xaqiijin ku dhaawacmeen rasaasta ay ciidanka Somaliland ridayeen. Sida ay noo sheegeen dad goob joog ka ahaa khayriyada Boorama, waxa bilowgiiba lagu daadiyay goobta ay xafladu ka dhacayso waraaqo digniin ah oo ay ku qornaayeen ”inay ceeb tahay in la xuso maalinta SNM-ta”. Sida wararku sheegayaan daka khayriyada joogay ayaa waraaqihii gurtay, wayna akhristeen, ka dina cadceeda ayay iska digeen. Dadkan oo sida la sheegay u badnaa dhalin yar, arday iyo qaybo ka mid ah bulshada Boorama ayaa dhamaantood hoosta ku sitay, kuna qarsanayay calanka Awdal State. 15 daqiiqo ka dib furitaankii xaflada ayaa waxa soo maray madasha xuska dhalinyaro dhinacna ku sitay calanka somaliland, dhinacna calanka Awdal State, taasi oo sida la sheegay ahayd baaq la isla ogaa oo astaan u ahaa biloga mudaharadka. Wax yar ka dib ayaa sida wararku sheegayaan waxa qof walbaa oo khayriyada joogay la soo baxay calankii uu hoosta ku watay ee Awdal State, ka dina waxa bilaamay buuq iyo qaylo, waxaana meesha ka baxay, lafahoodana u baxasaday madaxdii meesha joogtay. Markii ay madaxdii iyo dadkii waayeelka ahaa meesdha ay ka baxeen, ayaa sida wararku sheegayaan waxay dadkii mudaharaadayay dhulka soo dhigeen calamadii Somaliland ee meel walba sudhnaa, waxaanay ku bedeleen calanka Awdal State. Qaban qaaba xuska 18-ka May ee sanadkan ee magaalada Boorama, ayaa aad uga gedisnayd kuwii hore uga dhici jiray gobolka Awdal, iyada oo la kowsatay ku dhawaaqista maamul goboleedka Awdal State. Dareenka iyo cadada reer awdal/Salel ayaa waxa sii kiciyay habdhaqanka xukuumada Siilaanyo, taasi oo si gaar ah cadaawad ugu muujisay shacabka reer Awdal/salel. Si Kastaba ha ahaate, mudahaaradkan iyo Awdal state-da ka hoos shanqadhaysa iyo googoynta calanka Somaliland, ayaa sida la filayo inay kor u sii kicinisay xaraarada siyaasada ee Awdal/Slalel iyo Ismaandhaafka xukuumada Silaanyo. La soo wixii wara ah ee soo kordha. Harowo.com, Boorama http://harowo.com/
  14. Ardaa War saxaafadeed: Agoomihii iyo Dhibanayaashii 7/11 Waxay Weli Dhowrayaan Cadaalada. 11kii Juulaay 2009, waxay aheyd maalin madow oo muraga badan. Waa maalintii dhagarta la galay dhiigna qulqulay la iskuna dayey in la burburiyo nabada Soomaalilaand ku caano maashay ee ay weliba ku faanto. Waa maalintii lagu xasuuqay jidka u dhaxeeya Hargeysa iyo Boorama afar ka tirsan haldoorka reer Awdal oo safar ah iyakoo aan wax dambi ah galabsanin. Waxa loo xasuuqay oo loo dilay si bani’aadamanimada ka baxsan iyadoo xubnahoodiina la jarjaray sababna looga dhigay iney ka soo jeedaan reer Awdal. Waabe yaabe ma dambibaa inaad ka soo jeedo gobol gobolada dalka ka tirsan! Waxa dilkaasi naxdinta leh geystay maleeshiyo beeleed ka soo jeeda aaga Gabiley. Dhacdadani waa arrin ugub ku ah dhaqanka Soomaaliyeed, xadgudbna ku ah anshaxa suuban ee diinteena islaamka. Inkastoo ay ka soo wareegtay Sadex iyo toban bilood markii dilkaasi argagaxa lihi dhacay, hadana ilaa maanta lama soo qabanin argagaxisadii falkaasi geystay oo la yaqaano cidda ay yihiin, magacyadooda oo saddexan iyo meesha ay joogaanba. Arrintani waa nasiibdarro ku habsatay Soomaalilaand oo dhan, gaar ahaan dawladeeda guud ahaana bulshoweynteeda. Ururka ARDAA wuxu soo saaray war saxaafadeedyo tiro badan ooy ku boorinayeen dawladii hore, Golaha Wakiilada, Guurtida iyo xisbiyada mucaaridkaba in budhcadii geystay fal dambiyeedkii 7/11 ay soo qabtaan cadaaladana hor keenaan. Waxa nasiib darro ah in baaqyadaasi hore aysan cidna dheg jalaq u siinin. Mudanayaasha Golaha Wakiiladu waxa hawshoodii curyaamiyey xasarad iyo is xagxagasho gudahooda ah, Guurtidana waxaba ragaadiyey khilaafaad dhexdooda ah, xisbiyada mucaaridkuna waxay kaba badin waayeen dabin xidhka xukuumadii hore. Madaxweynihii horena wuxu door biday in falkani foosha xun ee la magac baxay xasuuqii 7/11 bustaha huwiyo ilaa inta ay dhamaaneyso doorashadii madaxweynaha ee la qabtay 26kii Juun 2010 ee lagaga guuleystay. Meeshaasi waxa ku beylahday oo weliba ku burburtay dantii dadweynaha. Bishii Noofambar 2009 waxa qarax lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka qalabka sida ee Soomaalilaand isagoo joogay magaalada Laascaanood. Dawladii markaa xilka haysay waxay soo qabqabatay dad fara badan oo ay ku soo eedeysay falkani dilka ah iney fuliyeen amase ka dambeeyeen. Maxkamad ayaa la soo taagay waana la xukumay. Nasiib xumo dawladaasi waxba kama qabanin fal dambiyeedkii qorsheysnaa ee weliba siyaasadeysnaa ee lagu bartilmaansaday haldoorkii reer Awdal dhacayna 7/11/2009, inkastoo la yaqaano budhcadii fulisay. Tani waxay tusaale cad u tahay in dawladii hore awood u laheyd iney soo qabato gacan ku dhiiglayashii geystay jidgooyada, hase yeeshee aysan dooneynin iney sidaa yeesho sababo ku saleysan siyaasado guracan awgood. Madaxweynaha hadda xilka qabtay isaga oo markaa ahaa Guddoomiyhii xisbiga Kulmiye, qaraxa ka dhacday Laascaanood ee lagu dilay sarkaalka, dabagelkii dhagartaa wuxu ula socday talaabo talaabo. Xataa wuxu gaadhay in eedeeda dusha ka saaro madaxweynihii xilka uu kala wareegay. Waxase nasiib darro ah in jidgooyadii lagu gumaaday afarta muwaadin afkiisa ka xirtay, indhiisana ka qarsaday. Su’aasha maanta taagan ee la is weydiinaayey waxay tahay Mudane Axmed Maxamed Maxamuud oo maanta madaxweyne ihi ma ka aamusidoonaa dilkaasi gardarada ah oo indhihiisa ma ka ****olandoonaa. Dhacdadani 7/11 ee lagu laayey dadka aanan waxba galabsan waxa xalkeeda looga fadhiyaa madaxweynaha xilka la wareegay. Waxan madaxweynaha ku boorinaynaa oo annu kula talinaa in u fal dembiyeedkaasi dhacay 11/07/2009 dabagel ku sameeyo oo ciddii dilkaasi geysatay cadaalada horkeeno. Madaxweynaha cusubi ha ogaado in maal iyo mansab midna dadka wada gaadhin ee waxa wada deeqi-karaayi tahay cadaalad. Hadaanu nahay ururka ARDAA waxaan aaminsanahay in cidkasta la qadariyo oo aan loo eegin meesha ay ka soo jeedaan . Sidaa awdeed, waxaan heegan u nahay inaan garaacno albaab kasta oo annu cadaalada ugu helayno marxuumiintaa aan waxba galabsan ee gardarada lagu gumaaday maalintii 11/07/2009 iyo weliba wixii dulmanba ee ku nool aduunka daafihiisa. Dhamaan hay’adaha xuquuqda dadka u dooda ee heer caalami wey ka dharagsan yihiin weerarkii budhcadu ku dishay afarta muwaadin, waxayna si feejigan u fiirinayaan wixii dawladan cusubi ka qabato. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud, Golaha Wasiirda, xisbayada qaranka, mudanayaasha Golaha Wakiilada iyo Guurtida iyo dhamaan dadweynaha reer Soomaalilaand, waxaan ugu baaqaynaa iney iska tuuraan heeryada qabiilka iyo qashinkiisa oo cadaalad u raadiyaan dadkii jidgooyada lagu dilay oo dhagar qabayaashii iyo wixii ka dambeeyeyba soo xirxiraan maxkamadna horkeenaan. Waxaad ogaataan ood waliba maankiina ku haysaan in agoomihii iyo dhibanayaashii 7/11 ay weli dowrayaan cadaalada. Ugu dambeyntii, waqtigani ay weerka xidhan yihiin agoomihii iyo dhibanayaashii gumaadkii ka dhacay jidka u dhaxeeya Hargeysa iyo Boorama, waxaan dadweynaha Soomaalilaand iyo dadyowga nabada jecel ee ku nool aduunyada dacaladeeda oo dhan ugu baaqaynaa iney xusaan maalintaa madow ee 11/07/2009 ooy Eebe uga baryaan in janadiisa fardowsa ka waraabiyo marxuuminta gacanta ka gardarini gowracday ee kala ahaa Cali Maxamed Nuur (Bagaaashle), Cali Sheekh Cumar Barre, Mawliid Xasan Cumar, iyo Daa’uud Xaashi Jaamac. Ururka “ARDAA” e-mail: info@ardaa.org
  15. Well Universal TV seems to have moved from the marfash to prophet insulting business.. Seems I was ahead on my observation!!! bloo5dy useless TV where marfash talk is the theme of the day
  16. an other dictator who does not know when to throw the towel. FAT A55 Ismail
  17. I wish that i could do it myself. These habishis do not deserve any human rigt Ba5stards while they are alive Ba5stards when they are dead
  18. Borama(Saylac.com/xogta online)-Ardayda Jaamacada Camuud ayaa saaka xaflad u sameeyeen gabar Soomaaliyeed oo ka timid Muqdisho taasoo dhawaan deeq balaadhan u fidisay Hay’ad Dhismaha Waddooyinka Awdal iyo Salel ASARDA. Gabadhaan oo lagu magacaabo Canab ayaa Dahabkeedii u bixisay Hay’ada ASARDA si ay ugu dhisto wadada Camuud ilaa Dilla ee maalmahaan deeqaha loo aruurinayay. Ardayda Jaamacada Camuud oo isku noqday ayaa go’aansaday inay xaflad u dhigaan Gabadhaan iyo Inan isagana Muqdisho ka yimid oo la yiraahdo Aweys oo deeqo balaaran ugu deeqay hay’ada ASARDA. Xafladaan waxaa lasoo qeyb galay madaxda Hay’ada ASARDA gaar ahaan Guddoomiye Prof. Xasan Cali Cismaan iyo K/xigeenkiisa Xaaji Cabdiqaadir Aadan Nuur. Canab oo ka hadashay xaflada ayaa tiri “Aad maanta ugu faraxsanahay hadey walaalaheey Ardayda ah xafladaan ii sameeyeen, runtiina aniga qiiro wadanimo ayaa I qaaday dhulkeyga ayaan jooga Borama waa dhulkeyga ilama ahan inaan dhul shisheeye joogo, waxaana iga go’an inaan Hanti iyo Muruqeygaba ugu deeqo hay’ada ASARDA, gacanteyda ayaan ciida iyo laamiga ku dhigayaa wadada ay sameynayaan waana igu balan”. Sidoo kale, Guddoomiyaha Hay’ada ASARDA Prof. Xasan Cali Cismaan iyo K/xigeenkiisa Cabdiqaadir Aadan Nuur ayaa u mahadceliyay Canab, waxeyna u rajeeyeen guul iyo inay noqoto mid dalkeeda iyo dadkeeda iyo diinteedaba mustaqbalka dhow anfaca. Arintaan ayaa aad ugu riyaaqeen shacabka Borama, waxaana is weydiin mudan qiirada gabadhaan ka timid Muqdisho muujisay waxa ay u muujin waayeen kuwa ku dhashay gobolada Awdal iyo Salel. http://www.youtube.com/watch?v=SttB7w92T1M
  19. I remember making a thread on the politic section a couple of months ago regarding UNIVERSAL TV unprofessionalism. It was excatly a somaliland political debate. something i called mirqaan debate on TV. reason a guy called Harari collected 4 guys what seems to be from his favourites marfish. 1 minister (siciid sulub) 1 official from kuliyeh 1 UCID faisal ali warabeh 1 guy from nowhere and him the so called moderator (HARARI) and they were debating about somaliland!! Wallahi i have laughed that nigth.. reason: HARARI did not realised that what his making to pass as a TV debate is pure clan based mirqan The whole five people on the panel including the so called moderator Harari where from the same clan. at least no attempt of including any other section of somaliland! PURE MARFASH TALK.
  20. Originally posted by Sacad *Ducaale: Djibsomali, some of the killers have already been caught so give it a rest and stop stiring trouble between the people of somaliland. unfortunatly Sacad the good people like you are getting rare in that land.
  21. Press Release: 7/11 Crime requires the urgent attention and intervention of Human Rights defenders 7/11 is a sad day for all peace-loving people. On July 11, 2009 four highly respected Awdalians who were traveling on the highway between Hargeisa and Borama were murdered and their bodies mutilated savagely. It was a terrible political misadventure that was intended to create tensions and unleash vicious animosity between two neighboring communities. It was a premeditated murder, with deliberate intent to disrupt and undermine the peace and stability of the region, the only two achievements that Somaliland sells to the international community. Indeed, this is a gross violation of human rights that requires the urgent attention and intervention of all Human Rights Defenders. In essence, the perpetrators failed to achieve their primary goal of deadly civil strife because of the resiliency, political maturity, and peace-loving nature of the targeted communities. The perpetrators, however, succeeded in cutting short the promising lives of four innocent travelers, thus shattering the hopes, dreams and aspirations of victims’ families. The families of the victims are in bewilderment and still in shock. They are asking why their loved ones were murdered and why justice is not served to date. They just want justice and closure, not revenge. For eight months, all sectors of the government including the law enforcement agencies are conspicuously silent about this heinous crime and business is as usual in Hargeisa, the capital of Somaliland. The government is either unwilling to discharge its responsibility or too weak to execute its basic duties under the law of the state. They did not even bother to comment on recent reports about the arrest of two suspects in the 7/11 crime. The legislature is mired in division and inner power struggle that brought all their basic functions, and day to day work to a halt. The political parties are engaged in petty bickering and chose to use this unprecedented crime as a tool to advance their political agendas. This is, indeed, an abysmal failure on the part of all the three branches of Somaliland government. In Awdal and Salal regions, emotions are high, questions are being raised, closure is being sought, community is upset, and the victims’ families are still being condoled their tragic loss; while in Gabiley the perpetrators of 7/11 crime are being protected and shielded from apprehensions by the law enforcement authorities, in the name of a clan. We urge all Somaliladers, including the Gabiley community, to rise above the tribal arrogance that promotes internecine fighting and help not hinder the government in arresting the 7/11 criminals. Their cooperation with the authorities in this matter will certainly lead to good citizenry, success, peace and tranquility in the region as well as sound neighborly relationship among the communities. To our disappointment, the Human Rights Watch, which as we understand advocates, promotes and protects human rights did not heed to our earlier pleas for intervention and investigation of the 7/11 crime. We strongly believe that it is high time for all Human Rights organizations, both international and local, to give immediate attention to the plight of the victims’ families, and call for justice to be done without further delay. In the meantime, we would like to renew our call to remember the victims of 7/11 and to: 1) Appeal for all Human Rights Defenders to intervene in the 7/11 case and demand justice to be served without further delay. 2) Demand in no uncertain terms that all the culprits of this heinous crime be brought to justice immediately. 3) Ask opposition parties to help the government in apprehending the criminals of the 7/11 massacre. 4) Urge all the three branches of Somaliland government to take the necessary precautionary measures that will prevent recurrence of similar violence in future anywhere in Somaliland. Finally, in this moment of grieve, we remember and honor the lives of the four highly respected citizens whose lives were cut short by known criminals; and urge all peace- loving people to pray and pay their tribute to Ali Aw Omer Bare, Daud Hashi Jama, Mowlid Hassan Omer and Ali Mohamed Nur, the victims of 7/11 crime. Adal Resources and Development Assistance Association (ARDAA) Web: www.ardaa.org Contact E-mail: info@ardaa.org March 11, 2010 ARDAA is non-profit, community based umbrella organization established in 2007 in North America to support socio-economic development projects in the Adal regions, coordinate resources and efforts through fundraising, training, capacity building, leadership development, public relations and advocacy. [ March 17, 2010, 12:19 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  22. If i was the court i could have charged them of raping a 90 years old saudi woman but the true story could be that they did not worshiped the king hence death sentence on saudi style sharia